Тёмный

CUNTADA AAN ISKU CAATEYO | LOSING 20KG | WEIGHTLOSS JOURNEY 

Naz Ahmed
Подписаться 103 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 108   
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
- SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING!!! Also Available in Djibouti +25377120650 - PLEASE SUBSCRIBE TO MY ENGLISH CHANNEL: ru-vid.com/show-UCHavJHRtHYXotLOWfXgo67Q - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwithnaz
@safiya0986
@safiya0986 Год назад
Habo aad baan kuu salaamay qof wayn baan ahay miisaan badana wuu i saaran yahay maxaa talo ah drs nazra
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 Год назад
Naaz waxa kaliyah kaadhiman waa inaa inaa tintada asturo abayo muqaladan waa waligood wax kaa harayo waa iga talo un xbbti one love🙏❤️🥰
@umulkhairahmed6967
@umulkhairahmed6967 Год назад
Hey Naz, I just saw your video and I will be starting this challenge tomorrow. I am from 112kg and now 86kg. My goal weight is 70kg insha Allah, wish me good luck 👍
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
You got this! Start slowly if alternate days fasting is too hard. Start with 18/6 insha Allah
@umulkhairahmed6967
@umulkhairahmed6967 Год назад
@Naz Ahmed thanks, i have lost this weight in 2 years and wasn't fast, but now i will be committed insha Allah
@aishaadaud2612
@aishaadaud2612 8 месяцев назад
6 sac adi dooro usameyn karto waterfasting walal naaz ino shegtay Mhdsnid abyo😘😘 1 8:00am _ 2:00pm ani kan sameyaa 2 10:00am_ 4:00pm 3 12:00pm _ 6:00pm
@blueblue5427
@blueblue5427 Год назад
Abayo my I say☺️I highly appreciate the fact that you are not on here chewing and eating in front of us. respect and modesty is very important as Allah hasn’t blessed everyone. Masha Allah masha Allah . They never give us “ Say Walahis” credit 🙄😂😂. Carry on queen.
@maryamwardhere7038
@maryamwardhere7038 Год назад
Thanks sis, very educated person i like your videos
@ilwaaddegan2449
@ilwaaddegan2449 Год назад
Khayr alle haku siiyo xbti waana nafaqo aabaheed waa na miisaan dhimis Maasha Allah aniga inta saladh ka iyo gaajada isku disha ah waana soomaa 18 or 16 hours wax badan na iga ma dhacaan mar Marna waaba igu soo noqdaan iinsha allah se cun tadaydaan wax ka badalin aad baa ugu mahadsan tahay sida daacad nimada leh ee noo gu soo gudbiso wax love u wllo ❤️❤️🥰
@saraibrahim9074
@saraibrahim9074 Год назад
2 bilood ka hor ayan bilaabay soonka 7ada habeenimo ayaa iigu danbaysa cunto sacada sacadeeda ayan cunaa miisan badanba iga dhacay alhmdulilaah waxan ahaa 92 kilo imikana waxan ahay 83 kilo 🥰🥰
@ikraamsaid7941
@ikraamsaid7941 Год назад
Hal wakhti miya waxa cunta wllshy
@Jeceel
@Jeceel Год назад
Isniin kasta ist iyo qamiis kasta Soon aad uficanatahy Labada maalin camalkada laqado Adigo ALLAH dartiis usoman kwrn Masha allah waa ku fududahay Abyo
@Abak18
@Abak18 Год назад
I have been fasting every Monday and Thursday days since last months and Alhamdulilah my iman and sleep….
@abdifataharab8104
@abdifataharab8104 Год назад
Haa wll Soon ajar alle dartii u hel caafimaadna ka hel waaaw amazing
@simanmaxamed1434
@simanmaxamed1434 Год назад
20kg meqa bilee kaaga dhacday abyo keep going
@dekahaji
@dekahaji Год назад
Very true Apple cider vinegar aniga aya Gas kaga caafimaday ❤
@barwaqosanag2204
@barwaqosanag2204 Год назад
Masha Allah wlshey Nastexo ramadaanka wn kaa sugaynayaa daily vlogskagi quruxda badnaa haday macqul noqoto insha Allah wl Anna isoo duceya Murad BN leyahe
@fadumosahra734
@fadumosahra734 Год назад
Maasha ALLAAH Naz ILAAHAY ha kuu barakeeyo hawsha Ottawa ayaan kula daganahay store kee baa haya coliflawer rice iyo xalaalka lamp aad samaysatay haya magacii ILLAAHAY ha kuu barakeeyo
@nimcoismaelhassan8357
@nimcoismaelhassan8357 Год назад
Mashallaaah wllshy hore u soco wax badan ayaan kaa faidnay
@nadamuuse4439
@nadamuuse4439 Год назад
Mashallah adigun ayaan aragnay qof cunto laysku cayataynayo oo fiican nosoo bandhiga kuwakle bahi isku dilaa ayaa nagu walene😂😂
@Rahma-pu3of
@Rahma-pu3of Год назад
Masha Allaah tabarakallaah Allaah ha ku ciifdiyo bi jahi Mustapha
@yasminmohamed3945
@yasminmohamed3945 Год назад
Masha allaah shukran abayo waan kahelay sidad usameysid
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo Год назад
Will definitely join this weight loss.
@sahrayusuf837
@sahrayusuf837 Год назад
Waxaa la dhalaa laha waxa ku dhex jiraa dhuux❤❤❤
@fatoumamohamed8748
@fatoumamohamed8748 Год назад
Salam Naz,merci pour toutes ces informations walaalo,mais qu'en est-il de la mere allaitante?
@basrayusuf5598
@basrayusuf5598 Год назад
Maashaa Allah i am so proud of you good job👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@umayasin6775
@umayasin6775 Год назад
Jzkhair habo May Allah reward you, please any tip for losing weight for old woman in 50s losing weight is very slow and harder Masha,ALLAH and Alhamdulillah for your so inspiring chanel ❤️❤️
@inaismail4860
@inaismail4860 Год назад
Nasteexo wll horta waku salamy hadad aqoon fiican uleedahay gaaska barnaamij nooga soo diyaari
@Qurbajoog
@Qurbajoog Год назад
So informative MashaAllah gabadha tageera. ❤
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
🤍🤍🤍
@fahmomaxamuud5500
@fahmomaxamuud5500 Год назад
Masha allaah abaayo wax wanaagsan ayad mala wadagtay bes quruxy tinta so fiican u asturo hadii hal tin banantahy waa dambi
@Shur7052
@Shur7052 Год назад
Mash Allah aby wax fcn ayad ushegtay waliba si degan
@ifrahabdullahi693
@ifrahabdullahi693 Год назад
Ha isticmaalin khal tufaax ah haddii aad boog leedahay
@annaahmed2564
@annaahmed2564 Год назад
I loved your video naz Ahmed Inaba cadi ma cuntadaada keto friends I like you managed keto and I learn alot xabiibtii jzklq keep it up good work masha Allah qaaliyeey thanks for sharing.
@mkafamily6700
@mkafamily6700 Год назад
MashaAllah sister I really like your commitment to your diet, you are my role model ❤ I always watch your beautiful videos, I’m trying to do same diet that you doing, but I’m lazy to start it
@nadiaquruxchannel794
@nadiaquruxchannel794 Год назад
Iso boqda walaheyga somaliyed please ❤🎉wan ku farxi lahaa walalheyga somaliyed 🎉
@asiyoyaasin3294
@asiyoyaasin3294 Год назад
Motivation ba I tahay keep going sister
@asiyoyaasin3294
@asiyoyaasin3294 Год назад
Yaa isla challenge garayna
@nastehomohamed5584
@nastehomohamed5584 Год назад
Machallah bonne réussite chère Nasteho
@Hanna-mz8nw
@Hanna-mz8nw Год назад
Good luck young lady🌷❤️❤️🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Год назад
Mashaa Allah TabarakAllah Walashay Nastexo, I loved Yr routine And diet, thank you so much for sharing, Will try this yummy food, stay healthy and happy💕❤️😊
@samsamali4475
@samsamali4475 Год назад
maansha Allah waa mahadsan tahey walaalo
@kadramed4386
@kadramed4386 Год назад
Mashallah Habibiti merci beaucoup mais peux tu nous partagé d'autres recettes et d'autres astuces
@halimaahmed7941
@halimaahmed7941 Год назад
Hello Naz i have been waiting the video love you abayo dhiirigelintaada❤️❤️❤️😘😘
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
❤️❤️❤️
@H2o..2go
@H2o..2go Год назад
asc naz,im in ketosis and its the best thing i did for my body! im never hungry i remind myself to eat some days! please tell me how you test for ketones? i use the urine strips and it’s almost dark purple mostly, thanks for the meal ideas and im on this journey with you i started st 96 kg now im 85 kg 🎉🎉
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
Yeayy! I’m so happy you joined me on this journey! Congratulations sister. Yes ketosis is soo healing for the body 😍
@ikramabsieh2803
@ikramabsieh2803 Год назад
Assalam Aleykoum Naz. Y a t il d'autres régimes pour les personnes qui ont bcp de protéines et qui veulent perdre du poids. Thanks you
@riyaqmohamed565
@riyaqmohamed565 Год назад
mashalah abayo qer farabadan allaha kusiyo aniga ad aya kuguxiranahay wanajeclahay video yasada wax badan aya kafaida aniga hada Hal waqti aya cuto cuna wana cashada quracda iyo cashada waxa çaba sheegya kala duwan oo boska çantada igaleyso marka hada Dow aya bilabay wan arkena waxa igadaco
@missoslo2605
@missoslo2605 Год назад
❤❤ masha Allah asal
@mssimranhussein9182
@mssimranhussein9182 Год назад
Sis Nasra Do you eat gluten free bread ?
@hudunadam1182
@hudunadam1182 Год назад
Masha allah walashey
@hibaaqcabdilaahi3864
@hibaaqcabdilaahi3864 Год назад
Aniga wll si kastoon diet u sameeyo hadana miisan igama dhaco waan ka niyad jabay xbbti
@umuarwa5864
@umuarwa5864 Год назад
Asc wll waa markii ugu horeysay een su aal ku waydiiyo isha allh wn rajaynayaa inaad iso jawaabto hppti wxn raba inaad ii sheegto qaabka laskugu darayo boorashka iyo muuska iyo beedka intee ileeg baa lasku daraya iyo qiisaas ta mahadsanid
@H2o..2go
@H2o..2go Год назад
my question is,on the days you do alternate day fasting,what does your eating window look like? and also can you eat keto snacks like the NO SUGAR COMPANY KETO BARS AND BOMBS? i like them but i dont want to over do it as the ingredients are alot! what do you think of keto dessert and overdoing them! 😂😂😂
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
Salam sister. Thank you for trying this challenge with me. I don’t really have a window. I just listen to my hunger cues. At first it would be from 10am to 10pm. But now it’s like 8am to 6pm. I’ve noticed that the earlier I start fasting the better. So I don’t sleep on a full stomach. As for keto dessert, I still enjoy them as you can see at the end of this video. They’re not the best but when you eat every other day, it doesn’t hurt to eat some food that you crave in moderation. And if they’re keto than why not. I hope I answered your questions
@H2o..2go
@H2o..2go Год назад
@nasrasaid10
@nasrasaid10 Год назад
Mashallah Mashallah ma chérie moi je suis diabétiques comment je fais merci
@masnomaxamud2132
@masnomaxamud2132 Год назад
Hno cunto uuun afka kama qadayo Maxan sameeya😢
@zahramahad936
@zahramahad936 Год назад
Wll Thanks wax badan baan kaa faiday Wll suasheydu waxeey tahay misaankaa badan oo dhacaya jirku majilcayaa
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
maya wllo. soonka ayaa u roon taas. waxay adkaynaysaa jirka marka aad lumiso miisaan badan hadi aad soomtid
@Burco.
@Burco. Год назад
Fuqi lafaha/ waxay ula jeeda Fuudka lafaha ama maraqa lafaha
@rahmaali6676
@rahmaali6676 Год назад
Hi naz ❤
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
Hi walaashey ❤️
@Shukri418
@Shukri418 Год назад
Mahadsanid. Lafaha in la fixiyo ma karinba ula jeeda qli ma fahmine
@J.M.0101
@J.M.0101 Год назад
Faxfaxi wa karkari
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Год назад
Walaaleey soomka aad umada u sheegayso masoonka ilaahaay na farey baa ? Mise waa mid kale? Adigoo raali ah
@a.mohamed1958
@a.mohamed1958 Год назад
Asc Wll coach nimo ma ku shaqaysa waxan u baahna coach nutritionist ah
@dekalul3979
@dekalul3979 Год назад
Ketodeit waa complications badan yahay maxa ku dooratey nastexaay
@zulfamoha9899
@zulfamoha9899 Год назад
Thx siz abayoo plz timaha qarso
@Hawenay
@Hawenay Год назад
Waan is cayiliya xogaa hadana waxan cun coob borash ah ama jeex roodhi ah shaah maalin iyo habeen ban ku jooga ama maalmo intan hadan cunayo caato wan ka dhaman lahaba 😂😂😂 gluten intolerant ban ahay
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Год назад
Walàali beentaa maahan liinta anigaa cabaaaye si.aan iskaga dhimo miisaanka markaan cabbo liinta gaajo ayaan kaqaadaa hadda waan iska daayey mahad sanid naas axmed
@hudunadam1182
@hudunadam1182 Год назад
Masha allah
@kadramahamud4088
@kadramahamud4088 5 месяцев назад
Cusbo miyaaa isticmaalysaaa cusbadeena caadiga
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo Год назад
ALLAHUMMA BARIK.
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Год назад
NAZ ❤
@gabarwcn1267
@gabarwcn1267 Год назад
Abyo qof ur leh oo thyrod lagu shegay ma xaa u fiican please thanks
@chic_makeuplover3862
@chic_makeuplover3862 Год назад
Chérie je suis t'es fan sinon habity conseil nous health déjeuner et diner merci
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
Merci houno. Dans cette vidéo justement je partage des plats santé
@marwaabdi6527
@marwaabdi6527 Год назад
nasteeho noosoo gali waxa weight ka lagu kordhiyo please qaali
@ayaanmaxamed1088
@ayaanmaxamed1088 Год назад
Tnks abaayo sharafey
@munaahmedmohamed6560
@munaahmedmohamed6560 Год назад
Xpipti aniga wan nujiyaa hadan iscaten bilawo miisanka dagdag igadhacaa lkn 1day or 2days hadan dajo intaan riday dagdag kusolawana why
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 Год назад
Hno aniga ukunta waan ka wiswisaa markaa mawaxay ka dhigantay inaan xasaasiyad kuqabo nasteexo iisoo jawaab???
@aishaaishamohamoudahmed
@aishaaishamohamoudahmed Год назад
Mazhlaah
@user-duckchampo
@user-duckchampo Год назад
Mashallha wlaal
@miskimusseamiin9049
@miskimusseamiin9049 Год назад
Horta gaaska iyo laabjeexa iskumid miyaa?
@bayanmohammad4433
@bayanmohammad4433 Год назад
Haa mcnto
@suhurahilmih8790
@suhurahilmih8790 Год назад
asc wllo aniga gacmaha i dhibay kuwaas hilib badan ku leyhy si kaste oo u dhuubto waabu iga dhici la yhy
@miiral
@miiral Год назад
wll waqti hore ayaan kaa dalbadey faaidada collegenta
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
Wllo videogan iyo kuwa kaleh waan ka hadleh faiidada ku jurti collagenka. Lafaha jirka, timaha, skin iyo waxbadan ayeh u ficantahay.
@user-duckchampo
@user-duckchampo Год назад
Walaal waa number kee ayaa suaalahaa lagaaso waaydiinaayaa sister
@ayaanmaxamed1088
@ayaanmaxamed1088 Год назад
Abaayo malintaa sonka jabinayo baradho iyo hilib maisku cuni karaa
@faizamohamed4289
@faizamohamed4289 Год назад
Thank you sister ❤
@Deeqaluul721
@Deeqaluul721 Год назад
Coffee ma Ridaa miisanka
@munamustafe388
@munamustafe388 Год назад
Maxa laysku cayiliya
@farhiowarsame8652
@farhiowarsame8652 Год назад
Sister halkana kala soo xarira please
@akramfaycal908
@akramfaycal908 Год назад
Naz depuis que g suis marié g ss grossi et g mm pas diminuer g ce pas ce que g doit faire
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
Houno, c’est le but de cette vidéo. Je partage justement des astuces
@umuamiira113
@umuamiira113 Год назад
Ano nujinayo ma dhubnan
@nimahassan6516
@nimahassan6516 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@ummuazimofficial
@ummuazimofficial Год назад
Ano gym aadayo mmasomi karaa malinti dhan saa gaolkeyga dhaqso ugaaro
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
Maalintaad cunteenasid gymka tag baan kula talinlaha. Maalintaad soomantihid lookta badi
@mahamoudassowehnouradin4317
i lijke your decioius foot thanks the ways are you explain
@ashajamal7004
@ashajamal7004 Год назад
Nas Ahmed wll wan kusalmay marka hore ani 24 sacadoon waxana ma cuno biyan cabaa biyahaso ladhoho Woter with gas ee kawran waxa ma iyelayan iso jwb qli thanks❤
Далее
26 October 2024
14:10
Просмотров 34
Alhamdulilah ya rab... Reaction Video \ Motivational
17:08
CUNTADA ISKU CAATEYO | Somali Nutritionist | Naz Ahmed
13:58