Тёмный

Cuntada wadooyinka muqdisho | STREET FOOD IN MOGADISHO 🇸🇴 

Dhakhtarrr
Подписаться 244 тыс.
Просмотров 664 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 ноя 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@Dreamy-M
@Dreamy-M Год назад
Iyadoo waxwalbaa oo xun iyo murugo kadhacaan, Farxadeeda iyo quruxdeeda madhammaanto《 MUQDISHO》❤
@kaafiyaabdirizak
@kaafiyaabdirizak Год назад
Muqdisho waan Iman insha Allah reer muqdisho waa dad qalbi nadiifa waan idin jeclhy From Hargeisa Somaliland.💚🤍❤️
@muhiiz4728
@muhiiz4728 Год назад
welcme walal muqdisho casimada umada somaliyed
@maxamedxassan1407
@maxamedxassan1407 Год назад
Welcome walalo mcn muqdisho adaa iska leh cid kama xigto
@fardowsohasan744
@fardowsohasan744 Год назад
Welcome xamar adaa leh hadaa nahay reer muqdisho waa idin jecelnhy reer hargeysa
@realforextradersomali1929
@realforextradersomali1929 Год назад
No kalay boqorad 🇸🇴
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 Год назад
Wn kaa qadnay wll🥺❤
@JackCadnaan5
@JackCadnaan5 Год назад
Rasuulka ﷺ wuxuu yiri "qofka mar aniga igu saliya 10 jeer buu alle u Naxarisanayaa." Ku salli nabiga Scw🙏☝❤💞
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Год назад
scw scw scw
@anisomohamed34
@anisomohamed34 Год назад
SCM
@mahadawale3604
@mahadawale3604 Год назад
Scw
@abukarahmed100
@abukarahmed100 Год назад
اللهم صلى على محمد وعلى ال محمد
@IqraNashaad-xu7zg
@IqraNashaad-xu7zg Год назад
Sallahu calayhi wasalam
@kopend8638
@kopend8638 Год назад
Xamar is a beautiful city,nice roads and friendly people. I hope to visit one day insha'Allah. From hargaysa somaliland
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 Год назад
Welcome 🙏 is you city
@qeesxadaary6054
@qeesxadaary6054 Год назад
guul
@barwaaqodaahir3220
@barwaaqodaahir3220 Год назад
Monch aallh
@cabdirisaaqaxmad5302
@cabdirisaaqaxmad5302 Год назад
Inshallah
@artenwarsame6991
@artenwarsame6991 Год назад
If you go there Qarax is waiting for you
@Jackcadnaan2
@Jackcadnaan2 Год назад
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝
@queenhillo9980
@queenhillo9980 Год назад
Big fan Big fan 👏 🙌 wankusalaamay
@hamseabdi2184
@hamseabdi2184 Год назад
@@queenhillo9980 Meesha comment caadiga laga bixiyo ka bixi, xagan waa reply qof kale.
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Год назад
Scw❤
@AMIINBORKAAN
@AMIINBORKAAN Год назад
Scw
@jabuutawiofficial
@jabuutawiofficial Год назад
@@hamseabdi2184 😅 hee
@saamiyosiciid8871
@saamiyosiciid8871 Год назад
Welcome moqdisho dhaqtar. Salan diiranna naga gaarsii walaalaheyn rer hargeisa.
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.igu.soobiir shukrn
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 Год назад
Waan kaa gudoonay salaanta saamiyo
@hodoho3778
@hodoho3778 Год назад
Wan gudoonay wllshy mcn
@munacali3853
@munacali3853 Год назад
Waka qadaney wll
@yoonisjeele952
@yoonisjeele952 Год назад
Muqdisho qudaar badanaa masha allah
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
lol Muqdisho beer ma lahaa sow labada wabi kuma yalaan koonfur kama fogaa kkk
@qalbilulaabdi8946
@qalbilulaabdi8946 Год назад
😛😛😛 I miss dhangalow
@nasiimcrisaaq5354
@nasiimcrisaaq5354 Год назад
inamada isaaq waxay caan ku yihiin akhlaaqda iyo naxariista alle hanoo kiin daayo walaladey from gabdhihina isaaq🥰❤
@freesomalia4360
@freesomalia4360 Год назад
hhhhhhh
@hodomoh1225
@hodomoh1225 Год назад
❣🧔
@hodoho3778
@hodoho3778 Год назад
Uuumac reer muqdisho wan idin jeclhy walhi from hargeisa ❤❤❤❤
@queenaisha8930
@queenaisha8930 Год назад
🥰😍❤❤❤❤
@khadrasalaad3636
@khadrasalaad3636 Год назад
Si do kal abayo gacalo
@maryamadhooljeyte8792
@maryamadhooljeyte8792 Год назад
Si do kle bayoh mcnt
@Xalimokapur12
@Xalimokapur12 Год назад
Welcome 🙏 🤗
@Xalimokapur12
@Xalimokapur12 Год назад
Sdkle❤️
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Год назад
Illaahow dadkeena quluubtooda isu soo jeedi. Aamiin yaa Allah.
@abdig6153
@abdig6153 Год назад
Asc , I love Somalis because they are the most generous people ever.
@user-xh8cz4me1w
@user-xh8cz4me1w 10 месяцев назад
,😂😂😂
@user-fd3tc7nh5x
@user-fd3tc7nh5x 16 дней назад
​@@user-xh8cz4me1wasi somali waye ukugdin😂😂😂😢
@aishamohamedabdullaahi
@aishamohamedabdullaahi Год назад
Muqdisho 10sano kaliya hadi nabad noqoto an wax qarax ka dhicin wlhi Yurubta la shegayo anaga ka qurux badnan lahen ilhy umadena Qulubtoda haysku so jediyo Aamiin.🌹🇸🇴❤🇸🇴
@jannogasho4844
@jannogasho4844 Год назад
We love Somalia 🇸🇴 from burco ❤
@zkhayr
@zkhayr Год назад
Mashallah walalkey, Aad Iyo Aad ayaan u jecelahay markaan arko xushmada iyo naxariista Aad tusto caruurta wayeelka iyo hablaha. Nasab nasab dhalay baad tahay. Halyeey asal ah, love all the way from Minnesota, USA
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
waa mid yar oo barkeysan dhaqtar wlaahi wa naxriis miidhan koley Daryeel bu haley walid aabo fican hooyo Fiican isna waa wiil yar illahey ku gargaarey naxris waa waa naxriis waxaan la yaabey odeygi lacagta waydiistey ee uu aga badiyey inuu waaydiiste y iyo mar baan isgoo carurta bahan dareensiiyaan jaceyl ilaa dadka weyn
@umnalka7740
@umnalka7740 Год назад
Mashaalaah wiilkani waa wiil qalbi wanaagsan dad jecel friendly ah reer hargeesa noolaada
@munaosman8405
@munaosman8405 Год назад
Maasha allah dalkeena iyo nincadiisq iyo wiilasheena quruxda badan waan ka helay guulaysta reer hargaysa iyo reer muqdisho waa dad walaalo ah
@hoodomahamuud6715
@hoodomahamuud6715 Год назад
Muqdisho masha allah walhi cuntoyin ka qaar waliga ma marag bisko ❤ love from hargeysaa ❤
@user-of7qg3pc2v
@user-of7qg3pc2v Год назад
الله يحفظ الشعب الصومال والارض صومال الغالي
@MssanaaniyaaMssanaaaniyaa
@MssanaaniyaaMssanaaaniyaa Год назад
اءمين
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 Год назад
Masha'allah magaalku wuy qurxoon yahay from hargeisa🤩
@abdicasiisaadandirir6726
@abdicasiisaadandirir6726 Год назад
Ŕeeer Mogadishu wan idin salamay From Caynaba❤😂
@malyuunismailshukow7787
@malyuunismailshukow7787 Год назад
waan kaa qaadnay wll
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 Год назад
♥️🥰
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Год назад
Ka qadny❤
@abukarahmed100
@abukarahmed100 Год назад
Waa lagaa qaadaay
@xalwokismaayo2699
@xalwokismaayo2699 Год назад
Caynabadaada wase Orod Adhigi Doon.lol😂❤
@mostafaqoob2217
@mostafaqoob2217 10 месяцев назад
Woow xamar waligay ma arkin abahay ku dhashey waqooyi iyo koonfuur umadaas walaalaha ah is jecel cuqdad isku haynin waxna iyagu isku gaysanin midowno fiican I'm from Burco Garxajis
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Год назад
Xamar buaty roads Mnsha Allah from Burco Somaliland 💗
@tayasiirsaed3345
@tayasiirsaed3345 Год назад
Wow muqdisho cunta fani ah baa tala bajiyo iyoleefleefow iyo mufo waa saddex cunto oo fani ah🥰🥰🥰
@fardowsohasan744
@fardowsohasan744 Год назад
Bajiyoiyo ,leeleefow muufo iyo macsharo icun iyo kashaato iyo wax badan aan la soo koobi garin hadaa nahy gabdhaha xamar maalin walbo cunaa siiba galabtii iyo xiliyada la joogo koobaha waxbarasha siiba schoolka muufana hadda dubi rabaa
@dahabo319
@dahabo319 Год назад
@@fardowsohasan744 bajiye anu qurac basbaas ba unaqaan lkn leelefow ma naqano i cunkana quraabad bn unaqaana
@fardowsohasan744
@fardowsohasan744 Год назад
@@dahabo319 haa miyaa lkn quraabad i fahansiibo abaayo
@dahabo319
@dahabo319 Год назад
@@fardowsohasan744 i cun ka ayan quraabad u naqana
@amirah4768
@amirah4768 Год назад
​@@fardowsohasan744 icun. gashaato. shuushumow. Lado. leeleefow. qumbo shidni. Ma anaa ba tirin karo waan uxiisay xamar😌❤️
@Hadia_farhan
@Hadia_farhan Год назад
Mogadishu is very beautiful city with a kind hearted community,I hope to set foot ❤️
@aashajama2011
@aashajama2011 Год назад
Manshalaha wadankaag sidaas ayuu u qurux badan yahay🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🇸🇴🙏
@ikhlaasshukri4296
@ikhlaasshukri4296 Год назад
Dhakhtar wllhi waxa tahay naxariistiiyo qofa sida dadka masakiinta ah wax usiinaysid illahay cimriga Haku barakeeyo wll
@Wacan_aziiiz99
@Wacan_aziiiz99 Год назад
Reeer MuqdishO walhi isma dhibaaaan😥❤️ GuuulaYsta walalYaL🥰
@Xalimokapur12
@Xalimokapur12 Год назад
Mhdsnid ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@dayaxdalnuurshe680
@dayaxdalnuurshe680 Год назад
Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara 💟☝
@MaymaAwale
@MaymaAwale Год назад
Masha Allah dhalinyarada rer Somaliland qalbiga nadiifka ah kuso dhawaada magaaladiina🥰
@kiindaahir6485
@kiindaahir6485 Год назад
Mash allah dalkena allah haka wado inta dhibateneeso Wakusalamay dhaqtarow🙏
@amalamuli376
@amalamuli376 Год назад
Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir ⚡️⚡️😻😻⚡️
@ahmed-nourupdylaahi8039
@ahmed-nourupdylaahi8039 Год назад
Reer xamarku cajiibsanaa kalankalbey sabayad gagaban ku dareen ayay muufo dhaheen 😅😅😅 salaan sare reer muqdisho💙🥰🙌
@khalidjabuuti2557
@khalidjabuuti2557 Год назад
hhh sabayad gagaban mahin mufocadina mahin e waxaloyaqana mufotina xagilagamayaqano miya
@mohakariin9397
@mohakariin9397 Год назад
Sabayad gab gab mhn wlll waa muufo waa cuno kaduwan cumooyinka kle
@ahmedabukark4727
@ahmedabukark4727 Год назад
sabayad iyo mufo iskuma dhawa
@sakisaed4636
@sakisaed4636 Год назад
@@khalidjabuuti2557 maanta iigh horeysa maqalkeda cuntadinu wa cajib😂
@hafsaali8615
@hafsaali8615 Год назад
@@sakisaed4636 ma adinkabo nol hee hhh
@ibramahmoud5605
@ibramahmoud5605 Год назад
Maman intaa fahmeen waa hoyoo love you from Djibouti 🇩🇯❤️
@aragsanmohamedmahamudarags9164
Kuso dhawaaw muadisha muuq wanaag💟🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 Год назад
Mnshlaaah muqdidho muuq bilan mar uun waan iman insha Allah dhakhtar keep.going brother you always doing best vlogs❤
@omarali1024
@omarali1024 Год назад
Muufo iyo macsaro ❤ dartood ayan utaya muqdisho insha Alain
@hothanaamina8459
@hothanaamina8459 Год назад
Ana an ku raacee is soo sheeg marka
@omarali1024
@omarali1024 Год назад
@@hothanaamina8459 is diyari
@hamdashiine7145
@hamdashiine7145 Год назад
Anne waa idiin soo dhaweyna🤩
@nimcodagan586
@nimcodagan586 Год назад
Maansha alaah soobadi cibri dheer caafimaad ilaahay janada ha inagukulmiyo dhaamnteen 🤲🤲🤲 isha alaah
@janaayoyarreofficial167
@janaayoyarreofficial167 Год назад
InCha allh maRunBaan taGi mUqdishO frOm hargeisa❤😊
@queenaisha8930
@queenaisha8930 Год назад
Welcome wllo
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Mansha allah keeps goings my brothers dr dhakhtarka best streets food's 💯💪
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 Год назад
Muufo macaan lagaama maarmee muufo waa magaaladii aan ku dhashay banadir hospital 🏥 I love this city adeer yaal go to daara salaam muqdisho caruuteyda ayaa dagan ana waan iman december inshaalaah qeyr illaah ha idin boqro
@loverbike87
@loverbike87 Год назад
Dhakhtaroow 😂sxp you made my day nio thanks love ♥️ from Sweden 🇸🇪 🎉
@hayeeywaryaa1004
@hayeeywaryaa1004 Год назад
From sweden miyaa maa iwadid quruxey😢
@shakuul
@shakuul Год назад
@@hayeeywaryaa1004 😅🤣
@AbdimananmahmoudRashid
@AbdimananmahmoudRashid 20 дней назад
​@@shakuul😂😂😂😂
@rouilliew
@rouilliew Год назад
Too bad it wasn't in English. I have know idea what this delicious looking food is. However, I'll google Somalian food. Thank you !
@Hamduun10
@Hamduun10 Год назад
Where u from i can be ur husband will cook for you 👨‍🍳 😂
@AliHassan-wt6jn
@AliHassan-wt6jn Год назад
Remember we are somalis English is not our mother tongue
@sedowjr
@sedowjr 11 месяцев назад
It’s called “muufo with maraq” and sesame oil 5:07
@realforextradersomali1929
@realforextradersomali1929 Год назад
Muqdisho qurux badan 🇸🇴🙄 maasha Allaah aar wlhi muufo raaba 😭😭🙄🤣🤣
@ayaanabdulahi601
@ayaanabdulahi601 Год назад
Ana ku sameynayo hhh hargeisa kugu imana
@Chadmali
@Chadmali Год назад
@@ayaanabdulahi601 anigana gaalkacyo igu soomar aad iisamayside hhhhhhh
@ayaanabdulahi601
@ayaanabdulahi601 Год назад
@@Chadmali galkacyo aa abwe qofba ima dagna meshas soma adi karo delivery ahan kugu dhiba😂
@Chadmali
@Chadmali Год назад
@@ayaanabdulahi601 hye abyo👸🤗❤️
@Caweth
@Caweth Год назад
@@ayaanabdulahi601 hargaysaan kugu sugaynaa noosoo dheeree
@natashaahmed8385
@natashaahmed8385 Год назад
Congratulations 100k intaa iyo in kapadanba wad uqalantaye Keep going prather 🥰🥰
@gacanwiish3777
@gacanwiish3777 Год назад
Nabi Maxamed scw 🖤
@pinktrees4988
@pinktrees4988 Год назад
Beautiful Somalia, how much i miss you. May Allah make it better the before, ameen.
@mustaphaahmed5451
@mustaphaahmed5451 Год назад
WELL DONE,,,KEEP IT UP BROTHERS!!!
@hasanadem404
@hasanadem404 Год назад
kusali nabigeena muxamed scw❤️❤️❤️🥰🥰
@amalamuli376
@amalamuli376 Год назад
Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir ⚡️😻😻⚡️
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Год назад
scw scw scw
@maarowpea6184
@maarowpea6184 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@faadumomaxamed3280
@faadumomaxamed3280 Год назад
Salalhu calhi wasllm
@zahraomar9359
@zahraomar9359 Год назад
Scw scw scw❤❤❤
@diamondinahaji7309
@diamondinahaji7309 Год назад
Masha allha maxan uu xisay dhangalow iyo liflefow iyo bajiiyo cundadadalka macana 😋😋😋❤️❤️❤️
@halimahussein2000
@halimahussein2000 Год назад
maansha alaah muqdisho is beautiful
@khadratahir6798
@khadratahir6798 Год назад
Masha Allah lkn ani isii dhangalowga I miss my city five years ma cunin dhangalow🥺❤
@sharmarkeomar1232
@sharmarkeomar1232 Год назад
مشاءالله تبارك الرحمن عافيه ياربي Somaliya iyo barwaaqo Inshaalah
@user-kl2sz4ky2l
@user-kl2sz4ky2l Месяц назад
Dhaqtarr wa deeqsi wlaahie alx keep going prother❤️🙏
@Gaasiraa
@Gaasiraa Год назад
Abaay dhaxan iyo jaziiro, war shiekh iyo desert 🏜 soo buuqo dhaqtarr
@filsanmaxamed4376
@filsanmaxamed4376 Год назад
muqdisho wa mesha an jeclahay wan idiin iman isha Allah malin uun from hargaysa
@amiralimohamed4361
@amiralimohamed4361 Год назад
Masha allaH Welcome To Mogadishu💯
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Год назад
MashaAllah Mogadishu cadeey💚💙🤩
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 Год назад
Rer muqdisho aad baan idin salaamayaa from wadanka Banaadir😂🤘
@saabiriinaxmedmaxamed9551
@saabiriinaxmedmaxamed9551 Год назад
Bax waryaaa🥵😂😂🤣🫀🖤🌸
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 Год назад
@@saabiriinaxmedmaxamed9551 hee muqdisho maa aadaa cadey😂😀
@mohabile6860
@mohabile6860 Год назад
Ka qaadnay👊🤣
@fatxi4567
@fatxi4567 Год назад
Masha allah keep going dhaqtar RU-vid ka galiye video yadiisa ku raxeysto waba xawaro socoto 😍🤪
@user-mf4dd2bh5c
@user-mf4dd2bh5c Год назад
ماشاء الله تبارك الرحمن بل عافيه
@user-of7qg3pc2v
@user-of7qg3pc2v Год назад
ماشاء الله quruxbadanaa muqdisho
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Год назад
Manzha Allah ❤️✅ Legend’s
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 Год назад
Meherada barwaaqo 4 sano aan joogay xamar meherad ka muufo wacan ma arkin👌👌👌
@officialbojo3115
@officialbojo3115 Год назад
Street food is just what you see in the roads... You just failed on going to that mufo hotel.... But keep going brother we enjoyed your lovely content... Wadankeena Somalia 🇸🇴 💪❤️❤️❤️🌹
@maryanhaji8981
@maryanhaji8981 Год назад
Masha Allaah keep going dhakhtar
@mejorraamozmaanzabriye6102
@mejorraamozmaanzabriye6102 Год назад
Waa rag wanaagsan sxb muuqaal wanaagsan wadankiina ku raaxeysta 🤩
@Marianhassan955
@Marianhassan955 Год назад
Mashallah thanks wax fican noso gudbisaa. Qarax iya raafaad nagu wareer shen ❤❤❤
@jasminej6281
@jasminej6281 Год назад
Nice video good to see muqdisho qurux
@cabdallabashiircabdalla5685
Zxp wan ku aaminsanahay horay usoco baan ku leyahay zxp guul 1.millon comin soon I.a🥰🥰
@ayouch322
@ayouch322 Год назад
Mansh allha dhakhtar 100k subscribers congratulations 🎊
@Sara-ed7ol
@Sara-ed7ol Год назад
Maasha’a ALLAAH , dhalinyaro farxad leh nolol iyo qiimaa idinka muuqata. ALLAAH idin xafido, waad iga qosolsiisey Walaahi. “ War waxa dumarka maxaad iiga daba wadaa”? 😂😂😂😂 Shaqo wanaagsan ayaad wadaan , keeeeep going❤👍🏽
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 Год назад
Maasha"Allaah Tabaarakallaah Allaah Yaxfidakum Jazaakallaah kheyran.
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 Год назад
Mashaa allaah excellent thanks information bro
@football-ge6dw
@football-ge6dw Год назад
Great video, make more videos like this
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak Год назад
manshalaah ilaahay haka dulqaado dhibka aamin Aamin yaarabi 🤲♥❤
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.igu.soobiir adigo Mhdsn
@shabcaancabdi2598
@shabcaancabdi2598 Год назад
Wwwwww ma sha alllh waa muuqal qurux badan wa ka sugynaa muqalo kalnaa insha allh 💕💕💖💖💖💖💔💔💔💔 alle haadidiin ilaaliyo
@mash-allaha7166
@mash-allaha7166 Год назад
Legend greeting you from USA Somalia is one.
@abdixakiimjr7029
@abdixakiimjr7029 Год назад
congrts the legned dhaqtar 100k 🥰❤️💪 kabdan uqalanta talented
@lh2988
@lh2988 Год назад
I miss Muufo tinaar iyo maraq! That’s the way to eat 😂
@sadiaadam4030
@sadiaadam4030 Год назад
Mirahaa yaaq baa la dhahaa masha allaah waaye vedio yadina 🥰🥰
@munamqalib9304
@munamqalib9304 Год назад
May may Anugu waan sii daawan kari waayay Siddad Moofada u gasheen weliba maraq,macsar iyo Moos federayshan ka umma dul qaadan karo 💔💔💔
@abyanahmed5909
@abyanahmed5909 Год назад
MashaAllah tawarakAllah walaleey qof qalbi fican waa tahay MashaAllah
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.igu.soobiir shukrn
@abyanahmed5909
@abyanahmed5909 Год назад
Haye walal
@awilhassan6378
@awilhassan6378 Год назад
Ilah Haku barakeeyo wadanka cid kaama lahan ku raaxeyso😍😍
@Maria-qj6uw
@Maria-qj6uw Год назад
Mash allh Somalia nolada ❤❤
@quensahour1476
@quensahour1476 Год назад
Msh alah hanblyoo🎉🎉🎉🎉 wlll 100k.
@fahmoaliadow3942
@fahmoaliadow3942 Год назад
dhakhtarow wll video inaad soo dhigto sidii musalsalkii baan sugaa sidana ugu meeraysanaayay channel kaaga waaban daalee keep going pro hambaliyona boqolka k
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.igu.soobiir shukrn wllo
@RajoSchool
@RajoSchool Год назад
"Allah haku sharfo awoow daqiiqada 2.00" is touching.
@khadaranilion5722
@khadaranilion5722 Год назад
First comment my brother keep going 🙏
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 Год назад
Maashalah Best Fruit
@amiiraarale3121
@amiiraarale3121 Год назад
kashka :gbdha marke dhalan la siyaa dhakhtar:o hada ma aniga dhalay😂😂 welcome to mogdishu wlkey🙏
@salma114
@salma114 Год назад
Dhaqtar iyo Ogaansho waa my favourite youtubers labadaba tiro ayay xireen maanta congratulations inamadayadii❤️🤍👑🌸
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
salma isku wax baan dawna a ku darso Hussen kurdi iyo Marcade waax baad ka faaiidi
@sahramohamad6039
@sahramohamad6039 Год назад
Hhh wa Ben lama siyo wa ku qayaney ciyalka cuna dhakhatr masha alah ilahey ha idin xifdiyo walal qali
@ayuushahmed4493
@ayuushahmed4493 Год назад
Ku dalxiis ku bshl cidna kama xigto bro welcome to Muqdisho reer Hargeyso dad qalbi nadifa aan jecelnhy Hada nhy Reer Muqdisho idin jecelnhy wlhi❤
@halimali8389
@halimali8389 9 месяцев назад
Alle ha noo kiin daayo idinba dad aan qalbiyada ka mid mhy tihiin❤️
@MrMoe612
@MrMoe612 Год назад
Waan u xiisay muufo cadet original one❤
@sihaamosman873
@sihaamosman873 Год назад
Viva Mogadishu❤️❤️😘
@queenarawela3567
@queenarawela3567 Год назад
Dhaqtarr muqdisho wa no Qurxise wlhi isakala keen joog abowe🥀🥰
@iqrasomali12
@iqrasomali12 Год назад
Dhaqtar legend 👌🏼 lk dhengalow bad sharaftiisa ku ciyartada
@ubahabdulahi6927
@ubahabdulahi6927 Год назад
Wll Dhakhtar wlhi waxan ka helay sidad odayga wayeelka ula hadashay lacagtana aad u siisay illaaahay waxan ku waydiyey inaad la kulanto waxad ku faraxdo akhiro iyo aduunkaba naxaristadu maha mid qof kastaba heli karo salaan from suisse 🇨🇭 😍
@user-ww2qc8kn8g
@user-ww2qc8kn8g 3 месяца назад
M.a wlhi ani xitaa waan kahelay❤❤
@mustaqiimmh9545
@mustaqiimmh9545 Год назад
Great video. Mirahaaas gaduudan waan jeclahy wllhi kuleeylka yar ee ku jiro ayaanba ku haaystaa😇
@shukriahmed3381
@shukriahmed3381 Год назад
Woow what a beautiful Vedio 😍
@jamaanaabdiraxman7945
@jamaanaabdiraxman7945 Год назад
Masha Allah tabarakallah alloow nabad inooga dhig adaa casiis ah
Далее
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Вопрос Ребром - Субо
49:41
Просмотров 803 тыс.
Cuntada wadooyinka Hargeisa | street food in Hargeisa
8:51
Cuntada wadooyinka mombasa | street food in mombasa
19:40
Cuntada Wadooyinka Hargeisa | Street Food in Hargeisa
14:03
STREET FOOD IN JIGJIGA
14:47
Просмотров 5 тыс.
MARKAY IGU HOREYSAY AAN CUNO CANJEERO ETHIOPIAN
11:05
Просмотров 314 тыс.
KOOBKA ADUUNKA CHALLENGE
10:19
Просмотров 137 тыс.
Mogadishu's Busiest Market (Somalia)
12:09
Просмотров 494 тыс.