Тёмный

Daarood Duulaan kuma aha Isaaq 

Idiris pepe
Подписаться 27 тыс.
Просмотров 1,6 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 34   
@jabartipasto
@jabartipasto Год назад
Libx 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@ilhamsharaf
@ilhamsharaf Год назад
An ku salino nabigeyna scw scw scw ♥️ ♥ ♥️♥️
@نمو-و1ج
@نمو-و1ج 3 месяца назад
اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله
@sumayajibreel3813
@sumayajibreel3813 Год назад
Masha allah Idiris brother ilaahay dhinac walba oo Somalia allaha nabad ha ka dhigo akhiro qabiil kama jirto
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Год назад
Adi waa qaldan tahey. Odayasha. Haka daba hadli. Isaaq. Hawiye. Waa guudo. Irirsamale waa jiraa.
@khadra27day12
@khadra27day12 Год назад
Isaaq iyo daarod qofkii dhex galaa isagaa waalan dhib iyo dheefba way wadaagaan
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Год назад
Walaahi idiris waa caaqilja hawiye guuleeso
@aishaali6473
@aishaali6473 Год назад
Idiris xaqad kahadashaa guulayso somalidii munaafaqad iyo uqdad waxan ahayn kamashaqwyan somalinimadi hunguriba lasiistay idaqatayaal ayaa is hadhay
@munomaxamedaxmed8178
@munomaxamedaxmed8178 4 месяца назад
Asalamu caleyku walal idiris wa hoyo somaliyed waxan raba.ina.ilaso xirirto illahaydartisa walal qali
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 Год назад
ALLAH ha kala QABOOJIYO ❤️
@mumtaazmire5734
@mumtaazmire5734 Год назад
Keep going 💪 ✨ idirisle ppe
@aishaali6473
@aishaali6473 Год назад
Somali nimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@miskinurfn
@miskinurfn Год назад
Darling. Hargeysa waanu tagnay, wax aad sheegaysana waxba ka ma arkin. In fact, we saw great hospitality.
@Neo-ug4so
@Neo-ug4so Год назад
Thanks walale waxad tahay nin wax garad ah
@nimcocabdilahi3715
@nimcocabdilahi3715 Год назад
Anigu hoyaday oo hg ayaa kabartay iri samaale from Garxajix
@sadiajimale1022
@sadiajimale1022 Год назад
Waa toosan tahay cid isaaq dhulkooda u socto ma jiraan, iyagaa dad dhulkooda jooga ku soo duulay weyna iska saareen . Hartida waa xaq in ey dhulkooda u dagaalamaan iyo xuquuqdooda.
@abumaryan6199
@abumaryan6199 Год назад
Alle haku sharfo wll
@roodoqurux6288
@roodoqurux6288 Год назад
Libax wlhi somali adigo kle ubahantahay somali wax runta usheego bee ubahan tahay adigu dad uma joojiso runtaa abartaa
@hanedhiat8224
@hanedhiat8224 Год назад
Haye faruur afkaaga ka soo sheekee waxaa ku dhacay
@نمو-و1ج
@نمو-و1ج 3 месяца назад
well it's been a year and it happened...wey dhacday😅😅😅
@jigjigawisaahid475
@jigjigawisaahid475 Год назад
Daaroodku waa cabiidiin karbaashka wax ku fahma ee daaya hala arko saan u ogolaysiino maamulkay diideene
@asmaqaalichannl251
@asmaqaalichannl251 Год назад
waa sax
@suleqa2149
@suleqa2149 Год назад
Walaalkey Illaheey Aqliga haku sa’idiyo, Somali waa walaalo.. Teeda kale Somaliland Qadaad weeyn bay ugu wahacaan Hawiye…Markeey rabaana wexeey Xoqdaan Cards Erir Samaale, Last week wexeey lahayeen Carab baan Nahay(REER BINI HAASHIM) Ba nala dhaaa… Somali Dagaal wax ku keeni wayeen please Somali waa hal ee yaan Umada lakala dilin.
@deqoibrahim9693
@deqoibrahim9693 Год назад
Masha alllah idiris guleyso 💯
@mohammadabdullaahi6009
@mohammadabdullaahi6009 Год назад
Sxb mcn tageera ku ahay waan kusalamay
@batulahussein797
@batulahussein797 Год назад
Wcs wallkey
@user-vg9kt7up4s
@user-vg9kt7up4s Год назад
Walaal qaaliya xaqiiqda jirta ayaad ka hadashay ilaahey ha ku sharfo ,cadaalad ayaad ka hadashay dhulbahante waalaga gardaran yahay .thanks
@sayidtinhoqani8901
@sayidtinhoqani8901 Год назад
Wax xaq ku diriraya ma jiran cidna lama dulmiyin ee adigu gabooye nimadadi ku ekow pro mida kle somaliland waxa ay xidha qof wax ka sheegay ama Somaliland ku gafay mida kle intan cid kle la gadhin adaba namimiye ah oo somali isku diraya imisa hawiya ayaa joga somaliland oo liicaato ugu horeyo marka gamekaga ha ku badiyan ayun bad islahaday sidan ku fahamay
@yaasircarafaad1822
@yaasircarafaad1822 Год назад
Booyad liina aaaaaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@faraxabdalla4596
@faraxabdalla4596 Год назад
Oday hadlay haka daba lulan isaaq iyo dhulbahanti iyaga iska kaxigo haku dalan kaliya tada kahadal qabiil iyo qurun mayalo meesha
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Год назад
Reer talo xume. Qof Marki uu hadlo qofka ayaa kadaba hadlaalo Idirispepe waa I fahmi karto.
@onlineyoutube4057
@onlineyoutube4057 Год назад
Idiris nin weyn somali naga badan nio
@abdullahiabbey
@abdullahiabbey Год назад
Dalanyarada hawiye xatan nahaay calanka baa kudiman Idor waladameyna
Далее
Brawl Stars expliquez ça
00:11
Просмотров 6 млн
Family♥️👯‍♀️🔥 How old are you? 🥰
00:20
deg deg oomaar qaliinka yaa ku sameeyay
7:17
Просмотров 3,5 тыс.
Baarlamaanka Federalka Somalia oo Lascanod Gaaray.
9:59
Kaftanka Siyaasada 535 oo aad u xiisa badan
44:25
Просмотров 24 тыс.
Brawl Stars expliquez ça
00:11
Просмотров 6 млн