Тёмный

Daawo Barnaamijka Madasha Hal Abuurka iyo Heesaha Abwaan Ciise Warsame Samater (Dhancade) Part: Two 

Googoos Media Production
Подписаться 46 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Daawo Barnaamijka Madasha Hal Abuurka iyo Heesaha Abwaan Ciise Warsame Samater (Dhancade) Part: Two
• Daawo Barnaamijka Mada...

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 34   
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 4 года назад
Go'doon iyo goobyaalay heeso qaaliya garanuug sideen gabadana seexdaa maandeeq baa qaada iyo goobyaaleey meel aan gacal iiga muuqan marwo maxamed ayaa kuluuqaysaa waa masxkadii abwaan ciise dhancada rabi ha unaxariistee
@deeqcabdi8456
@deeqcabdi8456 4 года назад
Alle ha unaxariisto aabo iyo adeeroba axmed faarax kaahin iyo Osman Farah kahin
@mukhtarabdi8529
@mukhtarabdi8529 3 года назад
Amin Walalo alaha ha u naxaristo qabrigabana ha u nuro isaga iyo umada Nabi Mahamed oo dhan
@cabdikarindahir8745
@cabdikarindahir8745 4 года назад
Allaha u naxariisto wuxuu ahaa abwaan qaali naku ahaa ilaahey xakmad siiyay ma u maleenayo inuu jiri doono qof booskaaka buuxin doona asaga iyo hadrwai iyo kuwa kale.
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 9 месяцев назад
Alle ha u Naxariisto Halbuur Ciise Warsame aw Samatar "dhan cade ".
@cabdiaxmedfaarax3173
@cabdiaxmedfaarax3173 2 года назад
Waraysi taariikhi ah weeyi alle ha unaxariisto abwaan ciise warsame iyo labada nin ee walaalaha ah ee agaasimaha guud iyo ka radio muqdisho kala ahaa oo aabahay iyo adeerkay ahaa
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Год назад
Miyuu dhinday ilaahay hawnaxariisdo asaga iyo indii muslim ah
@maxamedjaamacmaxamedjaamac1172
@maxamedjaamacmaxamedjaamac1172 4 года назад
Ilaahay janaadii kugee abwaan ciise warsame
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e Год назад
Alla.haunaxariisto.abwaan.ciise.reer.barbara.laguma.gaadho.illbax.nimo.iyo.xikmad.iyo.farcade.joogto.ah.inkastoo.magaalo.walba.ay.saameen.ku.yeesheen.dagaaladii.faqashta.
@hah7064
@hah7064 4 года назад
Allaha ha u naxariisto abwaanka. Amiin.
@kaareburburiye
@kaareburburiye 6 лет назад
qaybihii kale ayaanu kaa Sugaynaa,,,abiiboow sxb adoo aad u mahadsan.
@aliabdirahmanjama1445
@aliabdirahmanjama1445 2 года назад
Eebe hakuu naxariisto adeer
@ibrahimyusuf9211
@ibrahimyusuf9211 6 лет назад
Allah ha unaxariisto Ciise Warsame Samatar(Dhancadde)
@craxmaannuurl3882
@craxmaannuurl3882 6 лет назад
walee heeso waa kuwii hore kuwan dambe waa heeso baabiis
@nimcaaxmed5223
@nimcaaxmed5223 4 года назад
Allahaw naxariosto wuxu ahaa tiirarkii suugaantena
@maxamedjaamacmaxamedjaamac1172
@maxamedjaamacmaxamedjaamac1172 4 года назад
Allahaw naxariistee ciise dhan cadde wuxu ahaa tiirarkii suugaanta soomaalida ee woqooyiga
@jamaalibraahim1857
@jamaalibraahim1857 Год назад
heesha ciise warsame waa bad
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 2 года назад
Goobyaalay meel aan gacal iiga muuqan waa qurbaha
@fahmobarud4286
@fahmobarud4286 6 лет назад
Qabriga ale how nuuriyo ciise warsame samatar geesi inaga baxay ayuu ahaaye
@MohamedHassan-ly5he
@MohamedHassan-ly5he 2 года назад
ILAAHAY HA U NAXARIISTO ABWAANKA.
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 4 года назад
Bal daawo dadki ugu qiimaha badna Somali ilayn Somali land bay kaso jedeen
@gahayrschools2597
@gahayrschools2597 2 года назад
اللهم ارحمه واعف عنه
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 3 года назад
Alle hawnaxariisto
@CabdifataaxDaauud-o5f
@CabdifataaxDaauud-o5f 11 месяцев назад
@aadammuxumed317
@aadammuxumed317 6 месяцев назад
Hadamaa layna kala horjoogaa. Riwaayadii Jacayl godobtii gabdha loo tiri 1973 goobjoog
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 2 года назад
Waa waxay abwaaniintu cuskadaan ama afmaalku markuu cacan walaalnimo waayo ee uu cidla ciirsi istaayo ayuu afkiisa maalaa
@abdi1502
@abdi1502 6 лет назад
I love maandeeq
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 года назад
Yam-yam aun reer hargeysuu ahaa markii kacaankii dhashay buu card-ka mareexaanimada la soo baxay ilaa isagoo madax looga dhigay ragii isaga soo saaray
@saidhersipublicfigure8544
@saidhersipublicfigure8544 2 года назад
Qollamuu ahaa abwaan ku
@cabdicassiscali5293
@cabdicassiscali5293 Год назад
Hy
@mohamedindho1
@mohamedindho1 4 месяца назад
HABARYOONIS, ROOBLE MAXAMED AKA CARABALA
@faadumomuuse5713
@faadumomuuse5713 3 года назад
Warysigab wax kamaqan heesti ugu ficnayd waxana qaada maxamed mooge waxanay tiidhiihda cajebay adunyada waagii cadadaba curubgeed kalulatoo naftu ay cal mudato
@maxamedjaamacmaxamedjaamac1172
@maxamedjaamacmaxamedjaamac1172 4 года назад
Eesh calaa hees
Далее
Abwaan Hadraawi | Maansada Goljanno
28:31
Просмотров 75 тыс.
TAARIIKHDA ABWAAN AADAN TARABI   QAYBTA 1 AAD
32:37
Просмотров 139 тыс.
Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf
21:30
Просмотров 65 тыс.