Тёмный

Daawo Barnaamijka ubadka Darbijiifka Burco 

Bashiir Xaaji
Подписаться 3,6 тыс.
Просмотров 170 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 218   
@cabdikaaficabdicusman4994
@cabdikaaficabdicusman4994 6 лет назад
Ilaah wax igu deeq waa balan inaan umadaa wax uqabanayo
@asmamaaweel5749
@asmamaaweel5749 6 лет назад
Cabdi Kaafi Cabdi Cusman aaaamiin aaamiin wllky guulayso insha allaaah
@nuuradiincumar376
@nuuradiincumar376 6 лет назад
Cabdi Kaafi Cabdi Cusman
@kaahanuura6261
@kaahanuura6261 5 лет назад
Amiiin amiiin wllky
@zaakiryare4818
@zaakiryare4818 7 лет назад
waan kaxumahay walalaheyga wayo hadan karti aan lahan laha walhi waxban inii qapan laha ilaahi dipka hanigasaro waan naxay walhi sorey mis you more
@nawelfaysal4495
@nawelfaysal4495 5 лет назад
8:47 😭😭😭😭😭😭yaaa ii kena kan aqaali bdnaa masha allha wlhi wan iska korsan lahaaa 🤪wanka hely suu uhadlya kuwa hadlyo dhan asa ka aqali bdn si ficn buu uhadly. allhow ugargar saqirintaas 😰
@dhuux7official181
@dhuux7official181 5 лет назад
Ala maxaad ila aragtey aqliga kujira masha ALLAAH
@hanitaa777
@hanitaa777 4 года назад
Nawel Faysal 65 ayaan kaaga dhigy eee adiguna igu caawi subscribe
@adnanh205
@adnanh205 8 лет назад
Oh my people I feel sorry people ALLOOW help
@swifty2550
@swifty2550 5 лет назад
Adnan H@siad barre was the only real leader of somalia,may allah have mercy on general siad barre!!
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 лет назад
@@swifty2550 You are right Siyaad Barre never allowed Darbijiif where ever they live in be Muqdisho , Hargayso Bosaso ,Burco ,Baydhabo he would treat them like his children this is the consequence that we disobeyed Siyad barre we are all suffering be Darbijiif, Qaxooti or mental illness Allah ya raxam siyaad barre
@swifty2550
@swifty2550 5 лет назад
@@diiriyeahmed6699@ 'I completely agree with you,
@knaank9
@knaank9 6 лет назад
Madaxdi aad dooraten aaway muuse bixi ilmahisa dubai ayey wax ku baranaan ilmahi doortayna darbi jiif waaye aax🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴calankaan iska soo qaado aad badbaadide
@wilzomaliyeth2396
@wilzomaliyeth2396 5 лет назад
mostapha Mohammed bro 2016 weeyan mxa ka khaldan
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 5 лет назад
@@wilzomaliyeth2396 oo Hada miyey ka tagen meshi 2016 waye kulaha wali sidi bey utagan tahay dhibtii sxb
@wilzomaliyeth2396
@wilzomaliyeth2396 5 лет назад
Ha zxb lkn musa bixi xiliga mu joogin de
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 5 лет назад
@@wilzomaliyeth2396 oo Hada mu wax uqabto brother madaxda isma dhanto bro
@namiin3034
@namiin3034 7 лет назад
SubxanAllah this is shocking, why doesn't he ask where their parents and family are? he never asks why they are in burco if the families are in Berbara????
@mosoudismail5144
@mosoudismail5144 7 лет назад
hope Springs he asked most of them but it doesn't matter if they from burco, berbera,hargaisa the only thing they need is help from everyone
@flames9027
@flames9027 6 лет назад
Summer Rainbow I agree those Somalia reporters are useless!
@khadaressa8735
@khadaressa8735 6 лет назад
Ax Ax😭😭😭10jir Darbi-jiif ah plz Hadeydaan waxpa uqaban kareyn Caruurtan yan La Dhibaateyn
@naciimosalaadjimale5042
@naciimosalaadjimale5042 5 лет назад
Lacag ilahayow isii uma darufesan waxba u qaban laha nolal xumey ku jiran
@ikruuzhcirmar6853
@ikruuzhcirmar6853 5 лет назад
Wiilka 12jirka ah wlh waan qiiroodey meeye dadkii wadankan izka lahaa😭😭😭😭😭😭😭😭🎶ciil badanaa
@dhuux7official181
@dhuux7official181 5 лет назад
Walal aqligiisa ma aragtey kan yare 12 jir baan ahay yidhi
@sahraahmed2894
@sahraahmed2894 6 лет назад
Axaxax alla ciil weynaa ragii dalka usoo dagaalamay waxan may arkaan matanay usoo dagaalameen
@aliiogimioo8115
@aliiogimioo8115 5 лет назад
KULEY WAA AGOON. RAGI WADANKA UDINTAY BA DALAY. INSHALLS CHEER ILAHAY BA CAWIMAD UU HAYAA
@shuebunited6545
@shuebunited6545 7 лет назад
ooooooh Iam so sorry wlhy bal firiya intay le egyihin yarabi waxan kabar yaya inad cawiso ubax dalka waa kuwi lagu tashan laha wlhy waan oyay please an uducayno wax walba ilahy baa qoray waa ilamo yar yar wan ka xumyhy wlhy
@rachiedmahamed6541
@rachiedmahamed6541 6 лет назад
Shueb United 89
@maryanislow7558
@maryanislow7558 5 лет назад
Kkkkk😂😂
@qaradd4265
@qaradd4265 6 лет назад
😢😢😢😢 calool xumo waa taas kan raba in uu duuliye noqdo waa in barbara la geeyaa qowskiisii baa joogee
@adanyusuf4150
@adanyusuf4150 6 лет назад
Lacagta 18may aa kutumanesan ma Masakinta sisan Inalilahi
@qalbiproductionfilms7981
@qalbiproductionfilms7981 6 лет назад
adan ali yeah that's right
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 лет назад
Intad Somaliland kumashquleysan . Ordoo wax uqabta nagihima xeebta liido kutumanayo ee amison ta ka tunta
@miqueen5374
@miqueen5374 5 лет назад
@@rahmacookingandbakery8196 Ilmahan wax uqabtaaaa tumashadodaaa illahey a yaa LA xisabtamayoo kuwas
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 лет назад
@@miqueen5374 ilmaha wixii itaalkayaga wa uqabana lkn ilma qaarba sheydaan wataa marka waxba somaliland ha aflagaaden iyaadoo dantiini kala daadsantahey . Idinkaba caruurtina wa qarineysane meel kasata xabag ayey kucaban
@hodanc6526
@hodanc6526 5 лет назад
Siyad bare darbi jif ma jirin siyaasi jebkisa u daran
@luulfarey5761
@luulfarey5761 6 лет назад
yaa allaah ugargaar hooyooyinku ubadkooda ha u sabraan oo ha urursadaan allaw rafadka kabixi waalidka iyo awlaadaba
@quuenxilajano3219
@quuenxilajano3219 5 лет назад
Wilka yar wa fariid wlahi allow u gar gar
@mapsuudabdirhman2142
@mapsuudabdirhman2142 5 лет назад
Alloow maal I zii Dadka aan wx u qbte , dadkan wa lysku eegayaaye
@azmiitodajiya7921
@azmiitodajiya7921 5 лет назад
Ameen wll qli
@axmedcabdi8107
@axmedcabdi8107 4 года назад
Alle ha ugar gaaro
@axlaamqaali959
@axlaamqaali959 5 лет назад
INanka year was fariid walahi Allow caawi
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 5 лет назад
Walaahi Waa Ayaan Daro In Ilmihii Yar Yaraa ee Soomaliyeed Ee Ahaa Ubaxii Somalia 🇸🇴 In Ay Dac Daro Weyn Ay Heysato!! Oo Wax Caawinaad Ah Aysan Heysan Bal Day Xabagta Waxeey Dishaa Lungs Feeraha Walaahi Waa Wax Ayaan Daro Ah Ilmahaas Yar Yar Aysan Heysan Wax Caawimaad Ah War Kuwa Dawlada Soomaliland Isku Sheega Wax U Qabta Ilmahaan Yar Yar Ee Daruufta Xun Heysta!!!
@indhosmaanka2723
@indhosmaanka2723 6 лет назад
Wlh carur niyadoda saafi tahay waa in wax lo qabtaa
@abwanqarni8248
@abwanqarni8248 6 лет назад
I am very sorry about that insha Allah wil be change
@isbatorenaanaa8258
@isbatorenaanaa8258 5 лет назад
raga laguma dheelee ax ax dadka hantida alle siiyay ba ka masuulaa caruuran
@nacimoaragsan4413
@nacimoaragsan4413 6 лет назад
Dhargal iyo kan pilot ka rabay laba nino an nixn weye rag rag dalay
@Somfox1
@Somfox1 6 лет назад
inta Somali qabiil iyo qudhun isku dilaysa .. ha loo gurmado caruurtan Somaliyed
@saadaomar9457
@saadaomar9457 6 лет назад
Inaalilahi wainaalilahi rajucuun.
@saadaomar9457
@saadaomar9457 6 лет назад
Wax putland ah kuma jiraan kaligood waa Soomaliland. Intaad iswada haysataan badbaadiya caruurtu waa Mustaqbalkii barito. Allah u gargaaro.aamiin yaa Allah.
@EsraaaAwidan
@EsraaaAwidan Месяц назад
انا لله وانا اليه راجعون اين الحكومة somaliland😢
@user-ts2ld1ye8i
@user-ts2ld1ye8i 5 лет назад
Walahi wa wx laga naxo ilmahan mustaqbalkoda saan u dhumay ilahow soomali u gargaar
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 лет назад
Waa sakhrad oo waa duruuf kulahaa
@salmasulubodowaa1339
@salmasulubodowaa1339 6 лет назад
Ax ax ax xaraam dawlda ayaa qabtey xuquuqdi ubadka
@mookieibra6376
@mookieibra6376 5 лет назад
Dowladu waa tee, kuwanba iyaga ka liita.
@maadoowland5477
@maadoowland5477 6 лет назад
Somali diidka Mey cawiyaan uf dheh somaliland somalia ma ahan uf dheh 😕 😕 😕 awey mexey ku hayaan halka qabiil lee Maamule isaaq ilaahey kabaqa ee dadkan cawiya doqon baatihiine😢
@kayakaya8675
@kayakaya8675 5 лет назад
Afkda qarmuun kalbax dadka 😷 Bilaa qimo ayaa tahey 👎
@quruxsomali7970
@quruxsomali7970 5 лет назад
Kaya Kaya waleee waxa qiimo laheyn ninka dadkiisa saan u baaba aayan ee qabiil meesha la fadhiyo war sida isku dhaama
@crisaaqahmed1693
@crisaaqahmed1693 6 лет назад
ax ax wlhi waaaa musiiibo ka jirta dhamaan dal
@muuminad3143
@muuminad3143 6 лет назад
Dawladda Somaliland caruurtan iyagaa xil ka saaran yahay. Hantida umadda xaq bay lu leeyihiin wax hala siiyaa
@Stampje
@Stampje 4 года назад
Ax ax ilaahayaw walishaan da yar ta ah nolal caadi ah sii uu soo du cee ya walalyaal
@hanitamaxamad561
@hanitamaxamad561 5 лет назад
😭😭😭
@maryanislow7558
@maryanislow7558 5 лет назад
Kkkkk
@hanitamaxamad561
@hanitamaxamad561 5 лет назад
Maxd ku qosley dhilo uf
@deeqamohamudsuleymanhassen4972
Ma saan ba nodebesay. 😭😭😭 Calool xumo
@hodanmaxamed5546
@hodanmaxamed5546 6 лет назад
Oooooh!!! Wllhi aad baan uuga xumahay caruurta yaa rabbi allow ugar gaar qaf kasto danteeda ayeey fiirsanee lama fiirinayo danta guud qad kasto oo la yaso wuxuu noqonaa qaf horumar gaaro insha allah hurumar ayaan urajeynaa
@salmanabdiwahid516
@salmanabdiwahid516 6 лет назад
Madaxweynoow waad aragtaa maxaad kaaga jawaabi baari markii aad horistaag tiid Allah
@ikruuzhcirmar6853
@ikruuzhcirmar6853 5 лет назад
Aawey waalidkii dhalay😭😭😭😭
@fadumoabdulkadir1155
@fadumoabdulkadir1155 3 года назад
Su’aashaas anba Waan is waydiiyey intooda bdn aayo ayaa ka saartay
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 лет назад
Maanshaalaa ilaahay ajar ha idnka siiyo
@ahmedabdirahman5301
@ahmedabdirahman5301 5 лет назад
Allah haka saaro daruuftan ay ku jiraan.ilamahan yar oo 10 jirka waxa uu yiri xabagta waan cabaa ,sigaarka iyi qaadka ,xaarantana waan cunaa ilamaha yar oo darjiifka wxi xaaranta uu cuno waa og yhy halka siyaasiinta somaliyeed xaraanta ay cunaan ay u haystaan hoolahoodi
@kpbiah8828
@kpbiah8828 6 лет назад
xundhur ilaa fashtii xabag luuhaa kasa ciyalka nagawalay
@adnanmohamed1635
@adnanmohamed1635 5 лет назад
Qofkasto Muslim ah wxn kaacodsanaya in caruurta dhibaataysan ee darbi jiif iyo maqaaxi jiifba leh in wx looqabto Horta qofkasto hanti hysta hadii uu wx uqaban laha waa laga bixi lahaa abaarha soonoqnoqnaya iyo kor ukaca maciishada lkn mid kastoo alle wx udhiibey wxu rabaa inu wxkle kudarsado wlhi Muslim ayeynu isku shegeynaa hadana naxariistii ayaa inaga maqan dawlada wx kacod sanlahaa intey ictiraaf radinayso caruurteda wx ha uqabato Wxn kusoo gabinayaa ilahy wxu kulu nafsin bima kasabat Micnaha Mafwaliba wxy qabsaty uleedahy ilahy iimanka hayno adkeeyo👊👊👊
@asmaabdi6610
@asmaabdi6610 6 лет назад
Inalila waa inaa ilahay rajucuun bal ubadkan yar yare aan shan jirba gadhiin dadkii dhalay maye
@afnanladansiciid9267
@afnanladansiciid9267 6 лет назад
6 sano dar bi jiif aha ku ye ax inaa ri laah wa inaari laah ra jicuun alle ha caawiyo amiin
@axlaamqaali959
@axlaamqaali959 5 лет назад
Walahi waan ilmeeyay walal
@clrahmanothmanmuhumeth8742
@clrahmanothmanmuhumeth8742 6 лет назад
waar dadkanni waa wada reer berbera ah
@aliiogimioo8115
@aliiogimioo8115 5 лет назад
Watas Shekedii DP WORLD
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 4 года назад
Kkkkkk reer waqoyigu waalida waa kudhashaan " imisa landcruiser baa wax naga duubay oo dib danbe noogu soo noqon" ayu yiri wiil 8 jir ah waa hadal qiimo leh oo isla xisaabtan kamuuqdo
@nacimamohamed6986
@nacimamohamed6986 5 лет назад
Boorama Darbi jiifmale wakaa Iraqi I dawlada haystykuquuso
@salmanabdiwahid516
@salmanabdiwahid516 6 лет назад
Waa Kaas ubaxii umaada
@caamirlajakis2950
@caamirlajakis2950 7 лет назад
waa ka xumahay my walaala heeyga😥😞😥😥😥😥😥😞😞
@nasirsancawi2416
@nasirsancawi2416 6 лет назад
waxan u sheegayaa muuse biixi ha caawiyo ubadkan
@dhuux7official181
@dhuux7official181 5 лет назад
Rag garab waayey !!!!!
@hanitaa777
@hanitaa777 4 года назад
WADANI CHANNEL 223 Ayaan kaaga dhigy eee adiguna iisaar pls supscribe
@ugaaskasomaliyeed1846
@ugaaskasomaliyeed1846 5 лет назад
Aniga alla waxan ugu baryaa in oo soo toosiyo
@saamisimba6728
@saamisimba6728 7 лет назад
Ilahay haydiin gargaraaro wllo lyaal dawlad illahaybaa uun wax idiin qabankare
@nasirsancawi2416
@nasirsancawi2416 6 лет назад
aamiin aamiin aamiin
@sarahussein5872
@sarahussein5872 6 лет назад
12 jir mahaa ka yar ee wanu garnayn
@user-bl8tn3tb9m
@user-bl8tn3tb9m 6 лет назад
Sara Hussein haa walhy ka 10 sheegtay iyo 12 jirka shegtayba ka yar ee wanay garanayn
@mohamedhussein3089
@mohamedhussein3089 5 лет назад
Hhh
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 6 лет назад
Allahow ayaa awooda iska leh umadaada u gargaar
@faadumohenna6004
@faadumohenna6004 4 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭
@nacimamohamed6986
@nacimamohamed6986 5 лет назад
Dadkuwaa gajosowkuwa kusheega nagahooga ciyaalka dadiya
@abdihamidismail9892
@abdihamidismail9892 7 лет назад
see you
@nidaamiyechannel9497
@nidaamiyechannel9497 6 лет назад
Anigu ciyalka lama yaaabani waxaaan la yaaabanahay dadkan waraysanaya ooooo si ay u waraystaaan kudhhaya waxban idin qabanayaaa caruurta hadaadan waxba u qavanyn noloshoooda iskaga daaaaa
@ruqiyaabdisalam4731
@ruqiyaabdisalam4731 5 лет назад
wax caqliga Gali kara ma ahan maxaa umada damiirkii Ka qaadey ubadkii waa rogmadeen aa awey dad kii dhaley
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 лет назад
Eeg isagaa ka soo baxsaday reerkoodii
@user-jm8nu2nz7d
@user-jm8nu2nz7d 6 лет назад
S/)land wax kama qaban karto ee dowladoodii haloo keeno muqdisho ama meeshoodii ayaa wax lagu siinaya
@Emmapop
@Emmapop 6 лет назад
Waar ninkan wax muqdishu u dirayaa waxaan odhan lahaa caruurtan masaakiinta siyaasad ha ka dhex baandhin.
@kamaljamac2593
@kamaljamac2593 6 лет назад
Wll dul qaado, 85% Somalida Aqoon yanadeeda waxay ahaan jireen Derbiya Jiif iyo kuwa tuugsada ama Caseeya ah, Insha Allah waad ka baxeeysaan? Madaxweynihi Hore Hassan Sheikh asba wuxuu ahaan jiray Derbiya Jiif Ceel gaaban ka tuugsada, Maantana waa Millionare magac yeeshay? Walaal yaal dulqaata Dunida waa meerta markiina ayaa iman doona?
@mapsuudabdirhman2142
@mapsuudabdirhman2142 5 лет назад
Yaaa Al raxmaan dadkaga u gargaar 😭😳😳😳
@ruqiyaabdisalam4731
@ruqiyaabdisalam4731 5 лет назад
i انا لله وانا اليه راجعون
@deeqmediapro574
@deeqmediapro574 7 лет назад
Ilaaaahy ha idin gargaaro dhalin yaroooy
@axmedfarax5615
@axmedfarax5615 6 лет назад
DEEQ PRODUCTION
@sochedorg5775
@sochedorg5775 6 лет назад
Away dadki Ganacsatada, Culimada, waxgaradka, Allow u gargaar
@jirfe
@jirfe 5 лет назад
Waalidkooda ayaa dayacay mid leh aabahaay iyo hooyadaay waa dhinteen maleh kaaga daranka qabiilka aan muuse ku dooranay derbijiifkeena h awal muxuu u qabtay dadkeena inta wax haaysataa boqolkiiba 20 maaha reer sland qabyaaladan xun ee kii wax haaysta wax ugu daraysa aaan iska iloowno xabaglayaasha hargeisa ayaa kabadan kuwan oo Cid walba leh reer sland qabyaaladan indhaha LA ee siyaasiyiintu idinku kala qaaybiyeen meel uga soo wada jeesta gobol kasta daawlada ha kula xisaabtamo maxaad noo qabateen caasimadii wadanku waad Aragtaan xitaa wado hagaagsan iska daaye traffic light MA leh maxaan aqoonsi ku doonaynaa
@mahammedabdugadernoor1162
@mahammedabdugadernoor1162 6 лет назад
😢😢😢😢😢😢😢
@jirfe
@jirfe 5 лет назад
Kuwa xabagta ka iibinaya maxaa wax looga qaban waayey wasiiradu soow taay xidhay kuwii xafiiskeedii ku mudaharaaday
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 лет назад
Kani 10 jir uma eeka 5 jir ayuu u eegyahay wuu hagaasay. Iyagaa reerkoodii ka soo baxsaday.
@user-kc5zr2ej2k
@user-kc5zr2ej2k Год назад
Way iska dhalayaan iyagoon masuuliyad qaadi karin
@sportigadadka912
@sportigadadka912 6 лет назад
oh walahy sorry walalayaal
@waberihassan7867
@waberihassan7867 5 лет назад
Illahay ha u gargaro 😭
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 4 года назад
8:18 😢😢😢😢😢😢😢
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287
Intaaaad raaadinaysaaan aqooonsi iyo malinta qashin aruuuriska ciyalkiiina uqubeeeestay
@idilwafaa2890
@idilwafaa2890 6 лет назад
hmm intad somlilnd ku mashqulsantihin horu mar gadhi maysan wale ordah horta dalkina dhinac ka gubanyah so bakhtiyah mrka wxd na dhaysan an dhah aqonsigunah w hor mar anu idin dhernahy 👎👅💪
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287
Idil Wafaa anu idoooor dad haaa ika dhigin wakuwaaaaa dhalaaankiiiina darbiga jiiiifee 50 jirkiiiinana af qarmuuuun meeel fadhiyeeee hush 🤫
@adnanmohamed1635
@adnanmohamed1635 5 лет назад
gabadh somaliyeed mxd ku hadleysaa Adigu hadad chermal jogtid mxd ku hysa inad hadashidba loma bahna ciyaalka canaha tahee
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 лет назад
Adigu wax uqabo inaad ku digeneyso
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 лет назад
@@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287 bakhtiba tahey kuwa darba jiifta aya ba kudhaama adigoo yurup dawarsanaya ayaad dad dalkoodi jooga,wax kasheegi
@zimannur6943
@zimannur6943 6 лет назад
Ilmahan dadka Family yasha flim kas maa hal cunug qaato
@asmanuur97
@asmanuur97 5 лет назад
Laaa ilaaha ilAaa inli laaahu wa inaa lu raajucuun😢😢😢😢😢😢😢
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 лет назад
Wax barasho ayuu ku celceliyay. Barbaraay ka soo wada baxsadeen
@cabdlemaxamuud6599
@cabdlemaxamuud6599 6 лет назад
oh my God what heppend the persdent
@kawtharmoumin6345
@kawtharmoumin6345 6 лет назад
😭😭😭😭😭allaw kasaar
@batulmahamed1552
@batulmahamed1552 5 лет назад
الله يخذ كل من ينجب طفل فقط من اجل الشهواة حسبي الله ونعم الوكيل فيهم
@hamdahmouse8123
@hamdahmouse8123 5 лет назад
امین یارب
@abdihamidismail9892
@abdihamidismail9892 7 лет назад
dawlad ku sheegu may wax u qabtaan......ilaahay ba wax u qaban karee
@sadaamxavi5064
@sadaamxavi5064 6 лет назад
taas waxay tahay masuuliyad saaran xukuumada wadanka alaha sahla
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 5 лет назад
Woo i am sorry the street children where is president muuse bixi
@aminayariso8524
@aminayariso8524 6 лет назад
Khajinland caruurta daryel siya
@yaziinhaashi7344
@yaziinhaashi7344 4 года назад
Qabxad
@hamzajrbudull2864
@hamzajrbudull2864 6 лет назад
Jooji gaadhiga
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 6 лет назад
Subhaanalaah meel 10 jirkii darbi jiif yahy ilaahow nadba qabo
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 6 лет назад
somali hana hilaa h
@walioos.99aljootal2
@walioos.99aljootal2 6 лет назад
walba mel aan kala xariiro igu caawiya
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 лет назад
Maxaad siin laheed aan number kusheege
@BashiirIbrahin
@BashiirIbrahin 5 лет назад
Hadii aad caawinayso caruurtaa waan kula xidhiidhinayaa anigaa videoga soo duubay. Thank u
@jakohussein2458
@jakohussein2458 5 лет назад
Sideen kucawinkarayaa
@apdirahimfawzi4552
@apdirahimfawzi4552 5 лет назад
wah allo qabto
@nasraxilwaanimahamed3151
@nasraxilwaanimahamed3151 6 лет назад
Allow ugargaar dadkan
@sinduurasomali977
@sinduurasomali977 4 года назад
Yaa rabi igarsi gortan wax uqaban laa
@aliderie5908
@aliderie5908 5 лет назад
Alah masaakiinta u gaar
@mariaisse4628
@mariaisse4628 5 лет назад
😭😭😭😭😭😱 wx laganaxo wye ubixii sobaxayay hadii sidaan noqonayaan wx mshqtaqabal ah maba jiro darxo kadaran majirto
@nacimamohamed6986
@nacimamohamed6986 5 лет назад
Gabdhahooga ayaa hooyo xunah
@jirfe
@jirfe 5 лет назад
Walaahi waa ciyaal fekred fiican islaantan arimaha bulshada iyo qooyska haaysata maxaay ku hadlaysaa iyo madaxweeyneheena muuse
@50kofficial72
@50kofficial72 5 лет назад
Waxeey leeyihiin xaaraantaan cun naa waamaxay xaaraan teey cunaan hadii lagareebo waxeey xadaan? Fii amaana Allah
@abdirahmaandacwi
@abdirahmaandacwi 6 лет назад
😭😭😭😢😢
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 лет назад
Kuwanaa hadhaw ina layn doona. Iyagaa is dacay maxaa xabag ay ku faleen
@mohamedcabdalegym3601
@mohamedcabdalegym3601 5 лет назад
Illahy how gar gaaro
@ayaansiciid765
@ayaansiciid765 5 лет назад
Dalbajiifka iyo xabaglayaashu waa kala labbo Dalbajiifku waa ubad nasiibku dabada dhigay lkn sharafleh oo shaqaysta baalashle ha hadaaan anba gaadhiyaasha ha maydhaane Se xabagluhu waa ubad badankooda waalidkood u taagheliwaayay oo waxbarasha iyo guriga loogu taagheliwaayay oo xabagtaasi dilootay siday lacagta xabagta u helaana meherada suuqa ayay qashinka ka qaadaan oo haamaha qashinka gaadhsiiyaan iyagoo 500shln anba 1000shln lagu siiyo. Way dhici kartaa in qaar darbijiifa xabaglayaan noqdaa lkn ma badna lkn kuwan muuqaalka laga soo duubay waa xabaglayaal waalidkoodba u taagwaayay dawladna uma taaghelayso ee ku caawimada u baahan waa dalbijiifka ee kuwaa ha lagacan qabto
@ugaaskasomaliyeed1846
@ugaaskasomaliyeed1846 5 лет назад
Alla ayaa wax idiin qaban kro
Далее
Carruurta darbijiif ah oo buuxdhaafisay Burco
4:56
Просмотров 13 тыс.
Презентация iPhone 16 за 4 минуты
04:00
Daawo   afhayeenka Darbi jiifta oo ka Qayliyay Dhaxanta
2:17