Тёмный

Daawo Diinta mexey ka qabtaa gabdhaha Makeup ka isku qurxiya ma banaantahay mise? By SH SHIBLI 

Garaad Films
Подписаться 262 тыс.
Просмотров 209 тыс.
50% 1

MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR DAILY VIDEOS!
Waad ku Mahadsantahay Daawashadaada,
For Bussiness Please Contact me my Facebook Page!!!!
Fallow Me On Facebook / garaadfilms

Развлечения

Опубликовано:

 

1 дек 2017

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 280   
@aliyahshariif9173
@aliyahshariif9173 5 лет назад
woooooow make-up dambi ma ahaaaaaan yeeeeeees Alhamdulillah 😍😍😍😍😍 thank u yaaa sheeeekh inta kle plz like👇👇👇👇👇👇👇
@hindiafsomali6653
@hindiafsomali6653 4 года назад
Haha hahahahha alxamdullha 😂😂😂😂😂😂 alxamdullha thanks 😂😂❤️❤️❤️❤️
@baanabakaribaanabakaari7455
@baanabakaribaanabakaari7455 3 года назад
Hhhhh murug aya ku heysay moyaa
@aaishaaquuli2332
@aaishaaquuli2332 2 года назад
الحمد الله
@fardusbarreh5667
@fardusbarreh5667 6 лет назад
yeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeees! makeupku dembi mahaa wooooow! alhamdulilillaaaaaaaah
@samiraige28
@samiraige28 6 лет назад
Fardus Barreh hahahahaha
@hodmanitashekh165
@hodmanitashekh165 6 лет назад
Fardus Barreh Hhhhhhhhhh
@asaldhalad100
@asaldhalad100 6 лет назад
Fardus Barreh kkkkkkkkkkkkkkk waad iga qoslisay ma aadbad u isticmaasha
@princessmahira3101
@princessmahira3101 6 лет назад
🤣😂😂😂😂😂
@asaldhalad100
@asaldhalad100 6 лет назад
princess mahira hhhhh fadus waaa qof aad danbiga isga ilalinysa aadbay ugu faraxday arinkaa mancha alaah
@ahlamfarah4076
@ahlamfarah4076 4 года назад
Makeup dhan lips ban ka isticmaallaa iyo indhokuul waa alx hadii labadaasna ay banaan yihiin 😍😍😍
@albashiir8746
@albashiir8746 6 лет назад
Mashaaa allah Waa naga qancisay sheekh shibile Qaacidadu waxeey wixii abuurka allah badala oo dhan oo ma banaana Qulaasada hadalka sidaan u fahanay
@deeqoashkir1773
@deeqoashkir1773 4 года назад
Masha allah walkey mekep iyo dawo la isku cadey ma istic making quruxdow allah isiyey ku qanacsanay alx
@ilhaanxasancabdicabdi9852
@ilhaanxasancabdicabdi9852 Год назад
Masha Allah
@drs.suldishhazzo6541
@drs.suldishhazzo6541 4 года назад
Scw scw scw scw scw scw sax 😘😍😘👌 ragga umelenayan make up inu yahay quruxdaa dumarka raggow wad qaldiheen make up mar dhow ayuu so baxay but dumarka weey jiirey jjireen weeynàh qurux badnyeen 😏😏😏😏calcalka jooji
@suhaibadams2218
@suhaibadams2218 4 года назад
Siman Qurux qodob muhimad ka hadashay lkn halka loo baahan yahay waxa weeyi... makeup ku hablihiiba niyadu kadilay. Taaaso keenta isaga la’aanti inayna cidna hor joogsan karin inantu ay quruxdeedi o dhanna ku xidhay isaga.. quruxdaadi dhaladkii abuuurka mayna muhim ahayn iyadna ilayn hadi kale waba kalsoni dare!! Time to time makeup inay inantu xidhato it’s okay
@aminaadanmaclin3893
@aminaadanmaclin3893 6 лет назад
makeub xaran ma ahan jisakallah qeer video waxan firsaday mid sheek isku sheek ah oo dumarka kukacay markas an dhahay waxan ku kalsonhy shekyada waween ilaah aa weene seda sheek shibil iyo sheek umul 2 dan sheek waku kalsonhy wana sogayay video mahad saniid qofka sogaliyay video😍😍😍😍😍
@bewhoyouare6003
@bewhoyouare6003 6 лет назад
Make upku qish maha miyaa Sawtan hablihii ragii Umarsanaya Inantii madawweeyd markay Make up marsato midabkedii uu isbadalayaa Inankii ama wiilki inanta cad Radinayay markiu arko wu soo donani Dee kadip haday isfahman oo aqal galaan ay iska meedho uumidabkedi saxda ahaa arko saw Yaayul iyo dhip kuma aha .. Makeupka jidhkaaga ueeg ayan xaran ahayn wll Dhuux sheikha Ada fahmiye . Shukran
@xuseencaydiidjaamac4287
@xuseencaydiidjaamac4287 6 лет назад
amina adan maclin wllshy billhi Hada ayaan ka dawaday *shiikhaas* aad sheegydid Hadan dawaday waa wiil yar oo cilmi saasa lahayn
@abdullahifaruq9302
@abdullahifaruq9302 5 лет назад
amina adan maclin p
@hamzahussein1468
@hamzahussein1468 6 лет назад
Masha Allah illahay shekh shibili ilahy cimri dheer hasiyo
@hodancadey4212
@hodancadey4212 4 года назад
Masha Allah sh shibli culumada ugu jeclhy dambigaka ilahey ha dhafo akhiro iyo adunba ilahey haku nuriyo
@ramlacadey1894
@ramlacadey1894 6 лет назад
mansha allah jazakumullah qeyr sheeq
@mohamedismail8241
@mohamedismail8241 6 лет назад
Jizaakallaahu khayraa sheekh
@abdirizakidow8581
@abdirizakidow8581 6 лет назад
Mashlh sheikh inta wanada qadata Allha naga digo amiiiin
@faadumoaadan8302
@faadumoaadan8302 4 года назад
Mshallaah aLow xfd shuyuuqdeena Alow Aamiin 🙏❤️
@mahdiyoungpubg7323
@mahdiyoungpubg7323 6 лет назад
Alle Waxan ka Baryaa in gabdhaheeena qurxoon iska dayaan Is mariska dawooyinka
@khadardeek7387
@khadardeek7387 6 лет назад
amiiin amiiin amiin
@farhiamohamed8528
@farhiamohamed8528 5 лет назад
Amiin Ducada inoso badhii
@anisoland8655
@anisoland8655 5 лет назад
Isha allaah
@safiyoxasan1350
@safiyoxasan1350 5 лет назад
@@anisoland8655 abyo isha aallah waa qalad insha aallah uu qor xabibtii
@sucaadomadoweyhooyomcninol872
@sucaadomadoweyhooyomcninol872 4 года назад
aaamiin yaa rabi
@NimcoGlam
@NimcoGlam 5 лет назад
Soo yaaca 💄 Makeup iyo timaha idin ka dhisee 😃😃fadlan soo booqda channel kayga QURXINTA wlc all 💄💕🔥💄💕🔥💄💕🔥
@uxmedzeyn1045
@uxmedzeyn1045 4 года назад
Xoolo iska nool hanoqonin ilahy ka baq qeyr ba lagu farayaye
@canabcumar1434
@canabcumar1434 4 года назад
@@uxmedzeyn1045 mxy kaa sameysay gabadha wll
@uxmedzeyn1045
@uxmedzeyn1045 4 года назад
@@canabcumar1434 dariqi qawmu cad iyo munafiqinta bey heysa
@uxmedzeyn1045
@uxmedzeyn1045 4 года назад
@@canabcumar1434 aniga wxba igama sameynine
@canabcumar1434
@canabcumar1434 4 года назад
@@uxmedzeyn1045wllo gabadha hdl xun kama arko eee wx wngsn sheg ama amus adigaba dinta ugafaye qofka hdi aad wx ushegeyso xita si wngsn baa logu shegaa no caay
@aniilahassa2538
@aniilahassa2538 6 лет назад
بارك الله فيك شيخنا 🤗
@nafisalifestyle9094
@nafisalifestyle9094 4 года назад
Masha Allah shukran sheikh wa ika jahil bixisay makeupka
@ifrahfanahleey8051
@ifrahfanahleey8051 6 лет назад
Man shalaah sheik jazakalah
@abdisalamabdirahman5718
@abdisalamabdirahman5718 5 лет назад
Jazaakalahu alif kheyr sheekh Ilahay haku xifdiyo
@sawdaibrahim486
@sawdaibrahim486 5 лет назад
Masha allah sheekh allah haku xafido jazakallah
@rahmabshdjrjr7545
@rahmabshdjrjr7545 6 лет назад
Masha allah masha allah masha allah masha allah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@ubahdajiya2214
@ubahdajiya2214 5 лет назад
Sheikh waxaan rabaa inaan ilkaa xidho anoon qoryn waxkalena zamayneeyn diintu maxay ka qabtaah
@abdaleahmed9718
@abdaleahmed9718 4 года назад
Hhh gabdhihii bay make up kii noogu fasaxeen haday kuligood peryanka chopra isku ekaysiinayaan😂
@Sahruush
@Sahruush 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@umumaxamedbaari1977
@umumaxamedbaari1977 5 лет назад
Maasha allaah sheek shukran inbadan wlhi hadan bilaabi rabi in an mariyo hadane waan baqaayi lkn shukran ilaahy kubarakey
@ladanbishaarobishaaro4218
@ladanbishaarobishaaro4218 6 лет назад
Jazakalh shequ
@shankaroonmaxamed6823
@shankaroonmaxamed6823 5 лет назад
Mnshaalh alh ku shrfo sheekh barakalaah uk aan ku nolhy mr wlbo waa dnbi ba li dhaha yes hdaan mrsnaa🤣
@umuanzalchannel2271
@umuanzalchannel2271 4 года назад
Hhh marso abyo soboqo Yutub channel keyga o Subscribe idheh plz
@princessamina9363
@princessamina9363 4 года назад
Jazakallah Sheikh Shibili
@mariaosman5359
@mariaosman5359 4 года назад
Baalasha indhaha lagshto mabanaano gabdhooy allh unaqda nabiga NNKH wuxu dhahay nacald haku dhacdo kuwa wax xariiriya iyo kuwa looxariirinayo sida tinta dunta lagu dheereeyo iyo baalasha indha ha lasaarto oo tinta lagu kor kolaynaayo
@hoododheeg6794
@hoododheeg6794 4 года назад
Walhi ani majecli waxan ka isticmala indha kuul iyo labais intaasna haday danbi ahayn allxmdullh
@hafsaabdikadir4215
@hafsaabdikadir4215 3 года назад
Jasaa kalaahu kheyran sheikh shibili runtii cabsidii ihaysay ayaad iga fujise waxaa umaleenaye mekeup inuu danbi yahay lkn taas waa isqurxin diintuna wee ogoshahay runtii waan kuqancay muqalkan quruxda badan💋
@tufahhassan2825
@tufahhassan2825 6 лет назад
Mansha alaah ilaahay haku barakeeyo aakhiro iyo aduunba sheekhanaa jazaaka laahu khayran
@abdulahiahmedraage7113
@abdulahiahmedraage7113 6 лет назад
jazakumulahi shikh shibili waad mahad santahy
@abdulahiahmedraage7113
@abdulahiahmedraage7113 6 лет назад
subscribe
@fatimahfatimah4728
@fatimahfatimah4728 5 лет назад
Woooooooow make uppku xaaraan ma ahan mahadsanid sheyquna
@naimayuusufhusein7249
@naimayuusufhusein7249 4 года назад
Mncha allah sheikh shukran❤
@ahaanaali8464
@ahaanaali8464 6 лет назад
Masha Allah jazakalah
@suniitaxasan8429
@suniitaxasan8429 5 лет назад
Masha Allah
@bilanguuleeste5781
@bilanguuleeste5781 4 года назад
M.a sheeq allaha ku barakeyo
@shimbirtayar48
@shimbirtayar48 4 года назад
Su aal waxan Raba in aan eyebrows keyga muda 5 sano clor ah ma danbi baa Maha da Iman kaliya ta waa 5 San??
@haniitaaxmed575
@haniitaaxmed575 5 лет назад
Alhamdulillah qeyr wyee
@deeqoosman4420
@deeqoosman4420 6 лет назад
Masha allaah
@amrancalimohamed7023
@amrancalimohamed7023 4 года назад
MashA Allah adeer mcn
@foziyoabdi6213
@foziyoabdi6213 4 года назад
Mansha Allah sheihk wan ku salamay dawo wax madardo iyo make up aa isku kalsonada
@sabaxxasan8578
@sabaxxasan8578 6 лет назад
illahay haa barkeryo
@sameersmr8313
@sameersmr8313 4 года назад
Masha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@istarhassan1126
@istarhassan1126 5 лет назад
Manshaa Allah jizaakallahu kheyr
@samakabchanel668
@samakabchanel668 6 лет назад
Ilahay ajar iyo xasanad ha ka siiyo
@maariizamaariiza3644
@maariizamaariiza3644 3 года назад
shiikh yadeena ilaahay ha noo barakeeyo
@dekaAli1581
@dekaAli1581 6 лет назад
Allha hu barkeeyo sheeq
@abdirahmanabbeyshurie130
@abdirahmanabbeyshurie130 5 лет назад
manshALLAH SH SHIBLI
@shacnisharaf3481
@shacnisharaf3481 5 лет назад
Msha alah jasakalah akhii💯💯💯👍✅✅
@filsanmahamed7918
@filsanmahamed7918 4 года назад
Waaaaaaaw makeupku danbad mahan masha allh sheekh jaska allh
@safiyacadeysafiyacadey7261
@safiyacadeysafiyacadey7261 5 лет назад
masha allah
@hawajama2500
@hawajama2500 4 года назад
Mansha Allah. ALLOW culimada noo xifdih
@abdirahmanmustafi8627
@abdirahmanmustafi8627 4 года назад
Tinta raga mala jilcinkara maxay diintu ka qabta diintu sheekh
@najmoabdullahi3127
@najmoabdullahi3127 4 года назад
Manshallaah manshallaah ilaahow noda culumada manshallaah shiqow ilaahay haku xafido
@meymunomar9635
@meymunomar9635 5 лет назад
ماشاء الله رب يحفطك ويرزقك حسن الخاتمة ويسعد قلبك وحياتك
@xuseencaydiidjaamac4287
@xuseencaydiidjaamac4287 6 лет назад
*Shiikhyga waan kugu dhagsnhy Tageerid sh in badan*
@anzalaashaa3410
@anzalaashaa3410 4 года назад
Ok sheikh wa mahdsanahy sidaa
@foziahassan2440
@foziahassan2440 6 лет назад
Jzakallhu khyr shikhunalfadil
@filsanaxmed2233
@filsanaxmed2233 4 года назад
Alllahu naqabo dawada amiin ya raabi
@khadijaibrahim6788
@khadijaibrahim6788 6 лет назад
maan sha allah shee
@kowtharal8052
@kowtharal8052 4 года назад
Alxm makeup haduu danbi eheen yeaaaaaa😍 teda kale makeup in lamarsado mahan kalsoni daro ee waa in leys qurxiyo waxan lahadla dadka aminsan hadi lamarsado inetahy kalsoni daro
@franskafka5913
@franskafka5913 3 года назад
Make upku waa إثارة جنسية waana danbi wllo, Sheekhyda somalidu iyagoon waxba garnyn ayey iska hadlaane
@khalidmuse8
@khalidmuse8 4 года назад
Hada shikha iscadenta maxu kadhahay
@buzhrayar5027
@buzhrayar5027 4 года назад
Videoga anoo naxzan ban furay iz leh wuxu odhan doona waa danbi Lkn Alx danbi maaha😍😍😍😍😍
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 лет назад
asc jazakallah kheyr marka labaad waxan rabaa suniyaha in lasimo danbi miyaa jwbtaas rabaa inan simto rabayee
@fatimajama1071
@fatimajama1071 4 года назад
Diamond Diamond kaas haa
@Yahyeaj
@Yahyeaj 4 года назад
Haa abyo suniyaha wadanbi lama ciro ama lama jaro waxbo haka badalin sidad kudhalatay
@shukri0sman363
@shukri0sman363 4 года назад
ha wa danbi suniyaha lajaroo walshey
@fadumoabdi2694
@fadumoabdi2694 6 лет назад
Masha Allah Jazakallah shehk 😍
@simanhasan2459
@simanhasan2459 6 лет назад
Masha Allah Allah kubarakeeyo sheikh mustafa
@fartumaegal9589
@fartumaegal9589 6 лет назад
Fatima shekhow waxaa jira make-up ka waxaa laga sameyay subaga khansirka marka xaraan soo maha.
@nimonor5520
@nimonor5520 5 лет назад
Suniyaha Inla Qurxiyo Mabaanan Tahy Tas Muhim Uahy Ani Inaa Sima Rabey Lkn Xaran Mise Xalal😭
@naimahassen2671
@naimahassen2671 5 лет назад
Xaran waye abaayo shugran
@xamdaxiismyname4520
@xamdaxiismyname4520 5 лет назад
Ayga ugu drn Abyo
@shamsomuhudin1595
@shamsomuhudin1595 5 лет назад
Xabbti in lajaro ayaa dambi ah
@mubaxmedia7616
@mubaxmedia7616 4 года назад
Qaali abyo jaridu waa danbi suuniya balse biliich baad kuqurxisan kartaa ama shape ugu yeeli kartaa
@hanicabdihaniuk9460
@hanicabdihaniuk9460 4 года назад
Masha alh sheqow jisakalah qeyr
@fowziahhazan4272
@fowziahhazan4272 4 года назад
shukran shiikhi
@mdeeqhuundey7202
@mdeeqhuundey7202 4 года назад
Alla meeshaan mxaa yes baxooyo ar walaalyaalow ma isku kalsoonidiin miii?
@saabiriinabuukar3090
@saabiriinabuukar3090 4 года назад
M.a 😍😍😍
@user-jl4fr8ei5e
@user-jl4fr8ei5e 6 лет назад
Maan shalaaah ala ilaa hayaw umada muslimiinta soo hadee
@shimbirtayar48
@shimbirtayar48 4 года назад
Sheakh thanks yeeeeeeeea 😊😃😃😃😃💄💄💄💄💄💄💄💄
@dekachannel1801
@dekachannel1801 4 года назад
Allow janatul fardosa ku gali sheikh
@saadiasundus5748
@saadiasundus5748 4 года назад
Mash Allah jazakllah sheikh shbile ilahay haku xifdiyo😘👍adeer mcn
@Shanishiqhasan
@Shanishiqhasan 4 года назад
Asc shiq siigada dambi miyaa
@afnaanaxmed8919
@afnaanaxmed8919 6 лет назад
Mansha Alla sheekh ilahay wuxuu naked array ayaan sameynina insha Allah Jasaka lahu khayran...
@hanadmahamedahmed3883
@hanadmahamedahmed3883 4 года назад
Masha allah
@saraaincadena199
@saraaincadena199 6 лет назад
Yeeeeeeeeeeeeeeeees make p dambi ma ahaan
@qamarali6968
@qamarali6968 4 года назад
😂😂😇
@hodanqueen4964
@hodanqueen4964 4 года назад
Mashaalah sheikh
@fahmocabey5471
@fahmocabey5471 5 лет назад
allah kubarakeyo
@zeitunyussuf8309
@zeitunyussuf8309 4 года назад
Plzz sheikaqan sual baanraabaa inanwarsado hagen kalaharira plzz isoshegaa
@barkhadoguledgabadhsoomali8492
@barkhadoguledgabadhsoomali8492 4 года назад
Waaaaaaw shekh shugran hadan iscadayn maykap kana an marsana🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@safiyamohamed6070
@safiyamohamed6070 4 года назад
bar,khado guled gabadh soomaliyeed 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@barkhadoguledgabadhsoomali8492
@barkhadoguledgabadhsoomali8492 4 года назад
@@safiyamohamed6070 xbbti alle haku sharfo 😍😍😍👋👋👋👋
@safiyamohamed6070
@safiyamohamed6070 4 года назад
Sidokale xabibtii👍
@meimunamohamedomar7532
@meimunamohamedomar7532 4 года назад
M.a aba mcn
@xamdimaxamud4673
@xamdimaxamud4673 6 лет назад
Maansh aallah sheekh
@nawaarmaxamed1478
@nawaarmaxamed1478 6 лет назад
Alleew xifdi caalimka soomaaliyeed
@queennisha5637
@queennisha5637 4 года назад
Mansha Allah
@faadumiinamohamed702
@faadumiinamohamed702 4 года назад
Mash Allha
@maidomahad2186
@maidomahad2186 2 года назад
Masha allaah illahay qeerbadan hakaasiyo
@maxamedsamatar1520
@maxamedsamatar1520 4 года назад
Alxamdu lilaahi make up dimbi mahan
@dekaAli1581
@dekaAli1581 6 лет назад
Masha allha
@dekaAli1581
@dekaAli1581 6 лет назад
👌
@indhouroon887
@indhouroon887 6 лет назад
masha shiikh waa runtaa
@fjfhfhdxbxbf2080
@fjfhfhdxbxbf2080 6 лет назад
تتببربفتتذ
@mahamadshakir575
@mahamadshakir575 6 лет назад
Bishareyso yarta xidigta muqdishaay😊😊😊
@cabdishakuurcumar761
@cabdishakuurcumar761 6 лет назад
Wlshy make up waapa la idiin ogalaadee iz cadaynta iska dhaafa
@ayandeeq7670
@ayandeeq7670 4 года назад
ManshaAllah
@asmamohamed2177
@asmamohamed2177 2 года назад
Ilkaha in lacaseeyo diinta maxay ka qabtaa
@husseinfaisal7228
@husseinfaisal7228 3 года назад
Mashallah
@ladyifraax2472
@ladyifraax2472 5 лет назад
Makeup ma jecli ina istcmlo alx wxnana ugama bhni ilhow ada mahd leh
@sacdiyosalaad9198
@sacdiyosalaad9198 4 года назад
Msha allh ,alhmdllh ana sido kle make up uma baahni
@fatimaali2906
@fatimaali2906 4 года назад
Wlhi majecli makupka waligena mamarsan doqeyga maha gabdhahena quruxda wey udhashen
@ayanbashe8832
@ayanbashe8832 4 года назад
MASHA alaah
@diamantenayanna7411
@diamantenayanna7411 4 года назад
Yeeeeeeees but nin keeyga Waa diidey
@leylaali4679
@leylaali4679 5 лет назад
Masha ala
@zamzammohamed6523
@zamzammohamed6523 5 лет назад
jaza kalahu khayr
@fartuunyusuf6968
@fartuunyusuf6968 6 лет назад
please su'aashaan muhiim weye e ka daaya music saaran aanu wada garanayno heesta music gaas leg dambigeena allaha dhaafo
@qadarall3571
@qadarall3571 4 года назад
Makeup danbi miyaa ? Hubso maxaa laga sameeyay makeup intaa ku intaa dhidid badan kaa imaado salaada ma siin wadan karaa sheikha hala wediiyo inoo xewanka laga sameeyo haloo micneyo waxwalbo easy yaa loo qadanin aniga ma aamin sani safiican ayaa u soo radinaa jawaab saxan ayaa idin kenaa 2 sheikh kaliya dunida kuma noola hala hubiyo waa la isku heestaaa allah ayaa og waxwalbo
@rihaamofficials1436
@rihaamofficials1436 4 года назад
Mashallh waa alx
Далее
DIY rocking horse for your kid #diy #parenting
00:57
Просмотров 3,4 млн
MakeUp iyo isqurxina Dumarka || Sh Umal Iyo Sh Shibli
15:43
Maxay shareecada ka qabtaa iscadeynta
6:39
Просмотров 20 тыс.
QOYSKA GUULEYSTAY EE ISKU FARAXSAN SHEIKH ABUU DHALXA
31:01
I meet Mr.Beast
0:15
Просмотров 26 млн
Да блин 😀
0:19
Просмотров 4,7 млн