Тёмный

Daawo Dowlada Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Ciidan Argagax geliyay Itoobiya iyo Weerar Toos ah oo 

Banaadir Channel
Подписаться 286 тыс.
Просмотров 4,3 тыс.
50% 1

Dowlada Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Ciidan Argagax geliyay Itoobiya iyo Weerar Toos ah oo

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 22   
@MalyunMahamad
@MalyunMahamad День назад
Aloow ciidankeeniyo Cududeena xoogee. Aaamiin somaaliya guul inshallah
@LJama6119
@LJama6119 День назад
Xasan ayaa suuragaliyey? xasan raashinkoodii ayuu iibsaday. kuwii u dhintay dalkana qabriguu kasoo fagay. kuwii dhisnaa na wuu kala diray. hubkaas lagusoo daldalayo dalkana reerkiisa ayuu ku wareejindoonaa.
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 День назад
Guuleysta Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 День назад
Guuleysta Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 День назад
GUUL IYO GOBANIMO DOWLADA SOOMAALIYA JIR OO JOOG WELIGA
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 2 часа назад
Guul iyo gobanimo ayaan u rajaynayaa Xooga Dalka Soomaaliyeed. Soomaaliya ha noolaato.
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j День назад
Xasan 😂😂😂😂kkkkkkk xasan dhiqo baad shiti kaway ugalinaysaan , waryaa benta daa xasan dhiqo waa qabileyste tuugnimo iyo dhabalifnimo kucaan bahay ee cidanka uu dhisayo xageebay jireean ilayn waa kii kaladiray waxii laguwareejiyaa😂😂😂😂kkkkkkk . Adeer xasan dhiqo wuu fashilmay ee wadanka halagaqabto
@osmanarrale6467
@osmanarrale6467 11 часов назад
Mohamed abdullahi farmajo aa dhisay ciimada somalia 🇸🇴 hassan sheikh mahamoud na wixii loo dhiibay ayuu haayaa
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r 14 часов назад
TUUG TUUG DHAY CXDS ISAGAA KU DHAMEEYEY SHIRQOOLO ISAGOO QANDARAASYO KAWATA EMIRATES OO AH CADAWGA DALAL BADAN OO ISLAAM AH SIDA SUDAN YEMEN IYO DALAL KALE SOOMAALIDU HA ISWEYDIISO XASAN SHEEKH MEESHA UU KU NOOLAAN DOONO.
@MACALINFADUMO
@MACALINFADUMO День назад
Been badanaa xasan sh ciidanka uudhisay bal noosheeg waxaad kahadleyso ilaahey oga cabso ciidanka waa burbureene meeday gorgor harmacad duufaan iyo waran
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 День назад
Waa been waa been waa been ciidan malaha .ana aha dawlad jirta way fashilantahay halka baarlamaankeedu uu u cadayn dawlad ay ishayaan oo maha dawladl jirto ma aha dawlad 4-5 immisa qabiil ayaa isdilaysa immisa maamul goboleed ayaa diidan dawlad ku sheegta war meesha dawladi kama jirto waa sheekhii abaskuul .soomaalidu dawlad maha ❤
@Imaan92546
@Imaan92546 День назад
Ciidamo uu dhisey iska daaye kuwii noo joogey buu Kala direy
@A3v-w7q
@A3v-w7q День назад
BEENALE HAWIYE=HAITI MOORYAAN A CIIDANKA CUNAY O CIILAY
@afbile1
@afbile1 День назад
Beenaale qabyaaliste
@BashiirCabdilaahi-z7n
@BashiirCabdilaahi-z7n День назад
Ciidankaan waxaa tababary farmsajo eexasan hadhihin
@raghedanan3959
@raghedanan3959 День назад
Farmaajo waa Qaainul Wadan waa Ninkii Abiy Ahmed Oromo u Saxiixay 4 Dakadood. Munaafaq Farmaajo waa in Maxkamada lasoo taagaa laguna Abaal mariyaa dambiyadii uu ka galay Dalka.
@A3v-w7q
@A3v-w7q День назад
​@raghedanan3959 Beenale Hawiye=HAITI MOORYAAN QOFKA WADANKA GATAY O CIIDANKA SHIRQOLAY O KHANINUL KHANIS WA ADEERKA XASAN GARGURTE MAXAKAMADA A SHEQEYSO TI UGANDA HAWIYE=HAITI AMISOM UGANDA HA LA GEYO DULI HAWIYE=HAITI AH
@hurrekoje2146
@hurrekoje2146 17 часов назад
Farmajo waxuu khayaamay dadka Somaliyeed iyo dadka Somaliyed. Waxuna taariikhda ka galidoona baal aad u madow.
@saidahmed3524
@saidahmed3524 День назад
Run badanaa weriyahani, ma bad maceeneeyaa
@truthhurts2085
@truthhurts2085 День назад
Sorry Oromo manaxde😢
@saidahmed3524
@saidahmed3524 День назад
@@truthhurts2085 oromo waa qoti beerahaa soomaali u fala saa maahinoo
@Umm_HN
@Umm_HN 9 часов назад
Mw xasan Allah xiftiyo Masha Allah allow ciidankeena xooji oo cafowgeen soomaaliyeed jabi soomaalina midee Al shaydaana awoodooda wiiq guul somaaliya
Далее
🇸🇴 Muqdisho maxa ka dhacay 26/9..??!! 😳😳
9:09
11 ming dollarlik uzum
00:43
Просмотров 391 тыс.
С какого года вы со мной?
00:13
Просмотров 191 тыс.
Kaftanka Siyaasada 525 oo aad u xiisa badan
40:13
Просмотров 13 тыс.
Why is the world uncomfortable with 'Turkish unity'?
10:19
11 ming dollarlik uzum
00:43
Просмотров 391 тыс.