Тёмный

DAAWO INTA AADAN JIIM BILAABIN MUQAALKAN 

shuayb8pack
Подписаться 186 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 136   
@shuayb8pack
@shuayb8pack 4 года назад
U share gareey dadka aad isleedahay waa ubaahanyihiin Muqalka protein ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-k-uFlQbEqf4.html
@feysalyare7943
@feysalyare7943 4 года назад
8pack sxb plz protein'ka SERIOUS MASS video nooga soo samee,👍
@Sahal78
@Sahal78 4 года назад
Wan laqawa bro mass Video kaso Samey ❤
@3x768
@3x768 4 года назад
walal protein aan isticmalayo misanka jirkeyga muu ku xiran yahy……? mahadsanid
@walalahaofficial6069
@walalahaofficial6069 4 года назад
Zxp aniiga diyar waxan uu ahay wax walibo aad so dhiigto iin aan qatoo intan awodooo dhalanyaradaana vedioga ay rabaan wan la qaba ino so samay
@sultanm5023
@sultanm5023 4 года назад
shuayb8pack zxp qofka caatada ah whey protein ma isticmaali kara
@hosowpro
@hosowpro 4 года назад
masha allah bro, marwalibaa inaaad dadka u keento wax u faaido ah wax sahlan ma ahan, mahadsanid
@shuayb8pack
@shuayb8pack 4 года назад
Hosow Pro thanks wllkey it takes time lkn muhiimadu waa inaan bulshada wax faaido leh laqaybsado
@mubaarikabdiqani8413
@mubaarikabdiqani8413 4 года назад
@@shuayb8pack thank u shuayb
@ahmedjr2533
@ahmedjr2533 2 года назад
@@shuayb8pack thank you shuayb
@cabdicali5731
@cabdicali5731 4 года назад
Mahadsanid wll alle hku xifido hdan bilaabi rabay
@abdiraxiinlmoxamed6901
@abdiraxiinlmoxamed6901 4 года назад
Wad ku mahadsan tahay sida wacan Aad Nogu sharaxday pro keep going
@abdallaofficiall2421
@abdallaofficiall2421 4 года назад
Military press maxad oogatagtay one of the best compound exercises
@mesutozil5649
@mesutozil5649 4 года назад
Garba xanuuun miiran wayh kaaas
@abdallaofficiall2421
@abdallaofficiall2421 4 года назад
Mo hussien first do good warm up and strecth
@abdishakourmohamoudjama2326
@abdishakourmohamoudjama2326 4 года назад
Hore usoco brother shuab
@nradnmhd7249
@nradnmhd7249 4 года назад
Cuntada aan cunaa inta badan khudrad iyo kuluuun ayay u badanthy . balse aniga jiim ma aado oo guriga Ayaan Ku tiringaryaa ma wax iga qaldan ayaaa jira 😊
@muhaajirgalaydhofficial5826
@muhaajirgalaydhofficial5826 4 года назад
Thanks pro hore usoc
@kuzgunfragman1990
@kuzgunfragman1990 4 года назад
You are the best keep forward bro Allah will help you how you help us 🙏🏿❤️
@yaxyefaroh8786
@yaxyefaroh8786 4 года назад
Zhp zhucayboow anigu horta zhp lacag mahaysto aan jiim ku galo lkn waxad iizheegtaa haddi aan guriyga ku zameeyo training wax badan ma izkay badalaya Zida ugu fudayd ee guriga lagu zamayn karana iizheg zhp? Waand mahadzantaY
@mcentertainmentchannel1741
@mcentertainmentchannel1741 4 года назад
Tnkz my Big Bro shuayb 💪💗
@mohanjr
@mohanjr 4 года назад
Deadlift Shoulder press | Squats Pull up | Bench presss |
@denewking8797
@denewking8797 4 года назад
sxpow wxa rpa ina Gym ka bilabo one weak ka dip mrka sxp wxan ka rpy ina iahegto sida an u isticmaalayo 2 protein creatin prohyda iyo whey prtoein 🙏🙏🙏🙏🙏🙏 iyo inta wqti isticmalayo iyo Grms 🙏🙏🙏🙏🙏😬
@therankings9531
@therankings9531 4 года назад
Wan ku taageera sxb guul iyo horu usoc ba kuu rajeena
@adnaanyare7722
@adnaanyare7722 4 года назад
Maclin hormar wacan
@OmarAhmed-lz6zo
@OmarAhmed-lz6zo 4 года назад
research says that creatine cause hair loss creatine supplementation is associated with an increase in a hormone called DHT , which can contribute to hair loss.
@munasheikh7214
@munasheikh7214 4 года назад
Aniga hadan ka imid gymka qamadi ban cunay alx 🙏
@abdallaofficiall2421
@abdallaofficiall2421 4 года назад
Hhhh qamadi
@munasheikh7214
@munasheikh7214 4 года назад
@MUDUG MEDIA reer muqdisho ayan ahay wll
@AK_boy-
@AK_boy- 4 года назад
@@munasheikh7214 jiimka aad joogto kee waaye inaa itawo barto baa rabee wllo😂
@munasheikh7214
@munasheikh7214 4 года назад
@@AK_boy- ,🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@caashosaleebaan3048
@caashosaleebaan3048 4 года назад
Keep going pro hadan ka imid gym ka 🥰🥰 waxan ku dhihi laha noso gud bi Sharabyada la cabo e protien ka ah Sida batiikha ama timirta io canaha🙄
@ridwana1276
@ridwana1276 4 года назад
M.a hormar wacan abowe
@baskarproduction213
@baskarproduction213 4 года назад
abtiyow bariis iyo baasto waxaan eheyn aan cunno majiraan xal keen😂😂
@farhiacadow2
@farhiacadow2 4 года назад
Mahadsanid brother sidaa mar wlbo wax inoogu faai deysid 🙏
@idilaxmed2800
@idilaxmed2800 4 года назад
❤❤❤m.a Allh ikaa daayo wllkey
@hamseyoussoufabdi5286
@hamseyoussoufabdi5286 3 года назад
Wll Shucayb Horta Talin Fiican Yaad Soo Jeedisay Lakin Anigu Intaa Soo Dhan Ma Wada Awoodo Habagu Bad Nateee Xuntada Guriga
@Tungaabtv
@Tungaabtv 4 года назад
Good Job 👍🏾
@abdirizackmaoli5820
@abdirizackmaoli5820 3 года назад
Thanks brother 💗
@hanimohamud8252
@hanimohamud8252 4 года назад
Mashallah and mash ghhg
@TikTok-rk9wv
@TikTok-rk9wv 4 года назад
Mahadsanid
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 4 года назад
Qof dhuuban miyuu isticmaali karayaa why protein zxb
@cukaashekhaled6360
@cukaashekhaled6360 4 года назад
shucay zxp home wourk out NOOSOOBADI HADANAD WAX DHIBA UARKAYN OK
@ruuruuilmiabdulle4418
@ruuruuilmiabdulle4418 4 года назад
Wllo aad ayuu iii an facay wll waxaan kuleeyhy keep going
@khalidmohamed5765
@khalidmohamed5765 3 года назад
Laakin zxp waan shaqeeya waaxanan jooga hargaysa waxan galaa shaqada 8 saac habeenim0 ilaa 3 saac habeenim0
@abdixakiin5528
@abdixakiin5528 4 года назад
Prothe hal su al aa rabaa inaan ku waydiinyo prothe 16 sano jir ayaan ahy gym ma bilaabi karaa hadaan bilaabana jirkeyga wax ma u geysanaa oo micnaha inuu gori waayo cml thnks man🙏❤
@mohanjr
@mohanjr 4 года назад
Wad is dhisi kartaa lkn 17 kubilaw taas aku fcin ama 18
@zakariaalielmi9043
@zakariaalielmi9043 4 года назад
Lkn hadii aan leeyahay hilib badan wax yaabahaas ma isticmaali karaa
@ahmedaabeofficial5565
@ahmedaabeofficial5565 4 года назад
Walalkeey ina hooyo caasho keep going
@hassanabdullahi8450
@hassanabdullahi8450 3 года назад
Creatine manohaydareka xiligee qaadana before or after Gym. Midda kale wa nuucyo badan kee qaadanaa
@mohamedabdikadir4660
@mohamedabdikadir4660 4 года назад
Walaal shuceyb ugu horeyn waan kusalaamay waxaan ahay wiil kaalasohadlaya Somalia gaar ahaan muqdisho waxaan doonayaa inaa bilaabo gym bishaan sooscota marka maxaan isbadal kusameeyaa dhanka cunada waxaan awoodaa ukunta io Caanaha io afakaadho oo lagahelaayo Somalia marka maxan kudaraa protein ee ee bower ka ah io caanaha protienka kuwee kaqaataa ee lagu gado first grow protein waqtigee haboon inaa galo gym ka mahadsanid jawaab wacan
@mukhtaar1257
@mukhtaar1257 4 года назад
Shuceyb si fcn kuula socdaa horey usoco ee waxan kuweydiinaa qoorta sida loo dhiso meelaha kle alx bes qoorta muhim ii ah hal video noogu samey
@CrisaqCrisaq
@CrisaqCrisaq 4 года назад
Ok
@farhan_taffo
@farhan_taffo 4 года назад
Mahdsnid zhp
@abdishakourmohamoudjama2326
@abdishakourmohamoudjama2326 4 года назад
Muqalada noocana noo soobadi bro
@abdirisakmoha3812
@abdirisakmoha3812 3 года назад
💯💯💯💯👍
@mohakingh1346
@mohakingh1346 4 года назад
@Shuayb8pack bro Gymka markan bilway Gacmaha mid ayanba waxba ku qadi karin mid kle culees kasta wanku qadi kara Ee ila hadana Fahmin coachka Gymka jogana Wuxu le yahy waku cusub tahay Ee Ku wad wa ubarane Maxan sameeya saxip ila tali
@abdiwali.4real411
@abdiwali.4real411 4 года назад
Zxp0w ani waan jecelahay gymta lkn ma hayst0 qof sadoo kle dhirigalin ka helayo br0 I caawi
@abdideeq9422
@abdideeq9422 4 года назад
qabka cntda iga soo sax sxb qli
@hamdidahir7812
@hamdidahir7812 4 года назад
Wlll shuayb aniga dhuudhuubka ayaan ahay ee cunugayga ayaa shuluq ah isagaan gaynayaa 🤣🤣🤣🤣kaftan lee weeye wlllka horay usoco wllkiis🤞🤞🤞🤞
@DiDiDiDiDiGAGOFREEFIRE
@DiDiDiDiDiGAGOFREEFIRE 4 года назад
Haa
@abdiabdi287
@abdiabdi287 4 года назад
Asc wll shuceep waxaa rabay in aa vido noo sameyso oo ka hadlaayo calosha xun dhurta hoosteyda halkaas ayaa aad ugu buranahay markii aa fadhiisan rabo waxaa arkaa in ee xundurta hala ka hoyseyso so laab meyso maxaa sa meyaa oo igu taliney wll waan wareray gym hadaa aadi la haay ma awooyo lacagta gymka plz igada oo xfd lagu sameynaayo no so galin abti
@muniirmohamed1349
@muniirmohamed1349 4 года назад
Keep going pro
@armanmohamed4038
@armanmohamed4038 3 года назад
Cafeyga sokoor ma lagudarsani karaa
@obka1164
@obka1164 4 года назад
Sxb waxaan ku wayay diiyay borotinka ma jiimka mar kaad qaady sid ayaa la cabaa mise jiimka markaad soo dha mayso ? Mahd sanid bro
@maryanruun3870
@maryanruun3870 4 года назад
Dadka is caateeyo rabaan ka soo hadal wll
@nehaacadey2717
@nehaacadey2717 4 года назад
Maaasha allh
@faysaljiite255
@faysaljiite255 4 года назад
Aad iyo aad ustaad waaka faaiday
@saygasayga491
@saygasayga491 4 года назад
Thanks bro shuayb
@fardowsoabdullahi2187
@fardowsoabdullahi2187 4 года назад
Masha Allaah Jizaakallaaaah Walaal
@cabdiraxmaan.aalley
@cabdiraxmaan.aalley 4 года назад
Bro anaga soomali nahay soomali wax noogu sheeg
@moo4058
@moo4058 4 года назад
Muuqal fashiona soo dhig zxp
@khalidmohamed5765
@khalidmohamed5765 3 года назад
Mahasid zxp waaxan ahy q0f cusub
@doyouwantsubscribe3002
@doyouwantsubscribe3002 4 года назад
Shuayb maxaa dhacaya hadii gymka la qaado bilaa protein?
@mahamethassen5514
@mahamethassen5514 4 года назад
Waan buranahy inan gym bilaba raaba tala ka raba geesi iyo protien istic mali laha
@nafaabdi3546
@nafaabdi3546 4 года назад
Everybody can hit the gym not everyone can get good diet 😂
@xasanyare7660
@xasanyare7660 4 года назад
Waxaa ii sheegtaa boratiinada la qasto midka ugu fiican ee iga caawin karaa murqaha inee ii dhismaan faadna aan igu kor dhineen Gymna waa dhigtaaa macalin thnks in badan
@mayoowlyrics7794
@mayoowlyrics7794 4 года назад
imassa jir ayaa lagu bilaaba Jiimka sanadka AMA da,da Shauyb8back
@shugricadeey6439
@shugricadeey6439 4 года назад
Qofkii soomaaliya joogana xagee ka helayaa tan kale wan buuranahy cunada maxaan iska dhafaa maxaan cunaa
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 4 года назад
Thank you wll
@cabdiraxmaanabiib2705
@cabdiraxmaanabiib2705 4 года назад
Zxpkay shucab aan halmid oo talo ah kusiiyo waxad wax ushegaysaa waaa somali ee eraykasta ood inglish ah ba umacnee dadka kana tus video gaban oo tilmaamaya waxa marka aad dadka utabinayso wad mahadsantay zxp hore usoco☺
@suhaibabdikadir2890
@suhaibabdikadir2890 4 года назад
Hore usoco walal wax badan ayad no faidaysay🙌
@haniofficial1352
@haniofficial1352 4 года назад
😭😭😫😡😡🙏
@walalahaofficial6069
@walalahaofficial6069 4 года назад
Zxp 8 packs aniiga jim wan dhiigta lkn protain iyo waxa kle aad ka hadleyso ma helii karoo ee cuno yiinkana wan isticmalaa saidna uma burni dhexdhexad ayan ahay meqa bilod cml aan ku dhiismi karaa aniiga nafsad ahaanteeyda 6 bilod ayan niyada gashteey hadanaa 2 bilod ayaan marayaaa zxp hadeey macqul tahay whatsapp number kagaa amaa fb ciwankaga ii reerb
@Kurtun170
@Kurtun170 4 года назад
Mashalaah walaal
@piliczame1439
@piliczame1439 3 года назад
Karantiin micnihiisa
@addedamal585
@addedamal585 4 года назад
Wll shuayb Kwrn Qofka gaban o cayilan Hadu gym ado Ma macqulba ina ku dherado Mahadsanid bro
@haybiyahaybiya2820
@haybiyahaybiya2820 4 года назад
Sxo kawrn borten wan hstaa ka mgcisu yahya serious protein mafcanyahay
@cabdijapaarmuztave7597
@cabdijapaarmuztave7597 4 года назад
Keep going my pro
@MohammedAK24
@MohammedAK24 4 года назад
Shucayb8back sxbow jir dhis No Gym ah ka so hadal dalka Gym ku wuu Ku yar yahay waana qaali e...
@Ali-ziiza
@Ali-ziiza 4 года назад
haa way igu xirantahay waqti igufilana waa nastaaa
@mustafesiciid3249
@mustafesiciid3249 4 года назад
Afsomali ku sharax excuses ka zxp
@jallemaxamedkamil9697
@jallemaxamedkamil9697 4 года назад
Wll shuayb_8pack waxan ku waydiinayaa qofka caatadaa waxa la yidhi gym ma ciyaaro haduu ciyaarana waxba kuma kordhinayo ee maxaad igu la talin lahayd
@buukax9475
@buukax9475 4 года назад
Link ma aragno
@khadarjamac1766
@khadarjamac1766 4 года назад
Somali noogu sheeg
@fogaansho1296
@fogaansho1296 4 года назад
Shuayb sxb jym mabilaa bi karaa anigaa 17 jir ah oo caato ah
@kingtetemafilinsvlogs8180
@kingtetemafilinsvlogs8180 4 года назад
Imisa bilood ayay murquhu ku dhisman?
@abdiabdi287
@abdiabdi287 4 года назад
Waxaa fariintaan ku so diray abdi qadir nuur
@kimuhumad6594
@kimuhumad6594 4 года назад
6 bil ayaan toos jymka utaga isbadal ficana ma arko Waxan kala soo xiriray Instagramka waxana igu qoran @be_Blessed_Boy Hadii ay macquul tahay iso jwb☺️
@abdirisakwarsame7554
@abdirisakwarsame7554 4 года назад
Fowzan kilaas Muhumad walashey kaan wa eey ee fanskisa jawab masiyo waa xoloo walhi dadka canka aah lee ayu uu jawaba fake ass bitch 😡😡🖕🏿 islaweyni ayuu qawa
@kimuhumad6594
@kimuhumad6594 4 года назад
Sxbow Nin ban Ahay horta Mida labaad Wiilka aan u tartibino
@abdirisakwarsame7554
@abdirisakwarsame7554 4 года назад
Fowzan kilaas Muhumad ok libaax
@kimuhumad6594
@kimuhumad6594 4 года назад
Abdirisak warsame mahadsanid Sxb
@SomaliDirector
@SomaliDirector 4 года назад
keep going bro
@ummalikchannel7154
@ummalikchannel7154 4 года назад
Keep going like32
@MohaAnshax
@MohaAnshax 4 года назад
Aad aad baa umaahadsanthy zhp qali shuayp Nin Tallo io TusaaLe Fcn Baa Tahay
@nastexproduction
@nastexproduction 4 года назад
Wll shuceyb aad baad u mahad santahy dadaadka aad mar waliba aad noola hortaagantahy barnaamijyada aad soo galiso channelkaaga thnks sxb sare
@walalahamedia4574
@walalahamedia4574 4 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-joIL2J43h70.html kudhuffo linkiga adaa wax indhahaaga ku arkidoonee
@jzayanle6676
@jzayanle6676 4 года назад
Couch ❤❤🖐🙏
@xudeyfeosman9463
@xudeyfeosman9463 4 года назад
mahadsanid lkn wax walba afsomali ku fasir ado raliya
@abdallaofficiall2421
@abdallaofficiall2421 4 года назад
Upper body and Lower body work out kasoo hadal
@abdirizakshuaib2195
@abdirizakshuaib2195 4 года назад
Somaliland ayn ku nolahay wllo Halkan luguma bilabi karo
@ananzee638
@ananzee638 4 года назад
ogeysiis ma tahay qof jacel inuu barto luuqada English-ka aad ku baranayso qaab fudud nagu so biir channelkeena mahadsanid ino sara subscribe
@samiiracadaani3137
@samiiracadaani3137 4 года назад
Sidee
@abdiqanitriplea2907
@abdiqanitriplea2907 4 года назад
Bro bre workoutka goorma lacabayaa
@daacadofficial5645
@daacadofficial5645 4 года назад
Mahad sanid sxb shuceey xassan Nin naftisa wax ka badaly
@yoonis17
@yoonis17 4 года назад
Boqolka igaarsiiya subscribers Wlhi youtuper baa noqonayaa
@abdiwahabhusseinmohamedmra2136
@abdiwahabhusseinmohamedmra2136 4 года назад
Shuceyb 8back Aniga 2 maalinaa aaaday Gacmo xanuun daranaa dareemay maxaa sameeya? Jwb
@mukhtarbashiir7946
@mukhtarbashiir7946 3 года назад
Dulqaado sxp bilawga hore wayeh
@fuaadcilmi1417
@fuaadcilmi1417 4 года назад
Wll protienka mass ka ah ma fcn miyaaa
@basheirali242
@basheirali242 4 года назад
Habeenkii imisa Saac ayaa Layga Baahnyhy inaan Seexdo
@mesutozil5649
@mesutozil5649 4 года назад
8 saac ama ka bdn
@ugaasxaajixaaji7943
@ugaasxaajixaaji7943 4 года назад
saxiip cutada fitamiinka eh maxakamida ojiimka locuno
@caashosaleebaan3048
@caashosaleebaan3048 4 года назад
Nio timir io caano io baraf Wax sonkor ahna ha ku darsan Ama boos io caano io baraf io xoga sonkor ah 👈👈👈
Далее
Они захватят этот мир🗿
00:48
Просмотров 844 тыс.
Cute
00:16
Просмотров 3,7 млн
15 Qalad Oo BURBURIN Kara Noloshaada | KA TAXADIR
4:49
Gabadha aad gursanayso maxaad kudooran laheed? Q&A
12:32
SIDA GARABHA LOO DHISO SHOULDER WORKOUT
14:14
Просмотров 10 тыс.
4 ARIMOOD  OO KAA DHIGAAYO QOF STYLE LEH
4:37
Просмотров 43 тыс.
ilkacase qays oo aanu gym wada samaynay USA
5:50
Просмотров 53 тыс.
CAASIMADA UGU QADIIMSAN YURUB . DUBLIN IRELAND
9:11
Просмотров 64 тыс.