Тёмный

Daawo jabkii ugu waynaa oo soo gaaray Maantay Ciidamada Soomaliland eeGoojacade laga qabsaday 

Qardho Media
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 260 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 авг 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 229   
@2plus2equals59
@2plus2equals59 11 месяцев назад
Dhawaqa xabada iyo lahjada reer bariga ayaan ku raaxaysanayaa guul harti boowayaal 😂
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 10 месяцев назад
Hhhhhh kuraaaxayso jabka huunada
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 11 месяцев назад
Anigu iidoor waxaan oran lahaa Harti wuxuu yahay gabayada dhagaysta oo buugaagta akhrista Qoomkii kibra ilaahay harti ayuu ku kiciyaa waa true history
@abdoulkaderibrahim4993
@abdoulkaderibrahim4993 11 месяцев назад
MEE QARANKA QOMULUUDLAND KKKK GUUL DHULBAHAANTE FROM JABUUTI
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh 11 месяцев назад
Abarsa casharadi foororka lagu soo barayaa...😂😂😂
@CoolBoyshafi
@CoolBoyshafi 10 месяцев назад
Thank you
@ayahmohamed2080
@ayahmohamed2080 9 месяцев назад
I love to thank each and everyone who has fight or is fighting for to united our people and country together ❤ thanks you all of you Somali my people where ever there are 🇸🇴
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 11 месяцев назад
anigu labadaba midna ma ahi lakiin ilaahay baa idilaye dad gurigoodii loogu yimid oo larabo qasab in lagu xukumo waa in ay is difacaan dhiiq qof muslim ah se kuma farxayo. Ilaahay xaqa haduso.soomali
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 11 месяцев назад
Ma sha allah Hambalyo Hambalyo guul guud ahaan beesha Daarood gaar ahaan Harti Koombe sigaara SSC Khaatumo State of Soomaalia from GK 🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾
@IndhoUroon-rf1td
@IndhoUroon-rf1td 10 месяцев назад
Dhilo
@IndhoUroon-rf1td
@IndhoUroon-rf1td 10 месяцев назад
Afqrmun
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 11 месяцев назад
Masha’Allah! Guuleysta Hartiyoow sharafti Daarood maanta ayaad boodhka ka jefteen.
@XamdaXariir-zn8cc
@XamdaXariir-zn8cc 8 месяцев назад
🇫🇲
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 3 месяца назад
❤❤❤❤❤
@user-lq7sg8xf5o
@user-lq7sg8xf5o 11 месяцев назад
Alloow umadada maslaxad qeyr qabta dhexdoda dhig yaa rabi😢
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 10 месяцев назад
Maslaxad majirto muuse juudaan waa ehelu naar
@IB_Adam
@IB_Adam 10 месяцев назад
Amiin! Waa wiil iyo abtigii iyo dad intii isu xigtey.SNM iyo wixii laga dhaxley wakaas!
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 4 месяца назад
Xaqiiq abaalkoday cabeen Snm​@@IB_Adam
@LETGAZALIVE2024
@LETGAZALIVE2024 5 месяцев назад
Ilaahay umada soomaaliyeed ha walaaleeyo oo qabyaalada haka dulqaado, waa dad aan cadawgoodii soojireenka ahaa ee xabashida arkayn oo iyagii isku jeeda. Somalia 🇸🇴 hawaarto, from hargaysa, somalia
@MohamedOsman-js4mk
@MohamedOsman-js4mk 3 месяца назад
waa runtaa wll alaha umada somaliyed ha mideeyo
@MuhammadAhmed-ny8vq
@MuhammadAhmed-ny8vq 11 месяцев назад
Walaahi meeshaan oo kale in lagu kala baxaayo waba iska ogaa dagaalkii raga ayaa mesha ka dhacay
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 7 месяцев назад
Waa kugu raacsanahay oo Dagaalka Goojacade waa mid taariikhda Siomalidu intay soo jirtay ka duwan waayo wuxuu noqonayaa markii ugu horeysay abid oo labo ciidan oo isku darkoodu gaadhayey 35-40 kun oo nin isku wajahaan masaafo 30 km ah walow jiida ugu adkeyd ahayd 9km-19 km iwm. Marka aan eegno hubka culus ee dagaalkaas ka qeyb qaatay intaan ka ogahay waa sidan:- 1. Dhanka Somaliland waxay haysteen 9 kaare ( taangi),12 pepe,2qori oo madfac 105 ah,2 madfac oo D30 ah walow dhaawac gaadhay dagaaladdii maalmihi hore,tiro badan oo madfaca hoobiyaha ah,5-6 qoriga Pm ka ah oo u badnaa 12 dhuumood ( Jaqaaqda), tieo badan oo qoriga Zuu23 ah, dhowr Zuu37 ah , dhowr Shilke afar dhuumood ah iyo Tiro badan oo nooca Baroonada loo yaqaan oo qaar Dishiike ama Sakaawe yihiin ; yaanan qoryaha Jeepabka iyo B10 oo ay dhowr ay ka haysteen. 2.Dhanka Hartiga:- waxay haysteen 7 Kaare( Taangi),tiro fiican oo qoriga jeepka ama B10 ka ah iyo kan gacanta laga rido isugu jira,Tiro badan oo qoriga madfac ee hoobiyaha ah,5qoriga Pm ka ah oo sedex 21 dhuumood yihiin,1 madfac oo D30 ah,1 madfac oo 105 ah,Tiro badan oo Zuu23 ah,Tiro badan oo Zuu37 ah,,tiro fiican oo Shilkayaal ah iyo baabuurta qoryaha baroonka iyo Dhishiikuhu saaran yahay oo iyagu xaga Hartiga tirobeel ama aad u faro badnaa oo xataa qaar Sakaawe saarnaa. Hadaan eegno xaga qoryaha fudud ee Baasukuhu ugu weyn yahay labada ciidanba aad bay ugu hubaysnaayeen walow Hartigu dhankan aad qani uga ahaayeen balse aanan halkan idinkula wadaagayn waxa u gaarka ahaa Hartiga ee hubkaasa. Marka dagaalka Goojacade wuxuu noqonayaa mid taariikhda ku galay inuu ahaa dagaalkii ugu cuslaa oo Soomaalida abid ku dhexmara ee hal goob ka dhaca. Dagaalkan ku taariikhaysan 6 Feb-25 August 2023 wuxuu ahaa mid dadka caqliga saaxiibka ah ay qiyaasayeen siduu ku dhamaanayo oo aheyd tan dhacday maalintaas kor ku xusan walow qaabkii uu ku bilowday dad badani si natiijadda dhaamaadka ka duwan u arkayeen,iyagoo markaa keliya ku cabir qaaadanayey awoodii ciidanka Somaliland gacantooda ku jirtay iwm. Waxaan kaga baxayaa guusha ugu weyn Allah xagiisa ayay ka ahaayey.
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 11 месяцев назад
Allahu akbar walilaahil xamdu waxaan jooga 🇨🇦 lkn waxay ila tahay inaan gooja cade jooga guuuuuul SSC
@AwBidaarAli
@AwBidaarAli 3 месяца назад
Kawran halaka subxadi ka qanimeystay😂
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 2 месяца назад
Guulayso baayo qalbigaad na gala joogtay❤❤
@user-fe6wm1nc5t
@user-fe6wm1nc5t Месяц назад
Ada rabigaa rasaas ka baryee hoo baarud beerka gisho😅bil bil aabo iidoorow daba cayuun 😅
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 11 месяцев назад
mashaa allaah walle hartiweyn wa is xoreyay ilaahay idanki
@Puntland1
@Puntland1 5 месяцев назад
Somaliland Ethiopia ba lascanood so galisay iyado ONLF Dagal kula jirta.
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 4 месяца назад
Ethoia down inshaa allaah anagaa wasna ethopi​@@Puntland1
@sahradahir6959
@sahradahir6959 10 месяцев назад
Waa reer bari mansha allah
@user-rx8mi7hl5n
@user-rx8mi7hl5n 11 месяцев назад
Reer Barigu waa cabsi cabsi kkkk
@11naa44
@11naa44 11 месяцев назад
MashAllah Guuul KHAATUMO STATE 🎉🎉🎉🎉🎉
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 11 месяцев назад
Ceeb aduun ayaa ka dhacday maanta waa dagaal aan horey aduunka uga dhicin
@Jama-ny3xy
@Jama-ny3xy 11 месяцев назад
You are responsible In history brav of SCC so I say Guul Guul iyo Gobo imo
@isiri.2835
@isiri.2835 11 месяцев назад
WAR HARTIDU INTAY BUUXAAN KA FAAIDAYSTA OO DHISA XERYO CIIDAN GOD WAYN OO HOOSO KA DHUSA GOOJACADA
@maryama1487
@maryama1487 11 месяцев назад
Eryay eryaay bakadhcday alh waxaan ugu mahd celiyo mahayo
@liibaanmaxamed1918
@liibaanmaxamed1918 11 месяцев назад
Malin cad waye wa la gaday iyaga o hurdayo le yihin guul darada ku qarin
@Jama-ny3xy
@Jama-ny3xy 11 месяцев назад
This Decomentery call Ninka Qabo..let's get it
@user-ir4vk7wp4w
@user-ir4vk7wp4w 11 месяцев назад
Ragaw gibirka waa lagu jabaa taa ha la ogaado
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 6 месяцев назад
Taliye JAQAAQ wallee History buu duubay ❤
@faadumocali-yt9zp
@faadumocali-yt9zp 4 месяца назад
WAY INKIRI LAHAAYEEN. JAQAAQ WAA REER BARI WAAN IS AFGARAN WAAYEEN HUUNADII. DAGAALKAAN XAQ IYO XAQDARUU AHAA. MID KA GARDARAN WELIGAY SOOMAALI KUMA ARKIN .WAABA DAD FALAAGA AH, DEMBIILA YAAL AH. OO XAQDARO KUSOCDA ADIGANA HAKU JIITEEN DADKAAGIINA HABEENBA MID HAW SOO DHACEEN OO AFDUUB HAKU DILEEN
@LST25
@LST25 3 месяца назад
Memorable Day The Defeat of Isaaq by SSC
@adelhassan5609
@adelhassan5609 Месяц назад
Guul caadil
@AJYahye
@AJYahye 11 месяцев назад
Masha Allah Guul iyo gobanimo 😂
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 11 месяцев назад
Allaahu akbar ciidanka ssc iyo hiil harti noolada oo hore usocda ilas gaatamo inshaa allaah
@darwiishadanguul8552
@darwiishadanguul8552 2 месяца назад
Taliye jaqaaq waa laandheere waa ninka kaliya ee mediaha taariikhda ku qoray ee filmkii 25kii Ogos duubay guulayso indr 😂😂😂
@fardusmohamed5806
@fardusmohamed5806 11 месяцев назад
ilaahow ragga noo daa alxamdulilaah shareecada islaamka haday qabilahayd Wallee ninkii 20 gabdhood baan u aroosi lahayn hadeerna afartu waa idin diyaar 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 10 месяцев назад
Walee darood dow rag bad haysatiin waliba an gardaroon
@Mayaah87
@Mayaah87 11 месяцев назад
👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾🎉🎉🎉🎉🎉🎉 free the Iran flag 🇮🇷 from idoor
@maryama1487
@maryama1487 11 месяцев назад
Mash alh ciidanka ssc alh ini xiftiyo
@Somfox1
@Somfox1 10 месяцев назад
Daraawiish Harti SSC waaba Kommandosta Geeska Afrika walee 5 wiil oo Darwiish ayaa Ak47 hubkaa culus ku qabsanaya .. Waxan Maqli Jiray Geeli Indho Badane .. Maanta waa Qaniimadii DHUUMOBADANE !.. CAJIIB
@sooljoogtomedia
@sooljoogtomedia 11 месяцев назад
Allahu akbar maalin farxad badan bay ahayd oo cadowga reer ssc kusoo duulay cagta la mariyay
@Puntland1
@Puntland1 10 месяцев назад
Midka yarka ee ugu dambeyey wa ka naxay 😂😂 wu naxay maskin "ciidanki wu yacay" bu yiri
@user-hc3mr5dx5g
@user-hc3mr5dx5g 10 месяцев назад
Hambalyo hambalyo ssc khatumo from gari kombe daroodnim😊😊
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 3 месяца назад
❤❤❤❤
@ummuisra6721
@ummuisra6721 11 месяцев назад
Allaahu akbar
@Sunshine-id9tg
@Sunshine-id9tg 11 месяцев назад
Noolada geesiyaal 🩵🩵🩵🩵
@fartunahmed4759
@fartunahmed4759 11 месяцев назад
Ceeba ku dhacey iyo qasaaro waa cuqubadi guul
@SamiraXussen-lb5ln
@SamiraXussen-lb5ln 6 месяцев назад
Majeertenow beerka idinkaogsooni waxaas madmadoow ooyaacayah waa mj boowe
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 11 месяцев назад
😂😂😂😂is this a movie
@hfsasaed6803
@hfsasaed6803 11 месяцев назад
Nabad dhexdinah 😢ban alle katugin
@abdirizakfarah4214
@abdirizakfarah4214 10 месяцев назад
Reer bari maahee waa reer nugaaleed gaar ahaan ciidankii galalabo ee ciise maxamuud iyo bah dubays oo ah Cismaan maxamuud iyo harti wayne ee maraaga kadagaalamayey
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 месяца назад
Lahjadda Reer Bari Iyo Tan Nugaal iskumid maahan. Raggaan Waa Reer Bari
@abdirizaksheikdonali4177
@abdirizaksheikdonali4177 Месяц назад
Anaa garanaya wiilka buuran abshir buufia baa la dhahaa ciidan ciuse maxamuud guutada duufaan buu ka tursan yahay​@@Cici_mimi
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 13 дней назад
Allahu akbarta qaarkeed istighfaar wa in lagadaba geeya. Qabail xol kujira Allahu akbar kulahaa
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 10 месяцев назад
Towxiidkii wakaa laydunku dhariyey baa jabiyey subxaanallaah subxaanallaah allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah ❓⁉️⁉️
@JamaSuleman-wu5fr
@JamaSuleman-wu5fr 10 месяцев назад
War masaakiinta utudha fadlan waa dalimiin jebtaye 😮 guul hartiland ❤❤❤
@makahilmead4725
@makahilmead4725 4 дня назад
Iyagoo saa u jabay ayay hadanana afxumo iyo caqli xumo la soo joogaan media ha iyo warbaahinta
@CumarMaxamud-gc4gl
@CumarMaxamud-gc4gl 18 дней назад
Waa lagumeeyey malinkaa nijaastii iidooreeqadhmuunayd
@salvatorebic9900
@salvatorebic9900 11 месяцев назад
Mashaalah ❤ssc guul
@MohamadCalimaxamuud-xm6rx
@MohamadCalimaxamuud-xm6rx 7 месяцев назад
Maansha allah guul iyo gobanimo ssc khatumo
@abdullahidaad2062
@abdullahidaad2062 4 месяца назад
Maalin waxay ahayd kuwii dulmiga ku caanbaxay sidii Waraabihii inta hareeraha laga galay wax la diley , wax la qabtay iyo wax la waayey oo aan dib dambe loo arag laga dhigay , waxay Hub iyo Gaadiid lahaayeen 33sano gacanta looga dhigay ❤
@user-qi5lk7db8k
@user-qi5lk7db8k 23 дня назад
Idoor waxba galay subxanallah guul dhulbahante 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️
@yaakcon
@yaakcon 11 месяцев назад
Muuse ilaah ku cadaab maxay gacantiisu dhiig qabtaa. Dad ehel ah oo walaalo ah ayuu isku dilay oo nacaybka intaa le'eg dhex dhigay. Waxaa intaas dheer in uu haddana reer tolkii qori dab leh oo ololaya ka dhex wado. Waxaa yaab leh ninkaan Muuse ee sheeganaya inuu ahaa sarkaal duliye ah oo dagaal loo soo tababaray oo haddana jabhad ahaa inuu garan waayey in ciidan aan god lagu heyn kerin.
@osmangiire1349
@osmangiire1349 11 месяцев назад
😂😂😂 “warninka qabo” you mean “ninka aamusii”😂
@ftshmh4761
@ftshmh4761 5 месяцев назад
Naa wala Ia qabtay walle
@Hawd74.
@Hawd74. 5 месяцев назад
Waa laga guuray intaa hurudeen
@JamaSuleman-wu5fr
@JamaSuleman-wu5fr 10 месяцев назад
😮😮😮Qolo kibirtey wey jabaan 😮😮
@kmahmud5945
@kmahmud5945 11 месяцев назад
Enshallah mid ka weeyn ta ba idin ku dhici aamin ya rabi somaliand ha nolaatoo
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 10 месяцев назад
Hooyadaa somaliland kawas car soo laabo
@SNAcomando
@SNAcomando 10 месяцев назад
Weli waad soo taagan tihin miya xasuuqa idinku dhacay wlh kama soo kabaneysan beenti iyo qaran isku shegi ma sidas miya loo kufsaday yaahu illah garabkina wuu ka baxay daalimiin baad tihin meedadkina iyo hubkiina miyadan soo donan mise waad ka sabarteen ictirafki mee qaranki mee dhulbahante hala weydiyo ayaka ku qadeye hala weydiyo darawish nolol qiyaali ku dhisan malayacni ayey ku burburta noloshas
@ii-rpgbeachaw6295
@ii-rpgbeachaw6295 7 месяцев назад
Riyo ku nool
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 4 месяца назад
Taliye jaqaaq waa ninkii iidoor ceebeeyey noloow😂😂😂😂😂😂
@JamaalJaamac-zr9lq
@JamaalJaamac-zr9lq 11 месяцев назад
Wamidaan.horayloarag.waxakudhacay.isaaq
@omarmohamud-gh3pc
@omarmohamud-gh3pc 11 месяцев назад
Guul
@nasraali3786
@nasraali3786 6 месяцев назад
Eyda xaranta Ee jabjoda ku farxaa😂😂😂😂😂
@ftshmh4761
@ftshmh4761 5 месяцев назад
Idin meee😂
@maryanigal3349
@maryanigal3349 11 месяцев назад
Wax dhan baa la ehbiyey malag haduu dhawaaqayo moodaa i Dhabo ma leh
@Iphone20249
@Iphone20249 11 месяцев назад
Nacala isbahaysiga tihin iyo kuyal boobka dhul aadoonaysan ragu waragii waligiin idinka oohin jiray ee idin eryanjiray way idinka danbeeyan waataqaana isaaq waka nabada somaliya cirka udiray hadagdagin sug
@ChristopherAdams123
@ChristopherAdams123 8 месяцев назад
@@Iphone20249fuck Isaaq adeer it’s been 3 months where are you 😂😂😂
@ftshmh4761
@ftshmh4761 5 месяцев назад
@@Iphone20249iyaah? Idin mee illaa hada
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 месяца назад
@@Iphone20249 Argagixo Inaad tihiin Soomaaloo Dhan baa Og ee ma in Aan la Idin Ogeeyn baad Uqabtaa? Teedakale dir Waqooyi Baadtihiin Harti baad isbaheeysi Ugu waceeysaan Allah Kareem. Wallee meesha kumaheesaan.
@hhersi1
@hhersi1 7 месяцев назад
Vous êtes Fort putting.....
@mohamudamin4063
@mohamudamin4063 8 месяцев назад
May taqaan waxaan ahay wiil harti ah e dadka iga baro ifiso
@sahroyussuf2571
@sahroyussuf2571 11 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@fahemafahema1060
@fahemafahema1060 11 месяцев назад
🎉🎉🎉🎉🎉
@adangudhane336
@adangudhane336 5 дней назад
Walaahi waanu idin wasi
@hodanabdi6497
@hodanabdi6497 11 месяцев назад
Qabta Nijaasta nijaastu dhashay
@user-jx3ek1dx5z
@user-jx3ek1dx5z 4 месяца назад
Jah waan qiiroday😊
@mariyacumar
@mariyacumar 11 месяцев назад
Alle hargaysa iyo burcaanad iman madha oo midh idinkama reebo aamin aamin yaa rabi
@ftshmh4761
@ftshmh4761 5 месяцев назад
😂😂😂😂 iyaah???
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 месяца назад
@@ftshmh4761 Cabaadkeedaay idoor dabacayuuntii 😂😂😂
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 3 месяца назад
Cid kula dagaalamaysa majirto.waa laguu baneeyee .Alaah.fulay.rag.dagaal.wax ku qabtay.mamoodaa
@AbdikariinAli-ri2kf
@AbdikariinAli-ri2kf 2 месяца назад
180 gaadhi ma hadyad baa iisiisay 400 nin waan kaa hayaa 1000 subaxaa dhegtaa dhiiga u daray
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 месяца назад
Telefoonka noodaa hooyadaa iyo fhiladii ku dhadhaba wase muxuu ahaa faraqan bilaa camalka ahi
@CoolBoyshafi
@CoolBoyshafi 11 месяцев назад
Jabbaa kadhacay
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b 2 месяца назад
Gumaystaha geeska afrika waa isaaq 2023 ragga 15 danno laaska maamulayet
@Yussufhersi1
@Yussufhersi1 Месяц назад
If I was you I wouldn’t write comments 😂😂😂😂😂😂
@nuradinmohamed5662
@nuradinmohamed5662 4 месяца назад
Ciidankii duufaan ciise ruush geesiyada
@user-fl6il4rb8t
@user-fl6il4rb8t 8 месяцев назад
❤❤❤❤
@anisahaaji9248
@anisahaaji9248 11 месяцев назад
Xaraam kadaya ha ku istaaginina oo xog ha ula hadlinina
@liibaanmaxamed1918
@liibaanmaxamed1918 11 месяцев назад
Guul ssc darawish
@ummuisra6721
@ummuisra6721 11 месяцев назад
Baacsada cawaanta qadhmuun
@najiibhassan
@najiibhassan 11 месяцев назад
Waxba ka dhacay 😂😂😅
@abdirashidmahdi702
@abdirashidmahdi702 2 месяца назад
Geesi❤❤❤
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 11 месяцев назад
Subxallah 😂😂😂😂😂😂
@user-gm1xw7ch2x
@user-gm1xw7ch2x 7 месяцев назад
ssc guul 🥰🥰🥰
@alliitahar6926
@alliitahar6926 4 месяца назад
My day
@garaadyousuf4921
@garaadyousuf4921 6 месяцев назад
Reer bari iyo asc😂
@YahyeboyOfficial
@YahyeboyOfficial 10 месяцев назад
😂😂😂😂🎉😂😂
@bashiroble2816
@bashiroble2816 11 месяцев назад
War meeshaa dhiiga lagudaadinayo bal fiiriya dabeesha iyo habaaska waa lamadagaan inta labada dhinac dhiiga isaga daadiyeen
@rnuura334
@rnuura334 Месяц назад
Qardho Media War Ninka Aad MagaCiisa Weydiineysaan Ee Idileh Aadan Baaleyiraahdaa Eega Luquntiisa Waxa Uuguxidhan Masixirbaa Sharkoodu Hakunoqdo Iidoorka Insha Allaahu
@HamdaYacine-wc3fk
@HamdaYacine-wc3fk День назад
Labada midna maihi lakiin magaranayo sababta isaaq soomali loganecab yahay.reer walba anrarkaa unecayahay 😢😢😢
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 18 часов назад
Waa dadka cadowga umada somaliyeed ku soo hugaamiyaa taariikhda
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 11 месяцев назад
Guuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuul
@Usamahaji-mt2of
@Usamahaji-mt2of 3 месяца назад
😂😂niyaw nimankan ceebtooda iyo ciilkooga bada isku ridi laha kuwan ceebtu waa caadooda soomaliland wax la dhaho majirto
@user-bz1gm1pm1w
@user-bz1gm1pm1w 5 месяцев назад
Hooyadiin wasa walee waa lysaga danbeyaa huwaney👈👊
@jsanikdany3330
@jsanikdany3330 5 месяцев назад
Idoor xuduudaa lasoo xiraaaa ku teh hooyadaa ayaa la soo xirin
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 месяца назад
@@jsanikdany3330 😂😂😂
@rnuura334
@rnuura334 Месяц назад
Kanaxoow Naftawaa Wey Jabeen Iidoorkii
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei 5 месяцев назад
abtiyaashay waa libaxyo
@Jama-ny3xy
@Jama-ny3xy 11 месяцев назад
Victoria laska
@Hawd74.
@Hawd74. 5 месяцев назад
Shakhraamada ilka la
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 3 месяца назад
Iidoor dabacayuun nacalatullah bakhtigiinii ayaa ka cararteen
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei 5 месяцев назад
dawashada kama ragii naqaska wayna oo laqaqabnyo
@user-pw9zf1qs2v
@user-pw9zf1qs2v 3 месяца назад
Iidoor maxaa gaadhey😢😢😢😢
@ifraaxmaxamed4717
@ifraaxmaxamed4717 18 дней назад
Alle .maxay be een maalintaa dagaal haaf qiyaame ah ayaa ku dhacay dhoodi ayna aqoon baalagu wada baacsaday dalkiyo ciidu waa kaa hiiliyaan
@maslaxIbrahim-co5lb
@maslaxIbrahim-co5lb 5 месяцев назад
Somalia goorme ilaa saan isku baaba ineena😢
Далее
Dib u milicsiga hannaanki Toogashada Argagaxisada
13:51
When A Gang Leader Confronted Muhammad Ali
11:43
Просмотров 4 млн