Тёмный

Daawo Labadii Gabay ee Gardarro Abwaan Dhoodaan & Abwaan Heelaale. 

Qarri Jiqood
Подписаться 433 тыс.
Просмотров 47 тыс.
50% 1

★ ★ ★Channel-ka Qarri Jiqood★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕
Fallow Me On Facebook / noorqorahay

Опубликовано:

 

22 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 26   
@mohamoudomarasawe5981
@mohamoudomarasawe5981 5 лет назад
Dadbaa uhaysta abaanadu inay iska soo horjeedeen. Wan Isku fikrad. Alle how naxariisto
@abdirahmanadam8074
@abdirahmanadam8074 4 года назад
Maalintii uu dhitay abwaankeenii waynaa ee dhoodaan waxay ay ahay maalin muruga leh ilaahay ha u naxariisto abwaanekeeni dhoodaan ah cidkalena ilaahay ha inoogu badal
@abdibirre4281
@abdibirre4281 3 года назад
ALAHA U NAXARIISTO ABWAAN ABDULAAHI MACALIN DHOODAAN
@goldfilms58
@goldfilms58 4 года назад
2 da abwaan allow unaxariiso aamiin
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 Год назад
buuga la qoray dhoodaan waxaan ku arkay gabayga gardaro wuxu tirshay 1973 dii adna wax kalaad qortee wa sidee
@abdimalikabdikhalaq9557
@abdimalikabdikhalaq9557 Год назад
Gadaafo:Ceeb
@AbdikhadirAbdiBarre
@AbdikhadirAbdiBarre 5 лет назад
Laba abwaan oo qiimo badan alle ha u naxariisto aaqiro iyo aduunba
@shuaibqable3645
@shuaibqable3645 2 года назад
alle ha u wada naxaristo Labada Abwaanba
@muktarbare
@muktarbare Месяц назад
Meesha ma taalo is barbar dhig ee waxaa taala laba nin oo mid walba wixii uu gar daro ka yidhi halkan lagu cadaynayo waana daxal umadu wada leedahay gabyaaguna qolo iyo qabiil midna male ee waa qof umadeed? mahadsanidiin?
@safiaabdullahi692
@safiaabdullahi692 6 лет назад
Dhoodaan suugaantiisu waa dhaxal Soomaaliyeed. Wuxuu ahaa nin adoon la fikir ahayn haddana gabaygiisu ku anfacayo ii aanad ka xiiso goynayn qiimaha iyo farshaxannimada luqadeed we hibada Eebbe u siiyay. Boqolkii sanno ayaa la arkaa qof loo dhigo.
@sowdobeauty
@sowdobeauty 5 лет назад
Ilaahay ha u naxariisto labada abwaan Abwaan Dhiidhaa is iyo Abwaan Ahmed Sh Ali Helaale
@rashkabillebayciise2528
@rashkabillebayciise2528 6 лет назад
War isma qabtaan labada abwaan ee heelaale and dhoodaan maxaa leysku barbar dhigaa meelba islama galaan abwaanka wadaniga ah ee dhoodaan alle ha u naxaariisto aaaamiiiin aaaaamiiin
@mohamedmustafa5147
@mohamedmustafa5147 6 лет назад
Mashasllah ilahay ha unaxariito aaamiin aaamiin dhoodan waa wadani
@MunaHassan-m7r
@MunaHassan-m7r 5 месяцев назад
Subxaanallaah
@craxmaanaxmad-z9n
@craxmaanaxmad-z9n 9 дней назад
cabdiraxmaan axmad shugri
@abwaanheersare1
@abwaanheersare1 3 года назад
Gabayada Garadaro waa gabayo qiimo leh dadbaa mesha kuso qoray abwanadu wey isheystaan abwanadu isma heystaan ee labada gabayba gardaro ayaa la dhaa saas ayaana liisu gol dhigay labada gabay midka ka heshayba waad shegi kartaa
@murti-dhuuxmedia4276
@murti-dhuuxmedia4276 5 лет назад
ABWAAN DHOODAAN ABWAAN SOOMAALIYEED BUU AHAA ALLE HAW NAXARIISTE HEELAALENA ABWAAN QAAB QABIIL UGABYA AALA BUU AHAA MARKA MAAHA LABA NIN OO LAYS DHINAC DHIGI KARO
@yusufmohamed4746
@yusufmohamed4746 5 лет назад
Abwaan dhoodaan iyo abwaan heelaale labadaba rabi hawnaxariisto waxay ahaayeen labo abwaan oo Dhan walba hal fakar ka ah labo abwaan oo taariikhda isaga feker dhaw madhicin labaduba waana labo abwaan oo qaran ee kadhexbax hana iskudayin inaad midna caydo midna amaanto
@abdirahmanadam8074
@abdirahmanadam8074 4 года назад
Bal labad u is barbardhigaayo ma hadaad is gaadhsiisay abwaankii umadda ee ahaa cabdilaahi macalin maxamed dhoodaan iyo qof aan la aqoon heelaale waa ayo bal cadee cida uu yahay
@mohamedabdirahmaan7944
@mohamedabdirahmaan7944 7 лет назад
Nin yahow dhoodaan iyo heelaale isma haweystaan ee maxaad isku berber dhigtaa.
@mahamudsaid5899
@mahamudsaid5899 5 лет назад
Mohamed abdirahman Labada gabey baa isku macne ah miyaadan fahmin heelaale dhoodaan buu ayidayaa
@khadarsoomaaaliya379
@khadarsoomaaaliya379 7 лет назад
Soomaalli
@salmanhaji7085
@salmanhaji7085 7 лет назад
"Gardaro " Waa mid ka mid ah gabayda ugu xikmada badan ee Soomaaliga.
@mohamedmustafa5147
@mohamedmustafa5147 6 лет назад
salman haji sax xigmad baa kujirta
@mohamedmustafa5147
@mohamedmustafa5147 6 лет назад
Mohamed
@maxamedtuurtuur654
@maxamedtuurtuur654 5 лет назад
Alle ha u naxariisto abwaan dhoodaa waxan odhan karaa waa abwaankii qarnigii 20aad runtii hadaan maalin dhan dhegeysanayo kama xiiso gooyo
Далее
Maanso: Abwaan Cabdulaahi Macallin  Axmed (Dhoodaan)
52:10
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
ABWAAN CABDILAHI MACALIN DHOODAAN GABAYO
1:01:27
Просмотров 96 тыс.
Gabaygii Abwaan Helaale
28:19
Просмотров 136 тыс.
Gabay wadani ah- Abwaan Heelaale Allah Ha unaxariisto
1:02:12
Cabdullaahi Dhoodaan
19:57
Просмотров 544 тыс.
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13