Тёмный

Daawo: Maxaa kala Qabsaday Madaxweyne Biixi & Reer Gabiley? 

Dhamays Media Production
Подписаться 110 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Reer Gabiley oo ka Farxiyay Muuse Biixi == DHAMAYS MEDIA PRO==
=== Our Channel: / dhamays ===
Subscribe: bit.ly/2SHt54u
Website: bit.ly/2SnLhBr
Facebook: bit.ly/3bAlVrt
Twitter: bit.ly/2OPlM9T
Instagram: bit.ly/31MG7SF

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@shukramuhumadshukramuhumad9622
@shukramuhumadshukramuhumad9622 2 года назад
Madaxwayne jiroo joog cadowgagu ha jabo guul inshallah ♥️♥️♥️
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 2 года назад
MASHALLAH MASHALLAH!!!!! Cadowgiin ha jabo cadowgiin ba jabo
@sabaahsabaah4007
@sabaahsabaah4007 2 года назад
Masha allaha madaxweyne orodtkasiiwaad:♥️♥️♥️♥️
@maxamedibraahim7736
@maxamedibraahim7736 2 года назад
MAASHA allaah tabaraka allaah madaxweynaha qaranka somaliladn 💚🤍♥️ maasha Allah iyo gobolkii cagaarnaa gebilay maasha Allah ilaahay haku nabad ceeliyoo in Sha allaah 🤲burcaa alloow nAbad kugee in Sha allaah 🤲🤲🤲
@faatiyasoomaliland8291
@faatiyasoomaliland8291 2 года назад
masha allaa masha allaa masha allaa madaxweyne noolow aad ayaad nooga qoslisay guuuuuuuuuuuuuuuuuuul insha allaa
@ayaan7389
@ayaan7389 2 года назад
Guusha Gabilay iyo muuse maasha allaah 💗💓💞
@avonparksdale1993
@avonparksdale1993 2 года назад
Machaallah guul iyo gobonimo mbc
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 года назад
Wàa faraxad Somaliland khudbadii camuud waan u khuushugay
@ayaan7389
@ayaan7389 2 года назад
maasha allaah gobolkii cagaarnaa iyo mudane madaxwayne muuse biixi cabdi xildiid 💗💓💓
@khadarmaxamuud2500
@khadarmaxamuud2500 2 года назад
mashalaha
@robleahmed2558
@robleahmed2558 2 года назад
Gabiley waa magaalada labaad ee mustaqbalka gobolka Maroodijeex iyo magaalada labaad ee ugu dadka badan gobolka Maroodijeex, ee ku xigta magaalada Hargeisa.
@fiburale5200
@fiburale5200 2 года назад
mo faarah m m biixi ayaa ka dheereeya maansha libaax
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 года назад
Madaxwayne muuse biixi Dadku sidaada garaw ma cunaan Iyo cuno fiican baasto iyo briis ayaa dilay yaanay kugu jajabin 🤣🤣🤣🤣 . Dadka galbeedku waa dad akhlaaq leh ilaa siyaad bare sidaas ayay u soo dhawayn jireen cidna kama hor yimaadaan waa dad nabad iyo horumar jecel maanshaalaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
Ilhan sirta mujaahdka ha baxin pasta ha cunaan iga lee waayey kkkkk
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 года назад
Ilaahey ha barakeeyo madaxweyne muuse biixi cabdi waa geesi qaran oo ku haboon dalkiisa adeer somaliland ayaa na deeqda wax ka hooseya nama deeqdo Ilaahey somaliland ha jeclaado ameen ameen ameen 💖
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 года назад
Reer calikore waa nuraxmed from taleex geesi
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 2 года назад
masha Allah gb ilahay ha idin barakeeyo wa umad badan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
Gabiley waa gobalaka kala saaraa ilaheyka sakow cida madaxweyena somaliland ka noqeysnaya waxana filyaa sanadakan Prof Samtar baay soo saeri madaxweynaheen jaclanahey waa la daaliyey ina uu nastaan rabaa 5 sanno jahabd loo samsto am buur lagu shiro ma qaado karo ha ino nasto sida madaxweyen Riyaale madaxweynayasheen ino oo soo sheqeeyey iin dusha ka raraney iyo siraanyba
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 года назад
Xasan yoonis habame ayaa ka dhashay ala ya raxma
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 года назад
Adan shiine
@sumrom4818
@sumrom4818 2 года назад
Maxaa munaafaq is daba yaacaya. Marka ay caruurtoodo aragto sida loo toocinaayo maxay dareemi doonaan. Geesi tooci raga.
@haboon6195
@haboon6195 2 года назад
Home 🩸😘😘😘🩸🙏
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 года назад
Muuse gebley waa dhulkaagii
@iqroali7019
@iqroali7019 2 года назад
Somaliland viiva isaaaq viiva isaaaq farmo guuuuui
@زينبمحمد-ب5ل6غ
@زينبمحمد-ب5ل6غ 2 года назад
Masha allah reer Gabiley goleyta sodhaweyne wanagasan ♥️💕💗♥️💕💗💪💪💪💪💪Madaxweyne nolow muse niixi
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 2 года назад
Iqro Yaa Isaaq ah? Kkkk Dad masaakiin ah oo aduunka baryo ku dilay kkkk Isaaq Dawarsi ku waa sheen iyo lafo ay jawaan ki sitaan.
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 года назад
@@salahthefruad9174 Iqra isku jawaabtay OO magacii soo badalatay meel walba intaas baad la timaadaa Isaaq wuu ku fahmayaa cida santahay ee Iska naso
@abwaangudgude4208
@abwaangudgude4208 2 года назад
Kkkkkkkkk waar maxaa lala yaacay
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 4 месяца назад
Waa Reer Mo Farah dhee😂😂
@nuunuukidscaruurta2547
@nuunuukidscaruurta2547 2 года назад
gabiley cidiba kama maqna
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 года назад
Zooluu march
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 года назад
Waa maxay ruclo zooluu cusub baa bilowdeen miyaa?
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
waliga amaad aragmusue dadka wa daalyaa wa adhex caraaraa odeyga waa maansha allha
@shaikhmuqtaar7467
@shaikhmuqtaar7467 2 года назад
WAA NIN WAALAN DADKU WAXBA MA DHAAMAAN
@Yaabkayaabkii
@Yaabkayaabkii 2 года назад
QABIILLAND
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 2 года назад
Waliid kalkaal adigina qoomuluudland
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 года назад
Odaygii geeljira aha dadkii wudaaliyey tooreye kandhulbahate nacaska banlayaabay
@G36-u8l
@G36-u8l 2 года назад
Muuse habayaco toloow yaa lug gooyey oo yidhi carar isku day isaga oo socodka iyo hadalkuba ku dirqi yahay? Lugaha ayuu isla dhacaa oo ciirciiraa sidii habar kici wayday. Suudhkuna waa ku khasaare wuu kale dheer yahay
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 года назад
Kii labada garab iyadoo la hayo biyo ku risheeyaay la soo gaadhaaay la lahaa miyaanu cirro ahayn Sara jooga afka ku kala qaaday aar ha cawryin xaasidnimo iyo makhruuqnimo ku dishay yaahuu
@G36-u8l
@G36-u8l 2 года назад
@@jamaadnuura10 car wax original ah la kaalaya, inaa sida candhabuurta cid isku xoqdaan moyiye?! Nala dhaqan matihidin. Qotti indha biijo! Muse Cabdi Dameer, suudh iyo tay sharaf umuu yeelin ilayn waa dameeroole oo hanaankii iyo habkii loo gashanjirey ma yaqaane! Ghetto markaliyo madaxnimo isku maqiiqay. Iyo ghetto ku xeeran oo daba qamaamayeya iyagoo aan wali sida xabajada laysaga maydho baran. Xoolihii SL oo dhan bii dad idiin ekaysiin wayday. Qotti
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 года назад
@@G36-u8l cid kale kuu doonimaayo xaaji cabdi waraabe rabbi u naxariistee taariikhdii aynu kala lahayn iyadoo uu duubay baa taal. Original la imide isla idinku in kuwii na kuunyayay miyaydaan ahayn. Malyuun nimanka caantayn u helay Maragna loo haysto Muraad li’i ninkii ugu Tagoow Adiyo maankaaga Mid kale Idinkaaba sidii bahabar nuux Beedka laasimaye Dhexdiina intaa gaajo isugu tiriseen tiro iyo xawaad ma leh. Waxbaan iskula hadhayaa oon xeerinayaa burcay ahayd taad afka kabaha ku qaadeen. Imikana indhaha and ku hayn kari wayday degmo reerkaasoo quruxdaa iyo farahaa leh ma ishaad wax kaga jari aragtaye maxaad odhan
@G36-u8l
@G36-u8l 2 года назад
@@jamaadnuura10 benalay! Maydinkaa sida wax laysugula hadho yaqaan? Waxaba lamydun hadhin. Daba fil fil dalkii sidii ayaxa feenatay. Garxajis isku dhererin karimaysaan oo Ilaahay baa idiinka hiiliyey ee afka iyo cidiyaa ku xagxagta. Waa layna yaqaan! Soomalida kale iyo taariikhda ayaa ka marag ah waxa la kala yahay. Ku wada ayax baa tihiine. Hargeysana anagaa leh, Gabiolayna waa laydin la leeyahay ee bilicdiina buura lo kora. 😂😂 Waan ka baxay! Tororogtaada waqti uma hayo, huuno🤣
@makebravo7133
@makebravo7133 2 года назад
ISLAANTI DHUKURNAYD E SIDI DHILOOYINKA U QOSLI JIRTEY IYADA KA SHEEKE QUBUURIHI MIYEY KA BARÒOORANAYSA WELI
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 года назад
Ina cali koore dhulbahanta ayaad u taqana laakiin waalidkii oo dhan wàa reer Hargeisa
@imanmohamed4171
@imanmohamed4171 2 года назад
Qabiil dowlad noqon waa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
iman miyaad dhimatey somalliya oo addunak u aaqonsanyahey dlawad jirtaa lakin ciidamo sheeheye u uyahiin ciidan kkk oo qareen qarmada midoobey wakiil ka joog adduunak ma jirto wadan xor ah oo wakiil qamramada midooobey joogo kkk lakiin qabiiil hadaad ku sheegto jamhuriyad a barkeysan somaliya 4.5 macnaaheea nosheeg qabiil ma aha miya a kkkkolka a 4.5 dawlada noqan mayso
Далее
REER WAQOOYI VS REER KOONFUR  LAHJAD PART 1
9:06
Просмотров 114 тыс.
War Xasaasiya Oo hada Gabiley ka soo dhacay
17:30
Просмотров 1,7 тыс.