Тёмный

Daawo;-MD Mustafe Cagjar Oo Ciidanka Itoobiya U Qabtay In 24 Saac Looga Saaro Dhulka Somallida Iyo X 

Shabelle Channel
Подписаться 331 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share

Опубликовано:

 

22 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 25   
@jamahussein6860
@jamahussein6860 5 часов назад
Waa guul iyo gobonimo,MW.cagjar waa geesi damiir leh oon garabtaaganahay, Difaaca dalka iyo dadkayagaba.Nafta nafta nafta waanu u huri❤ jihaad dhab ah baanu gali guul cagjar waa geesi dhiigleh,.guul.❤❤.
@yonismahamoud5245
@yonismahamoud5245 58 минут назад
Dagalki Oromiya iyo Somali Galbeed o bilamay 2024
@rahh4137
@rahh4137 4 часа назад
❤❤❤❤❤ Soomaali galbeed waa in aad dhulkiina ilaashstaan oo gacmaha is qabsataan ❤❤❤❤❤
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 4 часа назад
Guul.Umada Somaliyed
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 4 часа назад
Abiy iyo itoobiya way bur buraysa illahay ha si bur buriyo insha Allah
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 5 часов назад
Ha eryo ayga
@saidosmahaji442
@saidosmahaji442 4 часа назад
Guul somaali galbeeda
@AadanBashir
@AadanBashir 6 часов назад
❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤guuuuul
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 2 часа назад
Subxaanalaah waxa UU doonayaa inuu Somalia oo dhan qabsado oo UU Kala qayb qaybiyo intay somali isku maqan tahay ayuu Ka faidaysanayaa somalidu ha midoobaan meel kasta oo ay joogaan Insha Allah
@Pip_hunter
@Pip_hunter 4 часа назад
War waxaan oromada bakhtiga ah, inay maanta isku dayaan hajabaad, adeer xukumka ethiopia amhaaro ayaa lagu soo celinyaa
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 5 часов назад
guuuuul midnimo waxgarad iyo wadaniba wadakaca bulshooy aayo katashi guuuul insha allah🇬🇲🦁🇬🇲🦁💪💪💪🇬🇲🦁🦁🦁💪💪🔥🔥🔥💪🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🦁🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁♥️♥️♥️👍👍✌️🙏
@AminaIsmail-qo4uc
@AminaIsmail-qo4uc 3 часа назад
Geesi geesi geeesi
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 4 часа назад
Arhooy warkaas marunbaa.
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 4 часа назад
Abiye arin dhajafaar ah ayuu keenay deegaankii soomaalida oromo oromo ama habadnaato ama hayaraatee arinta sideedii ha loo daayo ma qabyaalad baa
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 4 часа назад
Iska dhacsha oromada qashinka ah
@HalimaM-b4q
@HalimaM-b4q 3 часа назад
Sheeko balaleey. Caruurta ugu sheekee😂😂😂
@bashirnuryarow8011
@bashirnuryarow8011 2 часа назад
Dad walaalaheen Somali galbeed waxaan idnku baaqaya ‘Xabashiga uraaya waa inaad ka hortagtaan Damaca ku jira ee la doonayo somali Inuu cagta mariyo, taasina waa Somalia oo wada dhimata…? Amxaarka uraaya halaga hor tago si Deg-deg,ah yaanan laga seexan…? Geesiyadii ONLF, kaliya ayaa ku filan Dameerkan waashey ee Aby Ahmed..! Somalia haka xurawdo gumeysiga madow ee Qaarada Somali…
@KassimAre
@KassimAre Час назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkk. Xawayaan ma waxaad weydaay waxaad kahadashiid kkkkkkkk. Khayali
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf 5 часов назад
SHABEELE 🎉WA BEENALE YASL
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb 4 часа назад
War been badnidaa maisga SAS odhankaraa
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 6 часов назад
War CAYRIYA. oromka waalan wuxuu xuduudda SOMALIYA isugu soo CIRIIRINAYO isagoo GAWRACAN waa qorshe FOOLXUN oo uu ka leeyahay Degaanka SOMALIDA..qorshahaasina waa inuu DEGAANKA SOMALIDA baabi’iyo markuu kusoo HUNGOOBO SOMALIYA 🧐
@geeleahmed6506
@geeleahmed6506 4 часа назад
Isku jaba😂😂😂
@IbrahimAhmed-kf3lv
@IbrahimAhmed-kf3lv Час назад
Kkkkkk, waaryaa been run u eeg sheeg.
@mahichannel5730
@mahichannel5730 5 часов назад
😂
@encrypted983
@encrypted983 2 часа назад
Been weeynaa
Далее
How to split your drink
00:45
Просмотров 2,1 млн