Тёмный
No video :(

Daawo Meesha Somali Lagahaysto Hadalkii Uqiirobadnaa Maamo Maryan Qaasin Heritage Kajeedisay Maanta 

Anfac Media
Подписаться 236 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 46   
@user-lh7zy8qh9w
@user-lh7zy8qh9w 5 месяцев назад
Magac quruxbadan soomaliya waan farxaa
@kulucowpeter4839
@kulucowpeter4839 6 месяцев назад
Dr maryan qaasiim may allah bless you and your family 👪 🙏 ❤ ❤🎉Cadowgaa allahu jabiyo
@seed3966
@seed3966 6 месяцев назад
Asc✅✅✅ allaahu akbar momo daacad ah weeye runtii mid badan oo ninku sheega yey si walba uga fiican tahay maa shaa allaah ✅✅✅✅✅
@user-lb9ut8ns2r
@user-lb9ut8ns2r 5 месяцев назад
Yaaa
@abdirizakabdilahi3453
@abdirizakabdilahi3453 6 месяцев назад
Dambigeeda Allah ha udhaafo maryan
@adanbile4237
@adanbile4237 6 месяцев назад
Fiihaa udunun waaciyah ! Dhegihii Allaah waaniyaa waansan. Maama maryan maanshallaah Dadkan shifo laga quusey
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 6 месяцев назад
Mashaallah ilaahay haku barakeeyo hooyo maryan
@hodandahir8111
@hodandahir8111 6 месяцев назад
Masha Allah Mam wa runta
@seed3966
@seed3966 6 месяцев назад
Asc ✅✅✅mamo maa shaa allaah . intaas eey sheegtey ha la idin ka helo hadaad islaam tihiin soomali maryooleey
@ashahaji9685
@ashahaji9685 6 месяцев назад
Maamo ale haku xifdiyo Qiiradadu wana tabaneysaa lkn ragmahaysano
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 6 месяцев назад
Maamodaan ookale baan u baahanaha oo rag iyo dumar Inshalaa mwfarmaajo haduu soo naqdo gabadhaan hanalooga dhigo wasiirka Arimaha dibada Ama gudaha
@hodandahir8111
@hodandahir8111 6 месяцев назад
Wa runta Somali wa is cunta waxa kasto O hanti dawawalad ah wa la qadtay
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 6 месяцев назад
Maamo Maryann spoken the truth period!!
@nora6506
@nora6506 6 месяцев назад
Masha Allah
@yassinadan1455
@yassinadan1455 6 месяцев назад
Ugaas kitaabka lama rabo soomaalida nimanka hor fadhiya kitaab ma rabaan Laakiin xamse waa nin fiican
@ABwaanGacalwanaaje.
@ABwaanGacalwanaaje. 6 месяцев назад
Maasha allaah good maam🎉❤ xafiduhulaah
@shantagees9425
@shantagees9425 6 месяцев назад
Dr. Maryan aad baan ugu raacsanahay laakiin dinta baryahaan cabsi cabsi bay nowotay xal kale aan raadsano.
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 6 месяцев назад
Hadal weyn ilaahay xaggiisa ayaad qortay in jahli ku hayana ma ogi fadlan diinta ilaahay waxba haku beddelan haddaad muslim tahay. Soomaali waa ummad laga adkaadey mar haddii dawadii oo islaamku ah xukunkii loo diidey oo la yidhi caqli baniaadam ha xukumo waa si ayan weligeed u heshiin 4 qof ayaan talo ku heshiin karo maxaad u malaynaysaa qawmiyad Isla dhan laakiin islaamku sida roobku dhulka hal mar u waraabiyo meesha uu helo ayuu isna raxmadda alle ugu degeysaa
@sahrash.7544
@sahrash.7544 5 месяцев назад
Soomaali Ciudad Iyo xasad ayaa asaagood ka rabay.
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 6 месяцев назад
Maryaneey nabd laantu dad bay Dan u tahay maraka ha daalin baan ku dhihi laah
@shantagees9425
@shantagees9425 6 месяцев назад
Marka ma loo go’aa dadkaas mise waa lala dagaalaa?
@lathany.3537
@lathany.3537 6 месяцев назад
Dhegahii alle hanuuniyo ayaa hanuunsan
@vippixel7320
@vippixel7320 6 месяцев назад
Mashallah ❤❤❤❤❤❤
@bashiirsugulle
@bashiirsugulle 6 месяцев назад
Maxay ugarawayen waxay gartay gabadhan kuwaan xoolaha ah eehorfadhiya
@user-lh7zy8qh9w
@user-lh7zy8qh9w 5 месяцев назад
Allah ka baqa oo ummada sidan u dhaama.dal dhan baad masirkiisi ku iyaaraysaan cadawga idin kulaalay ee idin bartay ayaa idin sugaya
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 6 месяцев назад
Maansha Alaah
@user-lh7zy8qh9w
@user-lh7zy8qh9w 5 месяцев назад
Diin qurubadan dal quruxbadan waat ilaahawuu idinka eedlayahye dalka dabaqabteeya from boorama
@user-fb5qx1zs4m
@user-fb5qx1zs4m 6 месяцев назад
Maamadaan.haloodorto.madaxwayne.laakin.soomaalidahad.maaha..meesha.aytamadinayso.awgeed.lakin.nimankeena.aykaanba.kaxiisodhacan.dhibka
@seed3966
@seed3966 6 месяцев назад
Aad iyo aad mid badan oo irmaaneye ah waa ka fiicantahay 100%
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 6 месяцев назад
Drs maryan qasim waa u durxushay
@HghhgjHgiuhg6
@HghhgjHgiuhg6 5 месяцев назад
SHARAF IYO WANAAG QOFKII DOONAYO WAATAN ALAH KU XIFDIYO WALAASHEY MARYAN
@boolocadey4661
@boolocadey4661 6 месяцев назад
MAAMO MARYAN SOOMAALI WAX AAYSAN GARANAYNIN MA JIRTO , LAAKIIN WANAAG XUMAAN BAY KU BEDESHEEN DIINTII ALLE LAGUMA DHAQMO DASTUUR GAALO BAA LOO DHAMAADAY SHAREECADEENA OON LOO SOO NOQON OON LA ISWADA CAFININ U MALAYN MAAYO IN TIIHA QABYAALADEED LAGA BAXAAYO ILAAHAAY TOWFIIQDA HANA WAAFAJIYO.
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 6 месяцев назад
Maryam kheyr badan ALLAAH ku siiyo kaliya xalku waa in ALLAAH loo noqdo . Barnaamijyo ay gàalada soo dhiibeen dhaqaale badanna ku bixiyeen baa la isku daalinayaa .
@user-lh7zy8qh9w
@user-lh7zy8qh9w 5 месяцев назад
Dad quruxbadan waa soomali
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 4 месяца назад
Dhalasho dhago geel meeshoda madhaafan cabsi galinta qofba si ubaray
@user-lh7zy8qh9w
@user-lh7zy8qh9w 5 месяцев назад
Calan quruxbadan markan arko wasn farxa
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 6 месяцев назад
Jubbaland waad khaladday dolwadda kenya baa haysata xisaabta kuma jirtee kuwia kale oo xisaabta ku jira ka hadal .
@a.mm.6742
@a.mm.6742 6 месяцев назад
Asalama Alaykum Dr Walaal ilahay ha ku xafido
@a.mm.6742
@a.mm.6742 6 месяцев назад
Dr Anigu waxan hay kalaaliso 1990 waxan rabey in aan Drnimo in aan Somaliya ka barto markii aan shaqadii aan moto’s kii bixiyey baa waxan ku soo kacay wadankkii oolarogey
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 6 месяцев назад
M.sanid .
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 6 месяцев назад
Mareekan ayaa Alshabaab ku dhex abuurtay mxaakiimti oo dadkii diinti nacsiiyey; hadda dadka shareecadda Muslim ka lama maqal siinkaroh
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 5 месяцев назад
Dalkan daarood ayaa burburiyay isaga ayuu ka dhismi la yahay runtu was taas,xasuuqa ay gesteen Siyaadbarre,Cabdullaahi Yusuf,Farmaajo hadda Dani wado dulmi way caddahay.
@user-td4rk5ik3l
@user-td4rk5ik3l 6 месяцев назад
Been been maha wa run cadowgu markiiba Adam bay ku bilowday markaas dabada gelinayaan carab IYO YEMEN sacudiga
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 6 месяцев назад
They do not understand what did she say
Далее
MILLION JAMOASI 2024 4K
2:17:51
Просмотров 12 млн
لدي بط عالق في أذني😰🐤👂
00:17
Просмотров 3,2 млн