Тёмный

DAAWO - MUQDISHO IYO SOO DHOWEYNTII MADAXWENE - SHARIIF SHEEKH AXMED | MUUQAALO QURUX BADAN 

ABDI ASKARI TUBE
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@aduunyaduwaawarreegto6884
@aduunyaduwaawarreegto6884 7 лет назад
Maa shaa allaah allow ku guuleey sh shariif aamiin aamiin Yaa rabi
@MohamedAhmed-zy3kz
@MohamedAhmed-zy3kz 8 лет назад
ilaahayow kugeelee 2badan mid uun farnaajo ama shekh shariif
@mohamedomar1555
@mohamedomar1555 8 лет назад
mashaaa alaah shikh shariif madalow
@xasancabdulahi3844
@xasancabdulahi3844 3 года назад
Masha allah mudane
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 8 лет назад
waan. ogahay. haduu. hada. ku. guulesto. Somalia. in uu. wax. Kale. badalo. waa. dhacdaa. waayo. waa. nin. fican. dadku. jecel. yihin. runtii
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 8 лет назад
+muna Love adiga maxa ogtahy iska aamus orad Ethiopia ka hadal
@rashkanabdullahi2320
@rashkanabdullahi2320 8 лет назад
MASHALAH WA GEESI DAACAD AH LKN HHHH JIKADA OO U GALI RABAY MASAKINTA SI UU CUNTADA UGU KARIYO HHHH
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 8 лет назад
mashallh. shariif. madaxwayne asal ah
@abdikarimmuwaadin3958
@abdikarimmuwaadin3958 8 лет назад
sharif madax Wayne maahan ku meelgaadh ayuu ahaa
@wadaniwadani8523
@wadaniwadani8523 3 года назад
@@abdikarimmuwaadin3958 us waa madaxweyne
@wadaniwadani8523
@wadaniwadani8523 3 года назад
@@abdikarimmuwaadin3958 🤣😂 all waa kumeel gaar aadan cade maahee inta kale
@abakanaana9824
@abakanaana9824 2 года назад
Wa kaxumahay aniga qof walba fikir atu leyahay
@xasancabdulahi3844
@xasancabdulahi3844 3 года назад
Shiiq shariif guuulayso
@abdulkadirmuse7555
@abdulkadirmuse7555 8 лет назад
shiikh shariif soo ma ahan ninkii bada somalia gatay soo ma ahan ninkii asaasay nimanka malin walba isku qarxiya xamar ee argagixisadaa soo ma ahan ninkii intuu wadaadka iskaga kaaya dhigay wadanka amisom iyo gaalo ka soo buuxiyay adeer aniga fakar ahaan Allah mid dhaama ha noogu badalo
@drabdirahiimahmed6278
@drabdirahiimahmed6278 8 лет назад
cid badd iibsatay majirto hadii la iibsadayne lagama daba hdleen taas baaritan ku celi Tankale alshabaab iyo maxkamadihii laba urur oo kala duwan ayey ahayeen waa hadi aad siyaasada wax kala socatay xilligaas
@wadaniwadani8523
@wadaniwadani8523 3 года назад
@@drabdirahiimahmed6278 ciyaal waye kan ee iska dhaaf. Dacaayada lagu dilo halyeeyada waye warkaas
@drabdirahiimahmed6278
@drabdirahiimahmed6278 3 года назад
@@wadaniwadani8523 4 years kdb 😁 Shikh shariif for president sxb ✌
@wadaniwadani8523
@wadaniwadani8523 3 года назад
@@drabdirahiimahmed6278 markaan hanaloo doorto. Owal waa ilduufnee. Farmaajo dambe laigama maqlo 😂😁
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 8 лет назад
dadka somaliya hoos u dhigay waaye
@jiiinoooleeeyina6677
@jiiinoooleeeyina6677 8 лет назад
ciid waax kabadaleyso malaha waadanka ninwalbo wuudaneysanoya illaah hakeno mid wadanka waax uqaabto
@ummisha8155
@ummisha8155 7 лет назад
HEY
@bashiaden2847
@bashiaden2847 8 лет назад
hakumashqulinina somaliyeey wax aan waxbo ahayn hadad dad dooranay saan door ta dalka badbad she diinta badbad she umada badbad she xoriyad badbadshe somali mideeye doorta farmaajo, and the current honourable president Hassan sheikh mohamud.
@wadaniwadani8523
@wadaniwadani8523 3 года назад
Hada maragtay kaan noodoortay
@jojobajabka5410
@jojobajabka5410 3 года назад
Wadankaas dhibtaas laga soo maray buu farmaajo rabaa inuu xoog iyo dagaal galaiyo yaab
@axmedcaday8855
@axmedcaday8855 2 года назад
F
Далее
Wait for it 😂
00:19
Просмотров 2,1 млн
Китайка и Красивые Глаза😂😆
00:20
Magaca Xamar wayne xagee ka yimid?? | Old district
10:02
Prince Of YEMEN Meets President TRUMP!
12:23
Просмотров 259 тыс.
Ip Man 2 | The Boxing Competition
15:57
Просмотров 9 млн