Тёмный

DAAWO; Muuse Biixi Oo Xoog Kula Wareegay Diyaarado Dad shacab Ahi Dibadda Ka Soo Iibsadeen .. 

Shabelle Channel
Подписаться 314 тыс.
Просмотров 3,6 тыс.
50% 1

Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share

Опубликовано:

 

9 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 10   
@user-fd6pn9jg4y
@user-fd6pn9jg4y 18 дней назад
Amiga.uukudhaamaa.afqadhmuune.maxaad.qabatay.adigu.uraaye
@jamahassan8669
@jamahassan8669 18 дней назад
WAX WALBA MIYAA LAGU SHEEKEEYAA,ADEER WAX SOCONAYA NAGULA HADAL...
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 18 дней назад
SNM waxba ma dhaafayaan muuse biixi dad masaakiina ayuu dhulkoodii iyo beerihoodii xoog kaga qaaday hadana dad ayaa madaxweyne ugu yeeraya
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 18 дней назад
Somalida ayada kaliya Aya isdisho waa dadka adunka ugu doqonsan waa somali cid kale ah weydinin 40 sano aye isdilayesa somalida Ala jahilisaan adaa yabayo aderyal ah socodo dilka aad isdileysaan halka adunka kale dowladaha lala wareego balse somalida ayda Lee iska adag kaliya
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 18 дней назад
Maxaa keenay diyaarado ajnabi wax ku leeyahay in wadanka la keeno. AMAANKA AYEY KHATAR GALIN KARAAN.
@mohamedcigaal4179
@mohamedcigaal4179 18 дней назад
Hortu ma imanaysaan yaan idin dooranaya yaase xukumaysan adeer waxad dhigay baa yaal
@bazeera5520
@bazeera5520 18 дней назад
Kala qoqobnaanta umada somaliyeed waxay u keenay dhaqaalo burbur ,dagaal iyo dhiig.somalidu waa isku noolayd adduunkana waa Ku noolayn qof kasta oo dhibatadan somalida oo dhan samAysay illahayba Kala xisaabtamin.marba qofka halista ku ah dadka illahay ku tahluukeya inuu xumaanta Ku sii dhiranaado.maxaa yeelay xumaanta ayuu raali ku yahay Kan jecel wanaagsan wanaagu illahay using kordhiya.
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t 18 дней назад
Kala wareegid baad sheegasaaye Anigu kuwa keenay waa xidh xidhilahaa midakale kii lahaa muxuu lahadliwaayay Wax kaa iibsamaya nagulahadal been sheeg oo been run u eg sheeg kkkkk
@Mideye157
@Mideye157 18 дней назад
Ciidanki Cirku Ma Ceeb bu ku danbeeyey. Dawlad dadkeeda been ku dhaqda tan ba la arkay
@MohamedAhmed-jl6hm
@MohamedAhmed-jl6hm 17 дней назад
Bena le dadka beenalu modaa
Далее
Старый Дим Димыч вернулся😱
00:16
ТРОЛЛИНГ СКАМЕРА СТАНДОФФ 2
00:59