Тёмный

Daawo Qaybtii Ugu darneyd Sh Umal Caawa Ku Weeraray Wadaadadan Iyo Suufiyado Dhan Arimo Aan Hore udh 

Anfac Media
Подписаться 259 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 137   
@أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
@أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب 2 месяца назад
الله يحفظك ويسعدك ويعطيك العافية ويوفقك ويرفع قدرك في الدنيا والآخرة
@Kunuuz-sunah
@Kunuuz-sunah 2 месяца назад
جزاك الله فضيلة الشيخ العالم شيخ أمل ❤️❤️❤️❤️
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg 2 месяца назад
جزاك الله خيرا الشيخ
@akabdi9732
@akabdi9732 2 месяца назад
Sheekh ilaahay kheyr haku siiyo suufiyadana nin walba waa ogyahay waxaey aamin sinyihiin
@NashmiMustafa
@NashmiMustafa Месяц назад
My favorite sheq❤❤❤😊
@ziyadmahamad-yu2fn
@ziyadmahamad-yu2fn Месяц назад
ماشاء الله جزاك الله خيرن جزا حياك الله حيا أحسنت حفظه الله ورعاه أين ماكنت
@NashmiMustafa
@NashmiMustafa Месяц назад
My favorite sheq❤❤
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 2 месяца назад
MAANSHALLH SHEEKH UMAL THANKYOU
@CabdulahiXariir
@CabdulahiXariir 9 дней назад
Sheikh maxamad cabdi umal Allah haku xafido marwalba waxaa utaagantahay inaad xaqa caddayso
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg 2 месяца назад
Alleh hakaa ubaal mariyo sh cabdi umal
@عبدالسلامنورالدينمحمد
الله يجزيك خير يا شيخ عمر
@CabdulahiXariir
@CabdulahiXariir 9 дней назад
العلامة الشيخ محمد عبده أمل حفظه الله ورعاه ❤❤❤
@abdihakimsalat
@abdihakimsalat 2 месяца назад
Jazzaakal kheir sh ummul
@abdirahmansaman1676
@abdirahmansaman1676 2 месяца назад
جزآك الله خيرا ياشيخ
@FadomaSurer
@FadomaSurer 2 месяца назад
Mansha Allah tabaarakalaah ilaahow libaaxan xafid
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg 2 месяца назад
Sh mahadsanid cabdi umal
@bilehanut7473
@bilehanut7473 2 месяца назад
Sheikh Qof walba oo Somali ah waa Sheegan karaa Meel walbo oo somalia kamid ah Caasimadana Qofwalba somali ah ayaa sheegan karer ee Maxaad ugu diideysaa sheikha Sheegtay Magaalada uu Joogo
@anasmohamed5191
@anasmohamed5191 2 месяца назад
Inuu sheegto mala diidano lkn inuu isku gooni yelo ayaa qald ah
@runneymohamedomar5237
@runneymohamedomar5237 2 месяца назад
Allah haka away mariyoo sheikh jazakaAllahu kheir
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 2 месяца назад
Illaahow adaa waaxidu axadee awood iyo quwadba lehee yaa arxama raaximiin illaahow nagu hanuuni wadadii rasuulkeena scw iyo asxaabtiisa nagana badbaadi wadada munaafiqiinta iyo ehlu shirkiga yaa arxama raaximiin illaahow ummada soomaaliyeed qalbigooda kadaahiri qabyaalad iyo qurunkeeda kuna shub quraanka iyo sunnadii nabiga scw yaa arxama raaximiin
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg 2 месяца назад
Sh mahadsanid
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 2 месяца назад
Wadaadku Wuxuu Isoo Xasuusiyey Beri Anigoo Yar Oo Magaalada Dh/Mareeb Jooga Ayaa Dayuuradihii Xabashidu Na Duqayeeyeen Annagoo Dhowr Dhallinyaro Ah Ayaa Yaacnay Mid Ragga Ka Mid Ahaa Ayaa Kabahiisii Ka Cararay Kadib Isagoo Ordaya Ayuu Leeyahay Shiikh Cabdulqaadiroow Kabahayga Iisoo Qaad.
@abdirisaqabdi4040
@abdirisaqabdi4040 2 месяца назад
Allaa ya cizak walaahi waad iga qoslisey
@salmanosman3966
@salmanosman3966 2 месяца назад
War ma la hubaa? Oo ninku kabo jecelaa.
@IbrahimHasan-f3s
@IbrahimHasan-f3s 2 месяца назад
😂😂😂😅
@Jamasaidkahin
@Jamasaidkahin 2 месяца назад
اللهم صل وسلم علي نبينا محمد وعلي ءاله وصحبه اجمعين
@mohamednoor6248
@mohamednoor6248 Месяц назад
من العجب العجاب أن صومو هذا لا يؤمن بأن الله في السماء
@AbudalxamustafeCali
@AbudalxamustafeCali 2 месяца назад
Mash allha allha kaa abaliyo sida aad xaq noogu cadaynayso ❤
@MoustaphaMudir
@MoustaphaMudir 2 месяца назад
Sh umul allahu yaxfadka
@axmedmaxamed6890
@axmedmaxamed6890 2 месяца назад
Scw
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 2 месяца назад
Sheekh Umal markaste culimo kale ayuu eedeeya. Ma isagaa kaligii ayaa diinta islamka cilmi u leh. Sheekh Abdirashid Cali Suufi sheekh somaliyeed oo diinta islamka uuga cilmi badan ama ka akhlaaq wananaagsan ma jiro ayaan filayaa inta igu raacsan like saara.
@CabdulahiXariir
@CabdulahiXariir 9 дней назад
Maya sheikh maxamad cabdi umal ayaa ka aqon badan mana gaari karo mida kale sheikh maxamad cabdi umal dhamman culimada somaliyed ayaan kugaarayn cilmi iyo aqoon Allah haku xafido sheikh umal ❤❤❤❤❤
@hibaali4311
@hibaali4311 2 месяца назад
Sheekh kasto qumanihiis qorta uku jiro warka Waa intaas lee
@sahroali1196
@sahroali1196 2 месяца назад
Waxaas.wax.laqbalikaro..maahaa Kkkkkkkkkkkkk Sheekh.umul.xafidulaaha
@ironcabcompany8534
@ironcabcompany8534 2 месяца назад
السلام عليكم يا اتباع الرسول الله صلى الله عليه وسلم Please Dagaalka joojiya…kheyr Allah idin siiyo…وبالله توفيق
@ironcabcompany8534
@ironcabcompany8534 2 месяца назад
يارب فشهد. اللهم هل بلغت
@aliguuleed9652
@aliguuleed9652 2 месяца назад
Dhibka Jiro waa in LABA kooxo isu muuqdaan Suufiya saafiya Suufiyo kuwa QALDAN leeyihin Salafiya kuwa QALDAN kabuuxo Kuwa xalay bädda qarxiyaa saafiya sheegtaan Wadaad Suufi ah ayaa soo jedinayo firiya wahaabiya . Hadii run lashegaa may u hashiiyeen Låbada QALDAN ee suufiya iyo wahaabiya
@aaminoguuremohamed-us5yp
@aaminoguuremohamed-us5yp Месяц назад
War qofka xow ku hadlaa masanaw caqli ku leyahay alle hakuso hanunsho haduu hanun ku qoranyahy
@sahroali1196
@sahroali1196 2 месяца назад
Subxaanalaaha.ilaahoow.nasug
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 2 месяца назад
Maasha allaah waakuwaa culumadii saxda ahayd car howsoojawaabaan oo ha ugusoojawaaban cilmi sugan waxa laxusuustay halku mariyay 2001 markay ahayd
@WacanQurux
@WacanQurux 2 месяца назад
Umul istubid weynaday ka fuq culumada ahlusunada ma gaartid daalin yahow sheydaanka ah
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg 2 месяца назад
Sh umahadsanid
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 2 месяца назад
SHEEKH UMALOW YAA LALE DAWLADA MA XAMSE?
@adenabdinur5358
@adenabdinur5358 2 месяца назад
Maya e umada somaliyed ba la leh
@aaminoguuremohamed-us5yp
@aaminoguuremohamed-us5yp Месяц назад
Hada ma diiniba shege ummada alle haka qabto
@fatushbabe5135
@fatushbabe5135 27 дней назад
Adiga alla ku qabnyaa mxaa ka dhagysnysaa hdan ku qansanyn
@hawal1287
@hawal1287 2 месяца назад
wadaado intey meediyaha faristan midba midka kale wax ka sheega , waageeni ma jirijirin waa aaqira zaman
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 2 месяца назад
Shacbiyada Ayay Ku Dagaallamayaan Qolo Kasta Inay Rigaystaan.
@AxmedXuseen-z9h
@AxmedXuseen-z9h 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahroali1196
@sahroali1196 2 месяца назад
Waa.dad.qabyaalad Kushakheyta
@axmedkhaalidhassan3450
@axmedkhaalidhassan3450 2 месяца назад
Shiiqoow radintaadu haku ekaato waxa aad isku heysatiin bahasha dacaayada iyo waxa kala kadaa
@caliabukar2167
@caliabukar2167 2 месяца назад
Erayga ah ununkaa leh ustaad waa gef aad u geftay reer ka Degan muqdisho suufi radi waan kugu racsanahay laakin waxaad isticmaashay erey ay bulshadu ku durto reer muqdisho
@adenabdinur5358
@adenabdinur5358 2 месяца назад
Walal sa ha u arkin e u arag in ay sufiyadu u isticmalen unuka leh kkkkk e take easy ujedada fahan bes
@IlhaanSaciid-s3u
@IlhaanSaciid-s3u 2 месяца назад
Ar maqal waxaw umada sheegaayo wadaad umul walaa xawle walaa quwatun
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg 2 месяца назад
Waxbadan badanbaad noo iftiimisan sh Cabdi Umal
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 2 месяца назад
Shiiqow ilaahey kacabso rag iskariix rabi cabso meel isla magaan
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn 2 месяца назад
Scw scw scw
@faiso1cadeey397
@faiso1cadeey397 25 дней назад
Ala manooli qosol
@osmankhalif7094
@osmankhalif7094 2 месяца назад
Suufiyeey😮 masasa aheeden
@libaanmaxamed7074
@libaanmaxamed7074 2 месяца назад
Soomliyeey Uduceeya SUUFIYO in RABBI HADEEYO Maxaayeelay Waa WALAALEHEEN SOOMALI AH. اللهم اهد اخواننا الصوماليين الصوفيين فانهم لايعلمون۔ اللهم ءامين
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 2 месяца назад
الله لا يهدى الصوفيه لأنهم مشركون
@adenabdinur5358
@adenabdinur5358 2 месяца назад
Ha odhanina uso duceya in walalahen alle so hanuniyo aamiin
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 2 месяца назад
ليسوا الصوفية اخواننا بل اخوان الشياطين و جدهم فرعون
@aaminoguuremohamed-us5yp
@aaminoguuremohamed-us5yp Месяц назад
Alle ha in hanunsho idinka
@Maxamedaadan-i5n
@Maxamedaadan-i5n 2 месяца назад
Dadka shiikha ku sheegaya baanba la yaabaa
@libanosoble7171
@libanosoble7171 2 месяца назад
Sheikh Umal maalmahaan waa isku yaacday sida fadhi ku dirirkii in aad u hadashu waa cajiib maanta Nin Baa Aqoon daro ku sheegeesaaa maanta adigaaa ka daran xaqiiqda ee sheikhow sharaftaada iyo sumcadaada soo cesho
@adenabdinur5358
@adenabdinur5358 2 месяца назад
Sababe
@faiso1cadeey397
@faiso1cadeey397 25 дней назад
Kkkkkkkkkkkk
@MaxamadsaynShariif
@MaxamadsaynShariif 2 месяца назад
Shaafici hadallo uu ku amaanana wuu leeyahy
@alirobleh1226
@alirobleh1226 2 месяца назад
Wadaadow waad qasaneysaa.
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 2 месяца назад
Sheekh Umul soowtaad tiri Qof dhintay yaan wax laga sheegin Maxad ka rabtaa marxuumka
@a.m5892
@a.m5892 2 месяца назад
Sh maxamed cabdulwahab so marxuum ma aha maxey sufida wax uga sheegayan marka sheykhada lataabo waad qeylineysaa dadka koda wax ma ahan miyaa
@CabdulahiXariir
@CabdulahiXariir 9 дней назад
Adi ayaaba khurafo kujira qofka dhintay marxuum lama oran karo waana qalad 🚯 mida kale sheikh umal afka kale3xiya
@maxamadjamac935
@maxamadjamac935 2 месяца назад
inunola shekhu maxad ulahad liwaday ma marku hoyday ayay kubana natatay in adkashekayso sumxanalaah waiga digbii islanimada wad kugabataa dadka odhana dhar ayaykugumarayaan in adislamtahay hadan idhaa wagal shekh umal lkn wakhtihadirkan adi iyo inti kulamida ilahay aya adunkadhexdeeda inugukhashifay warkagii odhana adi ayalagasugi wuxiikugu kalifay xalada adkujirto adon abod adisku kantaroirtalahayna wadsobadhigi doontaa mahdigii ilahay adunka ujogamanta shekana waydhamantay
@AliSicid
@AliSicid 2 месяца назад
Suufiyadu inqur aanka isnaha lagu dhamo bidcay u arkaan war alayiri warwadad bakadoornayaan
@xaawolaki9273
@xaawolaki9273 2 месяца назад
Wlhi gabadhayda ayaa macalimad tarabiyo ku tiri hadalkaas lakiin waan u sheegay in aanu waxba qaban karin uuna ahaa nin dhintay o wuxuukusugan yahay xataa aan la ogayn
@aliabukar4755
@aliabukar4755 2 месяца назад
FATALAN WADAADKA ISKA REEB DAD KANA LAHJAD DOODA UDAA
@sahrafarah118
@sahrafarah118 2 месяца назад
waar na Ilaahay keligii caabuda oo barya oo gargaar weyddiista waxaan ahayn buu Sheekhu idin leeyahay, Maxaad u caytamaysaan?
@TheMohadam
@TheMohadam 2 месяца назад
Isaga sameystay aa tidhi?
@NoOne-x9e
@NoOne-x9e 2 месяца назад
Iminka ninkani ma sheekhii dbintay ayuu lahadlayaa oo iminka xamar kula doodayaa, markuu noolaa ayay ahayd Inu la doodo, iminka sheekhi ayuu xamanayaa subxaanalaah , inuu u duceeyo ayaa laga rabay. Qofwlba xaalkiisa ilaahay baa oge yaa ciilqabe.
@batuloabdi5469
@batuloabdi5469 2 месяца назад
Qaladaadka ku jiro kutubtii uu ka tagay wa in umada looga digaa
@mariyanmariyan874
@mariyanmariyan874 2 месяца назад
Magaciis ninka dhintay iisheeg
@abdullahiguss8531
@abdullahiguss8531 2 месяца назад
Umal muxaadaradii muqdisjho loo diidey yuu kacanaaqsanyahey muqdisho waligaa kama muxaadayneysid saas ogow
@Jamasaidkahin
@Jamasaidkahin 2 месяца назад
😅😅😅
@zalmanabdulaahi932
@zalmanabdulaahi932 2 месяца назад
أهجم
@SuldaankaAbdiOsman
@SuldaankaAbdiOsman 2 месяца назад
Intuu noolaa maxaadan U weeydiin ,markuu dhintay maxaa KAA hadashiiyay,?
@salebanomar76
@salebanomar76 2 месяца назад
UMUL WAA NINKII ABUURAY ALSHABAB HADANA WAXA UU KENYA 🇰🇪 LA JOOGO WAA YAHUUD IYO CHRISTIAN ✝️ UMUL WAA NINKA QARAXA BIREYNTA XAMAR HAWIYE KU LAYAY WALAAHI
@adenabdinur5358
@adenabdinur5358 2 месяца назад
Sheik umul inaba cidu u daba fadhiya kenya somalia ethiopia ma jirte cilmi ha lala yimado bes
@mohamedkeinan5835
@mohamedkeinan5835 2 месяца назад
كذب علي kadambeysa ayuu shidey sh umal ❤❤😂😂😂🎉🎉😢😢😮😮😅😊
@salebanomar76
@salebanomar76 2 месяца назад
SOMALIA YEEY 🇸🇴 HALKAS AYAY MAREE XISBU SHEYDAN QABQABLE CUSUB CULIMO QARAX BIREYN DIL SHIRQOL GALEYSIIN MADAX JABIS ALSHABAB WAHABI SUUFI UMADII WAA LA WALAY WALAAHI 😂😂😂
@MahdiJemal-p2h
@MahdiJemal-p2h 2 месяца назад
WADAAD KASTAA TAAGEERO RAADIS MIYAA ????
@SalebaanmaxamedIsmaaciil
@SalebaanmaxamedIsmaaciil 2 месяца назад
Mayee xaqaa lacadaynayaa
@AHMEDISSACK-e5s
@AHMEDISSACK-e5s 2 месяца назад
Fahankada ayaa caayay niga cayay ee saxaabada maceeyynin
@bilehanut7473
@bilehanut7473 2 месяца назад
Sheikhow Adigaaba Aad u Xadgudbay Hadii aad wax ka sheegeyso Qof wax ka sheeg Qof Nool Si uu isku Difaaco, Maydka ka fuq Sheikh
@CabraxmanSiiriye-yp2yw
@CabraxmanSiiriye-yp2yw 2 месяца назад
Umal tuug warkaag waa diinkii laanta gaari waayay deetana if yiri.
@akabdi9732
@akabdi9732 2 месяца назад
Waxaan oranlahaa kuwa caytamaya sheekha caayaya ilaahay ka baqa midna aakhiro wax idiomatic tarayo ee hadayda cilmi idinku filan lahayn ha iska dhax bodina ee aqligiina kaashada hadaan mitaal soo qaato adigaa caytama hadii qof shaqaalahaada amarka kaa qaadan ee uu ka qaato mid isaga Kasai hooseeyo maxaad dareemi lahayd waxaad sheegan lahayd awood ah anigaaba amraye amarka kale uu qaadanayo waa maxey adigii ibni aadamka ahaa baa sidaa yeelay seed ku keenten in qof ibni aadan ah oo adoo kale aad wax ii qabo u tiraahdaa adigoo alaah weydiisan kara aqliga ha shaqeeyo
@CabdiwiShmaxamud
@CabdiwiShmaxamud 2 месяца назад
Asagu ma xadiiith buu akhrinayaaa soo caytami maayo Iyo waliba been iyo jaahilnimo iskudarsadayv
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 2 месяца назад
Wahaabiyo qayrbeelayaal ah aya wadanka rogay
@libanosoble7171
@libanosoble7171 2 месяца назад
Sheikhow hadii wahaabi la xisaabiyo dalka iyo dadka waxay ka hortaagneedeen 16 sanno dalka somali Aniga waxaan Qabaaa ALSHABAAB iyo wahaabiyo waa wiil iyo Aabohiis
@nuurkeyccm
@nuurkeyccm 2 месяца назад
K.k.k k unukaa leh
@Muscabmuhumedhasan
@Muscabmuhumedhasan 2 месяца назад
Sh umul waa wahabi
@CabdiwiShmaxamud
@CabdiwiShmaxamud 2 месяца назад
Wadaadkan umala waa nin raakid ah wuxuuna kumashquulsanyhyvwax uusan waxba kaqaban karin iska aaamus adeer hais daaline garkaaaga ayaaa shaqo kaaga baahan madobayso
@adenabdinur5358
@adenabdinur5358 2 месяца назад
Waxa la ina fare hadad is khilaftan u noqda alle iyo rasuulkisa Marla cilmi ba lo bahan yhy dacayad ma soconeyso
@AliSicid
@AliSicid 2 месяца назад
Suufiyadu maxay shiicada ugajeceshay wahaabiyada
@aliabdisalan-i2m
@aliabdisalan-i2m 2 месяца назад
هذه كذبة صدرت من فم الكاذب
@LaylBile
@LaylBile 2 месяца назад
Umal been baanaaa uska aamus dhaha manaafuq
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 2 месяца назад
Marxuumka ka fuq
@bilehanut7473
@bilehanut7473 2 месяца назад
sh Umul waad ku fogaatay Please Xishood ilaali Sharfkaaga ee iska daa Qabiil Lahjadiisa ee aad Dhaajineyso Subxaana laah
@moustaphadjamawais8133
@moustaphadjamawais8133 2 месяца назад
Somali waa daad baba'ay xiita sheck yaashoodi aaya ishaystaaa oo media ka iska cayaya.wa yaab
@FirsName-x3o
@FirsName-x3o 2 месяца назад
Cabdulqaadi jilaani wuxuukujiray sulbiga rasuuka scw nin dhintay miyaad ladoodi wax dhintay ayaadtahay saliga unbaa laguguqaadi markaasad carari wahaabi nagnaglayn ayaad tahay haxiiqin
@salebanomar76
@salebanomar76 2 месяца назад
WAA WAXEY SAMEYEN MUSEYMINUL KADAAB UMUL ADAA WAXAAS ISKA DUUBAY YAA IBNU XARAMI
@abdiibrahimbiley5751
@abdiibrahimbiley5751 2 месяца назад
Been abuur adiga ayaa hayo ee culimada haku been abuuranin. Oo wahaabiyadaada been ha ugu sheekeynin sidaas ahlusunna kagama badineyside Adigoon kala aqoonin xalaasha iyo xaaranta, najaasada iyo dahaarada ee cilmi la imaaw been looma baahne
@maxbuubfaarax8125
@maxbuubfaarax8125 2 месяца назад
كذب maxaad u shidaysaa
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 2 месяца назад
Waxaa caddayn u ah in umul laga raayay marwalba sidii ciyaal tik tok ayuu baraha bulshada ka qaylinayaa qofka xaasid ka.ah marwalba waa murugeysan yahay waa qaylo badan yahay wal ciyaadu bilaah
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 2 месяца назад
Waxaa tahay unsubscribe.
@mohamoudyassin9035
@mohamoudyassin9035 2 месяца назад
Umml nin ka been wayni ma jiro sheikhada somaliyeed.
@abdulkadirali6712
@abdulkadirali6712 2 месяца назад
Sheikh umal lacagta sacuudiga ka hor maxaad aheeyd doolado iyo lacag khaliij adigaa meeshaan kusoo gaarey, qqxooti ayaad joogtay sacuudigaa kusoo taba bartay unukaa leh waxaa kaa muuqata inaad qabiili tahay
@omarhussien8958
@omarhussien8958 2 месяца назад
Wahabiyo ka hadlaya xasuuqa falastiin yaa arkay? Wadaadkii diinta nabaray oo geeriyooday ayuu wali daba taaganyahay! Agent Wahabi/Zionste weeye dameerkaan Umal.
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 2 месяца назад
Umul wuxuu yahay waa la ogyahay wahaabina boos kuma laha suufiyada
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 2 месяца назад
Suufiyada waa mushrikiin qabuuriyiin diidan Allah kaliya hala caabudo. Waa dhaqdhaqaaq Cajamiyiinta ay leeyihiin
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 2 месяца назад
Sheekh umal Allah ha ku xifdiyo. Laakin suufiyiinta hadalka ha u jilcin, runta u sheeg inay mushrikiin yihiin. Suufi waa shiici. Shiicina waa gaalo.
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 2 месяца назад
Wadaadka waa wadaad abgaal ah, intaas ha dhaafsinina. Xitaa buulo eelaay lagama aqoon. Suufina wuu ahaa, intaas ayaa nagu filan. Asigaabe sheegtay
@axmed3975
@axmed3975 2 месяца назад
Wax kaa daran soomaali sooma marin umuloow
@__AbdirahmanAshakir
@__AbdirahmanAshakir 2 месяца назад
Iska hadle
@akabdi9732
@akabdi9732 2 месяца назад
Alaha ha xafid adigaa sheekha wax ka sheegaya bal soo fadhiiso saad u taalo aan aragnee
@salebanomar76
@salebanomar76 2 месяца назад
😂😂😂 SOMOOW IYO UMUL WAA LABA TUUG OO ANAA DHACAA CAMADA DUMARKA IYO CAMADA IYO MAYA WAA SUUFI IYO WAHABI QAWARIJ ALSHABAB SUUFI WAA LABA TUUG XISBU SHEYDAN AH LABADUBA
@akabdi9732
@akabdi9732 2 месяца назад
Adiga muslim ma tahay horta misa kuwa meelaha ku dhuuntaa tahay
@akabdi9732
@akabdi9732 2 месяца назад
Umana maleeynayo bal adiga is soo fiiri dhaqankaada markaa aad wax ka sheegtide
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg 2 месяца назад
جزاك الله خيرا الشيخ
Далее
KALAMAAN 21 OGTOBER 2024
10:24
Просмотров 22 тыс.
DOODII 2001 QABYTII 1AAD TOWXIIDKA IYO QAYBIHIISA
2:32:54
Shiicada Sh.Muxamed Cabdi Umal
1:24:44
Просмотров 291 тыс.