Тёмный

Daawo Qofka Aqli Leh Wuu garan itoobiya iyo Shabaab inay Wada Shaqeeyaan Shu Usuuli O Sirobadan Ka F 

Anfac Media
Подписаться 248 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 8 часов назад
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso difaceen manta waa malin teena wana difaceyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@alimohamedahmed4813
@alimohamedahmed4813 10 часов назад
Maashallaah Shiikhan Waa Nin Xaqiiqda ka hadlo Allaah ha Xafido
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 8 часов назад
Ciidamada Amisom Ama Admis Welgood Shabab Lama Dagalamin Xeryahodey Iska Fadhiyan Musharkoodey Tirada Badaney Ku Fiirsadan Oo AyKu Qaatan
@Michealfot
@Michealfot 7 часов назад
caqliga allaha kuu siyaadiyo, meles zenewi ayaa Oromo Af Somali taqaano ku shaqeysto oo shabab u bixiyey
@IbrahimBuale
@IbrahimBuale 8 часов назад
Ethiopia wa cadaw mana Rabto Somaliya iney Nabaad Noqooto hagagto waxey Rabta 5 Jamhuriyadod inaa Noqono Mayland puntland iriirland Gedoland kadib Kililka Oromo xalashato kadib Cabsida Somali weyn mesha ka baxdo Ethiopia iyo kenya Degano Ayeey haystan inaa bur burno Ayeey Raban kenya Enef Di Ayey haystan
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 3 часа назад
Faqashta ayaa dawada ku wada qawaarijta iyo itoobiyaanka ayagaa u ah dawa dhilif iyo jaajuusta kenya iyo itoobiyo si ay xukunka uga Dishman soomaalida kale ee ay ugu horeeyaan hawiye si kursiga salka looga arimiyo ay itoobiyo uga xoreyso hawiya Daraawiishta Daaroodna ay naqdaan sidii berigii hore ay uga talin jireen somaaliya eevay ku hogaamin jireen sharciga Duur joogta taasina lagama yaabo shacabka soomaaliyeed ineey mar 2aad ku soo laabtaan faqashta ugus ee qawaarijta arxanka Daran 😅😅😅😅😅
@rafiq5722
@rafiq5722 8 минут назад
Waa run taas waa Qaa'imiin Sh.Usuli bay rabaan inay baxar geliyaan Ilaahey hanaga qabto Awalbay Sheekhi Jabuutiyaanka ahaa gacanta ku dhigeen , bal arag Shiikhi 60sano dharki ow waadan jiray xitaa wey ka bedeleen waa saaxiriin kuwan Ilah ma yaqaanaan
@sabirwardhere
@sabirwardhere 8 часов назад
Ethopia shabaab sidee kaaga sareysaa cadow bay ku aqoonsantahay hadiiba somali tahay
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 7 часов назад
Katoos hurdada shabaab waxa kadaran itoobiya taa miyaadan ogeen
@Yusufxasann
@Yusufxasann 5 часов назад
WALAAHI SIRDOONKA ETHIOPIA WAXEY KA TUUGSADAAN OO KA DAWARSADAAN SIDADKA MUQDISHO. SUBAXNIMADII SAAKAY AYAAN KU ARKAY DEEGAANKA SUUQA XOOLAHA EE DEGMADA HURIWAA WELIBA WAA DHOWR NIN OO MUDDO HALKAAS KU NOOLAA. WAXAAN AAD ULA YAABAY AAWAY CIIDANKII LOO TABA BARAY INEY QABTAA DADKA JAWAASIISTA AH. DOWLADDA SOMAALIYA WAA DULLI AAN AQOON ILAALINTA DALKAAN TAASI WAXEY KEENTAY IN DAD BADAN AY MAALIN WALBA KA QAXAAN DALKOODII. AAWAY CIIDANKII CID IWM. DHARCADKII ETHIOPIA MEEL WALBA OO MUQDISHO KA MID AH AYAAD KU ARKEYSAA WAXAANA FAHMI KARA DADKII DOWLADDII KACAANKA LA SOO SHAQEEYEY IYO DADKA WAAWEYN LAAKIIN DADKII DHASHAY 1990 IYO WIXII KA DAMBEEYEY WAXBA KAMA OGA QATARTA NUGU SOCOTA.
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 8 часов назад
Masha Allah Sheikh Usuli Jisakalahu Kheeyr Allah Ku Barakeeyo
@mohamedyuusuf7289
@mohamedyuusuf7289 5 часов назад
Iska daa iney ladagalaman e in laga adkado alshabab maraban dhaman wadamada amisom ciidamodu somalia kajogan wayo hadii alshabab laga adkado mashrucodu wu sodhaman ethopiana iyadu warkeda iskaba da mashrucedu wa burburinta somalia
@OceanRehab
@OceanRehab 4 часа назад
Etobiya iyadaa keentay,,,, shabaab waa dhuunta ugal
@MAOmar-oy2uh
@MAOmar-oy2uh 7 часов назад
Ethiopia kadambaysa Shabaab inay curyaamiyaan Somalia
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 4 часа назад
Mashaa allah sh usuuli
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 Час назад
Al shabaab yaa abuuray somaliland iyo ethiopia aya abuuray. Waxeeyna u abuureen labo dan oo aay kala leeyihiin somaliland iyo ethiopia. 1.ethiopia danteeda wax weeye ineey shacabka baabah ka dhigaan. Una adeegsadaan al shabaab si meesha looga saaro wax somali ah oo ethiopia neceb. Sida haddaba la arkay. 2.somaliland danteeda waxa waaye in somaaliya aaneey degin oo dowlad xoog leh aaneey ka dhalanin konfurta. Si aay u curyaamiso dowladnimada caalamkana aay ugu sheekeeyso meel deggan ma jirto. Dadka qabiil ayuu u kala baxay annagana qabiil ayaan nahay.
@MalyunMahamad
@MalyunMahamad 2 часа назад
Waa runtiis sheeqa waa. Itopia waxa afkaena bartey ee naqarxinaya hanaga baxaan waxbey nayeelaan itoobiyaan marabno
@nazrafarah5342
@nazrafarah5342 Час назад
Waxan waa iska cadahay. Inuu ula socodo waxaan su aal loofa baahneen warkaan waa uu cad yahay. Insha Allah waan iska celin
@cismaanguure927
@cismaanguure927 Час назад
Sheikh usuuli allaah ha noo xafido insha allaah,
@BashiirCabdilaahi-z7n
@BashiirCabdilaahi-z7n 6 часов назад
War jihaad baan diyaar unahay waana xaq jihaadkan qofkii diyaar u ah
@OceanRehab
@OceanRehab 4 часа назад
Etobiya ma ahan waxa duulaanka ku ah soomaali ee waa Oromo!
@Qaali12
@Qaali12 2 часа назад
بارك الله فيك يا شيخ عثمان
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 10 часов назад
Xasan Sheekh Maxamuud Iyo Shabaab Way Wada Shaqayaan..Sheekhoow Bal Halkaas U Fiirso.
@AliAbdi-i4k
@AliAbdi-i4k 9 часов назад
Ceedeenta ninyahow hadii aad tahy itobiyaan afsoomaaliga bartay dhib malaho
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 8 часов назад
Oromo itobiya waa bur burtay ee halkeed ka tuugsan
@Yusufxasann
@Yusufxasann 5 часов назад
WALAAHI SIRDOONKA ETHIOPIA WAXEY KA TUUGSADAAN OO KA DAWARSADAAN SIDADKA MUQDISHO. SUBAXNIMADII SAAKAY AYAAN KU ARKAY DEEGAANKA SUUQA XOOLAHA EE DEGMADA HURIWAA WELIBA WAA DHOWR NIN OO MUDDO HALKAAS KU NOOLAA. WAXAAN AAD ULA YAABAY AAWAY CIIDANKII LOO TABA BARAY INEY QABTAA DADKA JAWAASIISTA AH. DOWLADDA SOMAALIYA WAA DULLI AAN AQOON ILAALINTA DALKAAN TAASI WAXEY KEENTAY IN DAD BADAN AY MAALIN WALBA KA QAXAAN DALKOODII. AAWAY CIIDANKII CID IWM. DHARCADKII ETHIOPIA MEEL WALBA OO MUQDISHO KA MID AH AYAAD KU ARKEYSAA WAXAANA FAHMI KARA DADKII DOWLADDII KACAANKA LA SOO SHAQEEYEY IYO DADKA WAAWEYN LAAKIIN DADKII DHASHAY 1990 IYO WIXII KA DAMBEEYEY WAXBA KAMA OGA QATARTA NUGU SOCOTA
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 2 часа назад
Intaad xasan mashquul ku tahay, waa guusha codowga, markaa kala saar shaqsi naceyb iyo difaaca wadankeenaa.
Далее
Fiqi oo mar kale ka hadlay xiisadda Itoobiya
17:35
Просмотров 38 тыс.
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Просмотров 1,4 млн
Самая сложная маска…
00:32
Просмотров 627 тыс.
HABBOON- WAXAAN KA BADBAADAY KANSARKA NAASAHA
43:33
Просмотров 205 тыс.