Тёмный

Daawo Suaalihii U Cajiibsanaa Ee Caawa Rw Xamse La Waydiiyo Iyo Siduu Uga Jawaabay 

Anfac Media
Подписаться 261 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 35   
@fadumaali4556
@fadumaali4556 2 месяца назад
Masha Allaha xafidu Laaha mudane Hamse Abdi bare guulesta Guul iyo gobanimo geesi dhalay guulesta 🎉🎉🎉🎉🎉eehelusharaf
@Caliya7
@Caliya7 2 месяца назад
Dawowlad qabiilada iyo qashinka xamar jooga Alloow naga badabadi dalkii waa dayaceen dadkiina waa duleysteene Yaa Allaah
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 месяца назад
masha allaah xamse iyo xasanguul guul 👍👍👏👏👏👏😘😘👍👍👏👏
@abdinasirsaleban670
@abdinasirsaleban670 2 месяца назад
Raisulwasaraha somalia Waa saxiiiiiiiix
@shuceeyb8822
@shuceeyb8822 2 месяца назад
Maa Shaa Allah Rw 18:39 xamse xafidulaah
@abdinasirsaleban670
@abdinasirsaleban670 2 месяца назад
Raisalwasare Warkagu waa Saxiiiiiix
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 месяца назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@axmedosman3666
@axmedosman3666 2 месяца назад
Xamse waa nin fiican oo xabiiba daacna ah, lkn waxaad modaa siyaasada somalia inay ka culustahay.
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 2 месяца назад
Masuul sare Dani Jaanis ha siin
@abdinasirsaleban670
@abdinasirsaleban670 2 месяца назад
Mashalah xafidulah rasisulwasare
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
waxan ufahmay in xasan iyo xamse utashaden puntland war puntland hadi ilaahay barakeeyay oo soomali dowlad udhistay ma in laga abaaldho miya
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid 2 месяца назад
Xog hayantii xasan duufle
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 2 месяца назад
Benlow Marxun Baqtiyay baa tahay
@farhanmeilingf3438
@farhanmeilingf3438 2 месяца назад
MTR Prime minister waan kugu taageeray hadalkii wanaagsanaay oo xaqa ahaay ee ku saabsanaay falastiin.Lkn waxa aan la fajacay maxaa uga hadli waysay Ethopia oo dalkii aad PM aad u ahayd Gabsatay dhulkii hore ku magan yahay afrikaaN afrikaan adoon u ah wax ka xun miyaa jira 2024!
@akhalif579
@akhalif579 2 месяца назад
Heersare libaax RW Hamze abdi barre..hadal yaqaan miisaaman. Guuleyso
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 2 месяца назад
Warkan wuxuu kala ogyahay majirte iska daya waa shaqalaha xasan sheeq
@emeryfinanceinc9752
@emeryfinanceinc9752 2 месяца назад
Arrimaha dastuurka, kuma matili karaan xildhibaanadu shacabka. Taasi ma'ahan qaabka loo ansaxinayo Dastuurka. Dastuurka waxaa si toos ah cod uga dhiiban kara shacabka, markaas buu sharci sax ah noqon karaa, haddii kale waa jacbur abuuraya khilaaf.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
wax bar jaahilkan
@mohadeeq534
@mohadeeq534 2 месяца назад
Sheekadaan maxa waaye aaway suaalihii lawaydiinaayet
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
ma layaabtay khiyaanada meesha kujirta oo suaalihi ba laqariyay oo jawaabti uun ba laso daayay wa khayaano duleysan
@الصومالي-ك3ض
@الصومالي-ك3ض 2 месяца назад
Waxas jaahinimo idinku Thy jawaab Marka marka Labixunayo su aasho waxay Ahayd Dadku Way Fahmayaan​@firdowsmusay-ze9gs
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 месяца назад
​@@firdowsmusay-ze9gslooma baahan qof buka iyo qof maseersan toona guul xamse
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 2 месяца назад
Xamse xamar kasoo taga xasan culusow dawlad somali marabo hawiye labo qaybood ayuu uqaybsamaa qayb argagixiso ah iyo qayb mooryaan tuugo ah sida xasan culusow
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
waxba kama jiran oo wa dastur adiga iyo xasan sameysante oo jeebkisa xasan sheekh kakeenay
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 2 месяца назад
Waxan ka codsanaya Resulwasarha ma.ulgobleyada in logu yero gudomiye gobal
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
adeer shacabka puntland soo idinka kaxanimay xaqodi bal fiiri marin habaabinta u wado
@fadumaali4556
@fadumaali4556 2 месяца назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😊
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
xagee laga codeynaya yaa see codeyna wakhti maloo haya mise wa qarto jeex
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 месяца назад
wuxuu doonba ha ahaadee mw xasan uubaa lòoga dabeenaya ninkaa si waa dumuqiraadi yaqan iyo dulqaad iyo geesi xasan sheekh maxamuud waaladooran doona waanu salixi doorasho qof iyo coda👍👍👏👏👏
@mulimohamud4212
@mulimohamud4212 2 месяца назад
Dadka sacbinaya ma fahmayaan wax uu ka hadlayo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
dowlado mise maamulo dee maamul gobolada yaan dowlad lagu magacaabin oo waxas shacabka kuhadla
@AbdiqafarIlyaas
@AbdiqafarIlyaas 2 месяца назад
Tuug tuug watay
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 месяца назад
Marxun xamza wa beenlo hadalkas waxa u so dhibay xasan gorgurde ismail omar geel islantisa
@muhumedosman6884
@muhumedosman6884 2 месяца назад
Nacas doqon
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 месяца назад
Unbelievable you guys are all corruption the reason why modi show all time explosion because you guys work with this al Shabab gurgurte iyo Hamsa marxuum Allaha inga khabto dabajidiid Amin Yarabi 🙏🙏🐐
Далее
Prince Of YEMEN Meets Donald TRUMP!
12:23
Просмотров 418 тыс.
Гаджет из даркнета 📦
00:45
Просмотров 266 тыс.