Тёмный

DAAWO:Taariikh Nololeedka Wariyaha weyn Cabdisalaan Hareeri 

Qanso SomaliTv
Подписаться 411 тыс.
Просмотров 168 тыс.
50% 1

★ ★Channel-ka Qaanso roobad★ ★ ★
💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 129   
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 6 лет назад
Hareeri wa wariyaasha loogu jecelyahay soomalida.
@araaogalawmuundahaboismail496
@araaogalawmuundahaboismail496 4 года назад
Yes
@footballhighlights1604
@footballhighlights1604 4 года назад
Aniga qiso somalida nakala hysata ayan rabaa inan idinla wasaago ila soo xidhidha
@QISADAMAANTAOFFICIAL
@QISADAMAANTAOFFICIAL 3 года назад
walaal #subscribe ii saar channel kayga #1000subscribe igaadhsii
@zalmaankoke7227
@zalmaankoke7227 3 года назад
Haa waaa weriye taalan tigiisu aad ufiican yahay 👑💥💪✌
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 6 месяцев назад
Mashaa allah ad iyo ad
@FarahShire-h6n
@FarahShire-h6n 7 месяцев назад
Masha Allah dhamantin wan idin salamay ❤❤❤ wariyasha somaliyed wan idin salamay ❤❤❤
@ridwancabdilahimaxamed6596
@ridwancabdilahimaxamed6596 5 лет назад
Allaah swt ha ku barakeeyo adduunyo iyo aakhiroba Cabdisaalm hereri
@asiyafarah9449
@asiyafarah9449 2 года назад
Alla ileen wax qoraay wariya nimaada Abtigay Abdikariin Xaji Ducaale Jibriil Ali Sax Sax illahay haw naxriisto 🥲
@abdiqaadirmahamedcilmi9640
@abdiqaadirmahamedcilmi9640 5 лет назад
Manshaaaa allaaaaaah abdisalan hereri cimriga allaaah ha kuu dheereeyo inshaaa allaaaah
@sawdaismail7985
@sawdaismail7985 3 года назад
Maan Shaa Allahu Baarakallaah Wallaale Abdisalaam Hereri Allaaha Kuxiftiyo Soomaali Dhaba Soomaalidii Asalka Ahayd Wax Yar Baa Aduunka Kaga Hadhay
@Kibrani
@Kibrani Год назад
One of the greatest somali journalists 🫡 🐐
@FUAAD-t4r
@FUAAD-t4r Год назад
Allow u naxariiso wariye cowke madaama uu saxiibkii csalaan soo hadal qaaday
@allbanaadirtube7095
@allbanaadirtube7095 6 лет назад
Wixii taageero cabdisalaan hareri subscribe iga dhisa
@shaficitahlil8966
@shaficitahlil8966 2 года назад
Hareeri waa wariyaha ugu weyn ee ugu fcn somalida guud ahaan
@caashahaboon2801
@caashahaboon2801 4 года назад
Maansha allah abtigay ilahay cimiriga iyo caqaliga haw barakeeyo
@abdrisaqyusuf9445
@abdrisaqyusuf9445 3 года назад
Mnsha Allah sifiicanbaad usoogudbisay Cabdi salaan hareeri ilahy haidin kayeelo kuwo wadanka hormar bayskeena ah uhorseedaan
@apdikariinjapjcyl7575
@apdikariinjapjcyl7575 3 года назад
Alle kuma cadaab0 abdi salaan hareeri mansha Allah ❣💗
@AbdiSalam-c7v
@AbdiSalam-c7v 14 дней назад
Samigeyga weriye hereri waa cowkaha nool ee ay somalida oo dhan jeceshahay ALLE ha xafido
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 6 месяцев назад
Mashaa allah wariye abdisalaan hariye weyn oh ad loo jaceyl yahay ❤🙏
@bintiyuusuf4441
@bintiyuusuf4441 5 лет назад
Mansha allaaaaaah allooooow magacaga raaaji waan kuujeeclahay wariye cabdi sallaaan
@abdulahiinjar1954
@abdulahiinjar1954 5 лет назад
Cimri dheer iyo caafimaad ilaahey haku siiyo
@Yana-tu3el
@Yana-tu3el 5 лет назад
I like A/Salan hereri .halheys waar haayo haaye. My best favourite journalist long life. Best accent somali is reer hargaisa is clear and smart 😍viva somaliland
@mohamedsaed8086
@mohamedsaed8086 5 лет назад
masha allah cIsalam hareri weriye khib rad leh runtii alle haku xifdiyo
@xasancenbaceyn6905
@xasancenbaceyn6905 2 года назад
Man sha alllaha alllah ku xafido masuul sare in sha allaha
@saeedosman3016
@saeedosman3016 Год назад
Nin culus.shaqadaada ilaah hakuu fududeyo
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 лет назад
Abdisalaan hareri waa jornaliste heer sare hadalkiisa tahay mid aan xumaan keenin maashallah cimri dheere iyo cibaada suubaan aamiin
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 года назад
Cabdisalan hereri magaca iyo muuqaba hajiro aamiin
@sawdaismail7985
@sawdaismail7985 3 года назад
Waa Weliye Umada Soomaaliyeed Usimantahay Umaduna Waa Jeceshahay
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 3 года назад
2 Somali llejent waa Abdisalaan heere iyo Abdixaafi Jama I love tham ❤️💕👍🦁🦁🦁🌿💐👑👑👑👏💪🏻🦋🦋
@axmedwalicabdi8429
@axmedwalicabdi8429 3 года назад
Maansha Allah clsalan herari
@yaasinismail8469
@yaasinismail8469 5 лет назад
###Rugcadaa c/salaan hereri::: ilaahay cimriga, caafimaadka hakuu barakeeyo
@cabdirashiiddaauud6219
@cabdirashiiddaauud6219 3 года назад
Abdisalan herari wariye rugcadaya hore U soco
@saccdiyamahmed2975
@saccdiyamahmed2975 5 лет назад
A'''Salam''''Ibrahib'''''Hareri'''''Mashallhu''''Cimri''''Cafimadka'''''Ha''''Ku Barakeyo''''Herari'''Iyo''''Hargeysa'''''C''''xafid'''''Wu''''Kaxunyahay'''''Ayan''''Ufahmay'''''Hargeysa'''''guul''''iyo'''Raganimo
@amalhassan2145
@amalhassan2145 6 лет назад
ManshAallah Cabdisalaan hereri waa Rug cadaa khibrad u leh xaga Weriyanimada
@aishaahmed6911
@aishaahmed6911 5 лет назад
ماشاء الله تبارك الرحمنAl hadn wags dhln lhaa sasn ug shkayn lhaa dowald mcn
@ismahanabdi3185
@ismahanabdi3185 6 лет назад
Cabdi salaan hareeri maasha allaaaah wariye sharaf leeh waa hareeri iyo hargeeysa maasha allaaah allaha ku daayo
@armaanabdul8751
@armaanabdul8751 5 лет назад
Warkan cuqdad lana ah qabyaaladiiste aan heybsooca kaxishoon Balkan miyuu faan lasoo fariistey
@hanuush6787
@hanuush6787 5 лет назад
@@armaanabdul8751 maxa Ku gubaaya. Illahay ayaa ka dhigay somalilndder edo dhan walba haday dadkii haldoorka ahii somalilndder noqdaan illahay ayaa ka dhigay say mashaallah cuqdad ayaa idin haysa waad wuudhi ladihiin😠
@deeqaluulaaaden3870
@deeqaluulaaaden3870 5 лет назад
Waa wariye Somaliyeed masha’Allaah 👍
@aamohamed5102
@aamohamed5102 5 лет назад
Wariye soomaaliyeed kkkkkkkkkkkk somalia tee?
@hodanc6255
@hodanc6255 3 года назад
@@aamohamed5102 hada muxu yahay hadu somali ahayn mise qabil bad rabtay in la shego
@cabdirashidcabdilaahi5478
@cabdirashidcabdilaahi5478 5 лет назад
Waa wariye qiimo ku leh bulshada somaliyeed waa suxufi ku dayasho mudan
@abdidayaxdubane463
@abdidayaxdubane463 3 года назад
manshaa allaah wariye c/salaan aadbaan utaageeraa
@marshaal1234
@marshaal1234 2 года назад
Ilaahay cimriga iyo caafimaadka haku barakeyo hereri
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 6 лет назад
Masha allaaah hareeri illahey haku xafido
@falanqayntaarimaha5482
@falanqayntaarimaha5482 5 лет назад
wariye fiican oo qabiil aqoon weeye alaha daayo
@mohamedracdeye383
@mohamedracdeye383 2 года назад
Qabiil wuu yaqaanaye ninku qabyaapad buusan aqoon wall
@amiinoahmed6297
@amiinoahmed6297 2 года назад
Cimriga allh ku dheryo imnka 56 jirta waraysiga manta dawady
@abuukarmaxamud2207
@abuukarmaxamud2207 Год назад
Pasapor nocey ayu wata wariyaha
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 лет назад
Weriye Hereri Nin aad U qaali Ah Noolow
@muhiyodiinnasir1128
@muhiyodiinnasir1128 5 лет назад
Msha allh wariye soomaliyeed Wlhi waan tageerah
@ainochdek1044
@ainochdek1044 5 лет назад
Machaalla the best wariye somaliyed
@cawaalecawaaleyarre-yy1nl
@cawaalecawaaleyarre-yy1nl Год назад
Masha allh
@apdirashiidali8453
@apdirashiidali8453 5 лет назад
dhamaan wariyayasha Abwanada dad ugu caan san somalidu waxy ka so jedaaan isaaq Allah mahad iska leh wlhi dad noool bam kso jedaaaa viva somaliland
@asliimuur5024
@asliimuur5024 5 месяцев назад
Adigaa mudan sharaf
@sepp.vanderbyg
@sepp.vanderbyg 3 года назад
Markaan soo xasuusto nabadii ilmaa iga timaada waa nolol la soo maray oo aan dib loo soo mari doonin ilaahey ayaan ka sugaynaa cirib wanaagsan
@maryansh.hussein5848
@maryansh.hussein5848 5 лет назад
Reer somaaliland waan jeclahay ilaahayow noo so celi
@cabdicabdiwahaab9546
@cabdicabdiwahaab9546 5 лет назад
Waraa nin aad u fiican ayaad tahay
@maxamedidiriscabdi5711
@maxamedidiriscabdi5711 4 года назад
Balaaa idiin soonoqata reer qalaxleyl
@Afalaa
@Afalaa 3 года назад
@@maxamedidiriscabdi5711 Kkkkk.... waar ka daa dee
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 2 года назад
@@cabdicabdiwahaab9546 Loool
@shafihussein4433
@shafihussein4433 2 года назад
@@maxamedidiriscabdi5711 doqon ayaad tahay gabadh ayaad sidaas ula hadlaysaa nacasyahow
@kasaanaboy5597
@kasaanaboy5597 2 года назад
Waaw nin waxbartay
@sagalahmed7246
@sagalahmed7246 2 года назад
Respect legend
@قاسمباوفا
@قاسمباوفا 5 лет назад
Masha a lah aad ayaa u takeera ani nolowo in badan
@halwohenna
@halwohenna 5 лет назад
Ku tageeraa wll cabdi salam harari
@allamaganilkacase204
@allamaganilkacase204 6 лет назад
*Abdisaln hereri waa Nin ruug cadaa ah dhankaa saxaafada cod* *karna ah aadna aan utaageero intii taageero buuxda uhaysa likta* igu qabta*.
@halimahassan657
@halimahassan657 5 лет назад
ASC MAANSHA ALLAAH
@abdilahihassanali9320
@abdilahihassanali9320 3 года назад
Waa waayo waayo
@maankamoha739
@maankamoha739 5 лет назад
Masha alah
@amiinducaale9080
@amiinducaale9080 5 лет назад
Mnsha allah wariye aan tageero
@ibrahimmaxamed548
@ibrahimmaxamed548 2 года назад
Waryeye Hareri alaa xafido asiga iyo carurtiisa AMA inta uu mas,ul kayahay shacabka Somali meyl kasta ay jogan way jecel yihiin aniga waxaan ahay rer naftada qur oo ka Tirsan jubada hose
@Girlboss1.
@Girlboss1. 5 лет назад
Ilahay cimriga haku dheereyoh
@fadumoabdi2694
@fadumoabdi2694 5 лет назад
Masha allaah 🙏🙏😍😍😍❤️❤️❤️
@aishaahmed6911
@aishaahmed6911 5 лет назад
Mash Alh shraf bay nitahy wariyasha gayga somaluyed kuw aan jclnhy dhgasigoda aadn ug tager no
@bashirmohammed8417
@bashirmohammed8417 4 года назад
Rugcaa waaye weriye cabdisalaan hareri
@taswiirtaanqalbigajeclayst530
@taswiirtaanqalbigajeclayst530 5 лет назад
Alla kan madaxa weyn ee cuqdadaysan may ahayn inuu ogolaado abdisalan😭😭😭
@caliyare2206
@caliyare2206 5 лет назад
Gabar indheer garad ah sida ufahanty layaabay wa miskiin cuqdad iyo qabyalad meelaha lataagan
@taswiirtaanqalbigajeclayst530
@taswiirtaanqalbigajeclayst530 5 лет назад
@@caliyare2206 Thanks wllo
@hoodofaisal6709
@hoodofaisal6709 6 лет назад
Hereri o walal leh manta kaw ah Hereri nin ku dayasho mudan
@NewSomali252-tu5zy
@NewSomali252-tu5zy 5 месяцев назад
Waxo jira 58
@ibrahimmaxamed548
@ibrahimmaxamed548 2 года назад
Hareri qabiil ma,aha waa waryey waran
@khadraali4975
@khadraali4975 2 года назад
Good
@sumayahagiali3787
@sumayahagiali3787 5 лет назад
Masha Allah wariye sare
@deeqaluulaaaden3870
@deeqaluulaaaden3870 5 лет назад
War waad iga naxisay c/salaan hareeri maxaa ku dhacay Masha’Allaah 👍
@anisamacalin3303
@anisamacalin3303 5 лет назад
Alle hadaayo cabdi salaan hereri
@suadibrahimosman5899
@suadibrahimosman5899 4 года назад
Asc haaye haaye. 🙏🙏
@isseyare837
@isseyare837 8 месяцев назад
Kanaa wax waraysanaya bedelay Aduunyooy xaal qaado Bal suaalaha uu xitaa waydiinayo waa maalaa yacni
@mustafemacalincaydiidmuse8060
@mustafemacalincaydiidmuse8060 5 лет назад
C.salaam hereri waa hal doorka codkarka wariyanimo ale uu hibo u siiyay cod karnimo weyan
@mahammedabdugadernoor1162
@mahammedabdugadernoor1162 6 лет назад
wah wah wah ninkii isaga oo nool miyaa taarikhi nololdkiisa laga faloona
@sahrosiad4317
@sahrosiad4317 5 лет назад
Waa khalad
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 лет назад
Cabdi xaafid sidaad maryahaaga u nadifiso u nadiifa calooshada
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 6 лет назад
Alaben. Badanaa. Sowkii. Lahaa. Kismaanyo. Ayaan. Kudhashey kismaayo
@laandheerelapomaaha9442
@laandheerelapomaaha9442 4 года назад
Mr Hareeri wa nin bulshada soomaaliyeed caan ka ah meel walboo soomaali joogto sumcad bu ku leeyahay
@frankdejong6813
@frankdejong6813 2 года назад
Cabdisalaan hereri anigoo 10 jir ah baan bartay Wararka uu soojediyo waxa kaliya ee aan sugi jiray waxa uu ahaa qodobka udambeeya ee barmaamijka waayo siyaasadu man fahamsaneen
@kaltuumducaale4034
@kaltuumducaale4034 5 лет назад
♥️
@mohamedtahir5051
@mohamedtahir5051 5 лет назад
💓💓
@sahrosiad4317
@sahrosiad4317 5 лет назад
Waa ciwaan aad u qaldan maadaama uu nool yhy waa in layiraa taariiqdiisa. Laakiin nololeed kisa waa qof dhinty taariiqdiisa
@fawsiyomaxamed3069
@fawsiyomaxamed3069 5 лет назад
Wariye qiima badan waaye
@bale.10hussein21
@bale.10hussein21 5 лет назад
❤️❤️❤️
@munaali8527
@munaali8527 5 лет назад
Adiga iyo cowke masha alaah
@CAMAAROTUBE
@CAMAAROTUBE Год назад
1966
@hudaahmed5995
@hudaahmed5995 5 лет назад
Maansha allah
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 10 месяцев назад
Hareri waa dhalinyaro 56 sano bisaa?
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 5 месяцев назад
Haa 57 now .
@ubahmohamedmohamud4278
@ubahmohamedmohamud4278 2 года назад
ala been badnaa 1987dii aan dhegeysan jiray hooyadeeyna 198rtii ayeeytiri nin weyn waaye waabeentiis
@abdikadirali8706
@abdikadirali8706 6 лет назад
Weriye qabyaaladeed weeyi ninka soo jeedinaya barnaamijka
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 лет назад
cabdixaafid calooshadaa u dhimo xaaasid weyaan
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 лет назад
Sawkaa cabdisalaan balbalaarkii sheegay kkk
@icetay521
@icetay521 6 лет назад
Waxa nasiib wanaag ah in sida hareri uu uga waramayo nolashii hore ee somaalida dagaalka sokeeyo ka hor iyo mida hada oo ka hadlaysa somaaliya iyo qurbaha. Hadana u sheegagaya si wanaagsan.
@houseinbuluushe4815
@houseinbuluushe4815 2 года назад
4sano kadibban dawaday waxana imuuqata inaanu dhaystirnayn qaybta here e waraysiga waana xaga ninka waraysanaya o xasid cunsuriya wlhi
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 2 года назад
Kkkkkkkkkkk
@shiineaboowcabdirishiid851
@shiineaboowcabdirishiid851 5 лет назад
Hareri dheere hannan wacanoow waan kugu han Wayna hayee hadiyadi jacaylka hoo iga hoo baan Maqli jiray lkn maxaa U deyrisay Gabadhi.ku jeclaatay hada kahor🤨🤨
@aamohamed5102
@aamohamed5102 5 лет назад
Caqli gaab reer koonfureed. Hareeri maaha magacu, waa HERERI
@shiineaboowcabdirishiid851
@shiineaboowcabdirishiid851 5 лет назад
@@aamohamed5102 xola yahay mesha n lagagama baahne ka harso mglada
@maryamamaxamud295maxamud2
@maryamamaxamud295maxamud2 5 лет назад
Ayan A Mohamed abaayo adaaba caqligaaban magaca iskusibaa u qorteen mise maseer baa kuhaayo.
@shiineaboowcabdirishiid851
@shiineaboowcabdirishiid851 5 лет назад
@@maryamamaxamud295maxamud2 👍👍👍😁
@xasancenbaceyn6905
@xasancenbaceyn6905 2 года назад
Kkkk hhhh
Далее
ОТПРАВЬ СВОЕЙ ЛП/ЛД
00:10
Просмотров 264 тыс.