Тёмный

Daawo Waa Hubaal Dagaalka itoobiya Iyo Soamlia inuu Qarxaayo Ninkii Carari Yeelkiisa Xog Ogaal Kawar 

Anfac Media
Подписаться 248 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 41   
@abudarda00
@abudarda00 7 часов назад
Anfac media hore usoco Ilaahay somaali ha mideeyo
@xayawaanadabadiyobari4094
@xayawaanadabadiyobari4094 3 часа назад
Waraysi macquul ah oo ay ka muuqato muwadinimo dhab ah weeyaan balse yaafahansiin kara nimanka mamul goboleedyada oo gacmo shisheeye ku adeeganayaan ? somali waxa lahadhay oo qeyrkeed kareebay waa siyaasi u adeegaya cadowga somali shacabku in ay u midoobaan dalka siyaasiga ka hor imaada shacabkana ay shacabku umidoobaan dawlada dhexena qabiilkan dhiiqada ah ee ay lugaha kula jirto kawantowdo inta dalka xaalada lagasaarayo inla joojiyo hadalada guracan ee la isku adeegsanayo dalka difaaciisa qofkii wiiqaya in dawlad & shacab loomidoobo xukuno adagna lagasoo saaro . Waa aniga sidey ilatahay
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 4 часа назад
Illaahay ha burburiyo Ethiopia Somalia gacanti koreeysay illaahay ha ka dhigo.Somalia guul ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Aamiin
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 6 часов назад
GUULsoomaaliya💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 4 часа назад
Ethiopia cid ka jilicsan ma jirto.waa cadow weliba tabar daran Somalida qaarkeed ayaa buunbuuniya.
@abdulqadirali5419
@abdulqadirali5419 2 часа назад
D goboledyada heshiiskoda waa kursiga iigu soocili wax kale ku maqna waana caddan laogyahay
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 2 часа назад
Xassan sheikh siyassadii gudaha Ethiopia waa kaga adkaatay Puntland Kfg Hiiraan Jubiland midna taageero kama haysto Ethiopia ayaa hubaynaysa Masar iyo hubkeeda xaguu gayni ? Qof keligii ah waxba iskama dhiciyo
@abdirashidaseyr8711
@abdirashidaseyr8711 2 часа назад
Xasan mideeye maaha ee waa wax dumiye DeNi wuuku qaldamay xassan inuu lahadlo waqtigiisu markuu dhamaado meeshuu wax ukaxeeyo baan ogaanlahayne
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 6 часов назад
Damaca Somali Italia U Burburi doontaa Meel iigu qor
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 6 часов назад
Anigu kuguma haysto Somali Italia. Waayo Waxaan ogahay in aynu Laba Dal isku Darshana. Kk waar hooy ka joog. Maahee ka joog
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 4 часа назад
Iqilaafka dhaxdooda ku jiro inay ka heshiiyaan ha u kaso Kawa ka wada shaqeeyo oo difaaco waddankeena illaahay ha ka dhigo Aamiin Aamiin
@Ahmed-u7w1f
@Ahmed-u7w1f 3 часа назад
Ethiopia somalia marabte waxay rabta wa masar😂😂😂😂
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 3 часа назад
itoobiya maanta wey sii dhimaneysaa soomaalidu waa iney dagaalka ka bilowdo itoobiya dhexdeeda oo loo diyaar garoobaa herer buu ka bilaabanayaa insha allaah soomaaliyey gala dagaalka cadowga guul guul
@alisaidmohamed6413
@alisaidmohamed6413 3 часа назад
Doorkaan waxaa ka maqan culimada oo ay tahay inay isu soo jiido dawlada fadaraalka iyo maamul goboleedada waayo hadda waxaa loo baahanyahay midaynta safka
@PPSSSOMALILAND-e8e
@PPSSSOMALILAND-e8e 3 часа назад
Boqolkiiba inta badan baa Soomaali la jirta Ethiopia
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 6 часов назад
Yaa ku siiyay dhulka S_land. Indhaha iska wadda tuura bal waxaad ka heshaan. Kkk
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 5 часов назад
Hadda waanu ku ahtaaganahay. Hadii aad ilaahay ka baryi weydo ilaahow mar uun Xadkii aan sheegan jiray igu Celiya. Intaa meel iigu qor
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 3 часа назад
hargeysa waa dal soomaaliyeed haddii cid aan soomaali ah isku daydo inay talo ku yeelato wallaahi dagaal baan ku qaadeynaa cidna amar ka weydiin meyno itoobiya iyada hadalkeed daa guul guul soomaaliya
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 3 часа назад
ma jiro qof soomaali run ah la safayana itoobiya waa dhab arintaasi waxaana soomaalida usheegayaa in itoobiya iyo soomaaliya mid uun la wabsandoona weliba wexey u dhawdahay in itoobiya la qabsandoono waayo waalagu soo duuley wexeyna u dagalami doonaan si niyad ah raganimo leh karti leh weyna jabayaan weliba marka ugu horaysa oo lays galo hubkaa lagala wareegi doonaa insha allaah
@craxmanaadan1481
@craxmanaadan1481 4 часа назад
Maxaa nacas qaylinaaya , waar ethiopia shabaab ayay kaa ilaalisaa maxaad iska celin kartaa , s/land dhulkeeda dadkii lahaabaa ka taliya
@aminamohamed7486
@aminamohamed7486 3 часа назад
Masha Allaah waa talooyin iyo jawaabo wanaagsan.
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 3 часа назад
Waxaa iga xiga axmaar Malihi cadaw xamarka daran
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 3 часа назад
aad ayuu u warhayaa ninkani waa soomaali dhab ah
@alishirwa1453
@alishirwa1453 Час назад
*SOMALI WAA MID MEELEY JOOG-TABA*
@w410921
@w410921 3 часа назад
Qadaad wayn, Somaliland waa dal madax banaan
@calicilmi5273
@calicilmi5273 6 часов назад
AFKA XASSAN DADKA KALA HORTAG YAA IBNI AADA.
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 6 часов назад
Ethiopia maxaad kula dagaalami kkk sxb S/land Dalkeeda iyadaa Leh. Iska dhaafa Muranka cawaanimadda ah..
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 3 часа назад
Wo are you? Fuley oocabsanayo 😂😂😂😂😂
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 часа назад
WALAAHI SIRDOONKA ETHIOPIA WAXEY KA TUUGSADAAN OO KA DAWARSADAAN SIDADKA MUQDISHO. SUBAXNIMADII SAAKAY AYAAN KU ARKAY DEEGAANKA SUUQA XOOLAHA EE DEGMADA HURIWAA WELIBA WAA DHOWR NIN OO MUDDO HALKAAS KU NOOLAA. WAXAAN AAD ULA YAABAY AAWAY CIIDANKII LOO TABA BARAY INEY QABTAA DADKA JAWAASIISTA AH. DOWLADDA SOMAALIYA WAA DULLI AAN AQOON ILAALINTA DALKAAN TAASI WAXEY KEENTAY IN DAD BADAN AY MAALIN WALBA KA QAXAAN DALKOODII. AAWAY CIIDANKII CID IWM. DHARCADKII ETHIOPIA MEEL WALBA OO MUQDISHO KA MID AH AYAAD KU ARKEYSAA WAXAANA FAHMI KARA DADKII DOWLADDII KACAANKA LA SOO SHAQEEYEY IYO DADKA WAAWEYN LAAKIIN DADKII DHASHAY 1990 IYO WIXII KA DAMBEEYEY WAXBA KAMA OGA QATARTA NUGU SOCOTA
@sacaadaat3178
@sacaadaat3178 6 часов назад
Doqon.waaqici ma aha ninkan.KISMAYO, S/GALBED BAYDHABO, GEDO.SOAMALI LAND. DHAMAAN DIYAAR UMA AH DAGAALKA. WAA ITOOBIYA IYO XASAN SHEKH MUQDISHO KALIYA.HORTA HORE DADKAAGA KA DHAADHICI ARINKAAS.
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 3 часа назад
Qeylo waxba kuma tareyso marka hore isa sheeg wo are you?
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 часа назад
WALAAHI SIRDOONKA ETHIOPIA WAXEY KA TUUGSADAAN OO KA DAWARSADAAN SIDADKA MUQDISHO. SUBAXNIMADII SAAKAY AYAAN KU ARKAY DEEGAANKA SUUQA XOOLAHA EE DEGMADA HURIWAA WELIBA WAA DHOWR NIN OO MUDDO HALKAAS KU NOOLAA. WAXAAN AAD ULA YAABAY AAWAY CIIDANKII LOO TABA BARAY INEY QABTAA DADKA JAWAASIISTA AH. DOWLADDA SOMAALIYA WAA DULLI AAN AQOON ILAALINTA DALKAAN TAASI WAXEY KEENTAY IN DAD BADAN AY MAALIN WALBA KA QAXAAN DALKOODII. AAWAY CIIDANKII CID IWM. DHARCADKII ETHIOPIA MEEL WALBA OO MUQDISHO KA MID AH AYAAD KU ARKEYSAA WAXAANA FAHMI KARA DADKII DOWLADDII KACAANKA LA SOO SHAQEEYEY IYO DADKA WAAWEYN LAAKIIN DADKII DHASHAY 1990 IYO WIXII KA DAMBEEYEY WAXBA KAMA OGA QATARTA NUGU SOCOTA
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl 6 часов назад
Hooyada daa ba leh
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 4 часа назад
Ethiopia wax badan bay ku soo qadhaabatay Dacish iyo Alshabaab.
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 4 часа назад
Somaliya waa in ay hub la soo degto weliba diyaarado dagaal.
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 3 часа назад
Adiga hooyada baad caysey Amxaar yahow afga iska hagaaji hadii kale hilibki ceyrinka aya kusiin toonaa 😂😂😂😂
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 6 часов назад
Dalkaagu waa Somali-italia Ee Maaha S/land wah.
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 6 часов назад
Somali Italia iyo Ethiopia malaha Xuduud qayaxan oo la yaqaan taana hadda Xisaabta ku darsada
@kaysenur1592
@kaysenur1592 6 часов назад
Ethiopia ayaan la jirnaa
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 3 часа назад
Jaxiimo ku soo dhawow hilibki ceyrinka aya cuni doontaa 🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩
Далее
Avaz Oxun - Turqi sovuq kal
14:50
Просмотров 768 тыс.
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 27.09.2024
28:20
Avaz Oxun - Turqi sovuq kal
14:50
Просмотров 768 тыс.