Тёмный

Daawo Waxa Maanta Meesha Kadhacay baarlamaankii Odayga Sixun Uxanaaqay kdbna Afka Furtay Adr Xassan 

Anfac Media
Подписаться 261 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 81   
@mohamudmohamud3919
@mohamudmohamud3919 6 часов назад
Raganimo❤waye in saas loo hadlo waa loo bahanyahay adeer muuse gulayso
@fatimasalad4555
@fatimasalad4555 6 часов назад
Axsan Ciidanka Haloo Kordhiyo Mushaarka Sidaas Ayaan Qabnaa Hadaanahay Shacabka Soomaaliyeed
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 8 часов назад
Boqor senatar muuse suudi yalaxow👏❤️ ❤️ ilaahey gu' waara ha ku siiyo aammiin 🙏🙏🙏
@beautiful7152
@beautiful7152 7 часов назад
She’s absolutely right the Somali army should have the first priority
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 9 часов назад
Dowlo sanator msuudi walaahi waa run inta aad kahadashay guuleeyso
@MaxamedJamac-mj5io
@MaxamedJamac-mj5io 10 часов назад
Masha Allah gabadha Alle ha sharfo aniga o ah Askari ciidanka boliska somaleed ahna xuquuq la,aan 4 sano furina jooga cid wax U qabata iyo cid U dodaba wayey ahna engineer print
@rafiq5722
@rafiq5722 9 часов назад
Waa sax taas lk Dadkan Gobolada u doodayo may Canshuurtooda ku dhistaan ma ayaga Canshuur laga keeno baa Banaadir wax loogu qabtaa? Muuse Duudi waa ku saxan yahay
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 8 часов назад
​@@rafiq5722cashuurta ma dadka xamar u dhashay baa bixiya mise soomaaliyoo dhan
@JsheEhehej
@JsheEhehej Час назад
.nidamkah.dowlad.nimadah.waa Ineey.takulaysah.goboladah.dalka Oo.waxah.ikhabatah.haday.jidkah.jajabay.yin.ooyigah.masulkah.ah Goboladah.dowlad.waa.tih.hantad Lasiyo.dowladah.kaligad.iskamah Lah.oo.hatidah.dowladah.noguh Dakhan.iyo.dhakhalah Kasobaxah.dakadah.iyo.eriborkabasiwafakhsan.sharcigah.inuuh.lokhebsadob.wayan.dowladan.hadah Xunkah.heysah.dowladoh.bah Kahorayey.samigah.dalkah.kasobaxah.waa.lasinjiray.goboladah Canshurtanah.mahan.mid.hadah Bilabatay.oo.waliged.bey.jirtay Markah.dowladah.xasan.sheq Iyagah.khatah.samigah.iyo.canshurtabah.kasobaxdah.dalkah. Markah.somali.waligod.bey.waxa Wadah.kheybasanjiran.matanah Amishar.iyo.khuskaliyah.khatah Dhakhalah.kasobaxah.dalkah Oo.cidan.waa.kaban.yihin.iyo Shacabah.waxa.kalah.khebsatah Canshurtah.xildhibanadah.barlamankah.iyo.famiyl.kah.madaxweynah Cidkalah.lamah.siyo.samigah Kasobaxah.dalkah Markah.xasorah.waa.rabigay. Wabilahi.tofiiq​@@rafiq5722
@Raandhiisonline
@Raandhiisonline 6 часов назад
Gobolada Daarudka iyo Diirta canshur mabixiyan
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 2 часа назад
Muse suudi runtiisa weeye airport iyo dakeda canshuurta laga qaado iyo shacabka muqdisho canshuurta laga qaado ayaa lagu bilaa xildhibaanadaan.
@AbdikarimMohamedDigaaleAbwaanX
@AbdikarimMohamedDigaaleAbwaanX 3 часа назад
Amina cafimad xildhiban salaan sare
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 2 часа назад
28.25sec xildhibaan ilkacase Bisinka ha Laga saxo wlhi waana iga Nasteexo wuxuu dhahay BISMILLAAHI RAMXAANI RAXIIM Miimka ayuu Soo Hormariyay
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 9 часов назад
Adeer muuse kusoco wallahi runaad sheegtay
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj 2 часа назад
Waxaas saatar soomaliyeed sheegaaya🎉
@Kihkjc
@Kihkjc 4 часа назад
Ilaheyow cimrigaga raji muusow
@caaqilodawaa8794
@caaqilodawaa8794 7 часов назад
Waa nasibdaro inu Musa sudi daka sohoristago walibo X.dhinanoo sidudonan ulahadla si moryanimo ah
@mukhtaarsheikhabdi3621
@mukhtaarsheikhabdi3621 9 часов назад
Xildhibaanadii oo maanta dhiig cusub isku soo shubay maasha allaah waanku diirsanay warkiina iyo doodiina
@maxamedadan35
@maxamedadan35 7 часов назад
AYAN DARA JIRTA WAXA XILDHIBANO LAGA DHIGAY DADKI SOMALIYA SO ROGAY
@RoseLangaard
@RoseLangaard 10 часов назад
Mujaahid Muuse Suudi! 😂🤣🤣👋👋
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 10 часов назад
Astaghfiruallah Musse ha dembaajin Mujaahid shaqo kuma laha
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 8 часов назад
Libaax xaaji muuse yalaxow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 4 часа назад
WASIIRKA XILDHIBAAN BAA UKIREYSAN OO DIIDSN IN LACAGTA CIIDANKA EY WASAARADA BIXISO
@CabdulahiXasan-z2s
@CabdulahiXasan-z2s 9 часов назад
Sanatarka.kafuqa.aqlaaq.malihidiine
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 5 часов назад
MUUSE WAKHTIGII QZBIILKA WAA LAGA BZXSY WAWTIGII AAD DSDKA MIISAAMEYSRY WAA LA MOODEY BARLAMAANKA DOOD WAA KA FURAN YAHAY BARO DAGAAL IYO QABIIL LAMA JOOGO 91 DII
@samodigiliyomirifle7037
@samodigiliyomirifle7037 2 часа назад
EEYGAAN EEYGAU DHALAY XOOLAHEYGAA KUMAQAN NOOCAASUUNA UYAALAA DHILAA DHASHEE WAAN IDINNKU SOOMAQANAHAY ADINKOO BADAN
@MaxamadCareya
@MaxamadCareya 4 часа назад
Rag rag dhalay xaaji muuse suudi viiva
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 7 часов назад
Dooda xildhibaanada waa fiicantahay caawa
@FaizaAbdulle
@FaizaAbdulle 7 часов назад
Masha alah wlhi waku farxay wayo hadi lokordhiyo dilk xarax wax walba kasta waqabanayan
@maxamudxasancaraale7355
@maxamudxasancaraale7355 4 часа назад
Muse suudi dadka soo qoraayo waa moryaan runtaa adin dhibeeyso ee keena gobaladii oo dhan ama waxiisa muuse suudi ka tuuga tuugana adinka ah
@Abdinassir-w8g
@Abdinassir-w8g 7 часов назад
Duli waa duli dadkii uu dhameeyay ilaahay haka jaasiyo
@HOOYOMacaan-n8t
@HOOYOMacaan-n8t 8 часов назад
Waa runtii waddada xirin waa ku dhibaataysan nahay, aniga hospital ka Yardemeli ayaan u lugeeyay ilaa km4 marka sidaan ma ahan xal ee Allaha noo gargaaro
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 8 часов назад
80 jir gacan ku dhiigle ah oo qaatumo seeg ah dad ayaa dowlad Nimo kuwaan ka dugasyo. Yaahuu
@abdulkadiradedhussein-cg4vn
@abdulkadiradedhussein-cg4vn 5 часов назад
Ciidamada qalabka sida soow tii macawisleey beeleed lagu bedelay maba jiro ciidan dowladeed😂😂😂
@nasteexofarah9957
@nasteexofarah9957 5 часов назад
Suudi soo tiri baqaarada reer buntland ee canshuurta lags qaado
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 9 часов назад
Naag dadka ay matasho waa dad hoogay oo baaba ay war naag gurigeeda waxa lakariyay iyo iney ilmaheeda waxcuneen warba aan kaheen ayaa qabiil dhan mataleyso war bilcaan gurigeeda hajoogto agah
@maxamudxasancaraale7355
@maxamudxasancaraale7355 4 часа назад
Geesi geesi dhalay geela ama isagu kaya dara ama noo kala oda muuse suudi yalaxoow warkiisa wala wada qabaa somaliya aaan wax isku dar sano ama nagu kala wada
@LaandheeresomalMahamedyoussouf
@LaandheeresomalMahamedyoussouf 10 часов назад
Somalie weey kala taktay walee tasi wa xaqiqo
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 5 часов назад
GUDIGA NINKA SUU U HADLEY BAAN ARKAAYEY LACAG BAA WASAARADA LAGA SIIYAA WAA LAALUUSH QAATE WUXUU WAX UDIIDSN YAHA CIIDANKA WAXAABA QALAD AH IN GUDIGA DHAQAALAHA KA YIMAADAAN BAATLAMAANKA EE WAA INEY KA MADAX BANAAN SI LOOLA XISAABTAMI KARO SEY SHAAN JIRTEY DAAGALSDII KA HOR
@User7654suy
@User7654suy 8 часов назад
Tuug xildhimaano ku sheeg ah.
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 7 часов назад
Xildhibaan cabdirisaaq libaax qalas halyey
@MaxamadCareya
@MaxamadCareya 4 часа назад
Xaaji muuse viiva
@maxamedabdi9266
@maxamedabdi9266 8 часов назад
Kuwan kuraastuun isku ruxaa ee bilaa aqlaaqda ah ma shir gudoonkay kamid yihiin.
@museosman8296
@museosman8296 10 часов назад
Adeer waxaan leeyahay meesha waxba kuma haysaan ee halagu kala tago tii ugu darnayd waa khariidadaad beteenden nin walba goofkiisa ha ku ekaado
@abdullahiisseabdi1987
@abdullahiisseabdi1987 10 часов назад
Yalaxoow Isbaaro dambe waa dhamaatay
@JassimJassim-b4i
@JassimJassim-b4i 9 часов назад
👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻gabar iga dheh
@abdiyusuph5822
@abdiyusuph5822 9 часов назад
Dawladi majirtee waa magaalo magaalo cunaysa
@Ahmedsade555Yusuf
@Ahmedsade555Yusuf 8 часов назад
Ilahay amarki gacan kudhiglehi dad uhogaminayo ya nabad radinayo Somalia ya laga gela
@abdurahmanjama1645
@abdurahmanjama1645 8 часов назад
War xildhibaanow, arrinta ciidamadu waa sir culus. Arrintaas waa in guddi farsamo loo saaraa.
@NurJama-s3x
@NurJama-s3x 9 часов назад
Waa sheeko waalan, nin xoog ku haysta Xeradii Ciidamada Badda Soomaaliya ma waxaad ka sugeysaan caqli iyo damiir, maba aheyn inuu ku biiro Baarlamaanka waayo waa arrin caadi aheyn.
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 9 часов назад
WAA GOOBTA KHABYAALADDA LAGA FAAIDO WAA HADII KHABYAALADI WAX WANAGSAN TAHAY
@maryami2299
@maryami2299 8 часов назад
Miisaaniyada wadanka soomaaliya na canshuur abgaal baa waydii ya muuse
@JAY.4040
@JAY.4040 10 часов назад
Waa Cajiib Musuq Ayaa lagu dhex jiraa Shidaalna in laqado Ayaa La rabaa Walaahi Somali ama meeshii ugu xumeeyd ayeey tageeysaa Ama Si Nadaam ah ayeey wax u socon doonaan Ilaa hada Tirakoob Umad Somaliyeed ah Ma aragno Sidee ayeey Suura gall ku noqonee siyaasi tuug ah in umada Somaliyeed Wax loogu dhiibo ama la yiraahdo Intaan reerkaas sii intaana reerkaan sii Maxaa soo Gaarayo inta eeysan gaarin Ayeey dhexda ka baxeeysaaye
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 8 часов назад
Kuwa caqabadda ku ah dalka waa cad yihiin waa dani iyo madoobe waana hal famil waxayna xaq ullee yihiin inla tookto
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 4 часа назад
KAN MAA OSAAQA WAA BEEN KAN ASALKIISA WAA REER PUTLLAN
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 9 часов назад
KUWAN MOSHIN IYO DHAQAALE RAADIS MOOYEE WALLAAHI IN KHEYR LAGA SUGEYN BALSE ALLAAH SW WAA MAQLE DHAW MAQLANA CODKASTA EE XAKH IYO XAKHDARO AFKA UGA BAXA
@MaxamedJamac-mj5io
@MaxamedJamac-mj5io 9 часов назад
Waa ninba dhan U badi lkn WAXAN qabaa in runta la derso war Somalia cilada iyo cudurka horseday burburku waxa ay kaga bixi karto waa ❤❤❤❤ciidanada qaranka somaliyeed❤❤ o mudnaadta kowaad lasiiyo wax kastana laga hor mariyo musuq maasuqa hadheyeyna laga hadlo taas o ay cadayn U tahay kow Ciidanka boliska dhaman qoriga o keliya ayey dowladu sisaa direeska istelaha darajeda koofiyadaha kabaha rasaasta Iyo dhaman wixii kaso hara qoriga o wata 60 ama 40 xabo o rasaasi dukaamo ayey yalaan musharna mid qaata iyo mid aan laba siin WA ay dayacan yihiine XILDHIBANADU MA IS WEYDIYEEN DOELADA IYO HAY,ADA KU SHAQADA LEH WAXA AY KU DHACDAY ??? IYO CIDA FASAXA LO SIYEY KA GANACSIGA AGABKA CIIDANKA BOLISKA SOMAALIYEED???????
@CabdiFatah-lg1uu
@CabdiFatah-lg1uu 7 часов назад
Dalkan somali aya leh Galada halaga saro markas ayan heer fican lagara ogada midas wadan walbo amnigusa illah kasugo dadka u dhashtay aya u dhartay ayaga bes aya xaq ayo yahay nabada iyo iwm shisheeyaha asaga aya cad9w 1 o wadada isku hesano😅 😊hada
@IAM-x5s
@IAM-x5s 9 часов назад
Odayaashan maba hadli karaan dadka ha Ka hor baydhaab
@guuletv305
@guuletv305 10 часов назад
Gacan ku dhiiglahani inuu halkaan joogo maba ahayn. Wuxuu ka mid yahay raga shacabka muqdisho XASUUQEY dadka ugu badana laayey
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 8 часов назад
😂😂😂xaajiga runta ayuu usheegay kuwa Qabyaalada madax martay
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 7 часов назад
kkkk waxaan ayaa laleyahay Sentar oo khabiil naafeey yaahuu alle magan
@AleemZani-nw4xh
@AleemZani-nw4xh 6 часов назад
Xaaji muuse Libax Qaran From ogaadeen Runta lama diidi karo
@MaxamedQaasim-gm3io
@MaxamedQaasim-gm3io 4 часа назад
Diinta in labaro ow ubahanyahay muuse
@salebanomar76
@salebanomar76 9 часов назад
😂😂😂DAL BA ADI IYO DUGAAG CUNAYO BARLAMAN TUUGO IYO MORYAN BILILIQO KUNOL AH 6000 KUN AYAY BEEN KU QATAN ASKARTANA 150 DOLAR ITAQILAAH YAA MUSLIM ☪️ MIIN XARAN KUNAAX TUUGADA ISKA QABTA SOMALIAYEEY 🇸🇴
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 9 часов назад
Muusow waxey qabatey adiguna sheeg Waxbaa larabtey adigaa yiriye
@abkowabullaahi3655
@abkowabullaahi3655 9 часов назад
Odaaya asaa saaqaya😂😂😂😂😂 qaana daleya maku hadale kuut kudil😂
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 9 часов назад
Waa qolo dhuunta kawada weeynaatay لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
@SamalehYacin
@SamalehYacin 7 часов назад
Usage.uguhoreya.dadka.cuqdadaysan
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 9 часов назад
Balayo idinku dhacday bal firi sida ay ugu barareen xolaha shacabka
@MohamedSamatar-gz3df
@MohamedSamatar-gz3df 8 часов назад
Waar waaxan maa paarlamaan misee waa get kalamaaN
@abdiosman335
@abdiosman335 2 часа назад
Muxuu qabtey kan aad sheegeysid
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 8 часов назад
Suudiyoow walee waad duqoowday oo codkaada waa dhintay waxaas xamar ka geesatay waad ogtahay dhiig badan baad daadisay ee war waajiraa aakhiro insha allaah jahanamo ku waar waligaa
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 8 часов назад
Ha habaarine walaal u ducee in illaahay jidka fiican ku toosiyo
@rachidgulled6006
@rachidgulled6006 9 часов назад
Qof asaadaqay🦓🦓🦓👎👎👎
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 8 часов назад
Muuse Suudi Run sheeg buu ku caanyahay ,somalia Run la,aan baa halkaa dhigtay ,Kismaayo waa halka dagaalka ugu adag ka dhici doono ,dawlada somalia waxay cashuur ka qaadaa muqdisho kaliya ,kuwa ka hadlayaana waa kuwo aan waxba ku darsan dawlada dhexe,
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 7 часов назад
Muqdisho badideeda alshabaab baa haysta oo cashuurba lagama qaadee waxaa laga hadlayaa waa lacagta magaca soomaaliyeed lagusoo qaado
@boqoradalondongarsoorada9552
@boqoradalondongarsoorada9552 7 часов назад
Muxuu kayaqaanaa magaca Allah waayo waa war criminals waaye waa in maxkhamad lakeenaa. for sure waxaan hubaa in Allah uu cadaabi doono waayo dhiig muslin ayaa kumaqan. Odeygaagi war criminal ka ah, ayaat tahay ahlul cadaab.
Далее