Тёмный

Daawo Xasuuqii Ciidanka Itoobiya ka Geesteen Muqdisho,Wasiir Fiqi oo Bahdilay Itoobiya Ceeb ayaa ku. 

BIDHAAN MEDIA
Подписаться 148 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 19   
@akhalif579
@akhalif579 2 месяца назад
Fiqi, cid faro ka heysa ama cid uu ka baqaayo maleh geesi masha allah. Nice documentry..dambiilayaashi dambiga la galey waa in la maxjamadeeyo. 150 jun baa la sheega inta la diiwaan galiyey
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 месяца назад
Waa geesi qarsoonaa oo noo soo baxay mnsha Allah guuleyso wasiir fiqi
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn 2 месяца назад
Ishala
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l 2 месяца назад
Bismillahirrahmanirrahim. SOOMAALİYA WAA in ay aamusin dalbane İTOOBİYA indhulnaga haysator iyo dadkii ay dishay badena damcen itoobiya daris mahan,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️
@Yuusufdahirmaxamed
@Yuusufdahirmaxamed 2 месяца назад
In laguna xisabtamaa itoobiya xasuuqii ciidamadeydu kafeesten muqdisho oo ey kulaayeen dad shacaba oo eyku jiraan caruur&haweyn
@jeanroyalabdi
@jeanroyalabdi 2 месяца назад
Waa runtaa walayi mantaa runtaa shektey
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l 2 месяца назад
Waa ciidamo leedahay ayadana tababarato asraarta dagaalkoda aga bas ogaadan kenyana kismayo ayay haysata ayagana iska ilaaliya 🇸🇴✌️
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn 2 месяца назад
Gudh
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 месяца назад
Khaniiiso
@MahubaBare-nv3yw
@MahubaBare-nv3yw 2 месяца назад
Anaga waa UN kan Maraykanka ayaa gumasto
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 2 месяца назад
2007-----210 kii ayey xasuuq ka geysten muqdisho ilaa carbiska shacab ayey xasuuqeyn 2.0000 labo milyan waa ka badan yahay guryihi wey gubeen baqaaradii wey guben Baarlamankii KMG ahaa ayaa 48 sac uqabtey waxay ku calaacalen meel an ka baxno nasiiya wey baxen.
@nastehodirieh7083
@nastehodirieh7083 2 месяца назад
Asc waxan uu dortay madaxaweyne
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l 2 месяца назад
İtobiyaanka soomaliya aqligooda qabiilka ayay yaqaanan waa leysku diray soomlida dhalinyarada ma oga wiilka OROMADA wuxu ku fakira sidu kuu xukumi lahaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️
@tariqabdulqadir8432
@tariqabdulqadir8432 2 месяца назад
Map Somalia haa laggu tarro dulka somalia xogga Ethiopianka kuu haystaan. Boogga skoolka iyo melwalbo shacabka haa kuu qorraan. Key chains iyo waxyal laa mid eh shacabka calanka 5 somalia haa laggu sawwirro.
@Elmibarkadleh
@Elmibarkadleh 2 месяца назад
Xaxandhiiqo isaga ah wasiir afhayeen iyo Agaasime Arimaha gudaha iyo dibaddaba mashiixe😅😅😅
@elhanweera2435
@elhanweera2435 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 месяца назад
Manta oo Somalie haysato tagero xooglee ayay sida inoga layan gurgurte iyo dalka xarashaya
@abdirazakmohamud5874
@abdirazakmohamud5874 2 месяца назад
waar heedhaha Ethopia ma aha,ee waa Emeradka dadka nagu soo hogaminaya, cadowka iyo kan laabad weeye, ummadda Somaliyeed sku duubnaada walaalayal
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 2 месяца назад
Waar wasirkaan aya nin nool ha, hileen ithiopia been ayey umada qagadhanaysey. Oromo afgadmuun somalida ayeey iskudhireysay "hibliis"😓
Далее
Wait for it 😂
00:19
Просмотров 4,5 млн
Nightmare | Update 0.31.0 Trailer | Standoff 2
01:14
Просмотров 602 тыс.
MAGIC TIME ​⁠@Whoispelagheya
00:28
Просмотров 5 млн
Kaftanka Siyaasada 535 oo aad u xiisa badan
44:25
Просмотров 16 тыс.
Wait for it 😂
00:19
Просмотров 4,5 млн