Тёмный

Daawo Xogtii ugu Dambeesay Ee Gabdhihii Lagi Dillay Nairobi Islii,Rag&Dumar,Sirdoonka Kenya oo Hada. 

BIDHAAN MEDIA
Подписаться 146 тыс.
Просмотров 47 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 12 часов назад
Ilaahay hana xafido meel aan joognaba
@AbdullahiOsman-rg7qi
@AbdullahiOsman-rg7qi 12 часов назад
Mahadsanid wallhi waad dadaashey adigu na wll 👌👍💯👍👌
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 11 часов назад
Subxaanallah waa geeri xanuun badan xaqiiqatan 😢😢😢
@batulasmail8261
@batulasmail8261 10 часов назад
Laamaha dambi baaristu Markii Qof la dilo isla markaana dilaagi aan gancan lagu haynin Dadka oogu dhaw iyo dhinacyo badan ayaa la baara ogu illaa la helo Qofkii gaystay dilka.
@laaaramadrid8930
@laaaramadrid8930 12 часов назад
Waaa channelka kaliya aan aaminay oo aan si fiican oo akhlaaqleh u hadlaya ,mahadsanid walaal
@mahadahmed5914
@mahadahmed5914 12 часов назад
Waa sax looma baahna marin habaabin waana in la dhawro dadka dhibtu gaartay oo walalaheena ah qalbigooda ilaaheyna ha soo dedajiyo dhagar qabayaashii dhibkaan ka danbeeyey cidkasta oo ay yihiin
@SagalMohaned
@SagalMohaned 12 часов назад
Allaahuma amiin yaarabi faataxada aan umarno allaah inuu kashifo qofkii sidaas arxanka xun udilay hooyo iyo3dea gabdhood
@NimoCismaan
@NimoCismaan 10 часов назад
Alle haw soo sahlo amiin amiiin
@sahramohamed5343
@sahramohamed5343 7 часов назад
Warka wax badan baa kakhaladay ninkii gaariga wadayna lamahayo waana tuhmanaha koobaad
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v 3 часа назад
Kaas Arxaan daaraanaah Abeeso kuuruug taay.
@Abdi-zv6ex
@Abdi-zv6ex 7 часов назад
Danbigani iyo cidii gaysatey inla helo waliba waqti dhow may fududahay. Furihii danbiilaha ama danbiilayaasha lahayaa sida baaburkii qaaday iyo cidii waday. Furaasina wuxu booliska gaynayaa danbilihii.
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 11 часов назад
Subxaanallaah, wallee xumaani somaali un bay kusoodhamaan!!
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 9 часов назад
Gaarigii waa la helay qofkii lahaa iyo darawalkii lama yaqaano sidee la isu qabadsiin karaa? Xildhibaan bay ku merraysataa! Wax sheeg ama iska aamus Awowgaa la janeeye
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 8 часов назад
Gabdhihii sida xun loogu diley Magaalada Nairobi Mase Gabdhihii lagu dhibaateeyey? QOF la diley iyo Qof la dhibaateeyey maxaay ku kala duwan yihiin?
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 7 часов назад
Musiiba
@olowsagar948
@olowsagar948 11 часов назад
Waxaad xalay sheegtay gabar ayaa madax furasho bixisay 24 sac gudahood oo lasii daayay macquul ma ahayn
@hassanKenedid
@hassanKenedid 12 часов назад
Allah yaramoux aux martyrs somaliennes
@mohamedosman909
@mohamedosman909 12 часов назад
Wax aankaa faaiiday hader magaranayo runtii
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 12 часов назад
Afmiyaa ninkii gariga wu wadey
@mohamuddahir5772
@mohamuddahir5772 11 часов назад
waxba maadansoo kordhin
@BintoAli-v6g
@BintoAli-v6g 12 часов назад
Waba garibolis
@SagalMohaned
@SagalMohaned 12 часов назад
Gaariga waa polishing shaqeynaayey e so qabtay tagsiilaha eg nin isteshinka magaciisa ku qoran jeelka dambilayaasha o ah english
@musamohamed5778
@musamohamed5778 11 часов назад
Ok balse maxay somalidu somaliya ugu noolaan waayen ee kenya u jecladeen,iga qora wax ka weyn ba so socda
@hassansaid5472
@hassansaid5472 11 часов назад
Somalidu Sow Kenya gobol kuma leh wa sida somali galbed dhulka ma uka imana marka
@umuabdullahi4380
@umuabdullahi4380 10 часов назад
Somali so ayaduba tan laisku cuno😂😂😂
@huseinmusa1259
@huseinmusa1259 12 часов назад
hada maxa no shegte
@adanadan1926
@adanadan1926 12 часов назад
Beenta jooji
Далее
iPhone Flip станет ХИТОМ!
00:40
Просмотров 370 тыс.
LIVE: BEYONCE & KAMALA hold rally in Houston
Просмотров 38 тыс.