Тёмный

DABAAL DAGII UGU QURUXDA BADNAA MARKAB AYAAN SI WADAJIR UGU DABAAL DAGNAY..?😍 

Amira Qurux
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 295 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@amiraqurux
@amiraqurux Месяц назад
NASRO ABTI DOON IYO DABAAL DAGA 900K WAX YAR AA KA GARSAN FADLAN CAAWA AAN U DABAAL DAGNO ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-MGMDeHaMh50.htmlsi=MgIRzR55UFsiaL8P
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch Месяц назад
I.a Caawa ayey gaareysaa 2kun oo kaliya ayaa kahartay team Walaasheena Nasra Abtidoon halis muujiyo 👍👑❤️
@NajaxCabdi-tf3rp
@NajaxCabdi-tf3rp Месяц назад
Haye
@asmamohamed205
@asmamohamed205 Месяц назад
Amirooy kaama hayno hanbalyo dii jabuuti 😢caawa waa caawadeena nosoo hanbalyeey
@SuadAbdisuadabdi-ql1fg
@SuadAbdisuadabdi-ql1fg Месяц назад
waqtigas dan waxaa ku lumisen dabaldag nabiga allah swt maa kusali saan😢
@maryancabdullahi3897
@maryancabdullahi3897 Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw ❤
@user-vg3tc5bq2b
@user-vg3tc5bq2b Месяц назад
Nabiga scw laguma saliyo mad maqashay adigaba dawasho bad uso gashay ee waqtiga haiska lumin tada kafikir
@OsmailAhmed
@OsmailAhmed Месяц назад
Scw ❤❤
@CabdulahiMaqsuud
@CabdulahiMaqsuud Месяц назад
Sallaahu caleyhi wasallam❤❤
@sihaam673
@sihaam673 Месяц назад
scw❤
@user-xf4wy1oq4h
@user-xf4wy1oq4h Месяц назад
Team amiira pls walshy iga xanuunsan iigu sooduceeya 40 qof ducadooda waa la aqbalaa😢😭
@AyaaNmohamed1
@AyaaNmohamed1 Месяц назад
Allaha kucafiyo abyo❤
@rahmaruun1547
@rahmaruun1547 Месяц назад
Allah ku cafiiyo🤲🤲😢
@liiluuofficial5468
@liiluuofficial5468 Месяц назад
Allah cafio😢
@FaadumoBishaar-nj4he
@FaadumoBishaar-nj4he Месяц назад
Allha ku cafiyo wll
@axmedaaden1128
@axmedaaden1128 Месяц назад
Ilahay ha caafiy😢
@maryama4202
@maryama4202 Месяц назад
Amiiro markaa ku arko sharafto calenkena kugu salama 😭🫂, soomali weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Месяц назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ☝️😢
@AhmedAbdiqadirAbdullahiCaliBab
@AhmedAbdiqadirAbdullahiCaliBab Месяц назад
Koko abayo horay ❤ usoco
@user-nf2jz5nh1i
@user-nf2jz5nh1i Месяц назад
Scw
@user-rg4bx7zb1l
@user-rg4bx7zb1l Месяц назад
waa runtaaye lkn maxaa 26 june landerzka iska leh maxaa idin geeyay
@YahyeMohamed-b8i
@YahyeMohamed-b8i Месяц назад
Koko mar walbe nabigeena muxamad scw xus waxad ku gaari doonta darajosare😊
@user-tc7lw4jh3o
@user-tc7lw4jh3o Месяц назад
Scw scw scw❤
@RooxoGuhaad
@RooxoGuhaad Месяц назад
Yaa ila arkay amiira dabaal dageeda inuu dadka ka qurux bdna yhy m,a❤
@RiYaqOmar
@RiYaqOmar Месяц назад
Wlhi kaftn igma ahn Team Walba wxy ka shidn yihn kuwa dalxiiska aady😂😂 Team walba 4ever ❤❤❤❤❤
@Sarasiman123
@Sarasiman123 Месяц назад
Wa runtaada kuwa kale team maba ahan wa jacbur hada dhaw la isku aruuriye blse team walba wa team jira dadko dhan ay wada aqoonsan yuhin
@Win-Finders
@Win-Finders Месяц назад
❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴❤One thing I like most about Amira qurux is that she is always in jovial mood ,and despite been thousands of kilometers away from home ,she is deeply rooted to her motherland🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-iu7rd3hc7x
@user-iu7rd3hc7x Месяц назад
Soomaaliya 1:21 ❤❤❤
@zesi23
@zesi23 Месяц назад
Amiira sanad walba si ka qurux badan sanadka kle u dabaal degta miroz happy independence flag🇸🇴💕😍😭😩💎
@JackCadnaan5
@JackCadnaan5 Месяц назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux KaSharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW ❤ ❤😢
@user-vk7lb9xc2p
@user-vk7lb9xc2p Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-zz8ou7op7x
@user-zz8ou7op7x Месяц назад
SCW SCW SCW
@user-op3to3it8s
@user-op3to3it8s Месяц назад
Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@MaxamedAbduqadir-eg3pc
@MaxamedAbduqadir-eg3pc Месяц назад
Nabi muxamad scw ❤❤❤
@user-yr6yy7dr8g
@user-yr6yy7dr8g Месяц назад
Sundus ayaba hada shegtay somali amiiro Malaga somaro Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo 26 june❤❤❤❤❤❤❤❤Ala dhiga dhiga dhiga hesta sharma boy ❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊🎉🎉🎉
@Sumayo-fl3ud
@Sumayo-fl3ud Месяц назад
Cajibsana cawale marku babanayo cirka illhow somali kadhig mida qabiilka kamadobaysid❤❤❤
@bintabdalla1727
@bintabdalla1727 Месяц назад
Somalinimada macaan qurux somaliya hanolato💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤍💙🤍💙♥️💞💯
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
alla kuwani Amiira boqorad bay ka dhigteen Alle ha isku daayo waa asxaab is fahmay 16:00 fiiri siday RU-vid ka iyo TikTok ga Amiira ugu faanayaan o dadka u tusayaan halahaasa iga gadanbo ❤😢 Team walbah waa dad fur furan o qalbi wanaagsan gaar ahaan Amiira iyo macalimo war way iga qosliyeen dadkii intay ka maseeren bay calankoodi doonteen 😂 saa labadii calan lo wada dabaal dagay dad hal guri kaso wada baxay baad moodaa wllhi
@AbdirabmanMohamud
@AbdirabmanMohamud Месяц назад
Aankusalino Nabi Mohmed SCW Like saar 👍
@user-cc7ym5uz2i
@user-cc7ym5uz2i Месяц назад
Scw❤❤
@nujummohamed411
@nujummohamed411 Месяц назад
Somalinimo wax ka qurux badan ma jiraan hambalyo dhammantiin 🇸🇴🫶🏻
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn Месяц назад
haa wallahi ❤🇸🇴🥰
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 Месяц назад
Ay mu team walba qurux dadka dalxiiska aaday idinkaaba kashidan😘❤️hambalyo soomaali weyn 26🇸🇴🇸🇴🇸🇴😩
@RooxoGuhaad
@RooxoGuhaad Месяц назад
Meel kasat oo ay joogan ayagaa shita walbah is the best ❤
@user-vg3tc5bq2b
@user-vg3tc5bq2b Месяц назад
​@@RooxoGuhaadbentaa mahan
@samarasongs_
@samarasongs_ Месяц назад
Team amiira like❤😭
@safiyeyyy
@safiyeyyy Месяц назад
Team amiiro hadan nahay anaga wax isku ehee ilaahey dartiisa igu so duceeyo wllahey ilaahey qafuuru raxiim waye inu alle cafimaad keeygi hore iso celiyo😢😢
@anisodahir7015
@anisodahir7015 Месяц назад
Alh Ku cafiyo 😭😭😭🤲 Inta xanuusan oo Muslim Ahna alh ha cafiyo 😭🤲
@queenruun9709
@queenruun9709 Месяц назад
Allah ku caafiyo saad jeceshahay allah kuyeelo
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn Месяц назад
Allah haku caafo 😢
@user-nf2dz1vw7d
@user-nf2dz1vw7d Месяц назад
Somalia hanolato one like hada somali jaceshahay🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
@xamsegoud2759
@xamsegoud2759 Месяц назад
Meeshan amiira iyo ceyda habeenkasta u imaada balwad camal😂
@Fathiyahmedsheik
@Fathiyahmedsheik Месяц назад
Sidi balwadi bbeyaal wwad iqabataan 😂❤❤❤
@kokoIbrahim-dn5jg
@kokoIbrahim-dn5jg Месяц назад
Anoo klaa tahay wlhu😂
@maannuuh7885
@maannuuh7885 Месяц назад
Samir bayku dhaafte somalia 🇸🇴 hanoolato ❤from borama happy independence day 🇸🇴 🎉❤❤
@faysalmaxamedKoosaar
@faysalmaxamedKoosaar Месяц назад
😂😂😂😂
@AxlaanMaxamed-zj1tm
@AxlaanMaxamed-zj1tm Месяц назад
SOMALI HA NOOLATO AND💭💙💭 SOMALILAND HA NOOLATO💚💭❤
@user-sy6wn2jo9o
@user-sy6wn2jo9o Месяц назад
Ay mu team walba qurux dadka dalxiiska aaday idinkaaba kashidan hambalyo soomali weyn ❤❤26🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@CEYDA925
@CEYDA925 Месяц назад
TEAM AMIRA QURUX OnE ❤LIKE
@Hazaazi_mohamed
@Hazaazi_mohamed Месяц назад
No like😂
@AishaAhmed-un7rt
@AishaAhmed-un7rt Месяц назад
Ddxxzz❤vjj
@FarxiyoMaxamud-lh1pb
@FarxiyoMaxamud-lh1pb Месяц назад
Tnks❤😂
@QureshoMohammed
@QureshoMohammed Месяц назад
🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@Ifaax843
@Ifaax843 Месяц назад
❤❤❤❤❤🎉🎉😊
@Amiiroqurux2
@Amiiroqurux2 Месяц назад
SOMALIA Hanolato🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@fatuushmoher12
@fatuushmoher12 Месяц назад
Team walbah zaid ba idin jeclahay🥺❤️
@Cabdalesharifmacalin
@Cabdalesharifmacalin Месяц назад
Cawada anaa ugu horeeya fans Team Amiira 1️⃣🆗️✅
@user-zy8mi6lt5w
@user-zy8mi6lt5w Месяц назад
Manshallah waxan aad ugu farxsanhy sidaad markasta ugu dabaal dagtiin shucuurta somalinimda mujisan team27 🎉🎉🎉big respect
@anisodahir7015
@anisodahir7015 Месяц назад
Team Amira iso duceya hooyadey Mcn Iga xanuuusane 😭🤲inu ilhey I cafiyo 😭😭😭🤲 40 qof ducadooda waa aqbale 😭🤲
@user-vg3tc5bq2b
@user-vg3tc5bq2b Месяц назад
Alle cafimad tan hakuu siyo
@nasteho_Beauty
@nasteho_Beauty Месяц назад
Alle cafimad ha siiyo wllo🤲🤲
@anisodahir7015
@anisodahir7015 Месяц назад
@@nasteho_Beauty Amiin yaarabi 😭❤️
@anisodahir7015
@anisodahir7015 Месяц назад
@@user-vg3tc5bq2b amin yarabi 😭
@QueenNamu
@QueenNamu Месяц назад
Allah hakucafiyo ameeen ameen yaa rabi
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow Месяц назад
19:03 amiira sawirka qurux waye m.a my Team walbah Illahey Hani daayo ❤😊
@DeeqoSaidAli
@DeeqoSaidAli Месяц назад
Qab qab isnot easy one like somaali hanolaatoh team qab asc❤❤😢😢
@Mariamdegan-mn1ts
@Mariamdegan-mn1ts Месяц назад
Wooow Masha Allah hambalyo sanad goore wacan si qurux badan ayaad udabaal dagteen team walba🎉🎉🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdiwalimustaphe
@abdiwalimustaphe Месяц назад
weey i like it in halkaa inigula dabaal dago lkn alle maqorin lkn dhamn somali weyn😊 oo dhan waxaa leeyhay happy 26 june🗺 amiira walhy adina labis aa beerka naga garaacdaybee tanks aqwaan🧭
@user-ig8wm9wz1g
@user-ig8wm9wz1g Месяц назад
Xasuus ankusalino nabigena Alehi salata wasalaam scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
@SalmaAli-qm2bf
@SalmaAli-qm2bf Месяц назад
Scw scw scw scw scw
@Niama-nalka.871
@Niama-nalka.871 Месяц назад
Reer waqooyi hada nahey anagana habeen danbe ayan dabal dageyna 26 keeni june duriyada hanoolaato❤
@user-ju1kj5xw1d
@user-ju1kj5xw1d Месяц назад
Zomalia Hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MunaMaxamed-no2nl
@MunaMaxamed-no2nl Месяц назад
Hambalyo 26 June from zomalilnd 😭🦋❤️‍🩹🙏 Somali ha noolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Qalbidojah
@Qalbidojah Месяц назад
Team amiiro and ceyda one like
@Hdiamond118
@Hdiamond118 Месяц назад
Hamplyo dhamaan reer somalia waxan idin leeyahay somalia ha jirtoo ha joogto🇸🇴🇸🇴❤️🥳🥳
@Suusu863
@Suusu863 Месяц назад
Hambalyo walaladeen dhiigeen Somalia 🇸🇴 from duriyada ❤
@HodanHassan-kh6vu
@HodanHassan-kh6vu Месяц назад
26june inagaa qaadanay lkn way nala dabaaldagayaan❤
@Suusu863
@Suusu863 Месяц назад
@@HodanHassan-kh6vu yes sister originally inaga lahayn waa u dhaafnay iyaga hada 18 may ayaa leenahay alx
@user-gz8xh7tl8n
@user-gz8xh7tl8n Месяц назад
Mxaa somali ma tihid baaaa adi waxay walalehn aad wadid maskx yaraa waxan horta😂
@Suusu863
@Suusu863 Месяц назад
@@user-gz8xh7tl8n sister inaad hadasho waxaa ka horeeya inaad hadalka ka soo fikirto sinjiyadaadana was lander ayaan ahay aniga 18 may ayaan leeyahay
@Suusu863
@Suusu863 Месяц назад
@@user-gz8xh7tl8nsinjiyadada wase hadalka kasoo fikir horta adiga sidaad u leedahay 26june ayaan u leeyahay ana 18 may ha iloopin 😂
@sahraabdureshid-ox6vh
@sahraabdureshid-ox6vh Месяц назад
Somalia🇸🇴❤
@ayehhamda5532
@ayehhamda5532 Месяц назад
Team Amira qurux one like❤❤❤❤
@nuuramukhtaar2350
@nuuramukhtaar2350 Месяц назад
Team amiira Qurux blz abahey baa iga xanunsan igu sooduceya 40 qof ducadooda Waa la qabalaa 🥹😭
@queenruun9709
@queenruun9709 Месяц назад
Allah ku caafiyo wll cafimaad dag dag
@maryancabdullahi3897
@maryancabdullahi3897 Месяц назад
Ilaaheey haku caafiyo
@IqraahmedIqra-wc7dv
@IqraahmedIqra-wc7dv Месяц назад
Allah ku cafiyo 🥺🤲
@haniabdihakiin2670
@haniabdihakiin2670 Месяц назад
Allahaa kuu caafiyo apyoh 😢
@munomaxamuud6262
@munomaxamuud6262 Месяц назад
Ilaahay haku caafiyo abaayo 🤲
@SILENT______GIRL143
@SILENT______GIRL143 Месяц назад
Amiirooooooooooy abuukar wuu naga tagaaheeee vedioyaal xasuus nooga reeb oo nooga suuub team wlbah maalinwalbaa lajoogtaaheee please please please 😢😂😂😂
@JuweeriyoBaalyar
@JuweeriyoBaalyar Месяц назад
Somaliya hanolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@jimcaalexaydar1504
@jimcaalexaydar1504 Месяц назад
manta cid iga farxad badan ma arkayo qofna iga muruka badan ma arkin sababto ah manta majogo dulkayga hooyo qofki joga nasibleh itoobiya ilahay ha ia kexeyo
@AhmedZaki-ys7du
@AhmedZaki-ys7du Месяц назад
Masha alah isku color waaye white and blue light
@user-sv7dy8eg6t
@user-sv7dy8eg6t Месяц назад
Alow wadanka wadan qurux badan Naga dhig😭🤲🤲
@SacduushCabdulaahi
@SacduushCabdulaahi Месяц назад
Amiiro caalamka tustay maaalinteena shukran❤
@Janno66
@Janno66 Месяц назад
16:35 doonta dameer abgaal ah ma saaran😂😂😂😂astaqfurullh happy independence day Somali weyn❤🇸🇴
@Liverpoolsomaliis
@Liverpoolsomaliis Месяц назад
ceeb 😂😂
@Inacarale
@Inacarale Месяц назад
Ayy qurux badanteyda kan dabal dag wadhafay walhi dharka iyo mesha kudubten lagama shekeyn karo tema walba❤️🇸🇴🇸🇴🫶☺️
@user-ye2un5tj5i
@user-ye2un5tj5i Месяц назад
Maanta waa maalintii wuqooyiga somalia 🇸🇴 xornimada wuqooyiga waxa keenay suldaan Ali shire suldaankii sanaag ee dhulka Maakhirland Hashiiskuna wuxuu ka dhacay Wuqooyiga Gaar Ahaan degmada laasqoray engiriiskiina ayay xornimada ka qaateen Hambalyo Somalia 🇸🇴
@user-ki6qr8qz3y
@user-ki6qr8qz3y Месяц назад
Waa maalintay somaliland heshay xornimadeeda ee mahan somalia
@Sumayo.raxmaan
@Sumayo.raxmaan Месяц назад
​Somalilnd uma dabaal dagaan abaayo anaga udabaal dagno lkn waa og nahay in ayaga gobolada waqooyi qaateen❤​@@user-ki6qr8qz3y
@Nanny_kim
@Nanny_kim Месяц назад
Wah somaliland ayaa leh xornimada 26june iyadaa qadatay somalia 1 july qadatay😂
@HassanAli-zs8oc
@HassanAli-zs8oc Месяц назад
Team walba isn't easy soomaaliya ha noolaato
@Liyaaabdullahi9538
@Liyaaabdullahi9538 Месяц назад
First comment happy independence Day Somalia I love U so much💋 my country ❤ hambalyo 26 june dadkeygii melwalba aad jogtan🎉🥳😍🥰
@Win-Finders
@Win-Finders Месяц назад
🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴If you LÓVE SOMALIA ,like qaarac👇👇x
@MilleteryGirl11
@MilleteryGirl11 Месяц назад
Happy indépendence day 26 june Somalia hanolato ❤🇸🇴amiiro qurux bdn love you ❤💃
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy Месяц назад
Amirdeyda io team wlbah dhan m.a sidan ba jeclhy wlhi dawldag dharka calnka🇸🇴in dhar ahan lo xerto ma ficno calnkada sharftisa wad ina ku fanto lkin ina dhar cml ugashto ma wngsno somliya🇸🇴ha nolatooo.
@intisaarmohamedcabdiintiza1671
@intisaarmohamedcabdiintiza1671 Месяц назад
Hambaliyo Hambaliyo 26june wllhi marka cml wxa dareman soomali Inaa hal thy 😢😢😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭
@Sirdoonka1234
@Sirdoonka1234 Месяц назад
CAWAALE SOMALIA 🇸🇴 INTA KASOO JEEDA BAA ISKA LEH AMBA KUDHALATAY SOMALILAND IYO OGADENIA WAA LABO WADAN OO ICTIRAAF SUGAYA 💜💜💜💚💚💚
@abdulrahimshaaz5856
@abdulrahimshaaz5856 Месяц назад
Walal telka hoyoo ucelii wxn waxba kamafahmeysithee😊😊
@Sirdoonka1234
@Sirdoonka1234 Месяц назад
@@abdulrahimshaaz5856 OGADENIA IYO SOMALILAND MIDNA KAMA TIRSANA SOMALIA 🇸🇴
@Sirdoonka1234
@Sirdoonka1234 Месяц назад
@@abdulrahimshaaz5856 TELLKA ANAA IIBSADEE CAR NFD AMBA OGADENIA IMOOW ADOO CALAN SOMALIA 🇸🇴 WATA XABSIBAA KUDHIGI WLLHI
@Fiyoooooore
@Fiyoooooore Месяц назад
😂​@@abdulrahimshaaz5856
@rayaanahmed
@rayaanahmed Месяц назад
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
@fatimadheeman3248
@fatimadheeman3248 Месяц назад
Ana ugu horeyo Somalia ha nolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AxlaanMaxamed-zj1tm
@AxlaanMaxamed-zj1tm Месяц назад
Team walba one like❤❤
@Win-Finders
@Win-Finders Месяц назад
🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴If you LOVE SOMALIA,like qaraac👇👇👇
@user-wl1fg2pv8y
@user-wl1fg2pv8y Месяц назад
Maasha alaah tabaarka alaha ilaahey ha nu barakeyo
@user-md8uh1eo5q
@user-md8uh1eo5q Месяц назад
Hambalyo hambalyo hambalyo dhamaan umada soomaaliye caawa waa heen qiimo wayn uleh guul soomaliya hanoo laato caawale ciil hamudan waligaa
@user-hn1yo9lk9r
@user-hn1yo9lk9r Месяц назад
Wow Mashallah Jah Hambalyo hambalyo somaliya June 🇸🇴 Hanolato yaqeyo Jah ❤❤ War Malesiya lm Gaming inshallah
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 Месяц назад
Happy independence day 26 jun Somalia Ha Noo laato Somalia ❤❤❤💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdihakim6257
@abdihakim6257 Месяц назад
M.a kowdheh Amiiroy video Gan xayasiin aa nafta iikentay waaba daawan waayay ❤❤ love yu guys
@jiijocabdicasiis3536
@jiijocabdicasiis3536 Месяц назад
Somalia 🇸🇴 hanoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
@aishaabdiqani2858
@aishaabdiqani2858 Месяц назад
First comment ❤️congrats qabqab dhamantiin
@sahromudey6415
@sahromudey6415 Месяц назад
Wcs calan yahow ha dhicin ha dheelinin weligaa dhisnow hambalyo dabaaldega 26juun ay xoroobeen gobolada waqooyi ay ka xoroobeen gumeystaha ingiriiska gobolada koofureedna 1da luulyo isna raaceen labada gobol wooyi iyo koofur somaliya ha noolaato hana midowdo
@shaakirofficial
@shaakirofficial Месяц назад
Wax midoobid ladhaaha majirto
@asiaqaran7689
@asiaqaran7689 Месяц назад
Ala jecliyaa markuu calankaygu wadan kale saa uga babanayo 😭😭 way hooyooy dhiiga
@nasteexaxuseen1761
@nasteexaxuseen1761 Месяц назад
Amiiro tulux bdntydi saaid ushidantehe mnte mashallah❤
@user-zg4cf7qr4v
@user-zg4cf7qr4v Месяц назад
Soomaaliya ha noolaato🇸🇴🇸🇴
@CiidKhalif
@CiidKhalif Месяц назад
Hesta calanka ma ahan somaliyee toosoo ee waa qolabaa calankeedu waa caynoo anagaa keenu waa cirkoo kale ee🇸🇴🫡 hanbalyo dhan umada somaliyeed ❤
@peshunterkonami1392
@peshunterkonami1392 Месяц назад
Team E mungugu one like
@user-gn9kz8wi9k
@user-gn9kz8wi9k Месяц назад
Maanta waa lasoomaaliyeesayahay jah❤ soomaaliya hanoolaato❤😊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰❤
@user-qr8hu6ic1p
@user-qr8hu6ic1p Месяц назад
Somalia hanolato Somalia hanolato 🇸🇴 ❤🎉
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
war maanta Amiira inaba caadi maaha qaabka ay u dabaal dagayso iyo markay gaariga dusha ka saaran tahay belo waye ❤ Team walbah markay markabka saaran yihiina kaba sii daran ❤ tan kale caawa dharka qab qab wuu isku eeg yahay xataa lama dhihi karee magac u raadiya dadkan iyagoo Best Friends ah bay naga waaleene haday is jeclaadan ama is guursadaan se na yeeli doonaan 😂
@Inacarale
@Inacarale Месяц назад
Sow maha labadan malintey is gursadan malesiya orod kutaga iga war haya😂😂😅
@Nuuradin_4556
@Nuuradin_4556 Месяц назад
HAMBALYO 26 juun 🎉🇸🇴🇸🇴 CONGRATULATIONS 🎉🇸🇴🇸🇴
@CabdiraxmaanSharafow
@CabdiraxmaanSharafow Месяц назад
Team mss one milion hambalyo munaasabada 26ka juun 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 Месяц назад
Somali hanolato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤. Amira cadey/ million qurux waan kusalamaya iin badan adhi iyo teamkaga jiro joga ayan idin leyahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaryamoKhaliif
@MaryamoKhaliif Месяц назад
Team amiira one like❤❤
@NajmaCabdilaahikeyf
@NajmaCabdilaahikeyf Месяц назад
Soomaliya hanolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 Месяц назад
Amiira thanks Love somali weeyn
@Nawaalabdi-uq4nm
@Nawaalabdi-uq4nm Месяц назад
Soomaaliya hanoolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch Месяц назад
I.a Caawa ayey gaareysaa 3kun oo kaliya ayaa kahartay team Walaasheena Nasra Abtidoon halis muujiyo 👍👑❤️
@user-px1wd5sg1c
@user-px1wd5sg1c Месяц назад
Waw m.a aamiiro sanad guuro wacn❤❤❤❤❤❤❤❤
@QueenAana126
@QueenAana126 Месяц назад
Vuva somali weyn🇸🇴⚔️♥️💜✨🥰
@mohamedok94
@mohamedok94 Месяц назад
Amira waan kugu faana sida Somalia ey calankeeda ugu faanto🎉😂❤
@muminhussein7604
@muminhussein7604 26 дней назад
Masha Allah meel qurux badan dooraten inaa ku dabaal degtiin Putrajaya
@nasrajama2319
@nasrajama2319 Месяц назад
Team amiitra one like❤
@israahmed-mh3tg
@israahmed-mh3tg Месяц назад
Masha Allah Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
@AadantoAadan
@AadantoAadan Месяц назад
SOMALIA 🇸🇴 HANOOLAATO❤️🇸🇴👈
@XamseNiino
@XamseNiino Месяц назад
Team king ceyda one like 🎉❤❤❤
@faizosuleymaan8686
@faizosuleymaan8686 Месяц назад
Waa waawaree waa niga qabnaa team walba🎉🎉somali hanoolaato
@Hamdi445-xy2dv
@Hamdi445-xy2dv Месяц назад
Video qurux badan wye team walbah 4ever
Далее
BOOSKA AMIIRA WUU XIRANYAHAY HA GALIN FUNNY GAME
12:54
Просмотров 953 тыс.
SUNDUS AYAAN KADIS UGU TAGAY IYO  HADIYAD QAALI AH..?
11:37