Тёмный

Dabaal Degyadda Ka Soconaya Bangaaladiish iyo Haweenaydii Hindia Gashay 

Hashi
Подписаться 73 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

#SubcribeHashi

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 56   
@user-gc9pg4dh4w
@user-gc9pg4dh4w Месяц назад
Shacabka Bangaladhish guul weyn bay gaareen
@Bilekhyr
@Bilekhyr Месяц назад
Xasan shiikh aan iska r Erno soomaaliya 🇸🇴 oo aan waxba uheyn shacabka soomaaliyeed
@rafiq5722
@rafiq5722 Месяц назад
Hooy Xasan ShekhbGoofkiisu jooga ee adiga yaa xaq kuu siiyey inaad xukunto Xamar? Abaal laawayaal Aadan Cade ayaa wax idinka dhigay
@Bilekhyr
@Bilekhyr Месяц назад
@@rafiq5722 Miskiin iska aamus Yahooy goofka cidi marbdhe Villada cida xukuntaa dalka Yeyna iibiin dalka beec maahane Aadan cade ilaahey haw naxariisto wadani buu ahaa hunguri maracin
@abdirizakmohmud3805
@abdirizakmohmud3805 Месяц назад
Waa sheikh mujiburaxman
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah Месяц назад
Mashaa allaah hadii shaydaamadii xasiina wadanka laga saaray hinduus aad u liita ka dooratay muslimiinta
@Drqadraqurux
@Drqadraqurux Месяц назад
shacabku shaqo fiican bay qabteen
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Месяц назад
Waxaan rajaynayna in Soomaalidu ku daydaan oo xasan dal xaraashe iyo kooxdiisa iyo kuwa maamul goboledada kuwa diinta ka been sheega laga eryo dalka deedna aan dalkeena utashano oo qoqobka iyo qabyaalada iyo shisheeyaha ka xoroowno insha allah
@deeqabdikariimjama4902
@deeqabdikariimjama4902 Месяц назад
Insha allah abdi fatax ss ayaa ku xiga
@Mogadishu23
@Mogadishu23 Месяц назад
Xasan shiikh Haiscasilo sida Gabadhaa
@CabdiqaniMohamed-fo9li
@CabdiqaniMohamed-fo9li Месяц назад
waa waxay soomaliya ubahnayd manta inay kadhacdo arintan ookale
@user-ul3si4fk2n
@user-ul3si4fk2n Месяц назад
Masha Allah waa sidan farmaajo iyo CBB iyo nabad iyo nolol iska cayrinay oo kale guul reer Bangladesh 🎉
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 Месяц назад
@@user-ul3si4fk2n maxad ka faaiday markaa in caruurtaada lagugu hor bireeyo iyo in maytidaada xabaalaha lagaso qufo dugaag yahaw
@maslahrk6616
@maslahrk6616 Месяц назад
Somaxa aan burbursane madaxweyne xasan
@fatumanoor3261
@fatumanoor3261 Месяц назад
Xasan sheekhna waa in sidaasoo kale loo baacsadaa liidnimadiisa waa qof aan madaxweyne u qalmin haba yaraatee
@Subeyriga
@Subeyriga Месяц назад
SALEEBAN XAASHI AYAA UGU QABYAALAD IYO NACAYB XUN XASAN CADOWGA BARAHA BULSHADA IYO KA QORIGA HAYSTABA ALLAHA KA GUULEEYO
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 Месяц назад
Qof xanuun iyo qabyaaladi dilootay baad tahay oo maangaab ah xasan sheekh na waa aabaha musuq maasuqa iyo xumaanta ilaahay dalka haka qabtee
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 Месяц назад
Noo dhig luuqadeena xasan Shaikh lahayne
@Haarkujoog114
@Haarkujoog114 Месяц назад
In sha Allah. arintani waxay bilaw unoqon doontaa duufaanta Boqortooyo diidka ee aan rajaynayo inay mar uun kabilaami doonto wadamadan maryo wayntu uloogeen Yuhuuda
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 Месяц назад
Musuq maasuq hadaad maqasho waa xasan sheekh iyo dawladiisa sawirka keliya ee aad ku fahmi karto
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 Месяц назад
Farmajo ku dar hadad. Qabili ahyn
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 Месяц назад
@@sharmakeofficial4254 farmaajo musuq maasuq malahayn lkn fulay buu ahaa bilaa ku dhac ah
@farhanwarsame7623
@farhanwarsame7623 Месяц назад
Somaliya ayaa u baahan tan oo kale
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l Месяц назад
Xassan baa mudan in la eryo Lkn ogow reer bangaladheesh malahan qabiil iyo qabyaalad iyo qudhun
@dhamme0
@dhamme0 Месяц назад
Next masar Ayaa ku fiican sidan oo kale
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw Месяц назад
Hayeey wadamo badan ayaa kacdun kadhicidonan
@AliMohajim
@AliMohajim Месяц назад
Habartaan awalba India ay daba dhilif u ahayd
@ashawooo
@ashawooo Месяц назад
Shiikha xasina waa macaga dadka sii xuna uu mamushaya wadanka dhalina yarada waye dalina ina iska erayan Madaxda xuna oo umada kala xigsanaya umada
@FarxaanCabdalla-official
@FarxaanCabdalla-official Месяц назад
oo hada xasan sheikh haduusan villa Somalia 🇸🇴 joogi laheyn dadkii Liido ku dhintey wey. Noo joogi lahaayeen miyaa mise waa hadal qab.yaaladeysan
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Месяц назад
Dadka Bangladesh o ah dadka ugu lita yacnii daciifsan aya manta gul taarikhi ah soo hoyay halka somalida malinta danbiilayasha iyo tuugada ay leeyihiin waa geesigii an godob lahayn? Dulinimo udhinta somalida uf
@AliMohajim
@AliMohajim Месяц назад
Helicopter ay India ugu carartay habartii
@Bilekhyr
@Bilekhyr Месяц назад
Gaaladey lashaqeynysey Aduunka muslimiinta belaayo Loodhiibey Iyo calooshada Ushaqeysataya gamcaha. Loogaxirey bangaladish
@user-nw2su1lw3v
@user-nw2su1lw3v Месяц назад
Maxaa Sacudigs, Jabuuti, Imaraadka, Xassan Sheikh, Siisi maxaa loo ceeyrin waayen 😂😂😂😂😂😂
@degan4
@degan4 Месяц назад
Xasan wuxuu ku guulaysta200% dorashda
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 Месяц назад
Banaan baxaan wuxuu bilow u yahay in caalamul islaam isla wada kici doonaan, kuwaasi oo shacabka falastiiniyiinta dhibaatada ku daawanaya.
@xareed1
@xareed1 Месяц назад
Siisii iyo massar warbaa uyaala😂
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 Месяц назад
Shacabka Somalida ma suubin karaan geesinimada ma iska dulqaadi karaan wuxuushta iyo jaajuusiinta wadanka heesta Mise shacabkeena isagaaba dhibaatada Qeeb ka ah.
@user-gc9pg4dh4w
@user-gc9pg4dh4w Месяц назад
Shacabka somaliyeed Waxa aan rajeynayaa inay qaadaan tallaabo mid ka daran oo xasan dulli iyo kooxdiisa dalka laga qabto maxkamadna soo saaro oo sharciga lagu abaal mariyo
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 Месяц назад
Waa loo quusgoynaa madaxda Muslim ka ah ee duleeyey Muslim ee ah sucuudi Arabia..immerat ,,urdun ,,masar ,,
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 Месяц назад
XATAA SHACABKA MUQDISHO EE XASAN DHIIQO MADAXWEYNAHA U YAHAY AYAAN IYAGUNA KUDHICIN INAY KUKACAAN WAAYO QABYAALAD AYAY KURAACSANYIHIIN
@m.k.7788
@m.k.7788 22 дня назад
Hindiya (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 Месяц назад
Dhalinyarada soomaliyeed waa iney ku deydaan dhalinyarada Bangaladesh xoree wadankaaga ka xoree alshabaab corruption iyogumeysiga Xalane dhooban waa suubinkartaaye u istaag dhuljaaga iyo dadkaaga 💙🇸🇴🩵
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 Месяц назад
SHACABKA AY DULLEYSTEEN KUWA XUKUMA WADDAMADA CARBEED EE KHALIIJKA IYO MASAR IYO URDUN IYO MAROOKO KUMA DHICIKARAAN INAY KACDOON SAMEEYAAN WAAYO KUWA XUKUMA AYAA DULLEYSTEY
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 Месяц назад
DAD. KASTA OO LADUREEYAA WAA INAY ISKADUL QAADAAN DADKA XUN XUN SHACABKA. SOMAALIYANA KAN CUNAYAY REER KUTAA GEERAAN
@AbdihakimArabmuse
@AbdihakimArabmuse Месяц назад
Dalka iyo dadka hala xoreeeyo
@xxx-sk1vs
@xxx-sk1vs Месяц назад
Nexte Gelle dofar uu tagay diktator xun jibuti
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Месяц назад
Pakistan sucudi masar Somalia iyo Jordan inshallah aya kuxiga
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. Месяц назад
Somaliya dadkeeda qabyaalad baa lagu kala dirayaa 😂
@Mariahassanisack
@Mariahassanisack Месяц назад
Waan kus alamaya ninka n caadifiga ahow dhawaan waxaan tagay muqdisho oo aan ka maqnaa 10 sano waxaa la ii sheegay in haradigii siyaad bara soonoolaadeen xiligii farmaajo markii xamar laga eryay reer farmaajo hada aay habeen iyo malin kasheekeeyeen musuqmaasuq adeer laascaanood kadhig sidamuqdidho ama cabuid waaq maraas waxaad helaysaa tororta iyo naar afuufkagaa
@yonisosman3784
@yonisosman3784 Месяц назад
Farmajo hantidi ook dhacay iyo intoo shabab la shaqaynay dadki ay dilaan ayaa laga raba adiga farmajo kaba qadka u ah
@degan4
@degan4 Месяц назад
Armaay u ooyaan?
@XabiiboXasan-xb9fq
@XabiiboXasan-xb9fq Месяц назад
Xasan shiq ma sas lagu sameyo
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Месяц назад
Somalia dhibka wa shacabka oo qabil aya kaqaday miyirka xitaa diinta qabilka aya kalawayne😢😢😢😢😢😢
Далее
KALAMAAN IYO MUNAASABADDII MADAXTOOYADA.
23:44
Просмотров 605 тыс.
Machine Learning for Everybody - Full Course
3:53:53