Тёмный

Dabinka Hassan SHeikh & Ahmed Madoobe isku dhigayaan: GEDO & Ethiopia: SSC & Maamul ahaanshaheeda!! 

Hussein Jama
Подписаться 77 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Dabinka Hassan SHeikh & Ahmed Madoobe isku dhigayaan: GEDO & Ethiopia: SSC & Maamul ahaanshaheeda!!

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 106   
@abdullemahdi4504
@abdullemahdi4504 2 часа назад
Masha allaah run baad sheegtay. Walaalkey ssc guulayso InashAllaah
@SumeyaDahir-wq8od
@SumeyaDahir-wq8od 2 часа назад
Mashaallaah walaal waxaad tahay Aqonyahan araagtiidheer wadaani Somaaliyed🇸🇴👈 intaa Aad sheegteyna waa ruuntaa Ilahaay hakuxifdiyo 🇸🇴🇸🇴❤👈
@haynkajaanka6251
@haynkajaanka6251 2 часа назад
THANKS VERY MUCH DALXA KHER ALLAH HAKU SIIYO RUNBAAD SHEEGTAY
@CMG0607
@CMG0607 2 часа назад
Salaan sare mr Hussein
@farhiyahassan3648
@farhiyahassan3648 Час назад
Thank you ⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️
@AbdiwaliAhmed-d1y
@AbdiwaliAhmed-d1y 3 часа назад
Absolutely hassan xoog buu wax ku fahmaa firdhiyana waa badaluu😢
@SacidMaxamed-p1u
@SacidMaxamed-p1u Час назад
Thank you geesiyow
@abdallahassan9290
@abdallahassan9290 Час назад
Very good, great idea 💯
@MohamedMohamed-qf1xg
@MohamedMohamed-qf1xg 2 часа назад
Libaax keep the good work
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 2 часа назад
Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend Hussein JAAMAC, Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Meel Fiican Baad Dhigtay Mahadsanid Guuleyso Adeer Inshaallah
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 3 часа назад
Asc mudane waayahaan xageebaad kadhacday ❤❤❤
@Nuurah951
@Nuurah951 3 часа назад
Gedo wwligood wey joogeen lkn siyaasad baa laga dhex arkay iyo shidaalka faafaxdhuun inlasoo saaro.
@Djsjsjdejjwjeje
@Djsjsjdejjwjeje 2 часа назад
Waa sax👍👍
@luulsharib
@luulsharib 57 минут назад
50,000 oo wiiil oo hubaysan 1200 oo Tickniko ah bay haystaan
@LibaancabdiGamute
@LibaancabdiGamute 3 часа назад
Waa dawlad siyaasada aad faqri uguyahay qaalina wadan laguma maamulo halaraadiyo cida leh wadankan
@seed3966
@seed3966 31 минуту назад
Asc thank you very much
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 часа назад
Welkom 🤗 Hussein
@seed3966
@seed3966 29 минут назад
اللهم على سيّدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلّم
@Imanibrahim1983
@Imanibrahim1983 2 часа назад
Horgal Fartaag
@A3v-w7q
@A3v-w7q 38 минут назад
Gorilla Fartaag Mareexanow ka tashada damir ma leh
@luulsharib
@luulsharib 58 минут назад
Hadaa nahay SSC Khaatumo uma baahnin Hassan iyo Cidkale toona 💯💯💯
@ArashiidFaarax
@ArashiidFaarax 3 часа назад
Adeer horaad talo usiisey dhulbahante waase dad degdegayo walaahi horaad taladaa ssc usiisey haday fekerayaan
@mcbahdoon5073
@mcbahdoon5073 2 часа назад
Axmed Madobe Kama Ahan Takeerida Puntland iyo SSC Dantiisa Ayuu Ka Arka Udoodista
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Час назад
Dhulbaahante just need UNITY qasaab ayeey maamul goboleed ku tahay. Hassan dhiiqo waa nin Hawiye oo xanuunsan
@A3v-w7q
@A3v-w7q 36 минут назад
80jir cuqdad ciilan aminsan Daarood a na gumeysan jiray
@Nuurah951
@Nuurah951 32 минуты назад
Xasan waa oday Hawiye ciilane ah, maamul Darood inuu ogolaado hauga fadhinina.
@ibrahimyusuf6408
@ibrahimyusuf6408 2 часа назад
Waa sax tan.ahmed madoobe.waayo xasan asaga ayaa rabaa in somali dhan uu cabudhiyo oo tiisa Marino ahmed maxaa u ddidaya in uu gobalkiisa asuhu doorasho ka qabsado.waa nin rag ah
@IslamicVideos0984
@IslamicVideos0984 47 минут назад
Good points
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 50 минут назад
Firdhiye wuu nala ambaday illaa iyo haddana khaladkii ayuu ku jiraa
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 часа назад
Ishad karidey Hussein yes 👍 waa intaas gundhigiisu
@safihasan9987
@safihasan9987 3 часа назад
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Час назад
ITOBIYA VILLA QABYAALA BAY FADHIYAN. MIDA KALE XASAN ISAGAA GEDO HUBKII IYO CIIDANKII JOOGAY KASOO SAARAY SI AY CIDLA UGUSOO HARAAN OO ALSHABAAB U XASUUQO.
@Nuurah951
@Nuurah951 3 часа назад
Gedo goormaa wanaag loo hayay? Soo tii keenya duqaynaysay laguna faraxsanaa. Soo tii xasan doomihii dadka daadku qaaday lagu caawinlahaa ee aan gadanay muqdisho iilaaa maanta ku xayiran.
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 2 часа назад
Xuseenow xasan wa xoolo horan kugu sheegay ssc haday xasan rajo kasugaan gidaarkay so taaban sidooda bay maamul ku yihiiin guuleyso markasta
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 часа назад
XASAN WELI WUXUU WADAA SHIRQOOLADI8 SHURUNSHUUR SAMAALE SI AY DALKA UGU QABSADAAN. HAWIYE WAA LUGU DABA LAABANYAHAY. ARINTU TAAD MOODEYSAAN KA WEYN‼️
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 52 минуты назад
Firdhiye waa Qofka Dhulbahante la ambaday
@Nuurah951
@Nuurah951 3 часа назад
SSC khaatumo Galnus wayka wayntahay.
@AbddiUhu
@AbddiUhu Час назад
Yess
@mohamedyusuf6210
@mohamedyusuf6210 34 минуты назад
Run baad sheegtay Xussen hadii cadaaldi jirto ssc dhukeedu maamul goboleed ka badan xaga sharciga iyo dhuleedba waa 3 gobol dhinac waa 800 oo km dhinacna waa 350 km waa kuma markii butland laga reebo ninka soomaaliga ah ee dhul intaa le la.eg oo nabda xukuma jawaabta waa majiro
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад
firdhiye afhayeenka xasan sheekh bu noqday reer ssc na ma anfacayo hadu isbedelin
@AbddiUhu
@AbddiUhu 55 минут назад
Maamul laguma dhiso hebelow sidee wax yeelaa wadan waxaa dhisa nin vision leh oo xabad ku geeya meeshuu rabo....
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w Час назад
waa runtaa firdhiye waa ku fashilmay siyaasada
@Nuurah951
@Nuurah951 3 часа назад
Wararka maalinle nuugusoo daa xussen.
@feisaldakane1300
@feisaldakane1300 3 часа назад
Allahayow maxaa wax isu muqmuqda
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 9 минут назад
Wll huseen reer SSC sanaag waa halbawlaha degaanka SSC waa dhulka ugu balaaran ee dhulbahante dego laga soo bilaabo tuulo xeebeedka laasa surad AY ku xigto jiidali oo waqooyiga ceerigaabo ah ceerigaabo oo ah xaafada koonfureed ilaa 84 tuulo dhul daaq iyo dooxooyin taxan ilaa gobolka sool weeye degaanka saaag mana laga saarayo khaatumo marnaba dheh degmooyin ha loo sameeyo degaankaas barwaaqada badan
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 13 минут назад
Odayga wariyaha is mooda walahi waa shar Shicibka Somali loo soo diray Allahuma najaynaa 🤲🏼shar ayuu marwalba iclaamiyaa oo aad moodo inuu Ethiopianka uraya uhadlayo Walahi shicibow foojignaada InshaAllah wixii cadowga u adeega ilaahay Nacalad haku rido yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahow Somali miday oo wixii xalka ka shaqeeya Rabiyow garab istaag oo Guusha sii yarab Wixii khiyaamo damacsacsanna rabbiyow cudur dagdag ah u keen oo Ethiopia 🇪🇹 & Kenya 🇰🇪 rabbiyow burbur iyo halaag u horseed iyo qolooyinka gadaal jariixaya ee Alshabaab maalgaliya ee Xerada Xalane fadhiya ee Yuhuuda iyo ReerGalbeedka ah ilaahow dhulkooda dhaqaale burbur iyo dhulgariir iyo duufaan tirtira ilaahow ku halaaji yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Somaliya ilaahaybaa jaceel oo shar walba ka xijaaba alhamdulillah yarab 🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 2 часа назад
SSC .adeer haduu sodaa yeeli waayo ninba maaha. Hadaa ma tan xasan ayaa cidi yeelaysaa
@maxamedcabdisalaan7496
@maxamedcabdisalaan7496 2 часа назад
Mamulka ssc waa qasaya ganacsato xidhiidho kale leh waa aniga aragtidayda siday ku shaqayn lahaayen aragtidaas wan kula qabaa
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 2 часа назад
Xasan shiikh Adeer dalkan keligii malaha maamulqda hawiye ayuu la shiray socona mayso mqrna taasi wadanka ka socon mayso Axmedna wuu saxan yahay
@ummuisra6721
@ummuisra6721 27 минут назад
Raggani waa danaystayaal cidna asxaan uma hayaan waa ma xishoodayaal
@Saydika101
@Saydika101 Час назад
WAA RUN GOBOLKA GEDO WAXAA QABSADEY ETHIOPIA SHACABKA GEDO WAY SOO DHAWEEYEEN IYAGOO KA CARARAYA AHMED MADOOWE
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Час назад
AXMED MADOOBE WAA SAXAN YAHAY OO REERKOODU(DAAROOD) MA OGOLA WAXA XASAN DHIIQO WALAAQANAYO
@AxmedshkiikhShiikh
@AxmedshkiikhShiikh 2 часа назад
Axmad Madoobe Waa Soohadyobay Haduu Raadinayo Masir Daarood
@garada6921
@garada6921 Час назад
MASIIRKA DALKA OO AY KAMAQAN YIHIIN MAAMULADA UGU DHULKA WAYN EE KHAATUMOSTD IYO PUNTLAND WAX KAJIRAA MAJIRAAN OO CID NAGU METELI KARTAA MAJIRTO TAAS DAR TEED WE DONT WANT HUU HAA
@fadumocali1407
@fadumocali1407 2 часа назад
Xisaabta kaa khaldan hadalka garaadka, ssc lascanood qayb ayaa ooga burcana waa caynaba oo qayba yar ah , markaa suragalmahee dib isugu noqo
@kiinadan6786
@kiinadan6786 2 часа назад
Axmed Madoobe naceybkiisa meel dhig, ninkan isagaaba xanuunsane, libintiisana sii! si buuxda ayuu ugu yidhi Puntland iyo SSC oo maqan wax soconaya ma jirraan ayuu istagay!
@AbiibColaad
@AbiibColaad 2 часа назад
Khatumo seegi beenta sheegi jiray madaxa ayey gidaarka kusoo dhuften wlee
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p Час назад
Hanoolaato ❤❤❤❤❤❤
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Час назад
XASAN WUXUU RABAA IN SSC SANAAG DAGAAL KA GEYSATO. SI UU HADHOW U YIRAAHDO WAA GUL LAYSKU DAGAALAHO OO MAAMUL NOQONKARIN. TAAS WEEYE UJEEDKA UU KA LAHAA MARKUU YIRI 2 GOBOL HALA YIMAADAAN. WAA DABINKA UU RABO IN UU U DHIGO SSC. KABACDINA LAYIRAAHDO IDINKA IYO MUSE BIIXI WADA HESHIIYA.
@abdullemahdi4504
@abdullemahdi4504 2 часа назад
Wcswaxwar walaalkey
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 2 часа назад
mr jaamac baadi miyaa mr gala khamriga waa mr garaad laawe 😅😅
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад
firdhiye wa inu kudaydo kuxigeenkisa oo fahmo soomaaliya kama jirto dowlad dhexe ee waxa kajirta dowlad federal ah
@SahraQalinle-j3w
@SahraQalinle-j3w Час назад
Sanaag was dhullka ssc khaatumo waxana dega inta ugu baaxada weyn dadka harti sidaa ayuu ku yahay maammulka ssc khaatumo
@warrior_566
@warrior_566 2 часа назад
Sanaag wey kujirta ilaa ceerigaabo ayeey dagaan dhulbahante Sanaag inta kale warsengali baa degan ilaa boosaso
@luulsharib
@luulsharib Час назад
Fartaag fartu ku go, day horgal mahaa waa daba gal!! Allow maxaan arkay wax badan oo aad noo sheegtay oo run noqday
@mohamedyusuf6210
@mohamedyusuf6210 Час назад
Waa ssc inta ay maanta xukunto m/goboleed wuu ka badanyahay dhul ahaana waa3 gobol maxaa maqan oo aan radinaynaa ?????? .
@AxmedshkiikhShiikh
@AxmedshkiikhShiikh 2 часа назад
Ogaden Awal bay Maqaamki daarood Hawiye Hood geeyen Maantay.Ha is dhaqaan
@ibrahimyusuf6408
@ibrahimyusuf6408 2 часа назад
Sxb.adigu maxaad daarood u tartey 6sano.ayaad madaxweyne aheyd daarood adiga iyo reerkiina ayaa sidaas ugeley.xajiso numberkaaga bin walba waa xoogsanayaa ee isku filosofi ogaden waa isku filanyahey
@moa.9902
@moa.9902 2 часа назад
Marreexaan waa bilaa UGAAS, ee haddii ay run shegayaan, ha doortaan ugaas. Ninkan sheegta jagada ugaaska, looguma yeeri karo ugaas, bal waa siyaasi.
@AbddiUhu
@AbddiUhu Час назад
Weli hoos uma eegin lakiin markaan ugaaska gedo Iyo kan mudug iyo galgaduud labada ishaan ku haynaa ama galnus bay na dhaafinayaan iyo maamulka qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah ayay na dhaafinayaan ama walaahi iyaga na dhaafaya.....horgalada mareexaan iyo ugaasyada mareexaan isku meel bay marayaan ma lahin horgalka Nadaa horgalka xabad buu ku baxaa lakiin ugaasyada yaysan nagu qasbin Inan ayagana xabad ku saaro... dhalinta mareexaan ma yeelayaan in dhulkooda la iibsado...
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад
xasan waxa is kadhicin kara wa madaxweyne kuxigeenka ssc khaatumo anigu ninkas siyaasadisa wa taageersanahay intana reer ssc uguso celceliya wayo waqica wadanku fahansanyahay iyo ciyaarta
@abdimuse6945
@abdimuse6945 Час назад
Dooradho maaha ee Sidee aan usii joogaa Waayo xasan wadankiiba Waxa kamaqan in uudaba Socdo sidii dawladii milatari Ahayd waaba fiic naan lahayd Laakiin meel uu wax kabilabo Buu garan la yahay qabyalad Iyo iimaan la aan itaal daro Somalina kukala kaxeyo Gaalo iyo ajaanibiin buu Ushaqeeyaa laakin dadka Somaliyeed uma shaqeeeyo Laakiin wuxusan fahan Sanayn inxamar somaliya Aan lafa xukumin xalane In looga talito ma ogaa
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 часа назад
KOLBA AXMAD MADOOBE DIIDADAA UU SAMEEYEY WAA UU KU SAXANYAHAY. WAANA MID DALKA BADBAADINEYSA. WAATA SOOMAALI RABTO😊
@AbddiUhu
@AbddiUhu 56 минут назад
Wadanka maxaa naga quseeya xageese ku aragtay wadan? Wixii somaliya la oran jiray waligeed wadan ma noqon mana noqonayso....
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 52 минуты назад
Husein jama halgamaa qaran nooloow
@AxmedshkiikhShiikh
@AxmedshkiikhShiikh 2 часа назад
Mataalada beesha marexaan iyo harti iyo leelkase ay umatalayaan ogaden an ogaano ogaden inay darood gataan
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 часа назад
Ugaaska Gedo weli ma baran miyaa Xasan Sheikh? Ugaasku waa nin Siyaasi ahaan jirey, ma garanayo Waxa ka qaldan Ugaaska. Fartaag waa ninkii oran jirey annagaa difaacayna Kenya, waana Mar ay Ciidamada Military Kenya ay Baladxaawo ay Dumarka iyo Caruurta Taangiga Military Kenya la hortaagnaayeen Ulo iyo Dhagxaan Fartaag waa Waraabe utaag, wax kale ma ahan.
@gjama9511
@gjama9511 2 часа назад
MADAXWEYNE XASANOOW . HADAY SIDAA TAHAY ADIGUNA UJIDIIDI PARLAMANKA , KADADa JOOG OO SHEEKADOODABA KA BAX MAAMUL GOBOLEEDAHA. KAADAN RABINA ODAYAASHIISA U DIR IN AY XILDHIBAAN KEENSADAAN . DAWLADAADUNA SIDAA HOW JIRTO ,
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 2 часа назад
acmed wuxuu ujeedaa daarood baa kamaqan buu u diidayaa😅😅
@ShaaleAhmed
@ShaaleAhmed 2 часа назад
Gada inay qabsata Soo gawaaridii iyo ciidan difaacayay hargal cad aad ka Soo qaatay ood dhaheysey gado ciidan uma baahna
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Час назад
FARTAAG WAA HORGAL CALOOSHIISA U SHAQAYSTE AH. XAGUU JIREY MARKII GEDO BIYUHU QAADEY OO DAMULJADIID CUNADII MASAAKIINTA LOO KEENAY AY SUUQA XAMAR KU GADAYEEN ? XASAN DAAROOD OO DHAN BUU ARKI KARIN.
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 часа назад
Waa Arin wnagsn marba hdii Ogadeenia difacen qadiyada darood 😂 xasan shiikh iyo kooxdisa by by ha is casilaan waxba gcnta u guma diraane
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 часа назад
Xeseenow maqradti Ayan ka ahey inad Rer Ssc Aad mudo badan klaa talisey Una sheegtey inan xasan shiikh iyo kooxdisu wax dan ah u heyn uusana daacad u aheyn rer ssc Balse ayagu dabo ordaayeen Hada ssc and khaatumo waa iney tallo dib iskugu noqdaan Ayna si dagen uga tashadaan Aayahoda
@A3v-w7q
@A3v-w7q 40 минут назад
Husen wa so dahday shirki kan horeyay. Ahmed Madobe kawanka hawiye=HAITI moryan watu sarna maxa hada is badalay?
@MohamedGas-r1s
@MohamedGas-r1s 2 часа назад
GUUULEEYLEEYSO
@muxyadinbarkad1596
@muxyadinbarkad1596 2 часа назад
Kani waa munaafaq dibnaha malab soo marsaday
@Junanilll
@Junanilll 27 минут назад
Mareexanow adinka gobalkiina maxa kaqaldan dowlad kasta oo imada Gedo,Gedo Gedo unba lagu haya qalalasa kama dhamanaya miya. Gobalkas safar ayan kumaray waxa laleyahay Gedo Abaar badna ileen Geedihi makuyalanba ma,aqano ma AXMED MADOBE AYA LAGA IIBIYAY mise ayaga shitay oo abaarta ogabaxay , Geedihii roobka soo jiidan laha maku yalan. Yaap
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад
firdhiye wuxu reer ssc kuyidhahda dowlada soomaaliya xaq bay idinku leedahay wuna kucelceliya yacni meeshi u xaqa ssc raadin laha bu xaqi dowladu raadinaya wa layaabka lagu arkay firdhiye waxayna u eegtahay in muqdisho lagu madiideyay o sixranyahay
@shamisali9336
@shamisali9336 54 минуты назад
ahmed arintiisu waa saleelo waayo gobol buu jooga balse xasan munaafaq masiirkii dalkuu rabaa afduubto taasi laga yeeli maayo
@asheekh15
@asheekh15 2 часа назад
Waakusalamay ugaas Kuwaxamar noojooga ayaa dadkooda madaxa kagataagan oo sida fartaag dadkiisa dhiigooda ugamushtaro ayaa Timacade Bidhaan qawdhan iyo kuwolamid ah ayaa kamushtara dhiiga reer khaatumo
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 2 часа назад
Niinkan maskaxiiyan ayuu wax isku qaasa
@A3v-w7q
@A3v-w7q 26 минут назад
Candho Calasow iska aad hhh
@_22260
@_22260 18 минут назад
Ogaaska marexaan muu illaaway tii xasan shiikh dhigey maxuu kasoodooney xamar gado dowladba matagto waxna looma qabto ogaas marwalba sidii askari looyeerayo muusan ogeeymihiisa qeeymihiisa
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p Час назад
War jiraba cakaaeo ayuu iman
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Час назад
Madaxweeyne Ahmed Islaan hadiiba Rabi cimri dheer waxaan isleeyahay dhoowrkaan Sanadood ee soosocota Oday Ahmed Waa atooraha siyaasada.
@cabdigedi8145
@cabdigedi8145 41 минуту назад
Rufiyaan beenta dhaaf
@mustafesulyman
@mustafesulyman 2 часа назад
Waar.beenta.iskadaaya .oowaxani.wax.ay.qalbijabinayan.dhagaha.dadka.somaliyed.waxjira a.maaha.h
@AbdulkadirBookh-j3v
@AbdulkadirBookh-j3v 2 часа назад
Waqtigii farmaajo muxuu niiga qaban aadan madoone yaa qaldan wadani maad noqotid adiga wasdiga reer hebeloow iyo bilaash halagu shaqaayo caqliga dadka wanaagsan ayaad caayeysaa kuwa aad gooni u lahadleysid dadka wanaasanku ku mid maaha
@Saydika101
@Saydika101 Час назад
MAREEXAAN WAXAA U SHEEGAYNAA IN XAARAAN AY KA TAHAY IN AY KISMAAYO KA TALIYAAN HADEEY KENYA BAXDO XATAA ( DAWACO MEESHAY MACAL UGU BARATEY AYAY MACLUUL UGU DHIMATAA )
@Nuurah951
@Nuurah951 29 минут назад
Illaahay baa mulkiga baxsha lkn adigu sidaad jeclaanlahayd umbaad kahadashay😂😂😂, waxaa Alxamdulillah ah inaan Alle wayne bini aadam wax talo ah uga baahnayn.
@MalyuunCismaanaxmed
@MalyuunCismaanaxmed 2 часа назад
𝒇𝒂𝒏𝒒𝒆𝒚𝒆 𝒓𝒖𝒏𝒃𝒂𝒅 𝒔𝒉𝒆𝒈𝒕𝒂𝒚 𝒇𝒆𝒌𝒆𝒓𝒌𝒂 𝒙𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒘𝒂𝒂𝒔𝒊𝒅𝒂 𝒊𝒍𝒂 𝒘𝒂𝒂𝒙𝒂𝒓𝒂𝒎𝒊 𝒙𝒂𝒔𝒂𝒏
@luulsharib
@luulsharib Час назад
Fartaag fartu ku go, day horgal mahaa waa daba gal!! Allow maxaan arkay wax badan oo aad noo sheegtay oo run noqday
Далее