Тёмный

DABINKA INSTAGRAMKA |  

Hosow Pro
Подписаться 495 тыс.
Просмотров 41 тыс.
50% 1

WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
My FACEBOOK : / macaad2
FACEBOOK PAGE : / inahosow
INSTAGRAM : / ossmanny
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RU-vid KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Опубликовано:

 

22 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 168   
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 2 года назад
youtube caawa wuu dabaal dagayaa marka like 👍 saarto wuxu bixinaya layr sida isago congratulations 🎊 camal hore usoco hosow
@uploadcentral8753
@uploadcentral8753 2 года назад
Beenaale wayn 😂😂😂🤣
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 2 года назад
beenaale yar hhh
@abdirizakgedi7
@abdirizakgedi7 2 года назад
@@ilwaadinasheikh wlahie caadi ma tHid😹😹😹
@walalshaafka9463
@walalshaafka9463 2 года назад
Waa cajiib hadana fariin kadig,Toonasho ahna wey direysaa, thanks walal hoosow guuleso. gabdhehenana ayagana Allah noo xafido
@maanka305
@maanka305 2 года назад
Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nagu dhiirri galiya بارك الله فيكم 🧡🙏
@qalbiwanag9476
@qalbiwanag9476 2 года назад
Ma waxad rabta in lagugu dhiri galiyo hadii kale Mad iska dhafaysa Awaal baa Khayr doon maa anad ahan e waxad rabta like iyo Subscribe waa yaab
@muhannetmahdi1444
@muhannetmahdi1444 2 года назад
Waxan rajaynayaa in ay farriintani ablo badan gaadhi doonto inshaallah. Mahadsanid walaal Hosow👑
@warsan11
@warsan11 2 года назад
Mahadsanid Osman adigoo noo sheegay inaad mashquul tahay haddana still baad noo dedaalaysaa 👏👏👏 keep up the good work bro.
@shankarooninamaxamed7339
@shankarooninamaxamed7339 2 года назад
she's very lucky wiilkas baa Ilaahay ku bad baadiyay way dili lahaayen haday gabar kale soo kaxersan lahayd
@jamacaxmed4681
@jamacaxmed4681 2 года назад
Manshlh #hoosowpro walal marka hore wan ku salamay salaan qiimo bada bro waxan tahay qof ku dayasho mudan taladada iyo warbixintada wanaasgan waxan rajenaya in ee dadka wax weyn u tarto sxb Alaha kuu barakeeyo cirgaga iyo cafimaadka Aamin Aamin 🥰🥰🥰🥰
@qeyreaxmed666
@qeyreaxmed666 2 года назад
Manshlh ninka kaliya ee dadkiisa u so gudbiyo barnajiyo wax yar u leh bulshada bro cumaan hosow jir oo joog keep going bro #hoosowpro
@queens5170
@queens5170 2 года назад
Yes videoka kuseexan lahaa waakan😁❤🥰 keep going bro Hosow❤👏
@nasrokiinxaashi56
@nasrokiinxaashi56 2 года назад
Anoo hadda waxyaabo kale channel kada kadawanayo isoo dhacay thank you hosow
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 2 года назад
I'm first wa qeyr hada sonoqoty micnha muuqalkaga mashallha xafidullha bro
@halimoisack8712
@halimoisack8712 2 года назад
My brother hadiii ay jirta RU-vidr la tagera run ahntii adiga waaaa kama daalo inan dawada videoyada
@yaanyojanal1776
@yaanyojanal1776 2 года назад
Waaso daahdey Walaal
@faroheena
@faroheena 2 года назад
Thanks my dear brothers ❤
@sharmaakeilyaas1560
@sharmaakeilyaas1560 2 года назад
Big legend hosow pro keep going✌️
@niciimomohamoud2511
@niciimomohamoud2511 2 года назад
Muqaalka Like 👍saar Team Hoosow bro 🥺 maxa dhacy Baryahan 🙏
@abdulahiaynab797
@abdulahiaynab797 2 года назад
The best thanks bro
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 года назад
Mashallah
@moobitih2532
@moobitih2532 2 года назад
Keep going Hosow pro💕
@akramak8649
@akramak8649 2 года назад
♥️♥️ legend welcome back
@aazizmohamed2616
@aazizmohamed2616 2 года назад
Wa lagu waayey sxb ku xiisnay 🥰🥰🥰🥰🥰
@abubakar_nourshe8066
@abubakar_nourshe8066 2 года назад
Sheekadii Elon musk iyo jack sweeny halkay ku dhamaatay
@hamdigenie4098
@hamdigenie4098 2 года назад
Sxb good job keep going my bro
@hodanmahamuudfarah4554
@hodanmahamuudfarah4554 2 года назад
Cusman hosow wan ku salamay wllky salaan kal iyo laaaba
@faarahrobleadan9934
@faarahrobleadan9934 2 года назад
Wcs thanks
@MohamedHassan-ii7tm
@MohamedHassan-ii7tm 2 года назад
Abowe shekada klee mahilmamte o part 3 mareyse
@sadiiqcali1195
@sadiiqcali1195 2 года назад
Salan sare Nasib lahed thanks bro
@laylasaleban1419
@laylasaleban1419 2 года назад
Mahdsanid bowe aadbaan u xiiseynaa barnaamijyadada go forward
@mohamedfarahbarako4178
@mohamedfarahbarako4178 2 года назад
Asc Mashaa Allah waa topic aad muhiim u ah thanks brother 🙏
@drsjuweriyesayidomar6437
@drsjuweriyesayidomar6437 2 года назад
Hosow markasta fasax Iska qaado markaas ayaab ugu dadaal badan tahay 😜😜😜
@MurtiSomali
@MurtiSomali 2 года назад
One love: SOMALINIMO💯❤❤❤
@cabdallaharon5088
@cabdallaharon5088 2 года назад
Masha allah wanagu wu ka muqda bro💯🙏
@amalismail7772
@amalismail7772 2 года назад
Wlhi social media arimo khatar ah ayaa ka dhex dhaca siiba Instagram ka
@cabdallacumar7062
@cabdallacumar7062 2 года назад
Aadbaad umahadsantay wllo Waa arrin muhiima . جزاك الله خير
@khadrishgwal1202
@khadrishgwal1202 2 года назад
16secend ✋🏼
@mizkimohamud2069
@mizkimohamud2069 2 года назад
Ilahey hku xifdiyo🥰🥰🥰
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
subhanallah subhanallah
@Said-gn2ec
@Said-gn2ec 2 года назад
Miss world mid la dhaho oo doqon ah Aan kaga cabsi qaba sidan iyo hafsa queen iyo kuwo kale oo badan ee is ilaaliya
@beyourself7554
@beyourself7554 2 года назад
Thanks waa arin muhiiim ah...becareful my ppl
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 2 года назад
mahadsanid waa dhici kartaa runtii arinkaas gabdhahas wilkaas ayey kubadbadey
@habibaali2400
@habibaali2400 2 года назад
Masha Allah my brother thank you so much 🙏 🤲 👍👏👏💯🌹
@maame3766
@maame3766 2 года назад
Legendary hossow pro 🔥🔥
@Mucaad2796
@Mucaad2796 2 года назад
Osmaano 3 maalin ee igu danbeyse vidioyadada imaso garan Ee Bro maxadhace😬✌
@farhiyahasan7259
@farhiyahasan7259 2 года назад
Masha Allah wlh nasiib ayey leheed ninkaas ayaa Allah ku badbaadiyay
@siradm
@siradm 2 года назад
Halis bay ka bad baadday!
@muktarcadde6413
@muktarcadde6413 2 года назад
Maasha Alalh thanks hossow pro Mxaa ka qurux badan in aad leedahy hooyo aadna baari u tahy
@Xogogaal2024
@Xogogaal2024 2 года назад
Wll aad ayd umahadsanthy
@fathiabdi3983
@fathiabdi3983 2 года назад
Nio Hosow Qosolkiisa inta ila Jecel😂😂Wllhi wax yar hdaa qososhid Ano qoslay is arkaa❤️Ku salamay brother🤴🏼❤️
@sakiboss5229
@sakiboss5229 2 года назад
Hosow another lever zxp
@Abdirahimbadal
@Abdirahimbadal 2 года назад
M.a✅✅✅✅👏👏👑👑
@amal-ps3po
@amal-ps3po 2 года назад
Thanks walalkena 💖💖💖
@ayaanhassan4936
@ayaanhassan4936 2 года назад
Masha allah ilaahaybaa badbaadiyey inay gabadhwaydana ( khayrbay u shayd wiilka ayaa allah soo raaciyey ❤️ waa sababta allah u u ilaaliyey gabadha maadaama ay kajilicsantahsy arag ( dhibaato ayey larabeen 2 fabdhood qorshe ayey u sii diyaariyeen ilaahay haxafido gsbdhaha ( bahalo 😈😈 subhanallah
@hassankamada
@hassankamada 2 года назад
#guulayso #mttn
@fitahahmed6074
@fitahahmed6074 2 года назад
Masha allah bro horre u soco legend
@faraxnihaal3507
@faraxnihaal3507 2 года назад
Hosow Aboowe colourka muqalka nabar plz sida usameyso 🙏🙏
@143ladan
@143ladan 2 года назад
Hosow pro mahadsanid abowe maadama gabdhaha somaliyed arintanokale aaoganaxday walaalaha ah waxatahay qof wngsan allahakusharfo
@ikrannaasir6420
@ikrannaasir6420 2 года назад
Keep going🥰🥰🥰
@naciimoibarhim2425
@naciimoibarhim2425 2 года назад
wanku sugaye keep going ❤️❤️❤️😩😩❤️
@amraniikar8988
@amraniikar8988 2 года назад
Ayy.❤
@warsan11
@warsan11 2 года назад
Way nasiib badnayd gabadhaasi wiilkaa soo raacay Alleh ku bedbaadiyey. Wallahi adduunka waxyaabo badan baa ka dhaca🤔
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 2 года назад
Isooboqda wlalaha qalbiga wa wlashiine
@ayanjacfar749
@ayanjacfar749 2 года назад
wcs wll anigaa sugo malin monday kuna xiran horay u soco wll❤️‍🔥❤️‍🔥🥰🔥🦋🦚👑
@mohamedabdalla7811
@mohamedabdalla7811 2 года назад
wll osman flog inoo soo sameey hadey macquul thy 💯🙏👍please 💯🙏
@hilowle3496
@hilowle3496 2 года назад
HOOSOW PR0🤩🤩
@Adaawe100
@Adaawe100 2 года назад
شكرا لك اخي الكريم
@خديجةالصومالية
@خديجةالصومالية 2 года назад
Waa mahadsantahay
@jubayrgumaar3568
@jubayrgumaar3568 2 года назад
Wcs wll daka badankood salanta waxb uba arkaan🥺
@najmaabdia7833
@najmaabdia7833 2 года назад
Wlhi ani wan sugaa isnin iyo internet🥰
@sijtv8984
@sijtv8984 2 года назад
Wllhi waa Xaqiiq dad badan ayay saasi ku dhacday
@salmaanjr1005
@salmaanjr1005 2 года назад
Guuleyso wll
@zundusmoha7976
@zundusmoha7976 2 года назад
Aniga 2018kii facebook waxa iga codsaday nin ay ahmed ugu qorneyd wuxuu iisheegay inuu dalka canada udhashay muslim yahay barasho kadip wn hubiyey v call ayan kula hadlay misne sawirradii iyo wajigiisaba waa isku mid 10 malmod markan wada hadlayno ayuu iisheegay inuu ikaxeynayo canada igeynayo deeto iguursanayo Last anigoo saluugsan ayan aabe usheegay kadipna waa la ii diiday markan ku idhina walidkyga wey ii kaa diideen Facebook accountkiisa dhan wn waayey sawiradiina wuu iga masaxay anna matkii horaba ma save gareysan Hadaan dumar nahay dburwaayo badn ayaa albaabadeena soo gargaraaca gabadh na waa la qoolaa midna ilaahay baa amaansada oo ka badbaadiya marka habloow isjira ilaahay hana amaansado
@Maahirt
@Maahirt 2 года назад
*#Muhiim** haboon xalqada 17 tobnaad kasoo hadal walaal wax badan ayaa ka khaldan u iftiimi*
@habiboabdi3351
@habiboabdi3351 2 года назад
Thanks huno
@ASADHAGIO-vv8qx
@ASADHAGIO-vv8qx 2 года назад
#Osman_Hossow big legend Ramadan karim bro.
@mohamednourmohamed244
@mohamednourmohamed244 2 года назад
Nin yahow date ada dhameyi sidan kugu dawanyi please mel ku sheg xaqeyga 😂😂 so I’m jokin pro
@hosowpro
@hosowpro 2 года назад
Thanks walaal
@hamzeahmed4643
@hamzeahmed4643 2 года назад
Keeb goin bro🌼💯
@Sermin223
@Sermin223 2 года назад
Horay usoco wlal ✒
@nafisaibrahim4531
@nafisaibrahim4531 2 года назад
We love you bro Inshallah keep going on wlhi barnaamijkan isniin iyo internet aad ayn ula socdaa wana jeclhy Allaha ku xafido wllky mcn 🙏🥰🥰
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 года назад
Waxaad tahay aabo Dagan mashallah
@mohamoudabdifaarah1847
@mohamoudabdifaarah1847 2 года назад
Waa runtiis ee ka digtoonaada sgamers ka dadka dhibaateeya
@leehaybe5100
@leehaybe5100 2 года назад
Wwwwww! Mr hasow
@AM16CX
@AM16CX 2 года назад
, 💪💪✊✊
@ruujaabdiraxmaan1091
@ruujaabdiraxmaan1091 Год назад
Mahadsanid sidaa noo garab tafam tahay
@samarmaxamad6739
@samarmaxamad6739 2 года назад
İllahow na amaamso
@nasrahassan1540
@nasrahassan1540 2 года назад
Hore u soco walaal
@Boodhari189
@Boodhari189 2 года назад
Waa sheeko cajiib ah ilaah nakuma salido waxaan oo kale 😆
@mohameddhayow3456
@mohameddhayow3456 2 года назад
Thank you ❤️❤️ walal
@adenhoryaal2944
@adenhoryaal2944 2 года назад
Mahadsanid
@maahirmaahir8341
@maahirmaahir8341 2 года назад
Social media aad bay khatartiisu ubadanthy
@warisbiligaadan980
@warisbiligaadan980 2 года назад
Hossow pro aad iyo aad ayaad umahadsantahay howl culus ayaad noohaysaa
@ahmednurusman5791
@ahmednurusman5791 2 года назад
Ninka hadii uu lasocon run ahantii halis ayay gali lahayd, Gabdhaha marku nin lasocdo wa save run ahaantii Waligaa nin la aan hasocon gabadhay
@cumarxasan9833
@cumarxasan9833 2 года назад
🥰🥰
@mofotball1094
@mofotball1094 2 года назад
Hosow zhp videogi noma soo dhacayo ILaa aan anagu soo bokhano ma arkaybo video cusub
@faisasuleman1751
@faisasuleman1751 2 года назад
Sumxaanalaa
@suuriyaabhai9903
@suuriyaabhai9903 2 года назад
Adigaa mudan zxb mahadsanid
@cumarxasan9833
@cumarxasan9833 2 года назад
Keep going hosow pro
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 2 года назад
Hosow pro legend 🥰🥰🥰
@alihassenroble4633
@alihassenroble4633 2 года назад
Horow usoco hosow
@suheylasaid8337
@suheylasaid8337 2 года назад
Thx you apwe ❤️👏🏻
@Garablaqe700
@Garablaqe700 2 года назад
Baryaahan notificationka ma xiratay bro
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
masha allah thank you 🙏
Далее
повтори звуки животного 😱
00:52
Sheekada Dilaaga TIKTOK Caanka Ka Noqday - Wade W!lson
15:27