Тёмный

Dad ku dhawacmay Soo dhaweyntii Xildhibaan Maxamed Abiib 

SAAB TV
Подписаться 503 тыс.
Просмотров 102 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Опубликовано:

 

13 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 134   
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 месяца назад
Walaahi wiilkaan waa daacat ee reer booramoow dhuuqsada mxad abiib waa mustaqbalkiina waa iga talo anigu waxaan ahay reer xamar waa daacat aloow badbaadi amiiiin❤❤❤❤❤
@husseinomar5942
@husseinomar5942 2 месяца назад
We love Abib,we love Somaliland ❤ you from Kenya 🎉
@AbiibSalax-z6r
@AbiibSalax-z6r 2 месяца назад
Manshallah xabibul malayiin xildhiban maxamed❤ abiib❤ wad mudantahay in ad noqoto madaxweynaha somalia guleyso walal waxa tahay nin umada somaliyed ay aad ujeceshahay Mel ay joganba 🙏 guleyso I.A From Habaswein wajir kenya❤
@sacdiyaomar1430
@sacdiyaomar1430 2 месяца назад
Maashaa alaah mr Abiib waxaan kuu rajeynayaa in aad noqoto madaxweyne Soomaaliyeed waad u qalantaa
@Shuhuura
@Shuhuura 2 месяца назад
Masha Allah Reer Awdal waa geesiyaal Aqlii iyo Ficil leh , Ragiina geesiyasha ah garab istaaga Waligiin 💙💙💚💚 💪🏽👍🏼🌿🌿🌿🌿⭐⭐⭐
@Agane123wa
@Agane123wa 2 месяца назад
mashasha alah
@deqaissa7045
@deqaissa7045 2 месяца назад
Halyeey weeye geesi weeye walaahay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Agane123wa
@Agane123wa 2 месяца назад
hambalyo
@Khadijo60
@Khadijo60 2 месяца назад
maashaaallaha isha allaha idinka xijaabo reer awdal guul iyo gobanimo waxaa tihiin lafdhabarka somali from mogadosho
@Janno190
@Janno190 2 месяца назад
Manta Maxamed abiib wuxuu ka nixiyay cadawgii Somaliland thank you guulayso huuno ❤❤❤❤
@khalid.channel2854
@khalid.channel2854 2 месяца назад
Adiga ayaa madaxweyne ku xigeen soo socda Waa adiga ❤❤❤ bro keep going no body kula hadllikaraaa❤❤❤
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 2 месяца назад
Masha allah reer somaliland waa hala qof somaliland guuuuuuuuuuuul 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤❤❤❤❤ from Boorma 💯💯👍
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 2 месяца назад
Guul❤
@abdihakimsheikh7724
@abdihakimsheikh7724 2 месяца назад
Rer Somaliland run ahanti hadey raban iney hormar garaan ninkan madaxweyne hakadigtan koley waa aragtideyda wan idinsalame damantin from Garissa Kenya ❤❤❤
@user-ji3jy5wg4v
@user-ji3jy5wg4v 2 месяца назад
🤣🤣🤣🤣
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 2 месяца назад
Xildhibaanka dada yar xildhibaan dadiisa karoon horay usoco xildhibaan❤❤❤❤
@DahabaAdanahmed
@DahabaAdanahmed 2 месяца назад
Mahamed Abiib guuleyso
@yussufderow8078
@yussufderow8078 2 месяца назад
What a leader, may Allah protect u
@AbwanLilmoney
@AbwanLilmoney 2 месяца назад
😂AABAHAYNA UU MAHADSAN YAHAY XIL.ABIIB DALKA KUU BAAHAN ❤❤❤
@CarmoHassan
@CarmoHassan 2 месяца назад
Maasha.alaah
@Alleyesonrafah10
@Alleyesonrafah10 2 месяца назад
Madaxwaynaha mustaqbalka ee somaliwayn🇸🇴🇸🇴
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 2 месяца назад
Maansha.allh.m.abiib.walhi.anigu.shaqsiyan.aadban.utaageersanay.waageesi.muwaadin.gulmiyoow.kanax.anba.kufarax
@BilanOmarAli-y6m
@BilanOmarAli-y6m 2 месяца назад
Masha allah nolow geesibaatahay❤❤❤
@FatimaAdam-cj6bk
@FatimaAdam-cj6bk 2 месяца назад
Maxamed muwaadin maasha allaa
@cabdirisaaqmaxamed4650
@cabdirisaaqmaxamed4650 2 месяца назад
Hore usoco xildhibaan
@YasiinDharaar
@YasiinDharaar 2 месяца назад
Sodhaweya maxamed abiib. Wa nin qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SaynabCrahmaan
@SaynabCrahmaan 2 месяца назад
Xl abiib geesi qaran reer awdal waa caqligii somaali cilmigii soomaali reer awdal waa aqoonyahano mana duminayaan dalkooda hadaan nahay isaaqna reer boorama yaan na maamula shalay yagaa dhisay z/laan maantana haday wax dhaama noo hayaan ogolin ma isdilayno anaga iyo reer awdal waayo waanu wada dhalanay shalay ayay iitalinayeen maantana waan ogolay taladooda iyo wixii noodana adigu yaad tahay markaad naga dhex hadlaysaan anigoo isaaqa samaroon waxaan uogolay madaxwayne iyo madaxwayne ku xigeen daarood iyo hawiyoow somaroon maxaad uhaysaan beelii kale ee idila lahaa dalka waligood madaxwayne daayoow raysal wasaare maydun siin maxaad uhaysaan madaxwaynaan kadhigay imakana uogolay madaxwayne ku xigeenkiiina kula gorgortamo dawlada hawiye iyo daarood udhaxaysa waliba hawiyana udhamayn ee bagaal iyo harti sama rooneey boosidiinkama banana yay idin waalin maalinbaa og lasiiyay raysal wasaarii waakaa harti yidhi waanu gonay dawlada lbada jilib yay idin walin
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 2 месяца назад
Wey wey wey waxaasaa taageerid lagaaa yiraahdaa MxedAbiib nooloow Samaroon Gadanursi iyo umadda Somaliyed. Guuuleyso sxbqaali MxedAbiib nooloow.
@G36Media.
@G36Media. 2 месяца назад
Waxanu rabna inad noqotid madax waynaha mustaqbalka
@BIGMAFIA-j3n
@BIGMAFIA-j3n 2 месяца назад
Asc waxadtihin mamulgobaled madax banan o awdaal ah wan inijeclahy anigu somaliban ahay
@Cajabo
@Cajabo 2 месяца назад
Xildhiban Abiib geesi Geesi dhalay cadawgaa hajabo aamiiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 месяца назад
Viiva somaliland guuuuul somalilnd
@AhmadMoumin-wj4gq
@AhmadMoumin-wj4gq 2 месяца назад
Geesi qaran guul iyo gobanimo
@SareedoMohamed-j5y
@SareedoMohamed-j5y 2 месяца назад
Guulayso. Xildhibaan from raaso cadeey
@MohaAbdi800
@MohaAbdi800 2 месяца назад
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mmh8047
@mmh8047 2 месяца назад
Hadal lee hakujirina wax qabad la imaada!!!!!!!!!.....---oo maatada iyo masaakiinta, way daaleene isdaba qabta intay goori goorTahay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 2 месяца назад
Oo muxuu samaynlahaa Adigu Kaalay wax samee
@ZeinabAarjaamac
@ZeinabAarjaamac 2 месяца назад
Wanankii mid baa Jaban, mid kalay wadwadataa.
@axmednuurcabdisalam4075
@axmednuurcabdisalam4075 2 месяца назад
Geesi u soo baxay soomaalida guud ahaan oyo somaliland Gaar ahaan Alle ha ku xafido
@cutubsiman2693
@cutubsiman2693 2 месяца назад
Mashalaah 🎉
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 2 месяца назад
From mogadisho waxaa ugu baaqayaa xildhiban abib inaad ka shaqeyso midnimda soomali guud ahan geeska afrika
@ApdirizakAdem-o5z
@ApdirizakAdem-o5z 2 месяца назад
Siyaasi Dan leh oo bari hadii uu guulaysto aad agtiisa ka noqonayso ducuf iyo miskiin tuugsanaya wlhi oo bilaahi oo tolaahi inaanu marnaba dantiisa igu fushanaynin hooyadii siyaasigu ha waso
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 2 месяца назад
Guul shacabka boorame noolaada
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 2 месяца назад
Hargeysadu ma jeel laysku xirtaa waa xay habixin cajiib waar halkaa aad jogto madaxweyne ka noqo maxaa reer ku rifaya ku hoos dhigay
@UgasMuhumed
@UgasMuhumed 2 месяца назад
❤❤❤❤
@AMIINTOM
@AMIINTOM 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedOsman-s7i
@MohamedOsman-s7i 2 месяца назад
Geesi geesi dhalay Maxamed Abiib.
@mursalabdi4546
@mursalabdi4546 2 месяца назад
Guul guul Somaliland
@DHEXDHEXADIYE
@DHEXDHEXADIYE 2 месяца назад
Awdal state waa tagaysaa
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 2 месяца назад
Maxamed abiib sifiican inuusan Xiriir hoose uusan la laheyn !! Haloola socdo, jabuuti iyo S/land ayaa kala tagay Waa been iyo badbaado Somaliland !!.
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 2 месяца назад
NB, daganaantu waa u muhiim Muuse iyo Ismail omar geelle Kacdoon biqiijin ayaa jirta !!.
@MohamedIsmail-k6y
@MohamedIsmail-k6y 2 месяца назад
Markaa wadani ucodeeya uunbaad kaa fahanay xildhibaan
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 2 месяца назад
Maskiin wuxuu rabo iyo meel uu u socdo aan ogeyn. Labo nin oo ilma adeer ah inay isku badalaan ayuu ku heesayaa. War orod oo tasho la dhaaf xiligi beel ay beel u talin jirtay.
@JimcaaleFaarax-l6j
@JimcaaleFaarax-l6j 2 месяца назад
Lajennnnnn❤
@hudunadam1182
@hudunadam1182 2 месяца назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@JaamacHussen-r6b
@JaamacHussen-r6b 2 месяца назад
Ha lu gooynina
@daahir1340
@daahir1340 2 месяца назад
Musejudanle SaaS looms soo dhaweeyey weligii
@daahir1340
@daahir1340 2 месяца назад
Guul iyo Gobonimo haguuleysato isbedelkaad wado
@caashaluul4449
@caashaluul4449 2 месяца назад
Maxa.dad.dhawacay..ma snm❤❤❤
@G36Media.
@G36Media. 2 месяца назад
SNM wa so dhamaty
@ZeinabAarjaamac
@ZeinabAarjaamac 2 месяца назад
Dad ladnaan ma xejo.
@SakariyeAli-n3w
@SakariyeAli-n3w 2 месяца назад
Tay dhulbahante garan wayen Idina ma diiden😅😅
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 2 месяца назад
Maxakamad dag daga ha lasaaro maxamed abiib odayaashii xalay hadlayay ee ehelkiisa ahaa balantii xalay ay qaaaden ee xilka qaadista ku dhawaaqay ha qaaadan balantii
@AhmedXashi-y1d
@AhmedXashi-y1d 2 месяца назад
Waa Aakhira samaan ale haynoo sahlo marka dadku sharka khayr moodaan khayrkana sharmoodaan
@WarsameCabdi-xt9ii
@WarsameCabdi-xt9ii 2 месяца назад
Kuwiidabasocday eelahaa xilbaalagaxayuubinayaa sawma arkaan shacbiyada usoobaxday
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 2 месяца назад
Mxy ka badelikaran shacabku taagerayal ina abiibow ma lihide xilkaa lgaa xayuubinaya ma cidba tidhi ?
@G36Media.
@G36Media. 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 месяца назад
Saab tv cadawga gudaha ee ka dibada kun jeer ka xun weeyaan iyaga iyo cadawgii somaliland oo dhan dhulkaa la go’ay kolkii Borama dumi wayday ee somaliland ha gulaysato la maqashiiyay
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 2 месяца назад
Heego cadhooley waa kolkii buule afbalaadh lagaa xoreeyay 🤣🤣🤣🤣🤣
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 2 месяца назад
Xeer ilaalimtii way kudabaa taagantahay maxkamadana waa lagu horgaynayaa danbiyadiina way kugu cadyihiin waanalagu xukumayaa
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 2 месяца назад
ado ayo ah masakin kuwiina soo xisabin kan kagama bahne😂
@MohamedAli-ix9xx
@MohamedAli-ix9xx 2 месяца назад
Siiilkii hooyada eed oromka baarixigiisa aad ula ordayso
@abudarda00
@abudarda00 2 месяца назад
Nacnacda jooji guul baanu leennahay reer awdal guuleysta. Salaan sare from jigjiga
@ZeinabAarjaamac
@ZeinabAarjaamac 2 месяца назад
Adna lahashadaadiyo lugahaaga kala reeb.
@AliAhmed-zo1mc
@AliAhmed-zo1mc 2 месяца назад
NASIIB DARO MAXMAD ABIIB IN NO TIMADO ADIGU OO OLOLO NO WATA WAXAN KA SUGAY NAY IN DANTA REER AWDAL OO CALANKI AWDAL STATE IYO GOBANIMADA REER AWDAL GUUL AWDAL STATE IYO GABANIMO
@ShafeecAdeen
@ShafeecAdeen 2 месяца назад
M.a
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 2 месяца назад
Xildhban ooyaaye wacdara dhigtay Lkn muse wuu ku xiri rabaa
@NasraGulaid
@NasraGulaid 2 месяца назад
Ma hubtaa
@40Durkiya
@40Durkiya 2 месяца назад
Qacbaa ka yeedhay reerkii oo maradoodii laga soo tagay 😅😅😅
@Banuhashim237
@Banuhashim237 2 месяца назад
OLOLE WADANI AYUU WADAY.😂😂😂
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 месяца назад
Tuugii ina biixi laa bartay
@HindaAbdirahman-x7p
@HindaAbdirahman-x7p 2 месяца назад
😂😂😂😂
@faizalabdulla1104
@faizalabdulla1104 2 месяца назад
Waar kani waa Faqash weyn muxuu Somalia u tegi waayay
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 2 месяца назад
Faqash noo macnee waa ayo
@MuuseAxmed-vb7hg
@MuuseAxmed-vb7hg 2 месяца назад
Nin is faaanshay waa ri is nuugtay ninkoow
@hiboxasan7418
@hiboxasan7418 2 месяца назад
Maxamed abiib kitaabkii aad martay wuuu ku qaban doonaa walaahi waa cadawga somaliland weeye
@mowuildmeash9106
@mowuildmeash9106 2 месяца назад
Waa nin gaajoonaya oo tuula ka yimid 5 qof ee dhawacaa adaa ka masuula waxana waa siyaasad iyo huu haa
@NasraGulaid
@NasraGulaid 2 месяца назад
Goorma dhago wax lagu maqlo yeelan doontaan Gaajada tolkiisaa ku jecel
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 2 месяца назад
Adigaa kamida kuwadadka caaya kuwadhawac mayna adiga usababa
@asmaidil1527
@asmaidil1527 2 месяца назад
Dibjiroow dibjiriintaan Soo ururisay ha kaa farxiyaan doolar danbi qaadan maysid habarta dawarsata haday meel istaagto loosooyaacaaye ma habar baa thy nin aan dhulbahante ahayn dhafoorka kaa tooogan maayo iscasil hadaad ninthy ha isku Iman gurigaaga hadaan dab qabid siiwayno afarta ciyaal school eed Soo urusatay haka farxiyaan ma isaaqan kuu dulqaadanayaad na moodaysaa angu dhafoorkaan kaa tuuganaynaa hadaa nahy harti
@ruushacabdi235
@ruushacabdi235 2 месяца назад
Cabsiayeykaaahaydooyaayoow
@hassanahmed6221
@hassanahmed6221 2 месяца назад
Waxa kaa hadlinaya, waa dantaada, iyo kursigaaga, qabiilka iyo dadka masaakiinta ah ee maatida ah, waad ku awr kacsaneysaa, daneeyste waa lagu fahmey.
@aichadjama3711
@aichadjama3711 2 месяца назад
Fariid mohamed
@HawaHawaaden-hh7sg
@HawaHawaaden-hh7sg 2 месяца назад
Mash.allah❤❤❤❤❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 месяца назад
Geeradu Qax weeye iska xoreeya Gumeysiga Qabiil
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r 2 месяца назад
Samaronka ma xoolaa somaliland isaaq kaliya ayaa leh ayey dhaheen wili xilibanka hadalkiisa wuu jilcan yahay wlhi
@khadanidiris5571
@khadanidiris5571 2 месяца назад
😂
@joonman7867
@joonman7867 2 месяца назад
Kaali muqdusho
@NuraQallib
@NuraQallib 2 месяца назад
Muqdisho maxaa yaala
@joonman7867
@joonman7867 2 месяца назад
@@NuraQallib casimada somllia ma ahnoo
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 2 месяца назад
Dowladee isma oran muusaa meesha ka tageya
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 2 месяца назад
Sidisididaada mooyee dhul u dhacaaga qabso
@halimaawed3097
@halimaawed3097 2 месяца назад
Ruug cadaagii soo rogaal celi reer awdal uun baa dhinayd gobonimona waa diyaar maanta
@user49382
@user49382 2 месяца назад
.
@faizalabdulla1104
@faizalabdulla1104 2 месяца назад
Somalida uu sheegayaa waa maxay? awdal ma Somaliyaa waa maalayacni
@NasraGulaid
@NasraGulaid 2 месяца назад
You ahaan lahaa tolow
@nuhmohamed7521
@nuhmohamed7521 2 месяца назад
GUULEESTA
@fatimaalikhayre1571
@fatimaalikhayre1571 2 месяца назад
Waaar ninkan muxuu isaaq malinkasta uga daba qeyliya iska soo erya dee
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 2 месяца назад
Samaroon waa intaa sod ka sii kordhisaan baa larabaa iska celiya iidoorka inta xun oo curka qaba iyo cuqdada oo qayaaladu waashay
@nusumkate123
@nusumkate123 2 месяца назад
😂😂 xanuun iidoor Ayaa kuhaayo saaxib..
@user-yj2ik5wd1c
@user-yj2ik5wd1c 2 месяца назад
Waryadha isaaq ba cuqdad lo wada qabaa
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 2 месяца назад
Kanuu u ciilqabo iyo ka uu uraxleyno wlba nino ilmadero iidoora kii alle u qoraybana kursiga imandoone idinku soodhawowda iyo sii socoda yaanu wakhti idnkaga lumine nabadiyo amaanka magaladiina un ku dadaala 😢😢
@nusumkate123
@nusumkate123 2 месяца назад
@@user-yj2ik5wd1c dowlad isku sheeega muqdisho 2024 xitaa xabaalaha ayeey kamacaashtaa oo hubki maleshia beleed xita kama celin karto!!! Ma wax saas uliito Ayaa wakhti lagu dumiyaa?
@seadhuad2445
@seadhuad2445 2 месяца назад
Afqadh muune
@yuusufmaxamed7742
@yuusufmaxamed7742 2 месяца назад
QOFKAN. XAASID. OOYAAAYE. ABIIBI. HALKA. GEEYO. MEEL. XARUN. CILAAJ
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 2 месяца назад
Somaliya iska xadiri hogamiyaha gobolka awdal ested 2 sano ku mel gar ah iyo mashariic iyo mushaharada mamulka la siiyo sida lasacanood iska ilow somalilend cadalad darro ma shaqeyso
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 2 месяца назад
Iidoorku ma wada xuma inta bugta waa muuse iyo inta ku xeeran baa cudurka qaba oo nacayabku waalay haw biqina oo iska celiya
@afnancumer8907
@afnancumer8907 2 месяца назад
Hooyada muuse was oyaayo falaadhi gilgilasho kaaga go imayso sharciga hadi lagu marin waayo walaahi ninkasta wuxu doonu samayn
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 2 месяца назад
Yaa maxaad tidhi iidoor maxaan kuu kala dooraa ma subag mise saliid ilayn adigu caqli malihid ee 🤣🤣🤣🤣🤣✅💯
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 2 месяца назад
Siduu u ooyaayey ayuu wejigu barary
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 месяца назад
BEDE BEDE DHAALYE WAA LAAGU EERYE
@MyHsan-h5h
@MyHsan-h5h 2 месяца назад
Qabileyste oo cunsuri oo reer doortey kaliya ayaa tahey eema tihid dhex daacada dadka ha marin habaabin
@AbdifataaxSaleeban-l5n
@AbdifataaxSaleeban-l5n 2 месяца назад
Hadhacdo snmtu
Далее
다리찢기 고인물⁉️😱 Leg Splits Challenge
00:37
А я с первого раза прошла (2024)
01:00
다리찢기 고인물⁉️😱 Leg Splits Challenge
00:37