Тёмный

Dad reer Hargeysa oo Hantidoodi ku Wareejiyay Maayir Mooge 

SAAB TV
Подписаться 496 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@GuledAxmed-zs7pt
@GuledAxmed-zs7pt 6 месяцев назад
#Masaajid ka dhiga inshallah from SSC/Khatumo
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 6 месяцев назад
Xarunta hooyda iyo dhalaanka kadhiga yaarab ❤❤❤❤
@GuledAxmed-zs7pt
@GuledAxmed-zs7pt 6 месяцев назад
Maashaa ALAH #Ciidagale gobsanaa from SSC/Khatumo
@abdulkadirmusa675
@abdulkadirmusa675 6 месяцев назад
Ilaayaay ha u aqbalo cadaqadaa waalidkii isagana ilaahaay dhul janada kuyaala ha ugu badalo Aamiin insha alaah
@caesar2671
@caesar2671 6 месяцев назад
Mashalah, iLaahay miisaanka xasanaadka hakuugu daro. Xildhibaanada sharafta leh ee ina-askar, cudhay iyo mooge wxn leeyahay iskuuL ka dhisa.
@shsalaaxudiinnabaddoonchan7774
@shsalaaxudiinnabaddoonchan7774 6 месяцев назад
caafimaad dega iyo danbi dhaaf ilaahay ha ku siiyo waalidkiina janatu firdowsa ilaahay ha ku siiyo
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b 6 месяцев назад
ilaahay ha idinka aqbalo waalidkiiniina allaah ha gaadhsiiyo
@quruxdatv5722
@quruxdatv5722 6 месяцев назад
caaafimaad sarecan alah siiyo
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 6 месяцев назад
Maasha Allah
@farhan_taffo
@farhan_taffo 6 месяцев назад
Maayorka wixii galaa wa rajo alleh haku asturo
@Innamadar
@Innamadar 6 месяцев назад
Mashaa Allah ilahay mizaanka xasanaka ha idin saaro. Meesha xanaanada hooyinka uur le lagu caawiyo ha laga dhigo. Reerka inta ka xanuusan ilahay ha ka dul qaado
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 6 месяцев назад
Asc illaahay ha ku barakeeyo sadaqada ad waalidka u bixiisay illaahay ha ka abaal mariiyo illaahay waliidka how naxariisto jantu fardowsa ha keeyo adigana illaahay ha kaa abaal mariiyo duca qabe 🙏🏼
@munaomer8597
@munaomer8597 5 месяцев назад
Manshallah Manshallah Allahbwiilasheena ha dhowro oo iyagoo miidhan hanoo soo dooro amiin. Mayer Mooge please dadka dhulka ka soo celi . Meel again la oodanaayo hala joojiyo.
@Tamsim3358
@Tamsim3358 5 месяцев назад
MASHALLAH 🎉❤
@mohamedmohamoud4653
@mohamedmohamoud4653 6 месяцев назад
Danyarta ha loo dhiso inshaa allah
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b 6 месяцев назад
C/kariim allaw dhawr
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 6 месяцев назад
Nimanka dhulka bixiyey owaalidkod u bixiyey ilaahay adun iyo akhiraba ha barakeyo ninka xanunsana ilahay cafimad degdeg ah ha siyo walidkana insha alaahu sadaqatul jaariya u socon donata c.kariim iyo tiimkisa kuwa faraxad 5 sano ku dhamaysta alha ka dhigo war isaaqow c.kariim deysta from buntiland mahadsanid
@mohamudabdi4582
@mohamudabdi4582 6 месяцев назад
Library ka dhiga insha Allah
@ahlanhussien
@ahlanhussien 6 месяцев назад
Maasha Allaah tabarakallaah
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 6 месяцев назад
Waar macalaamad quraan ka dhiga mid ka mida oo sibaalasha arday dan yartaa wax loogu baro maayir
@mubarigyusufawed7075
@mubarigyusufawed7075 6 месяцев назад
Idhehdii ciidagale iyo mooge way socotaa
@amaancadaad1287
@amaancadaad1287 6 месяцев назад
Allah ha caafiyo wllken
@haywareerin266
@haywareerin266 6 месяцев назад
Mansha allah ilahy haka aqbalo
@sabahshire4135
@sabahshire4135 6 месяцев назад
Masaajid ama goob quraan ayaafiica ilahay sadaqadaa haw aqbalo walidkood
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 6 месяцев назад
Mashallah hambalyo ❤️
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 6 месяцев назад
Manchallah illahay hakaa jisaaisiyo
@jamaalxasan4827
@jamaalxasan4827 6 месяцев назад
Maxshalah
@hyusuf2207
@hyusuf2207 6 месяцев назад
Aaminaad timi ahaa masha Allah
@somalilandfirst.bashirtara869
@somalilandfirst.bashirtara869 6 месяцев назад
Dhir aynu hadhsanno inoogu beera in sha Allah.🙏
@samirr546
@samirr546 6 месяцев назад
Sidaas ayaa barakadu ku jirtaa Meeshii wax loogu daro ee waalid ama cidkale oo dadwaynaha loogu qabto wax Allah sadaqo jaariya ha uga dhigo waaldka loo bixiyey Waa khayr la bilaabay ee isasoo daba gala oo ku dayda Muslimiinta dad barakaysan iyo khayr lagama waayo Dad aamin ah ayaa wax lagu aaminaa shugran lokum kulugiin.
@AwaleXasan
@AwaleXasan 6 месяцев назад
Xarun wayn oo caafimaad halaga dhiso
@SafiaOmer-m8n
@SafiaOmer-m8n 6 месяцев назад
Ilaahay haw aqbalo
@nimoadam3508
@nimoadam3508 6 месяцев назад
Mashallah inshallah ❤❤❤❤❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 месяцев назад
HALA SIIYO DAD DANYAR AH SIDA AGOON OO KALE
@ramsiosman8325
@ramsiosman8325 6 месяцев назад
Siciid cudhey tuug mooge ka ilaali hantida umadah
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 6 месяцев назад
MAASHAA ALLAAH, TANI WAA FARIIN CAD AYAY U TAHAY KUWII SHALAY LA LAHAA TUUGTA INAGA ILAALIYA ,MAANTA KUWII BADALY LAGU AMINAAYO DANTII GUUD.
@museegeh5320
@museegeh5320 6 месяцев назад
Waxa waalidiinta loo bixinayo ma dawlad hoosaa lagu wareejiyaa muu dadka danyarta ah ee aan dhulka haysan uu ku sadaqaysto. Dawladda hoose iyadaa dhulka oo maamusha.
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 6 месяцев назад
Laabareerii ka dhiig dadka sii aay ugu akhariitsan wax
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 месяцев назад
Kuwa 100 laslka dayrka ku wareejistay waa xaqdaro waa in laga qaadaa
@IdrisOsmam-u1w
@IdrisOsmam-u1w 6 месяцев назад
Waa iskuulo waa iskuulo in Laga dhiso. Ilma dhagaweyne waqtiga ay bixiyeen halaga dhiso ? Meeyar Mooge IYO xoodisa waxa kula talinaya Inu dugsi dhiso oo ummadu rabto ? Ilana dhagaweyne waxay mudanyihiin Hanbalyo IYO bogaadin ,taasi oo bixinaysa Darren bisil oo mudan in Lagu deydo.
@axmedmaxamuud2890
@axmedmaxamuud2890 6 месяцев назад
beer dadku ku nastaan ka dhiga, oo cagaar ku beera
@Halazremo
@Halazremo 8 дней назад
kuwuii xoolaha umadda ootay iyo kuwii dhaqaalaha umada cunay ama hanti kasameystay waxad ogsoonaata in waxaas umaddu ka gaajoonayso ood adigu ku dharagtay inaanad caqafimad kula noolaani doonin qabrigana laguugu cadaabi doono aakhirana umadaas dhani cunaha kuhaysan doonaan....
@amaancadaad1287
@amaancadaad1287 6 месяцев назад
Aad iyo aad ayey farxad u tahay inlahelay masuul la,aaminikaro ,oo umada waxlogu dhiibo
@mohamedmohamud7890
@mohamedmohamud7890 6 месяцев назад
Waar c/kariinow kan kula sawiran ee cudhay yuu ku qurminin waxaan maqli jirey shantii kalluun mid baa qudhmiya waar cudhay baa idin qurmiyay
@abdilaahixabashi0587
@abdilaahixabashi0587 6 месяцев назад
Hhhhhh Sheeko ciidagale
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 6 месяцев назад
Wax Free ee ajar leh school hospital masjid malcamad Quran iyo waxi manafacad leh saldhig kadaaya dad in lagu dulma dhici karto
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 6 месяцев назад
Mansha Allah
@mustafeawad5659
@mustafeawad5659 6 месяцев назад
Masha Allah
@Kw58437
@Kw58437 6 месяцев назад
Manshallah
Далее
С чего всё началось?
00:42
Просмотров 86 тыс.