Тёмный

Dadka hortood ayaa lagu diley meydkisana sali ayaa la dulsaarey ! hadda adiga ayay ku soo socdaan ? 

MUNASAR MAXAMED
Подписаться 185 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

Dadka hortood ayaa lagu diley meydkiisana sali ayaa la dulsaarey ! Kuwa sidaas yeelay hadda adiga ayay ku soo socdaan kawaran ?. Sii gudbi oo caddalada u hiili.

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии    
@MahirHassan-oh5qk
@MahirHassan-oh5qk 3 месяца назад
Sxb wlhi Hool Muhiim ah Ayaad Umada u heysaa Jazakallah💯
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 3 месяца назад
Aallah ha u naxariisto Aamiin wllke
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 3 месяца назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samirahassan2023
@samirahassan2023 3 месяца назад
inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun 😭😭😭 naxdin ayaa taala soomaaliya.
@MohamedYousuf-zo2mt
@MohamedYousuf-zo2mt 3 месяца назад
Meeshu dulmi badanaa😢 waa guri cuqubo iyo hoy abaareed.
@MacalinXasan-f4f
@MacalinXasan-f4f 2 месяца назад
😭😭😭😭😭
@MohammedAbdinasir-sx8qz
@MohammedAbdinasir-sx8qz 3 месяца назад
Thank you for your information keep going let's claim for our rights
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 3 месяца назад
إنا لله وإنا إليه راجعون لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
@falisabdi2866
@falisabdi2866 3 месяца назад
Ilaaheey ha u naxariisto aamiin
@maxamedakid6008
@maxamedakid6008 3 месяца назад
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajacuun ilaahay U madan Dhibka ha ka dul qaado
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 3 месяца назад
inalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun Allow unaxariiso Daalimiinta cadalada Allaha Horkeeno
@ummuisra6271
@ummuisra6271 3 месяца назад
ALLAHA unaxariisto
@ProSHARMARKE
@ProSHARMARKE 3 месяца назад
Wllhi waa yaab tolow reer koonfur halkee loo wadaa😢
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 3 месяца назад
Zhako77 waa sababta aan xamar iskaga sootagnay anagoo badan xaqiiq intaas oo sano ayey nagu tacadinayeen inta lagu xiro dambi lagugu wayo waxaada laqaato bax lagu dhoho habeenwalba lacagtaad soshaqeeysaty lagaa qaato kawaran maxaad dareemileheed kow waxa nahaleeyey waxaa waye qof qabiil qalbiga kawaalay labo siyaasi aan dad iyo dalba dankaleheeyn kuwo tuugaa ayagoo kuubuuxan kan askarigaa kuwardiyeynlahaa ayaa kudhacayo duf haku bexeene
@abdi_252
@abdi_252 3 месяца назад
Hada hadee dhuunteen waxa arkayay rabi subxanala watacaalas kaas oo xata qalbiyada waxa kujira og, maalin aysan dhuumasho jirin ayy maxkamada rabi fuuli doonan
@keyzibrownlive1896
@keyzibrownlive1896 3 месяца назад
Allah akbar
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 3 месяца назад
Ilaahow u naxariiso Qabrigiisa u Waasaci Janofardowsa ka Waraabi Aamiin yaa Rabi InshaAllah
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 3 месяца назад
Illaahey ha u nxristo allaahu akbar
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud 3 месяца назад
لا حول ولا قوة الا بالله الله يرحمه و يسكنه الجنه اللهم لا تؤاخذنا بما فعل السفهاء منا! .. ilaahay ciqaabta naga astur
@xirsixassan3811
@xirsixassan3811 3 месяца назад
Amin wllo ❤
@Tasniim1
@Tasniim1 3 месяца назад
Aamiin yaa Allah.
@keyzibrownlive1896
@keyzibrownlive1896 3 месяца назад
Askarta somalia dhan waa wada tuugo
@AboweAdo
@AboweAdo 3 месяца назад
Ku dar sld maduktan wa aakulestiyaal
@Konami.2006
@Konami.2006 3 месяца назад
Ilahey ha u naxriisto
@Xk.music12
@Xk.music12 3 месяца назад
Xamar waan ogaa in shacabka loo tashtay
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 3 месяца назад
inaalilaah wa inaailihi raajicuun ale ha u naxariisto aaamiiin laakiin waxaad usheegtaan xasan gurguurte iyo fiqi furuq iyo fantoba hadisheee😮
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 3 месяца назад
ciidan ma jiree Dadkan waa sidee
@maryanmohammed4149
@maryanmohammed4149 3 месяца назад
Ilaahay ha u naxariisto
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 3 месяца назад
Allah unaxariisto walaalkeen gacan kazaqdaran baa dishay Ayagana Allah soo qabto 😢😢😢 Aamiin Aamiin
@diinamuminahmed3067
@diinamuminahmed3067 3 месяца назад
ilaahey ha unaxariisto
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 3 месяца назад
Allaha u naxariisto dawlad meesha kama jirtee ayadaba maafiyaye
@CawilXashi
@CawilXashi 3 месяца назад
Allah ha unaxriisto
@superfun1819
@superfun1819 3 месяца назад
Allahaa 😢
@hasanibrahin2656
@hasanibrahin2656 3 месяца назад
Inaalilahi wa inaa ileyhi raajucun .Doolada waxaanu Doolada ka cadsaneynaa qof kasta oo dareeska doolada wata hadana dadka dhib u geysta in la mariyo xukun aad u adag.TUUGADA SOO BADATAY IN GACMAHA LAJARO.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 месяца назад
muqdisho yaan laga aamusin dul cad ba kasocda ee halaga mudahaadaro shacabki dowlad kusheeg iyo alshabaab ba iskugu tagay oo dhameeyaye
@udbiabdi742
@udbiabdi742 3 месяца назад
Inaa Lillahi waa inaa Illeyhi rajicuun Allah u naxariisto. Waa wax laga xumaado demibiilayaashii in ay sii sahaal ah u baxsadaan halkaaso ku dhawaayen ciidamada amaanku.
@syo9329
@syo9329 3 месяца назад
Inaa lilaahi wa I naa i lilaahi raajicuun 😮allha unaxariis to
@khadrocabdi2985
@khadrocabdi2985 3 месяца назад
Xasbiyalah 😢😢😢 allah unaxaristo
@Beru700
@Beru700 3 месяца назад
Somalia mustaqbal ma leh . Hadii aad somalia ku nooshahay .ka.fikir meeshii aadi lahay😢
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w 3 месяца назад
Waxan aadaa dalka peru
@maslah345
@maslah345 3 месяца назад
ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO GACAN KA XAQDARAN AYAA DISHAY
@LaylaAxmed-wl6hi
@LaylaAxmed-wl6hi 3 месяца назад
انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه
@Tasniim1
@Tasniim1 3 месяца назад
Ilaahay ha’unaxariisto gacan ka’xaqdaran baa dishay.
@WaabariXaaji
@WaabariXaaji 3 месяца назад
Subxanaahu Meshan waxba ka socda
@AliAdam894
@AliAdam894 3 месяца назад
Allah unaxaristo wllkey 😢
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 3 месяца назад
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi Rajacuun illaahey ha u naxariisto maskiinka
@mohamedhagyabdirisaq9061
@mohamedhagyabdirisaq9061 3 месяца назад
Munasar....Dadka ku dhageeysta ayaaba yaab leh ...dadkii xoola dhaqatada ahaa ee Xamar cadeey u soo hayaamay....Flimka aad jishishid intee lagu fiirsadaa... ma Athen mise Addis... war xishoo. Alle ka xishoo.
@FardosodiiriyeJamac
@FardosodiiriyeJamac 3 месяца назад
Allaha unaxariisto miskeenka
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 месяца назад
Mooryaanti Dareyska loo galiyey weeye
@CadnanCadnan-t1t
@CadnanCadnan-t1t 3 месяца назад
Ilaahey ha u naxariisto
@abobasement346
@abobasement346 3 месяца назад
xamar belayoh iyo moryan iyo mafiyo bah kah dowladah kk
@warda_54
@warda_54 3 месяца назад
Ilaahay Haa uu naxariisto ilaahay Haa ka siyo samiir iyo imaan ehelkii iyo qarabadii uu ka tagay amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin 😢😢😢
@omaamir1444
@omaamir1444 3 месяца назад
Ilaahey ha naxariisto meyd views haku raadsan ilaahey ka cabso wadadas ayaa lagu socdaa ogaaw in ciqaabi hortaa tahey ley xisaabinayo meytada waa loo duceeyaa ee vieaws laguma raadsado hadalka iyo hiilada waxey fiican yihiin markad shaahid tahey oo meesha joogtid intas waxi dhaafsan waa laga aamusa waana loo duceeya war diinta baro meyd social media lama wareejiyo
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 3 месяца назад
Walee soomaalia cuqubo aa haysato alaha unaxaristo 😢😢
@sadiiqtawakal
@sadiiqtawakal 3 месяца назад
Geel holmiye Allaha unaxariisto wlhi wiil dhalin yara oo aad uqali ah ayuu ahaa qof wngsan dunidan,kuma waarayo wlhi runbad shegtay munasarow manta
@dauddahir4170
@dauddahir4170 3 месяца назад
Inililaahi waa inaa ilahi raajicun
@HakimaAli-o9q
@HakimaAli-o9q 3 месяца назад
Codkeena muxuu tari karaa ayagoo arkaaya hadey qaban waayeen cadaalada allaah agtiisa ..waa la gaari doonaa xisaab ayna jawaab uheli Kari ayaa udambeysa
@OmarAadn
@OmarAadn 3 месяца назад
Ha whli kaas wadan ma ahan kole😢
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214 3 месяца назад
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم ارحمه واغفر اخي😢😢😢😢😢😢😢😢
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 3 месяца назад
Allaha unaxariisto aaway islaanimadii cid loo ciirsado malaha 😊
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 3 месяца назад
Munasarow, " Dareeska ciidamada sharafta badnaa" aku dhowdo. Kuwa dadka laayo soo iyaga ma aha. Ciidanka iyo adigabe khawaarij ayaa tihiin.
@FjrjrAsr
@FjrjrAsr 3 месяца назад
Allow u naxriiso xaqa wuu soo baxaayaa somaliya waxaa dhibay daragiska waan wax loogu talal galay in bulshada baabado dowldu ha ku dadaasho sidi loo joogin laha dilaa iyo dhac wuu yarana markaas
@sagalosman1083
@sagalosman1083 3 месяца назад
Subxanalaah
@degan4
@degan4 3 месяца назад
Qaxootiga Hal baaro😢😢😢😢😢😢
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 3 месяца назад
Xamar xuriyada talo meday dadka la iskadilayo bal arag
@IbrahimXeydar
@IbrahimXeydar 3 месяца назад
Haanta dheer amnima aha waameesha ugu tuugada badan ilaa x ama ekis ko tarool
@abdishakur5408
@abdishakur5408 3 месяца назад
Ilahey umada soomaliyed hogan hasiiyo alaha kaqabto madaxda aan waxa dhamin Zionist dhiiga daadiyo iyo hantida boobo
@RwdhaAdam
@RwdhaAdam 3 месяца назад
حسبي الله ونعم الوكيل فيهم على العساكره وعلى المجرمين 🥹
@mohamedmohamud-i3s
@mohamedmohamud-i3s 3 месяца назад
wadankaan inlaga haajiro waa xaq sababto ah waxan,malo dulqaanankaro
@Wardhere77
@Wardhere77 3 месяца назад
Nimanka wajiyadooda ha la keeno somaliyey ciidanka diiday inay nimaka qabtan lala xisaabtamo
@awm221
@awm221 3 месяца назад
Inaalilaahi wa Inaa ilehi rajicuun Ilahay ha unaxaristo subxanallaah
@solokilimber3818
@solokilimber3818 3 месяца назад
Xamara allah aniga kamagan kaleh xamara wa maleeh xaro moryan ahh 😂😂
@marwoabdirahman2826
@marwoabdirahman2826 3 месяца назад
Nin yahowvwan yaabne xamar dhiga islamka la fududa
@diinamuminahmed3067
@diinamuminahmed3067 3 месяца назад
illaahoow hana geeynin kaas wadan miyaa
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 3 месяца назад
😭😭😭😭😭😭😭😭
@bongasasa3895
@bongasasa3895 3 месяца назад
Heybad waxaad kuleydahiin dhulkiina hooyo they sing out loud daily! Who you kidding I wonder!?
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 3 месяца назад
😢😢😢😢😢
@hsaksa8264
@hsaksa8264 27 дней назад
😢😢😢😭😭😭😭
@asiyabare995
@asiyabare995 3 месяца назад
Wcs
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 3 месяца назад
Soomaalida nimaan qori laheeyn waxyar weeye inta kale haqaadato maqabankarno hadii aay timi cidna idinma maqna ceelna idiinma qodna
@yuusufSiyad-yc7qy
@yuusufSiyad-yc7qy 3 месяца назад
Qori intaas oo sanno baynu sidnay, haddii wax laga dheefayo. Qaadashada qorigu marnaba xal ma keento aan ka ahayn mayd daadsan.
@Tasniim1
@Tasniim1 3 месяца назад
Ma’qaban karno xaytahay hadaysan qaban karin maxay meesha utuban yihiin? Askarna ma’aha waxa lasoo ururiyey iyagaaba lashaqaysta haday rabaan. Subxaana Allah.
@OmarAadn
@OmarAadn 3 месяца назад
Yab somali no save😢😢😢😢😢
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 месяца назад
oo dadku ma cadow ba maxay udili waayen dadka wa dilay
@FarisfuadAbdikhalif-x2y
@FarisfuadAbdikhalif-x2y 3 месяца назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MustafMustaf-h5h
@MustafMustaf-h5h 2 месяца назад
Shaqada halkaa kawad zxp🫡
@janomusic4783
@janomusic4783 3 месяца назад
Mooryaani waligeed dawlad ma noqoto kuwaasa dawlad sheeganayaa oo dawlado shisheeye afkooda ku taagayaa amankoodii ilaashan kari la oo dadkoodii sidaa loo dilaayo macno laan malin iyo habeen
@FatimaCeydiid
@FatimaCeydiid 3 месяца назад
Niyow beenta naga daa kuma rumeysto 20 ayad dhiibta markad war raabto
@FaaraxXoolow
@FaaraxXoolow 3 месяца назад
Alahakubakeyeetariiqkamaheyno
@saleebaancali9690
@saleebaancali9690 3 месяца назад
reer somaliland kaala nala dhinta xabad ayaa na madhisaye idinkuna waad iska raaxaysanaysaan nabad u baahan ayaa garanayaa qiimaheeda
@Arabduur
@Arabduur 3 месяца назад
War waxaan shacab maahan Waa oytooy Nooca la dhoho Hadii mid mid loo wasayo iskama dhici karaan Balaayo wada Iimaan la' oo Qabiil madaxa kawada Galay Asagoo og Qabiil inuu Qurun Yahay buu kuugu la doodayaaa anoo ree hebel ah Mayee adoo ree Qansax ah
@mohamedjama7231
@mohamedjama7231 3 месяца назад
War walaalayalow ma ciidanka laga mamnuuco bajaajta iyo mootada raacayo kuwaas ba dadka dhaco. Ciidan hadu dress qabo gaari ciidan kaliya haraaco. Nacala shedaan ku yaal.
@Blackiislo
@Blackiislo 3 месяца назад
Munazar iyo zakariye timo cade teamkii farmaajo mingst ayee Ka hareen cuqdad hiraab ayaa heyso Shacabka adunka joogo meel walbo ayuu ku dhintaa
@FardosodiiriyeJamac
@FardosodiiriyeJamac 3 месяца назад
Dhiiga macno darada kudadanay inlaqariyo miyaa rabtay
@Blackiislo
@Blackiislo 3 месяца назад
@@FardosodiiriyeJamac siduu u falaqeynaayo ayaa qaldan waligiis waa beenaale cuqdadeysan yuuna Ku sirin dowalda naceeb ayaa Ka buuxo waa eithopia dhaxdeede is dileyso wariye eithopian oo dhibtooda falqeynaayo ma aragtay
@FardosodiiriyeJamac
@FardosodiiriyeJamac 3 месяца назад
@@Blackiislo runtahadii lasheego xailigii farmajo qurax yadaa badnaa hdana qofka iyo 2 5 yaalodhamanayaa marka Allaha nabad nasiiyo waxay ilatahay hdn go an adag lakenin o xukanka rabi lagudhaqmin saas bay iska ahaanaysa
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 3 месяца назад
​@@Blackiislodowlada aad kahadleeyso ayaan garanwaye iyo waxa aad kuhadleeyso hadalkada waxbaa iiga baxay hiraab iyo hiraableheeynee hadaad waxfahmeeyo ninkan inkastow fiyuus radinaayo hadana waxa uusheegaayo waa sax hiraabka aad kahadlee hadii manta lagu dilo waxba walhi inaysan kuqabaneeyn xitaa xasan shiikh adeerkaba ha ahaado dad jeceeyl iyo diinjeceeylba waad katagteen qabyaalad jeceeylbaa idin waalay wax uu idiintaraayo la arag dantiinii waad ugabteen duruufta idin haysato qabiilkaa idinkala qiimobadan xaqiiq
@Tasniim1
@Tasniim1 3 месяца назад
Bal cawaantan dulmiga iyo waxa dhacaya hala qariyo isugu jiibinaya fiirsha. Waar hiraab hiraab meesha ma’taalee dulmiga waa lasheegi wiilkana khalad baad kuhaysataane meel nagga fariista.
@AbdirahamanAbdirahmanMed
@AbdirahamanAbdirahmanMed 3 месяца назад
😢😢😢😢😢
@اممعاد-و2ه
@اممعاد-و2ه 2 дня назад
😢🤲💔😭
@اممعاد-و2ه
@اممعاد-و2ه 2 дня назад
💔💔😭🤲
Далее
Это было очень близко...
00:10
Просмотров 1,3 млн
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21