Тёмный

Dadka qaarkood gaalada ayay iska gadaan waxay usoo kabo gashatay inee ilmo soomali gaalo u dhiibto 

nasriin Official
Подписаться 37 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

Subscreib Like and Share

Опубликовано:

 

30 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 144   
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 Месяц назад
Hubsiino halaa la siistay walaashiis. Xabiibo waa gabar diinta aad ugu fiican maasha Allah. Haddii aa horay u fiirsatay video yaasheeda Soomaalida ayay aad u caawisaa.
@deqaahmedi1338
@deqaahmedi1338 Месяц назад
Waalid kastoo xun ilmihiisa cid uga roon ma leh gaal iyo muslinba shartooda allaha naga qabto
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Месяц назад
Intaad guri Muslim ku maqan tahay adna Ilaahay baa kugu maqan naagtaas Hooyada Soomaalida ilmaheeda inay uga gacan gelisay rabto ogaada mar dhoow iyadaa ilmaheeda laga dareersanayaa waxaan arki doonaa iyadoo cabaadayso
@user-sf7hw4wz4l
@user-sf7hw4wz4l Месяц назад
Masha allaah waa run
@adoontiialle7370
@adoontiialle7370 Месяц назад
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:- يا مَعْشَرَ مَن آمن بلسانِه ولم يَدْخُلِ الإيمانُ قلبَه ، لا تغتابوا المسلمينَ ، ولا تَتَّبِعُوا عَوْرَاتِهِم ، فإنه مَن تَتَبَّعَ عَوْرَةَ أَخِيه المسلمِ ، تَتَبَّعَ اللهُ عَوْرَتَه ، ومَن تَتَبَّعَ اللهُ عَوْرَتَه ، يَفْضَحْهُ ولو في جوفِ بيتِه
@fatmaomar2659
@fatmaomar2659 Месяц назад
Scw
@shugriwarsame7628
@shugriwarsame7628 Месяц назад
Nacam waasax
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 Месяц назад
اللهم ارزقنا اتباع سنته اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
@somaligeel2992
@somaligeel2992 Месяц назад
Subxanallah gabadha maxaa ka khaldan, ilmo iyo hooyadood dhexdooda maxaa galiyay. Ilmo hooyadood qof uga roon majiro ee Alle haka cabsato. Siwanaagsan baad wax ugu sheektay tii wanadaada qaadata Allaha kadhigo
@nimofarah8193
@nimofarah8193 Месяц назад
Nasriin wll qaali mahadsanid sida aad ula hadashay waa sifiican 100% Balse adiga xitaa is ilaali wll erayga gaalo way kugu qabsankaraan hadii si xun loogu soo turjumo dadkan Waa iga waano uun mcnto kafiirso hadaladaada markasta maadaama aad caruur koriso waxan rajaynayaa in aanad qalad ii fahmin inshaa allaah
@qaliyeyqalbigahaigasiininq4927
@qaliyeyqalbigahaigasiininq4927 Месяц назад
Haa abaayo anigaga dartiisa aniga adiga iyo ayadana wan idiin wada jaclaa lakiin allaah sohadiyeeyo
@____0934
@____0934 Месяц назад
O naagtan waxan uhaystay qof wanagsan subxanallah
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 Месяц назад
Absolutely 💯 right nasriin run badnidaa illaahey hanoo kaa xafido soomaali dad badan oo adiga camal ayey u baahan tahay xaqa allaha fahansiyo kuwa dhunsan abaayo illaahey dartiis baan kuu jeclahay 🥰
@fadumosaid2954
@fadumosaid2954 Месяц назад
Masha allah alle caqliga hafuu barakeeyo run badnidaa thanks
@XawaAli-qw4om
@XawaAli-qw4om Месяц назад
Nasriin khayr alaah haku siiyo dad noocaas ahna way jiraan ilaahay baan kamagan galnay
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Месяц назад
Nabiga scw wuxuu yiri walaalkaa haduu wax dulmiyo iyo hadii la dulmiyo caawi. Hadii la dulmiyo ka caawi hadii uu wax dulmiyana qabo oo ka celiyi qaladka uu dadka u geeysanayo.
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Месяц назад
Salamad minkuli afad ilhwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@MariamOmarHaji-kn1cn
@MariamOmarHaji-kn1cn Месяц назад
Mashaalah. Adigoo Kale Alaah hanoo badiyo. Xabiibti
@user-np6ij6gm5v
@user-np6ij6gm5v Месяц назад
Maasha allah nasriin caqligada allaha ku barakeyo ayadana xaqa alaha fahansiyo 👍
@sadiahussein398
@sadiahussein398 Месяц назад
Jazaakallaahu khayraa
@dahaboawale1009
@dahaboawale1009 Месяц назад
Masha allah nasrin abayo ❤❤
@KowsarAbdulwahab
@KowsarAbdulwahab Месяц назад
M,a allah haku barakeyooo
@umuzahra3864
@umuzahra3864 Месяц назад
MashaAllah Abayo 👍
@rayanbinuobeid
@rayanbinuobeid Месяц назад
Masha Allah ❤❤
@dahaboawale1009
@dahaboawale1009 Месяц назад
Bismilah xabiba ilahay ka cabso ilmaha hooyo mcn cid uga fican ma jiro
@Khadra.official
@Khadra.official Месяц назад
Abayo wan ku salamay❤
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Месяц назад
nasariin qer allaha ku siiyo xabibi qob weyn galaada ey iska gadaa
@samiraabdi9544
@samiraabdi9544 Месяц назад
You are 💯right
@user-fi6lb6st9l
@user-fi6lb6st9l Месяц назад
subxana'allah ilahey walaashan xaqa hafansiiyo walalaha ee kabaha ugashatayna intey gaarinbo kuwa isgarta allaha kadhigo awlaadana allaha noo xafido anaga iyo inti muslim ah walaashan wxay iloowday inla joogo saban nabsiga uu soo daahin mooro buixdo ayee dhex fadhisaa marka wxay aheyd inee hoos isku fiiriso hooyo waa hooyo mana xumaato
@ummuisra6271
@ummuisra6271 Месяц назад
Subxanallaah wllh wayab
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Месяц назад
Mashaallaah ❤🎉
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 Месяц назад
Subxana llaaaah ilahay ha ka qabto caruurta aad rabto inay gaaloqadato yaahuuu
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Месяц назад
Good 👍 abayo
@Ifa-Aden34
@Ifa-Aden34 Месяц назад
Naagtan waaban necbahy uff Wlhi Maalin ay dulmi dad ku haysteyna wan arkayey sanadkii hore ciilba iga qabtey wlhi mida kale shakhsiyad aysan aheyn ayey iska dhigta Tasanuf miidhan weye 😡😏 Akh Alle hoosteeda haka siiyo daalimada cuqdadba haysa hadey runshegayso may waaniso Dulmigu wale ma fiicne naagtan mlin cabaadkeda waa la arki
@malyuuncilmi7106
@malyuuncilmi7106 Месяц назад
Aamiin
@munaxasandahabo7331
@munaxasandahabo7331 Месяц назад
Gaaladu markay qaataan caruurta miyay uraaxeeyaan waabay fara xumeeyaane😢 tarbiyada islaamka waa lagasoo horjeedaa
@HjklJk-r9o
@HjklJk-r9o Месяц назад
Walahi waan oyaay markaan arakaya nagatan alahakaqabato umada somaliyeed
@zamzam5255
@zamzam5255 Месяц назад
DAADAKA SOO TAHRIIBEEY WALALEEY ADIIGA UGU FICAAN ILLAAHEEY HAKU HAFIIDO ADIGA IYO CARUURTADABA
@xaliimoxasan3302
@xaliimoxasan3302 Месяц назад
Bohosha dadka Aad uqodeeyso adaakudhaceeyso inshaa'allaahu Aad iyo Aad ayeey u edebdarantahay ee allaha qabto
@Aragsame334
@Aragsame334 Месяц назад
Abaayo xageen kaala sohadlaa❤
@abdibarre7520
@abdibarre7520 Месяц назад
Good 👍🏿
@indhoderaleey9825
@indhoderaleey9825 Месяц назад
Absolutely
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 Месяц назад
Sax abaayo
@dhhol77
@dhhol77 Месяц назад
Yaa uga fcn canug hooyadiis si kasto ay u xun thy wlhi waa yaab intii lo ololeyn lahaaaa caruurta waalidkod cid uga qeyr bdn jirin ayaa gaaladi lo daba dhaqaa xaqqa alle ha fahmsiiyo
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Месяц назад
waa rufiyan xabibo maxaa ka galay ilmo iyo hooyadod kuwaaga lagaa qadaa 🎉🎉🎉🎉
@nastexokhalid9439
@nastexokhalid9439 Месяц назад
Wlh nagtas waa musiibo
@fofoomer7557
@fofoomer7557 Месяц назад
Subaxanallah
@hodamomuh3038
@hodamomuh3038 Месяц назад
Subxaanalaah Xoog badana shaqaada ayaa u dirsady gabdha ma Jugendamt ayey la shaqaysa ilaahay xaqa haku fahan siiyo.
@user-fx4dy5eg6d
@user-fx4dy5eg6d Месяц назад
❤❤❤❤
@sabariinnuuraxmed8898
@sabariinnuuraxmed8898 Месяц назад
Scw❤
@zamzam5255
@zamzam5255 Месяц назад
SALLAAHU CALEE WASALIIM SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@QamarAbdulqadir-zn4pb
@QamarAbdulqadir-zn4pb 26 дней назад
Abaaa wax hubso waa hooyo fcn
@zamzam5255
@zamzam5255 Месяц назад
DUMAARKA NOOLASHODA KA DHIIGEEY LIF KA MASAKAXIYAN AYEEY UU XANUUNSAN YIHIIN IYAGA DHAQTAAR LAGEEYO UU BAHAAN
@qalbimoh6348
@qalbimoh6348 Месяц назад
Xabiibo inn aay San dhaantaan umaleenaayay see caamal
@user-sz6zl6kz4n
@user-sz6zl6kz4n Месяц назад
Asc uqty saxwaaye
@user-er5ux8jk8e
@user-er5ux8jk8e Месяц назад
Mnsha allah abayo
@ridhwanadam1103
@ridhwanadam1103 Месяц назад
100%Wahrheit ❤
@amira1438
@amira1438 Месяц назад
subxanallah oo ma hergasa lamara in ilmaha galada u gacan galina oo iyada 11ilmo ey gorineyso in uqubada ey kusoabanyso ma ilawday 7aye dhashay mise 3ninkeda dhalay mise mida walasheda dhashay in ey dacweyan xida ma ka baqeyso ar xalimo hadey mar luqa kugu barato waa balayo lobahanyahy
@hodanabdi8057
@hodanabdi8057 Месяц назад
subxanlh ayada ayaaba dacwo lagu qabsan karaa Sabato ah yaa dhahy vedeo soo dumb ee dadka abuse ku samey Ayada aya ilmo hetsto yeesan kula ku doomin
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r Месяц назад
Wixii banaanka iskeeno haladacweeyo 😢
@CanabMacalin-mt6ol
@CanabMacalin-mt6ol Месяц назад
Hbiba cado maxa kaqldan
@Malyun578
@Malyun578 Месяц назад
Nasriin waa qof fahansan xaqiiqda Dhabta ah umalaynmaayo hooyo inay ilmaheeda haligayso
@fahiimadacar4801
@fahiimadacar4801 Месяц назад
Wllo soomaalidu hog bay isku wada ridaayaan dal iyo dabad meel ay joogaanba Inkaar baa ku dhacday wallaahi
@qalbimoh6348
@qalbimoh6348 Месяц назад
Inaliilah waa innailhii rajcuun
@khadrakeyse5426
@khadrakeyse5426 27 дней назад
Wllo gabadha ha ku daggadin ,waxa dhici karto in aad si khaldan ayaan ufahan tahay
@aaminabashiir6119
@aaminabashiir6119 Месяц назад
Xabiibo cadow ayada ya uga dabo xun 11 caruur be qurbe ku korinesa koley illahy ayadana malin wu tusina xanuunka ay hooyooyinka la dsmacsantahy qofki qof Muslim ceebtiisa raacana illahyba ceebihisa raac raaco hooyada si kasto u qaldantahy ilmaheeda cid uga xaq badan ma jirto
@aishaahmed3794
@aishaahmed3794 Месяц назад
Inay Ugu hanjabto ma aheen Inay raadis ay U nasteeyayso ayaa wacan
@halazubeyr5615
@halazubeyr5615 Месяц назад
ASC ! Marka ugu horaysa waxan odhan Kara waad saxantay oo dhaman arinkad sheegay wa sax. balse mad isticmaalin habki saxda aha EE qof wax loogu sheegayay, maahmaah ba ahayd sixun wax usheeg sixir ka darane walaley qof marka wax u sheegayso hadal ka haku mudin. Sidaasan hadalkaaga ka dareemay. Mahadsanid
@AmaalAxmed-dr8nq
@AmaalAxmed-dr8nq Месяц назад
Iydaba cruur bdan ku hysta jrmal kuwedy nbsi uxreynysa
@munamohammed6588
@munamohammed6588 Месяц назад
Ala galada wey kofsanayan caruurta💔😭😭
@farhioismail4880
@farhioismail4880 Месяц назад
Haye hadi ilmahas xaquda helen koley gabardan ilma qaldana qof ana garanen xane carurta 😊 qabilkana wey difacan
@Yaatii14.8.16
@Yaatii14.8.16 Месяц назад
Qofka waxu dono ha difaco marna xaq umalahan gabadhan iney iska so goyso ilmaha xaqoda mahelan tan 2 galada ilmahey watan aya xaq hela aye iska dharhicisay wallhi in xadhudub jismi iyo maskaxiyan lala dul dhaco aya market 18 jir garan bananka so dhacan ayagon diin iyo horma an laheyn
@Yaatii14.8.16
@Yaatii14.8.16 Месяц назад
Ayada wa HOOYO waxan dhihi laha un godka walalka u fageysit adi un haku dhicin
@farhioismail4880
@farhioismail4880 Месяц назад
@@Yaatii14.8.16 ilmo hoyadi wax u dhama malaha lakin hoyadi hadi isku ilowdo TikTok Ilamaha ya u maqan qofka kaliga ah buna u ficnen TikTok mise qof masul ah
@ayanabdi1889
@ayanabdi1889 Месяц назад
Naagtan waan necbahey😂😂😂 11 cunug heestaa ey kusoo caan bixiweysey miyaa😂😂😂 uf dheh
@RuunHasanEilmiAbdi
@RuunHasanEilmiAbdi Месяц назад
Waa istustus ka liix ma,aragtay
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh Месяц назад
Illahey ha hanuuniyo wey ku qalda tahay sidaas😢
@hanefa283
@hanefa283 Месяц назад
Wuxii xun bes waaye kuwa fiican kuma jiraan
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Месяц назад
Subxanalah dadka qaar waji malahan 😠
@ruqiyocumar6983
@ruqiyocumar6983 Месяц назад
Habajiso waruntet max yelay ilmahu waxay raban in waqtii lasiyo mida lefga fadhida waxay gu maqantahay inay rer isqaba falan qeyan nagaha falaqa gahadla oo intaa caynaya sh iyo sharifba shaqo halaga qabto lagiin gal ha gu hajabin lakiin way qal dan yihiin ilmii bay qabiil naga baren
@halimamukhtar8791
@halimamukhtar8791 Месяц назад
Xabibti habibo ma dacwenin qof RU-vid gedaa so ferso
@nasiyaibrahim858
@nasiyaibrahim858 Месяц назад
Waaba nag walan xabibo Aslan wa nag badiiyo jahiil ah 😅wlh komisch
@qosolqaramitvqaraami1466
@qosolqaramitvqaraami1466 Месяц назад
Oo nagtan gormey walatey ee kentey iney dadka wax ka dubto ee ti rahdo wan dacweynaa yaaa naa orod 10 kada carurah korso dheh umada ha ku mash quline
@ayaanmohamud6032
@ayaanmohamud6032 Месяц назад
Maxaa ka quseya wixii ilmaheda dayaca iyada yaa udirsaday qof kii qofkale daba gala illahay baa daba galaya isagana subxanallah jarmal is mood weye nagtan
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Месяц назад
Kuweda aya dhaxfadhiyo yutubka iyogo Tira badan
@user-hc8jb6sn1f
@user-hc8jb6sn1f Месяц назад
Naagta way roonaan jirtaye maxaa helay😊
@aminasalah9773
@aminasalah9773 Месяц назад
Hooyadu iyadaa ilmaheeda kaa jecel
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Месяц назад
Oo ayada ilamay haysataaye maxaa dhex galshay tan 2baad ilma haday gaalo ugeyso bari cunugaas markuu Kiristaan noqdo ayadaa aakharo dambigaas leh way qaldantahay
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia Месяц назад
War tan youtoup ayey ledahay tan
@sacdiyobilan1387
@sacdiyobilan1387 Месяц назад
Sax hoyo xun uga fcn inee galo gacanta u galan
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Месяц назад
Xabiibo cadaw miyaa gabadha war waa gabar daacada
@Farta_haji
@Farta_haji Месяц назад
Xaasid hoostiisa o kahela just wait and watch malin e kashaleyneysa ayada nah
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Месяц назад
Ka Allah magan taaso kale oo gabdhaha walaalaheeda intey u nasteexeyn laheed ku fakartay in ey caruurta gaalo gacanya u geliso.😢😢😢
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 Месяц назад
kuweeda ayay kusoo laabanaysaa dhibtu sawtii dhahaysay hada dhaw ayay ilmahaygu ii yimaadeen
@sucadbileahmed8004
@sucadbileahmed8004 Месяц назад
Mataa ayaa nacay xabiba
@user-uz8pr5yi1x
@user-uz8pr5yi1x Месяц назад
Adiga naftirkada kaso hadal o waani yaka hortaagan qofka hadleyso maleh caruurta xaqooda lagu tumanaa markasa ladhaa gaala gaadatay gala nagu diray
@faadumociise4379
@faadumociise4379 Месяц назад
Ayada Ayaaba dhashaye maxaa kaquseya qoftaan iyada iyagaa is dhalaye ruufiyanimada mey is kadeyso hooyoyinkaa iyagaa dhibqabee adigase xabiboy gaal miyaa doorbiday adigoo hooyoyinkaas wax usheegi karto bilahi caleykum wax is kufale waani walalahaa
@bilicdawadanka4199
@bilicdawadanka4199 Месяц назад
Abyo weye ka hadashey nasaraay ha ku deg degin muqaal hore waaye dhahedey bal yutube keed fiiri wllshey
@rullaahmed6325
@rullaahmed6325 Месяц назад
Abayo waxba hadanbaabin vediowgaas wa sanad kahor gabdhan waxba madacwenin se iyada shegtey haben hore
@user-vd9fs3mz9p
@user-vd9fs3mz9p Месяц назад
Reer Germany naagta iska qabta
@FatumaDauus
@FatumaDauus Месяц назад
11ay haysata in laga qata Maka cabsanaysa miyaa mideeda kle qof wax baratay bay u egthy mxaa ka qaldan😳🥺
@FathiAli-eb7it
@FathiAli-eb7it Месяц назад
Wa sababtan nag yurub jogto sxb ugadhiga wayay mana rabo balayo ayaga ah tankale waqtigad nag galilahed naftada gali hadad hol adqabato ku olin ama gali gurga melkamide in waxlaga qabto rabto ama kaliga bax injoy iska sogal kob biya ama kob kafey iska dalbo jawi so qado telkaga sxb lanoqo mcn ar noloshas mcn😂😂
@Aminatt31828
@Aminatt31828 Месяц назад
naagtan buufus aa haayo àwal aan layaa banaa show off keeda tirada badan 😂😂😂
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow Месяц назад
Subxnlha😢😢waba wanthya
@Maxkamadsare
@Maxkamadsare Месяц назад
Abaayo Nasriin xbbty icaawi hooyo ayaan ahay kenya ayaan joogaa sharci waan heysta sharuda kunka waan buuxayy kaliya waxa iidhiman sharuda daawashada abaayo please 🙏 igu xer wiilka lacagta qaato oo dadka ka caawiyo daawashada please xbbty illaaheey darrtii igu caawi
@nasriinofficial
@nasriinofficial Месяц назад
Abaayo snapka igasoo qabo Nasruuja5👈
@Maxkamadsare
@Maxkamadsare Месяц назад
​@@nasriinofficial Wankulaso hadlay xbbty shukran ❤
@Maxkamadsare
@Maxkamadsare Месяц назад
@@nasriinofficial abaayo i aqbal wankula soo hadlay
@AishaYaasiin
@AishaYaasiin 24 дня назад
Waxa kadarn waxay leedahay videogo marhore boo ahaa ee anogu maqaldiin😂
@Kiki-r3j
@Kiki-r3j Месяц назад
Hawartan RU-vid ee ledahay ma ahano
@khadramusse3725
@khadramusse3725 Месяц назад
Marka ay 4 kalmadood germal la barto aya germalka iska gadaysa si carurta soomaaliyeed lo qato nagta quumayo u egtah kuwa ay hayso xaqiiqada ku nolyahin ya oog mida kale ilmaha hoyada marka ay Telefone ama live ku jirto maha in la hadlo hoyadi See waa inu suugo ,waayo hoyada wakhti asxabta wey la qadan karta
@aishaahmed3794
@aishaahmed3794 Месяц назад
Qof ayey haysataa Hadalkeeda dhuux Naagaha live Ka Ku jiro ha U taliso daa
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 Месяц назад
nagahas hadi qaldn yihin xita ilmaha Miya galo lasina war nagtan wanba layabay caqliged
Далее
DAHABKAYGI AYAN UGADAY NINKAYGA BALSE MAXA IGARACAY!!
42:28
ALLAH DILAA DHINTA/WAA QISO LAYAABLEH!@sawdamqaalib
33:19