Тёмный

Dadkan Noloshaada Ka Ilaali | Sidan Uga Guulayso Narsisistaha 

Ishraq Yasin
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 2,2 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 27   
@siti2shekh602
@siti2shekh602 Год назад
Allah walashey runbadanaa dadkaas waan aragnay Subhanallah ilahey ayaan kamagan galnay
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Aamiin yaa Rabb❤
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 Год назад
Wac dadkaas waa ka buxaan somaliy alha nagu shartiiro amiin yaa rabi
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Waa run! Aamiin Yaa Rabb❤
@ayaanhussein3313
@ayaanhussein3313 Год назад
Allaa khayr badan haku siiyo
@dr.asmahajiali6992
@dr.asmahajiali6992 Год назад
Maasha Allaah
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Baraka Allah fiik Dr. Asmaa🤲🏽❤
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Masha allah abayo ❤ I love your topics
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Thank you abaayo❤ Ilaahay haku jeclaado❤
@Sarah-oi6gk
@Sarah-oi6gk Год назад
Mahasanid waa sax siuda aad u sharaxday aniga soo maray alxamdulilaah hada waan ka boigsaoooday
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Alxamdulillah anaayo macaan Ilaahii kaa bogsiiyey baa mahad leh❤
@ugbaadahmed1182
@ugbaadahmed1182 Год назад
Wlhi wxn anla yabana ayad ka hadashay
@ismaailgelle
@ismaailgelle 5 месяцев назад
😍
@babyranda4844
@babyranda4844 Год назад
Mahadsanid abyo Aniga aya xaladas ku sugan ilah ha iga saaro
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Aamiin Yaa Rabb❤🤲🏽
@ashaali9749
@ashaali9749 Год назад
Asc Abaayo aniga ayay I haysata arintaan aad ka shakeynayso please telka phone i sii
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Wacalaykum assalam. +4791375183 abaayo WhatsAppkaa igala soo xiriiri kartaa❤
@najaxnuura186
@najaxnuura186 Год назад
Qofka naarsistaha ah malagu arkikaraa shaki iyo bilaa kalsooni iyo aamindaro iyo in marwalba qaladkuu raadiyo iyo in uu rabo in aad qaladkasta adiga dusha saarato oo raaligaliso qaladna aanad ggalin marwalba qaladku gu raadunayo oo kaa aamuso wax kasta ka xanaaqo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Intaaba way leeyihiin abaayo❤ Allow sahal!
@FartunFani
@FartunFani 8 месяцев назад
Aniga wa block gareyy Wyo waali ayan ku sigtay xita hdu Ila hadlayo Uma jwabo melaha qar marka isku aragno Alx wanka reystay inan ka gudbayo xldas ayey ilathy awal xita codkisa hada maqlo wxad moda wadnaha zaid inu igaracmayo cabsi ayan daremi jiray hda Bari inan aqanay xita wan ilabi raba block ayn Mel walba kasaray oon kawada hadli jirnay😢ilhy qof dambo nocasa ima baro asagana shartisa umada allah ka qabto🤲🏻🥺
@ishraqyasin
@ishraqyasin 8 месяцев назад
Waa sida ugu fiican! No contact.
@saciidhusen3156
@saciidhusen3156 Год назад
Kkkkkk walaahi inaad ila joogto ayaad mooddaa
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Waa la arkay. Hal naas inay soo wada nuugeen baad mooddaa dadkaas!
@saciidhusen3156
@saciidhusen3156 Год назад
@@ishraqyasin walaahi weligay maan arag qofka I soo Martay waxaan ka yaabay sidaad itadii lafyerdii uga sheekaynaydo iyo xataa sidaad waxaan sameeyay uga sheekaynaydo qoraal dheeeer baan qiri jiray si aan wax u faham siiyo laakiin aniga uun baa is daaliyay aad baad u mahadsantay wax badan baad iga badbaadisay
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
@@saciidhusen3156 Maasha Allah walaal Siciid. Farxad iyo waa Ilaahay mahaddii haddaad wax ka faa'iiday! Allaha kaa ilaaliyo qof xun!
@saciidhusen3156
@saciidhusen3156 Год назад
@@ishraqyasin aammiin wall aammiin aad baad u mahadsantay
@saciidhusen3156
@saciidhusen3156 Год назад
Adaa mudan walo
Далее
Теперь DOOM пройдёт каждый
00:17
Просмотров 330 тыс.
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
WAX KA BARRO NARCISSISM-KA IYO CALAAMADAHA LAGU GARTO!
26:11
MUXUU YAHAY CUDURKA RAGGA QAAR KU DHACA? (Narcissism)
16:12
Теперь DOOM пройдёт каждый
00:17
Просмотров 330 тыс.