Тёмный

Dadkan reer Somaliland marbay Wan iyo Waraabe Noqdeen, marbaa la kala booday Cali warancade 

Somaliland Channel
Подписаться 65 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

#Somaliland #Channel
/ warbaahintamadaxtooyad...
madaxtooyadajs...
somalilandnati...
/ madaxtooyadajsl
/ madaxtooyada

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 7 часов назад
Nooloow halyey Adeer Cali Maxamad warancadde geesi aan rag ku jirin oo banaanka taagan Allah yarxam waalideyk Guul Somaliland ❤
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 7 часов назад
Caqligii wanaagsani itaal inuu u weyn yahay bal eegoo u fiirsada diomondka reer sheekh ❤
@fahiimae7336
@fahiimae7336 7 часов назад
Masha Allah. Intii qabyalada neceb ee daacada ah ee nabada jecel Allah ha ciseeyo. Mundane Waran Cade magac ilaahay wuu ku siiyee Allah haku xafido. Guul Somaliland 💚🤍❤️
@cabdikariin718
@cabdikariin718 2 часа назад
dalku isbadal ayuu u baahanyahay xisbiga rajada shacabka ee waddani guul inshaa allaah
@FatumaOsman-t9d
@FatumaOsman-t9d 6 часов назад
Mashallah abtiyal guul gobanim
@laylaalahi5380
@laylaalahi5380 7 часов назад
Masha allah masha allah abtigay cali maxamed
@abdulraven4970
@abdulraven4970 4 часа назад
Waa ninkii xisbigii udub ee madaxeeynaha la doonaayey baabiiyey ee hankiisu aan dhaafdisneyn fataalnimo iyo nacamleyn jaajuusnimo waana 80 jir happy ku ah
@HoumedAhmedyoussouf
@HoumedAhmedyoussouf 7 часов назад
Filinkaa waa ladaawaday mar hore Gees kale ka ahaaneed keeskale
@ahashi7828
@ahashi7828 2 часа назад
Waar ISAXAAQ waa GARXAJIS Ee Afka huurada ka cesho VIVA GARXAJIS VIVA SULDAAN CADEGUDE VIVA SOMAALILAND VIVA CIRO VIVA WADANI
@MuxuyidiinJamac
@MuxuyidiinJamac Час назад
Fataal warancade .vodka cadaabta.
@cabdiqaadirmaxamuud1905
@cabdiqaadirmaxamuud1905 7 часов назад
Waa Runtii Arinkaasi Waa Xaqiiq Xitaa Markii Ciidagale Iyo Habaryoonis Isku Dileen Daroor Iyo Waabacado Xayaable Iyo Shanderbi Isxaaq Carre Waa Reerkii Kaliyahaa E Garxajissa E Dhexda Kanoqday E Sidawacan Noolashaqeeyay Qolyihii Dhexda .Ahaa E Habarjeclo Hogaaminaysey
@GuledAbdi-zj6ob
@GuledAbdi-zj6ob 2 часа назад
Ali doqoon
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 4 часа назад
ALLA DAMIIR XUMAA HOYAADAA WAS . QABYAALADA NINKA KU DABA FADHIYA EE MUUSE YAA KA YAQAANA
@MuxuyidiinJamac
@MuxuyidiinJamac Час назад
Kursiga dalka doonaya.warancade fataalis doonsaa
@AwillYeey
@AwillYeey 6 часов назад
Wa runta.
@gacanlibaax-q3w
@gacanlibaax-q3w 7 часов назад
KA HULEELA QUDHMIYE
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 5 часов назад
Iwad shekada yusray faqashey guunxajiis siyasada iyo kursiga miidna mageeyan ee hilibki iyo heesihi ku eekada niin waliba shaqadisa haku eekado kakakkaka
@abdulraven4970
@abdulraven4970 4 часа назад
Ali warancade "ali calool" jaajuusnimo iyo sharmuudnimo waa labada professionalka shaqo ee ugu da'da weyn dunida waa 80 jir fataal ah waana calooshiis u shaqeyste jaajuus u ah xabashida
@GhffGg-gr7iq
@GhffGg-gr7iq 4 часа назад
Afmiishaarnimo wax ku heli massive.
@gacanlibaax-q3w
@gacanlibaax-q3w 7 часов назад
QUUS QUUS QUUS
@kamalcarabmedia5239
@kamalcarabmedia5239 4 часа назад
Waa wakhtigii dhalin yarada ee maaha odaasha wakhtigoodii waa dhameysteen Dagaal ma jiro waa cod Qofwalbana waa xor
@FatumaOsman-t9d
@FatumaOsman-t9d 6 часов назад
Guul gobanim
@maxamedciise1807
@maxamedciise1807 3 часа назад
Waa maalintii jeegan laguu samaystay
@MaxamedGreen
@MaxamedGreen 7 часов назад
Nin ka isaxaaq waalay😂
@XanaanjamacAli-cb8lv
@XanaanjamacAli-cb8lv 7 часов назад
Adeer waanu idin barnay badaluu
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 5 часов назад
Yusray faqashey guunxajiis siyasada iyo kursiga miidna mageeyan ee hilibki iyo heesihi ku eekada niin waliba shaqadisa haku eekado kakakkaka
@YounisIsmail-b7i
@YounisIsmail-b7i 5 часов назад
Waa kii Madaxwayne aanu la rabnay ee wasiir ka doortay😂
@NimcoMataan-b3w
@NimcoMataan-b3w 3 часа назад
Abtigay wa halyay aan la wada haysan jir oo joog nuurki xafada
@HoumedAhmedyoussouf
@HoumedAhmedyoussouf 7 часов назад
Waar waxaa waa la dhaafay. Maxaad la socotaa?
@IsmailCawl
@IsmailCawl 5 часов назад
War adigu miyad xinin yo lahayn
@AhmedXeebjoog
@AhmedXeebjoog 4 часа назад
Horta ninkanu bilaa mushahay noolaankarin
@cabdikariin718
@cabdikariin718 3 часа назад
😂😂😂😂 dhago laydh u daloola ayaanu kuu haynaa isbadalkana dhago laab u daloola 😂😂
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 3 часа назад
Waan kuwadanaa adeerodooran mayno nin magaceena dhulka lajaraya oo lagu adeegsanayo qabiil kudooran maayo walee
@MahamoudIsse
@MahamoudIsse 6 часов назад
Runtii galabtii la galbinayay cidamada o waran cade iyo suldaan bare horsocdee e badhtamaha hargeisa ay marayeen gobjog ayan aha
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 4 часа назад
FAQASH INTAY KA DHACAYSAYNA SIDAAS AYUU U DABA SOCDAY WUXUU AHAA CIIDANKII AFWAYNE EE BARBARA LOOGU SOO GALAY . EEY EEY DHALAY
@cabdikariin718
@cabdikariin718 2 часа назад
😂😂😂😂warkaasu wuu dhamaaday xisbiga rajada shacabka ee waddani ayaanu kor u qaadaynaa cali yaroow hhh
@yuusufbaxaar109
@yuusufbaxaar109 6 часов назад
Jajuski kacanki barakeyana ee jeelka dhigijiray isaqi kacandidka aha , wa dhunirac hore , haddana wa dhuniracisi aan isbedelin.
@CabdiBoodbod
@CabdiBoodbod 7 часов назад
Waa beenaale waa jin dagaagay
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 Час назад
garxajisow ninkan meel ku tiiriya ina waran cade
@Wanaagsane
@Wanaagsane 6 часов назад
Shalay isaxaaaq haduuu dunta isku xidhka ahaaa maaanta habarawal baaa laga rabaaa inay qabyaalada ka tanaasulaaan, yaaa anaga nooo qoray mar walba tanaasul
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 5 часов назад
Yusray gormad cafiimadaysiin, awal Bay kaga dhagtay reerkan, inta sacad muse kaga jirta wadani iyo inta gunxajis ee kulmiye kujirta kala badan, inta wadani kujirta badan, marka wadani siyasada iyo kursiga miidna mageeyan ee hilibki iyo heesihi ku eekada niin waliba shaqadisa haku eekado kakakkaka
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q Час назад
Qoryaale!!!! Cadaalad baa ka dambeysay!!! Maryo----alool. Cadalatu samaa!!! Saylac:
@abdiqaniartan-mo5hf
@abdiqaniartan-mo5hf 6 часов назад
Caado qaate hunguri qaatay
@nasrahassan921
@nasrahassan921 6 часов назад
Dulli cirro khasaartay ah oo muuse dhiigyacab ka dhex hadlayo ee ka aamu umadda caadaqaate....
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 5 часов назад
Yusray ma hurdayad noshegaysa mise? Wadani siyasada iyo kursiga miidna mageeyan ee hilibki iyo heesihi ku eekada niin waliba shaqadisa haku eekado kakakkaka. Muse sonoqonaya miyad istoogan kakkaka sanka kutoolan waliba wad forarsan nkakakaka
@AxmedCabdirahman-v1l
@AxmedCabdirahman-v1l 7 часов назад
W.cadde aaway ciidankii qaranku, aaway Gobolkii Sool. Muxuu qabtay kulmiye, maxzy is casili wayeen ragging qaranku ku dull dumay
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 5 часов назад
Ciidan aderka hurdaye iyo faqash kahadhenki weydi Ina dhilo, sool na wa Somaliland wakuwa baryotamaya yusray, idinku sowdinki habar yuusa iyo yusray harti aha maxa nakin dhex dhigay, mise silkii hooyada iyo kii hablihina ayad radinaysa. Ciidanka ma musa laha jahiilow. Wadani siyasada iyo kursiga miidna mageeyan ee hilibki iyo heesihi ku eekada niin waliba shaqadisa haku eekado kakakkaka
@Keysek
@Keysek 6 часов назад
Kulmiye waa kaadd ku rogmanayseen ina cali waran cadow illayn tuug ba te xaaran cunaa . Tiina waa soo dhamaatey
@Keysek
@Keysek 6 часов назад
Beenaale. Munaafaq . 😅😅😅😅
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 5 часов назад
Caac haciyane wadani siyasada iyo kursiga miidna mageeyan
@Keysek
@Keysek 5 часов назад
@@sagiimamoula2263 kalay ma oromodi ba tan filaya . Wu geya iyo ma gayo waqtiga Kala saraye waxba ta oran maayee . Waa barri iyo Saad danbe . Dalkan yar ee somaliland shuftadii uu hogaaminayey muse wa fashil . Galbey
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 4 часа назад
@@Keysek caac bacaac haciyane wadani siyasada iyo kursiga miidna mageeyan kkakakakaka
Далее
⚡ #RodrygoGoes ✖️ #Mbappé ⚽ #UCL
00:11
Просмотров 601 тыс.