Тёмный

"DADKAYAGII WUU DHAMAADAY, HADDII ABIY AHMED UU TALLAABO KA QAADI WAAYO LABADAAS, ANNAGUNA ..." 

Karamara TV
Подписаться 19 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

"DADKAYAGII WUU DHAMAADAY, HADDII ABIY AHMED UU TALLAABO KA QAADI WAAYO LABADAAS, ANNAGUNA ..."

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 19   
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 3 месяца назад
allow abii nagadulqaad wuguracan yahe gumaysiga allow lagubo gamlaga dhigaa geesiyada wadaniga ah allow garab istaag allow ciidankayga liyuu garabsiiyo guule gashan bira allow kayel allow gobanimo nasii onogarga raboo gurmad malaigeed gadhka nagaqabtaan aamiin🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁💪💪🔥🔥
@joyaiyc
@joyaiyc 3 месяца назад
adeer hacabsan ithoobia waadaciif waaleskacelinkaraa wadokale noomabanaano wlhi xabashi muqdishee usocotaa
@abdiali603
@abdiali603 3 месяца назад
Sida weye❤❤❤❤
@loulaloula9520
@loulaloula9520 3 месяца назад
Allahou rayamou aux martyrs musulmans midnimo somalies states
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 3 месяца назад
❤❤❤
@abdiali603
@abdiali603 3 месяца назад
Somalia galbedei malintad sugaysen saka walajoga
@Mumtaazcabdiqadir
@Mumtaazcabdiqadir 3 месяца назад
Odayaashu waydadaalayaane kuwa asaga matalaya ayaa kadanbeeya sida aaden faarax waa xaaraan
@ChoukriQali
@ChoukriQali 2 месяца назад
Guu. Insha allha❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Mumtaazcabdiqadir
@Mumtaazcabdiqadir 3 месяца назад
Burhaane juulaa. Heegbaan kadac wayn haynaa
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 3 месяца назад
ciisow aadan usheega iyo soomalida kale ogadeen wawadaniga cidkasto somaliya difaceda utagan nafta uhura halyeyadu ushihidan malinkasta ee aadan farax dee canfariyadan haiska celiyo soomalida kalana hagalan dagalka agaah ma ogaden iyo itobiya laisku dawan war damir yesha oo isdifaca geeridu xaqweye oo ciidow dagalka wada gala 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🦁🦁💪💪🔥🔥🙏✌️
@abdinasir7998
@abdinasir7998 3 месяца назад
Abiey axmad gur gurta uga daran somali intu mesha fadhiyana raja male somali mel kastoy jogtaba hos udhac iyo is cunid moye...
@geesigadifaacasoomaaligalb1302
@geesigadifaacasoomaaligalb1302 3 месяца назад
Nijaaasta waaa in talaaabo adag laga qaaadaa
@AbdirahmanHassan-f4y
@AbdirahmanHassan-f4y 3 месяца назад
Shacabka somali ama dibad ama gudaha hajoogaanne banaan bax culus wa in laqaban qaabiyo dagaanka halasameeyo baanbaxaso ah udo isbuuc ah waxaan codsga udiraya ogaaska iyo odayasha hanka codsano shacaka somaali ee dagaanka iyo dibadaba wad mahadsan tihiin insha alaah
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 месяца назад
soomali waay dhimatay waayo mooryaan baa qabsatay inta xasan joogo dhib kabixi maayno walee
@MadinaSaid-b4f
@MadinaSaid-b4f 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@nimnim413
@nimnim413 3 месяца назад
Guuliyogobonimo
@MohammedIbrahim-vu4bm
@MohammedIbrahim-vu4bm 3 месяца назад
Xaqiiqadii ayaad ku hadasheen e yaynaan cidna ka cabsanin, cadowgeenna waynu ka guuleysani inshaa Allaah.
@KadidjaFarahSoubaneh
@KadidjaFarahSoubaneh 3 месяца назад
guul insh allh
@roblehdarar
@roblehdarar 3 месяца назад
Resr wararuhu wa ke ma adan farh ka sow anaga tacsidisa dhigney ka ma tirsatin somali galbedey ❤❤❤❤
Далее
Inside Out 2: BABY JOY VS SHIN SONIC 4
00:16
Просмотров 2,7 млн
Top U.S. & World Headlines - September 25, 2024
10:41
Просмотров 151 тыс.