Тёмный

DAG DAG MIYAA LOOGA SAFRAA QAXOOTIGA DALKA MASAR( UNHCR) SHAQO MALEEDAHAY MASAR?HADAA RABTO INAA 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 221 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Развлечения

Опубликовано:

 

3 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 156   
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Месяц назад
Wac lambarkan hadaa rabto inaa masar imaato +201147314416
@hassanmohamedabdi1244
@hassanmohamedabdi1244 28 дней назад
Beenta dhaaf masar kuwii 20 joogaay ayaan waxba kuhaayni dadkaan ayagaaba hada iska yaabane umada hasoo waalin walaalaay yuu een sudaan ayaaba kuso habtaay ayadoo sudan 🇸🇩 joogin ayaanba wax laga heli jirin
@IshwaaqMohammed
@IshwaaqMohammed 25 дней назад
Abyo numberkan watap malahan see ulasoo xiriiraa plz
@ZaamAbdullahi
@ZaamAbdullahi 23 дня назад
My​@@jamalmohamed7
@FatxiMaxamed-pf1qi
@FatxiMaxamed-pf1qi 11 дней назад
Walalshy mcn ilahydartis isowc
@umaranshax5291
@umaranshax5291 7 дней назад
Somali maa qabanaaysa
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Месяц назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)👍❤️🕋
@user-om6rk1oe9g
@user-om6rk1oe9g Месяц назад
Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘🥰🥰🥰🥰🥰
@Muhima2495
@Muhima2495 Месяц назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
@amran2010
@amran2010 Месяц назад
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
@user-ds8ht7ye7g
@user-ds8ht7ye7g 6 дней назад
Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤
@luqmaan753
@luqmaan753 Месяц назад
Mahadsanid macluumaad muhiim ah ayaad nasiisay
@barwaaqomuahammed
@barwaaqomuahammed Месяц назад
Team Ayaan gobdoon işo duceya Rajo ayan leyayhay alle hay rumeeyo
@CaishaIbrahim-bz3tq
@CaishaIbrahim-bz3tq Месяц назад
Ayaan abayo mhtsnit
@Aliosmanali441
@Aliosmanali441 Месяц назад
Alle hakuu fudaydiyo wll waa ayaamo carafo
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b Месяц назад
Abaayo mahadsanid anigaa waxaan joogaa masar waa runtaa waxlbo❤
@samiiradirie2559
@samiiradirie2559 Месяц назад
Asc abyo kaarka qaxootiga meeqaa lagu qaataa hadii aad rabto in layn laguu xareeyo
@user-vu2fy2gq4q
@user-vu2fy2gq4q 4 дня назад
Lug ayaan ka jabay isoo duceeya waa lay qalay 300 dhaqtarka ugu xanibanahay isoo duceeya inaso caawiya
@abdirahmanmaxamedhajikhali8080
@abdirahmanmaxamedhajikhali8080 6 дней назад
Hasbiya Allah wanicmalwakiil
@maankazurajofficial
@maankazurajofficial 4 дня назад
M.a aayo mcn Allah haku sharfo
@adnamaxamedcabdi3975
@adnamaxamedcabdi3975 28 дней назад
Waallaal waxa aad iiga soo waraantaa qofkii khad u xaraysan yay siduu uga baxo dhiiggase ma la qaadaa
@salaxcalimaxamad8190
@salaxcalimaxamad8190 Месяц назад
Maasha allaha mahadsanidi walaalkeey qaaliya sida noogu soo gudbiso macluumadak quruxda badan
@nasroyuusuf5694
@nasroyuusuf5694 Месяц назад
Masha Allah xppti saan ku jeclahay alle hku jeclaado alpiyey
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Месяц назад
Sdoo kle abaayo
@najuuppequrux6205
@najuuppequrux6205 Месяц назад
Ayaaney wllo dar alle baan kuu jclhy wlhi❤ alle haku xifdiyo adi caruurtada io xajigaagaba
@user-bv2mi9lp2f
@user-bv2mi9lp2f Месяц назад
Waa mahadsantahay abaayo waxaan rabaa inaa imaado shukran
@wanaagsaninmacalin-pb8zj
@wanaagsaninmacalin-pb8zj Месяц назад
Thanks for 😊advise
@mahamedahmed6172
@mahamedahmed6172 5 дней назад
Process ka qaxoontiga step by step u soo diyaari walal Mahadsanid
@sumayosiman5995
@sumayosiman5995 5 дней назад
Masha allah
@mohamudaweis7124
@mohamudaweis7124 Месяц назад
Masha allha
@najuuppequrux6205
@najuuppequrux6205 Месяц назад
Asc wan ku salaamay abyo noo soo daa qisadaada waanu ubahanahy
@ShamsoCismaacil
@ShamsoCismaacil Месяц назад
Wcs qerxey m. A allah kubarakeyo mahadsanid insha allah inaacadi uimado. Anoo qoxotiaheyn inshaallah qalpi❤❤
@luqmaan753
@luqmaan753 Месяц назад
Allow kaa ajar sii wlh ayaaney si walaaalnima ah noola talisay
@user-go1uy4fu2t
@user-go1uy4fu2t Месяц назад
Maasha alaah abayo noo soo ogoow safaradaha kale ma laga baxaa leyn dac wo ah. Waxan rabaa tal yaniga war iiga keen
@falishassan528
@falishassan528 Месяц назад
Ayaan qurux ina goobdoon ❤❤❤❤
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 Месяц назад
AYan quruxay haben wanagsan ❤❤❤❤❤❤❤❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Месяц назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@DeqaRoble
@DeqaRoble Месяц назад
Maansha alaah Waa Gabar daacad oo wanagsan ilaah adiga iyo awlada alaha noo xafido qurbaha shartisa badan
@yaasmiinalimohammedyaasmii8294
@yaasmiinalimohammedyaasmii8294 Месяц назад
Abyo ayaan wan ku salamaay iso gal rebili abyo❤
@saciidaomar660
@saciidaomar660 Месяц назад
Masha allah abayo sifican ayad nogu sharaxday shugran
@fartunwarsam9487
@fartunwarsam9487 Месяц назад
Abyo ayan mahadsanid walahy wan jeclahay shekadadà nosobadi aniga hada uganda joga lkn masar ban usosocda
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Месяц назад
Wcz xbbt qalpi illhy haku xafido
@fartunjamal7809
@fartunjamal7809 Месяц назад
Mahad,sanid abaayo sidaa noogu shaafisay ❤xppti ayaan👑♥️
@AXMATO_
@AXMATO_ Месяц назад
Wllzhey ayan gobdoon
@AbdikadirhusseinHassan
@AbdikadirhusseinHassan 7 дней назад
Waashey ii sheeg raga singolka ah sidee ugu noolaan karaa walaashey ii sheeg
@ilhanibraahim1
@ilhanibraahim1 5 дней назад
Wax walba waa qadar Allah
@caaishaxayle1699
@caaishaxayle1699 16 дней назад
Waakumahsantahy abyo
@user-qm3jc2jt3z
@user-qm3jc2jt3z Месяц назад
Sogeli wll
@SawiyoMahamed
@SawiyoMahamed Месяц назад
Asc. Ayaneey ...Allah.kuxafido abyo anigaa. Gabar masar urban waan kula soo xiriiraa
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Месяц назад
Asc ayaney abayo mashaallaah cailadona dhan waxan kabaxnay madar amerika mashaallaah
@falishassan528
@falishassan528 Месяц назад
Ayaanay ima qusayso lkn waandaa wanaa ❤❤❤
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 Месяц назад
Anibo wa ka Adey Canada masar lkn in badan sugay ❤🇸🇴🇪🇬🇨🇦
@user-nk7su8ek2f
@user-nk7su8ek2f Месяц назад
Ala saa u rabo lee Canada
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 Месяц назад
@@user-nk7su8ek2f insh Allah Hada calaf kuladahay wad imaneysaa
@seytunosman6336
@seytunosman6336 Месяц назад
Meqa sana Abaya Aniga south Africa joga qahotina wakujira Mel Laga Bush gareya wah ishega wawaye
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 Месяц назад
@@seytunosman6336 abaayo nasib waye UNHCR dhofkeda wa Ku nasibso Hada heshana arag hadaweydana arag waye ano waqti dher iga qadatey lkn WA iga goned inaan wax kahelo
@sacdiyioxasan4062
@sacdiyioxasan4062 26 дней назад
Walal in biil aad sogeysay dhofitaanka iso jaab ado mahadsan
@ffffsa2633
@ffffsa2633 Месяц назад
Asc ayaan xabiibti setahay ciyaalka seekuuyihiin❤❤
@user-xq7il8en7v
@user-xq7il8en7v Месяц назад
Wcs àyaaney ani titok madawado balwadeydu waa youtub alle samir wuu isiiyey❤❤❤
@user-ci2lj7hy3q
@user-ci2lj7hy3q Месяц назад
Shugran abaayo basboor soomli ma lugu soo aadi karaa wllo qali isoosheeg Alxm nag karti badan shaqysan karta waan ahay wllo qali
@maryanmuxumed4051
@maryanmuxumed4051 Месяц назад
Xage jogta sis
@nasiyeofficialchannel8026
@nasiyeofficialchannel8026 10 дней назад
Abayo kwrn qofkaan aqoonin luuqada eglishka iyo af carabi
@Caashacuud-tr3ow
@Caashacuud-tr3ow Месяц назад
Wcs walal kawaran gabadhaha caruurta haysta shaqo iyo caruurta .ma isku wadikaraan
@ffffsa2633
@ffffsa2633 Месяц назад
Asc ayaan xabiibtii satahay ciyaaka kawaran
@caaishaabdullahi8951
@caaishaabdullahi8951 Месяц назад
Mhdsanid abayo
@ffffsa2633
@ffffsa2633 Месяц назад
Asc❤
@user-qz1gz2vr5q
@user-qz1gz2vr5q Месяц назад
Ima khuseeyo caawo lkn Layg wan kusaaray xppti❤❤
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 Месяц назад
Abyo meeqo sana karka qaxootiga lagu qata Masar please iso sheeg
@MaaidoCNaasirXasan
@MaaidoCNaasirXasan Месяц назад
Ayanney in an sobaxo raba ee blz meqa lagu imada abyo
@zuuzaan-lg6iu
@zuuzaan-lg6iu Месяц назад
WCS❤❤❤❤
@maryamamohammed5048
@maryamamohammed5048 Месяц назад
😮😮😮😮😮😮 iga tag balaayo qaxooti idiin noqotay Aniga oo sharaf leh meel aan sharaf kulahayn ma rabo mana jecli waxaan ahay African waana jeclahay Africa iyo nolosheeda
@FarhiaKhaalid-or4du
@FarhiaKhaalid-or4du Месяц назад
Sax wan kugu raacsanhy
@Adnahasan58
@Adnahasan58 Месяц назад
Al ceynul xaq
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc Месяц назад
❤❤❤
@yaasirhasan6119
@yaasirhasan6119 Месяц назад
@Prety977
@Prety977 Месяц назад
Wcs habo nooga so sheeke
@ffffsa2633
@ffffsa2633 Месяц назад
Asc
@falishassan528
@falishassan528 Месяц назад
Highway
@Umuamiirofficial
@Umuamiirofficial Месяц назад
❤❤❤❤
@CaaishoNuir
@CaaishoNuir Месяц назад
Ayaney aniga tiktok markan ayaan jogaa marmar soo muraqabeyaa sababtoo ah waqti maba uhayo oo waxan kaliya dawadaa dadka adi cml qisoyinka soo gudboya
@NoorAdi-u2j
@NoorAdi-u2j 19 дней назад
Asc abayo ayan waxan raba inad igu cawid qabka alagu tago waxan raba inan iska qoro UNCHR? igaso jwab pleace
@SawiyoMahamed
@SawiyoMahamed Месяц назад
Asc ayaan eedoy gabar dhalay. Fiiso urabaa lambarkaaga waan waayey iisoo dir. What's upkaaga. Iisoo dir. Insane soo guuro waa Rabat lkn. Gabar usoo dirsanaa. Deg deg. Iigu soo jawaab. Ayaaney
@FaraxsanAli
@FaraxsanAli Месяц назад
Kaso suuubi vedeo yo kle ayaaney guulayso abyo❤
@mulkiibrahim5185
@mulkiibrahim5185 Месяц назад
Ayaney abyo waxan ku weydini imisa lagu imada marka jogto dalki hoyo e Somalia afka Arabiga wan aqana wana ka shaqysn laha unkna wa sugi lahaye iga daba gee
@NagmaKhalif
@NagmaKhalif Месяц назад
Abayo ani xitaa wan ubahanahay fadlan ila sooxirir
@user-pk6tv6hu2x
@user-pk6tv6hu2x Месяц назад
Ayaaney codmajiro miyaa manta
@Xanfreesh
@Xanfreesh Месяц назад
Waryaada isooraaca ana warni hayo pleaze😂
@user-pk6tv6hu2x
@user-pk6tv6hu2x Месяц назад
Ayaaney labrki wunoshaqn wayy
@wadaniyadasumaya1974
@wadaniyadasumaya1974 Месяц назад
Best friend keyga aya bari canada aaadoyo🥺♥️ boyfriend keygana usa ayu u soocda anina wali xita waxa mariin 16 yrs qaxotiga joogy kenya
@nimcodaimond4183
@nimcodaimond4183 Месяц назад
Abayo Horta shekada ilmo xaran lagu dhalo Wan ogahay in dagdag loogu qado lkn xaasid nimada waxa lakala qarsanayo qof hadi lasowaco ma arkin wax ficanba ma ahee Bismillah qof hadi lasowaco maba qariyo illahoy miyan waxbaba looshegin
@shamsocabdullahi4355
@shamsocabdullahi4355 10 дней назад
Asc abaayo waxan ubaxanahy inaan imado masar abaayo war iga si shaqo maledahay
@Fathi-jb4uv3id1d
@Fathi-jb4uv3id1d Месяц назад
Madsanid ayaneeey Saudi aa jooga masarna wa rabaa wana shaqeysanaa hadabaa Saudi aaka shaqesta walbo familykeyga ka bila io nolosheydii rafaad ku imaday wan u so tahriibay wllhi hadna wax diyar u ahy ina ka si tago oo Europe ado dhib io dheefna diyar u ahy mel akla so xeerirana wan iska jeclanlaha xbbtih❤
@HodanSiciid-ud4dx
@HodanSiciid-ud4dx Месяц назад
Abayo halkan kaala soo xariiraa
@ladanahmedofficail
@ladanahmedofficail Месяц назад
Ayaan wall number aan kalasoo xiriiro muxtaaj baan ku ahay
@ruwedoasad1539
@ruwedoasad1539 Месяц назад
Hbo nooga soo sheegeey waxyabihii kuugu yaabka badnaa
@jamilamaxamed937
@jamilamaxamed937 15 дней назад
Shaqa aan jaariyad aheyn ma lahan miyaa
@SundusAbdi-hk9us
@SundusAbdi-hk9us Месяц назад
Abaayo aniga makuu imaada cid malihiye😢
@luqmaan753
@luqmaan753 Месяц назад
Dhacdadaas noogu soo sheekeey
@Prety977
@Prety977 Месяц назад
Habo no sheek qofkaas pls
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Месяц назад
Ayaaney kiisaska laga shekeeynaayo maxaa ka mid ah
@bintukamamachannel9099
@bintukamamachannel9099 27 дней назад
Abaaayo five group ka maxu ku xiranyahay card buluuga
@IstarMohemmed
@IstarMohemmed Месяц назад
Manta ii kowo ano shaqo an ku jirin iso Garin video ka😂
@amenacali727
@amenacali727 Месяц назад
Sowta ladhahay cayladaa lajecelyahay qofka caruurta wata
@Adnahasan58
@Adnahasan58 Месяц назад
Kaso shekey
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 Месяц назад
Ayaaney nolasoo daqsoo 😂😂😂
@HadiyaCalimaxamuud
@HadiyaCalimaxamuud Месяц назад
Ayaan labarki wiilka visaha mee
@samaaraqurux2736
@samaaraqurux2736 29 дней назад
Qofka kaadhka haysta maka so bixi karaa hadi qofku dalka kuso noqondo mise wa danbi
@user-et3eb8ti4r
@user-et3eb8ti4r Месяц назад
Abyo meeqa sano ayaa kaarka qaxootiga lagu qaataa masar dacwo family malagu baxaa jwb inshallah
@Amlaah
@Amlaah 27 дней назад
Haa dad badan ka bax
@CaaishoNuir
@CaaishoNuir Месяц назад
Noga soo shegee
@Amlaah
@Amlaah 27 дней назад
Abaayo labo mowduuc isku furtay
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Месяц назад
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW
@seytunosman6336
@seytunosman6336 Месяц назад
Abaya wadanka south Africa yajoga Wahan uimade wehed shaqa iyo Inan unta iskadiba kolkan qaracan wahaba laleyahay kar qahotiga walajojiye dadka xasidnimada kajirta ilahay leshegi karaa kof wah kushegana majirta qahotina wa lajojiye dadka in lagu humeya maahane kofna wahba kumataraya
@ayaanmaxamed6927
@ayaanmaxamed6927 Месяц назад
Abaayo facebogaga ma sawirka halkan kuu saaran ba kuu saaran
@ubax3018
@ubax3018 Месяц назад
Aryaa idindhaho wadankiina Jooga masar qaxootiga wey adagtahay maahan meel laaluush lagu dhiibo sida yugaandha ama keenya
@shaafimohamed9733
@shaafimohamed9733 Месяц назад
Abyo cunug yar oo barales ah ayaa haysata ilmaha ma la qadariyaa
@shakaali9584
@shakaali9584 25 дней назад
Asc walaalayal waxa isheegtaan kaarka qoxotiga UNHCR hada masar ka qaato dacwad canada maligu furi karaa fadlan qofki warbixin ka hayo ha iso jawabo mahad sanidiin
@Amlaah
@Amlaah 27 дней назад
Hadda number ayaa laga qabsadaa balanta
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm Месяц назад
Wcs ayaney waxan darema wal bahar blz ha leyso duceyo😢😢😢
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Месяц назад
Abyo illhy xagiis u carar
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm Месяц назад
@@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq insha alh abyo mcn
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 Месяц назад
Xppt alle haka dulqaado alle baari I.n 😊
@wadaniyadasumaya1974
@wadaniyadasumaya1974 Месяц назад
Kakuma kenya ayaantan saaid loga baxooya Australia Canada usa Germany
@nimcodaimond4183
@nimcodaimond4183 Месяц назад
Abayo biljamka malaga adaa mise wali cid umay bixin
@wadaniyadasumaya1974
@wadaniyadasumaya1974 Месяц назад
@@nimcodaimond4183 maya UK Germany Canada usa Australia baas lee daadka qaatan
@Sahidohrye256
@Sahidohrye256 Месяц назад
Wall qof yurub dhex jooga hadu masar iiga dacwodo maka fududahey
@Amlaah
@Amlaah 27 дней назад
Haaa family aan la joogo ayaa looga dacweyday UK alhamduliaah waa fududahay
@user-ro7sl3di9l
@user-ro7sl3di9l Месяц назад
Whatsapp ma lahaa wllo
@user-ro7sl3di9l
@user-ro7sl3di9l Месяц назад
Numberku
@shukrihassan-878
@shukrihassan-878 Месяц назад
Abaayo qaxoti waxan ku ahay syria 🇸🇾 12sano nasib uma yelan inay iqadan lkn walashey ayay Turkiga ka qaden oay Canada 🇨🇦 geyen
@deeqoali57
@deeqoali57 Месяц назад
Suuriya inte joogta dimishig mise.xeradii xasako
@shukrihassan-878
@shukrihassan-878 Месяц назад
@@deeqoali57 abayo dimishiq ayan jogi jiray
@deeqoali57
@deeqoali57 Месяц назад
@@shukrihassan-878 mansha alah dimishiq waa jeclahay 1993 baan imid 1995 waaka soo baxay.xaafadee safaradi soomalida ma shaqaysa habiibti
@shukrihassan-878
@shukrihassan-878 Месяц назад
@@deeqoali57 ha a abayo way shaqeysa
@deeqoali57
@deeqoali57 Месяц назад
@@shukrihassan-878 l mansha alah somali basan maa joogta hada xaafadii soomalida degenayd wali ma degentihiin
@Amlaah
@Amlaah 27 дней назад
Masar gabdhaha waxay ku shaqeyyaan خدامة ama jaariyad
Далее
Угадай МОБА 1 🥵 | WICSUR #shorts
01:00
Просмотров 688 тыс.
Лепим из пластилина🐍
00:59
Просмотров 246 тыс.
Intaaadan masar soo dagin🇾🇪
13:24
Просмотров 23 тыс.
Sharciga qaxootiga masar. Iyo nolosha masar.
3:43
Просмотров 10 тыс.
Stay on your way 🛤️✨
0:34
Просмотров 11 млн
Как без этого..😂
0:15
Просмотров 1,3 млн