Тёмный

DAG DAG XAASKI MAHAMED O OYIN AFKA FURATAY WUU I DILI JIRAY ILMAHANA WUU IGU DEYRIYAY 😭 KHADIJO NINK 

INDHAYARE MEDIA PRO
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Видеоклипы

Опубликовано:

 

18 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 21   
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Месяц назад
Alle hakuu caafiyee Inanka Yar ee xanuusan Ee hadalku ku xidhanyahy waxaad siisaa Dhuuxa Geela oo ilaahay kaasho wll Takale iskadaa meeshaan waalagu waashaye Garxajisow Halacaawiyo oo sifiican haloocawiyo
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Месяц назад
(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Месяц назад
Oo manin aadan aqoonbaad Iska guursatay
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Месяц назад
Waayaabe reer Abokorow ilaahay Kabaqa oo Gabadhaan kagarbaxa
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h Месяц назад
Muuse caase waa reer marba meel udigo roogta waayo ciise muse ayay ahayeen bari dambe ayey yidhahdeen sacad musan nahay
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 Месяц назад
Faroor maxaa barbera ku geeyay! ninkaan maxaa ka keenay Doxa Qadar . Naa ninkan kuma fahmayo sku dhaqan ma tihidiin. Bisinka yaab mid qalinaysa iyo korka uga baxday waaba darama
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 Месяц назад
Adigaa marka horeba qofkaa maraanka ah ee codka dumarka leh nin moodey
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli Месяц назад
Nin walbo gabar xumeeyo mid kale baa nin ahaan u qaadaneyso adna ogoow inuu saas iyo ka daran kuu gali doono😢😢😢😢
@saciid_iid
@saciid_iid Месяц назад
Subxaanallaah caruurta iska korso
@HamdishafiAinab-ce2uk
@HamdishafiAinab-ce2uk Месяц назад
Ninkaas balaayuu iskufurey leynqabowbuu kujiraye
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Месяц назад
😂hahhhhhha!! NABSI😂AYAA SOO SAARAY😂!!!!
@NejlaMohmeth
@NejlaMohmeth Месяц назад
Adkatey 😂
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Месяц назад
ADKAATAY!! XAQII BAA FEEDHAHA KA DILAACAY (ALLAHU AKBAR)!!!!WUXUU ISLAHAA HAWIYE LACAG HAKUU GURO!! LAAKIIN (RABBI) ayaa KASHIFAY(SUB HAN ALLAH)!!SACAD YOONIS BUU SHEEGTAY😂HAHHHHHA!! ISAGOO REER ABOKOR😂AH!! ANIGOO SOOL🎉U DHASHAY🎉Ayaan garanayaa😂!!!!
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z Месяц назад
Aamus abayo doofarka wa laguu soo dhiiba🥺
@saciid_iid
@saciid_iid Месяц назад
Waa erayga kadaa caruurta ereyga oo korso
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Месяц назад
Sax wll
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 Месяц назад
Lacagahan la ururinayo joojiyo dadka waa masaakiiniin lacag doon weeye kuligood. Hadii la dhimanayo dhareerkaa layska duwaa! Maxamed balaayo ayuu walaaqay ee ha saxo.
@cabdimahadcabdilaahi2172
@cabdimahadcabdilaahi2172 Месяц назад
So cadee
@JamaalCali-ki6we
@JamaalCali-ki6we Месяц назад
Asc
@indhayare2
@indhayare2 Месяц назад
Wcs
@saciid_iid
@saciid_iid Месяц назад
Kkkkkk waaba naag waalan
Далее
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
00:58
Просмотров 3,4 млн
I Like It
2:29
Просмотров 2,6 млн
Султан Лагучев - Гасишься
3:02
Просмотров 116 тыс.
ДжаЯмми - Туман
4:18
Просмотров 225 тыс.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
MACAN, A.V.G - Привыкаю
2:55
Просмотров 437 тыс.