Тёмный

Dagaal Guri la isku dhax helay Qasa & Ciidanka Israil O ka cararay Dabaabad| Hayeey Ingriiska wey bi 

Dulmi Diid
Подписаться 371 тыс.
Просмотров 51 тыс.
50% 1

Dagaal Guri la isku dhax helay & Ciidanka Israil O ka cararay Dabaabad| Hayeey Ingriiska wey bilaabatay
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Развлечения

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 101   
@DulmiDiid
@DulmiDiid 5 дней назад
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@user-tf1be2lv8f
@user-tf1be2lv8f 5 дней назад
Asalamcalikum show wow waxad sheta tadhirda ad sogudbines war
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 5 дней назад
Yuhuud io gaalada isu soo raacday gumaadka walaalahayaga muslinka ah ee falaztine io beydka barakeysan ee qasa weerarka ku ah illaahow jebi oo abaar io faqri ku rid,illaahow muslimiinta reer falaztina u nasteexee oo gacantii sareeyso ka dhig allahu ma aamiin
@user-vm3os2rv9f
@user-vm3os2rv9f 5 дней назад
❤❤❤maanta aad baan warkaaga ugu farxay,sababtoo ah waxaa noo keentay yuhuud oo la bahdalayo😂😂😂😂
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 5 дней назад
Scw scw scw scw sheikh wcs falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 gull gobonimo ❤❤❤❤❤❤
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 5 дней назад
Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allow falaztuniinta guusha sii aamiin yaa raxmaan yaa qani yaa qawi
@zahramahomud6556
@zahramahomud6556 5 дней назад
Allaha baa ku ridey god eysan ka so bixin❤❤❤❤❤❤guuuuuul iyo gobanimo falastiin
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 5 дней назад
Guuuuuuuuuuull mujahidinta reer falastiin Insha Allah guuuulaysts❤
@adenhassanbashir4930
@adenhassanbashir4930 5 дней назад
Sh. Muxmammedow Allaha ku barakeeyo, wararkaaga waan ku diirasannaa. Fr. Muqdisho.❤❤❤❤❤❤❤
@islaaxiyahabdirahman3440
@islaaxiyahabdirahman3440 5 дней назад
Guuuul falastiin allow badi jabkooda yuhuud
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 5 дней назад
اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب
@Falaastinali
@Falaastinali 5 дней назад
Ilaahay haugargaaro reer falastiin
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 5 дней назад
Allow Jayuud iyo wixii soo Racaba Jabi Yaa Rabi
@dahaboibrahim9159
@dahaboibrahim9159 5 дней назад
Sheekh Jazzakullahi Khayran.
@janojecelxusen
@janojecelxusen 5 дней назад
guusha xamaas fadliga allaah ka bacdi waxa keenay sabirka shacabka qasa oo marnaba fursad siin waayay gumaystaha iyo kuwa ugargaara😢
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 5 дней назад
MaashaAllah Wcs Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah
@sadam1318
@sadam1318 5 дней назад
waa mashaallah allaha guuleeyo
@sadiafedow3753
@sadiafedow3753 4 дня назад
Allahu Akbar Allahu Akbar ❤
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 5 дней назад
قال الله تعالى :( كلّما أوقدوا نارا لّلحرب أطفأها الله..........)
@umuyahya6866
@umuyahya6866 5 дней назад
Allahu akbar.
@Sakariyecabdi-rm1mo
@Sakariyecabdi-rm1mo 5 дней назад
M.a yuhuuda alke hajabiyo duufaan iyo dhulgariir alaha kurido adne waa mahadsantahay shiiq ee kahadal madaxweynaha oo ujawaabay abii
@Mohamed_Abdi-aziz
@Mohamed_Abdi-aziz 5 дней назад
🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻 Baarlamaanka Jarmalka , wuxuu si aqlabiyad leh u ansixiyay xeer ka mamnuucaya dalka Jarmalka adeegsiga astaanta saddexagalka cas ee rogan , oo ay soo muujiyaan guutooyinka hubaysan ee Xamaas , marka ay beegsanayaan askarta iyo taangiyada Israa’iil ee ku sugan gudaha Qasa. Addunkan Gaza oo kaliya ayaa xor ah wlhi.😂😂
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 5 дней назад
Allhamdulillaah allow adaa awoodaas siiyay ciidanka falaztine Io xisbiyada kale ee muslinka ah oo garab taagan reer qasa Io muslimiintoo dhan ,baga allow jebi yuhuuda Io gaalada isu baheystay oo dhan
@ahmedabdullahi937
@ahmedabdullahi937 5 дней назад
Iberian ee dadka dadku ma arkayan inta marka inaad warka hayso un inaad sheegto thank.s
@AliKhan-Somali
@AliKhan-Somali 5 дней назад
Mahadsanid ustaad
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 5 дней назад
Waytimi awoodii illahay baga alle hahoojiyo yahuud
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 5 дней назад
InshaAllaah klaahay haka dhigo Tuke cambaar leh,
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 5 дней назад
Allakariim illaahow masakiin taas caawin we cry just
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 5 дней назад
Waan fiirsaday iyadoo live ah Aljazeera shalay,
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 5 дней назад
Illaahay.ayaa.fashilay.oo Qaawiyay Guul.falastiin. Insha.allaahu
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 5 дней назад
Sheekhow kalsoonida rabigood ayey haystaan .inshaa allaah weyguuleysan doonaan .qofkii alle talo saarta ma daycmayo
@aali7203
@aali7203 5 дней назад
Sheekhoow waqti badan aad ku bixisaa carab & yuhuud, maad waqti ku bixisid Khawaarijta ummadda soomaaliyeed halaaga iyo ciribtirka ku haayo ayagoo magac ISLAM sheeganaayo. Waqti haku luminin please carab.
@Naciimo433
@Naciimo433 5 дней назад
🤣🤣🤣🤣 ma suuxdinba ka soo kacday
@kingahmaadi9952
@kingahmaadi9952 5 дней назад
Hhhh wllkaga lewaye warna laguma karo carabta kuma bixiyee reer falastiin buu ku bixiyaa adi waxaa heysataa jaanis wax ku qorto raaxo ku jiiftaa lkn dadkaas nafta meel geyaan la yihiin anaga qarax lee ahaay wana ka reesane blse ayaga gantaalo lagu gaaraacaa marka si xun ufikirka iskadaa nio
@user-qp1mx3sz6n
@user-qp1mx3sz6n 4 дня назад
Hhhh Kan ma maanta ayuu aduunka yimi mid war haya maaha e ❤ illaahow u hiili reer falastiin
@user-ze3er4jw3d
@user-ze3er4jw3d 5 дней назад
Very good 👍 people 👍 welcome brother 💯👑 King
@Aragsan977
@Aragsan977 5 дней назад
Hye shaikh noo wad warka cajiib warar xasaasiya waaye wallhi warkan waan ka heley good energy ❤
@bukhatir1454
@bukhatir1454 5 дней назад
Raga uu ilaahay quraanka kusheegay ee ah رجال waa xamaas oo kale😊😊😊
@Suheylacrafts
@Suheylacrafts 5 дней назад
Allah hafaashilo yahuud Free free Palestinians
@macthanaftae8305
@macthanaftae8305 5 дней назад
Wa Caleykum Asalaam
@adammohamed5339
@adammohamed5339 5 дней назад
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@user-kl4fl2br1m
@user-kl4fl2br1m 5 дней назад
Wcs Masha.allah dheh ilaaheya lajiro masaakin wayay walal dhibay
@rahmafarah3484
@rahmafarah3484 5 дней назад
Alxamduli laaha
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 5 дней назад
Woow❤
@fartunjama2269
@fartunjama2269 5 дней назад
Allahaabuker✋👍
@safiahussein8047
@safiahussein8047 5 дней назад
Alxamdulilaah
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 5 дней назад
Dulmidiid ha Ku soo celcelin warka ad hore u sheekto please waan daawanay already
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 5 дней назад
Waa lagu sugay
@a-auslim-girl-from-yemen.
@a-auslim-girl-from-yemen. 5 дней назад
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-.&...،..،...،،،،،،،،،،،،.......;;//;&&;;&;%🎉😢😢😢;&;&&;
@sabrinayounisaden7238
@sabrinayounisaden7238 5 дней назад
Scam!
@Rarisasa6846
@Rarisasa6846 5 дней назад
War yaan shilin lasiinin qofkan. Waa been qof dumar maaha waa scammers. Marka taxadar halayeesho Soomaaliyeey.
@abdimuse1620
@abdimuse1620 5 дней назад
Alahu akbar
@niimaneur4842
@niimaneur4842 5 дней назад
❤❤Illaahay guul asiiyo palestine amiin❤❤
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 5 дней назад
Madaxda carbeed, yuhuuda iyo uk waa kuwo ku dhex bakhtiyey caloosha maraykanka
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q 5 дней назад
Yuhuuda hadey bilaabeen iney is qarqariyaan yaa isgaaray
@user-gr7kw6hu8b
@user-gr7kw6hu8b 5 дней назад
Sheekh adu balankii course da Mee 😂 👋 baLan-Buriska ha baran
@aminasharif-bz2gz
@aminasharif-bz2gz 5 дней назад
Allah hau kalmeyo walalhena rer falastiin
@Khayre73
@Khayre73 4 дня назад
❤❤❤
@saidmuktar
@saidmuktar 5 дней назад
Sheikh Israel dhulmi ayaay wada lkn dhulmi ilahay uweheel mahan
@khawlam5008
@khawlam5008 5 дней назад
اللهم عليك بالظالمين والمسيئين يارب العالمين
@luulali4872
@luulali4872 5 дней назад
Yahudey
@Cabdimxmed-mi7cz
@Cabdimxmed-mi7cz 5 дней назад
Scw scw scw scw
@shukrilibax
@shukrilibax 5 дней назад
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸✌️✌️✌️
@adenmohamed1665
@adenmohamed1665 5 дней назад
🎉
@gurdan5841
@gurdan5841 5 дней назад
Wcs
@baahkaxaaji1119
@baahkaxaaji1119 5 дней назад
Ilahoow gumestaha iyo inta gadaal kataagan maqaar uraayo saar 🤲 Falstiina guul
@nadifoali7658
@nadifoali7658 5 дней назад
Hhhhhhhhh 😂😂. That's very good
@zahramahomud6556
@zahramahomud6556 5 дней назад
Asc wr❤❤❤
@QadharHassan-vv5cm
@QadharHassan-vv5cm 5 дней назад
Boss 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 please 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 dorashadha iiraan yaku kuuuleste kaso hadhal next video inshallah
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 5 дней назад
Waa lagu sugay awalbeyba wax nacaladi ku dhacday sumcad meel ay ku leeyihiin aduun iyo aqiro midna ma jirto
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 5 дней назад
Sxb allahu akbar alle ayaa wayn oo.awood badan guul xm xt.xh abooyoo.wuxu yiri nin somali ahaa maxay ku.hadli doonaa hadii libin lasoo.hooyo bal.carabey maxad ku hadli doontaan markay falastiin alle xoreeyo oo.xm iyo xt iyo xh iyo eraan muqqwumada ciraaq ka shaqeeyeen.maxay sheegi.doonaan.maryo.wayntii carbeed
@AaminoNUUR-rd8ij
@AaminoNUUR-rd8ij 5 дней назад
❤❤❤😢😢😢😢😊😊
@asmaxandule2950
@asmaxandule2950 5 дней назад
Ninkaasi wuu u hiiliyey Falastiin Waa fiidnaamiis
@saidionuur8702
@saidionuur8702 5 дней назад
Sheeq Saan usugeynay coursedii waan dalnay managu adkeynoysaa mise didiin aad so saartay oo jidkrey kusoo Jertaa?
@hibo7569
@hibo7569 5 дней назад
C'est bien fait pour eux 🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸☝️☝️☝️☝️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@abdirahiinofficial5594
@abdirahiinofficial5594 5 дней назад
Sheekhow maxamadow intee ka helaa videoska xamaas meel aan ka daawano
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q 5 дней назад
Mujaahidiinta ilaahaa Awood iyo geesinimo galiyey guba baabi iya
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 5 дней назад
Walahi si xun bay u galen
@siciidsayidcali-ly3nv
@siciidsayidcali-ly3nv 5 дней назад
Lacagaha ma sadaqaad u baxsanaysaa wll
@FatumaGambes
@FatumaGambes 5 дней назад
Dcw
@user-ol4pc4cm5b
@user-ol4pc4cm5b 5 дней назад
Qofkii Afgaranaya kooxda yuhuuda ka oohisay waxaad kutiraahdaan. Geesihiina eega. Wixii aan idinlarabnay maantaad hesheene. Sifiican geesihiina u eega oo aruursaada waxa idin agyaal yaal.
@inspiredcryptmotivation
@inspiredcryptmotivation 5 дней назад
Brother which country was it??? That chance those Israeli family at the restaurant??????????
@Cimranyare-ty2fq
@Cimranyare-ty2fq 5 дней назад
Ale ayaa duleyay yahuda
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 5 дней назад
Aduunka la idinka yahuudeey
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 дней назад
Xaq udirirka reer Falastiin waxaa la dagaal lamayo waa America+UK+ faransiiska+Israa'iil umey san kala harin wana laga adkaadey dulmi wadayasha
@jawaahircabdi3936
@jawaahircabdi3936 5 дней назад
Yahuuda uduunka dhN hanaco hana laga cararo
@abdirahmanmoallimmohamed9967
@abdirahmanmoallimmohamed9967 5 дней назад
Waxan kuweydiinaya hadi garisocda daaqadiisa lafuro hadanalaxiro moobeelkadhacay gaarikadanbeeya uubarbaro yaalagarabaa guditaanka ...jawan ayan kaasugayaa
@Duqabto
@Duqabto 5 дней назад
Waxaan ilaway oo video idhafay markaad ka hadlaysay cundurinimada somali waxbay ankirin cunsuriyad wayn baa ka jirta ilaa ay dadka garsiiyeem inay dadka so dhexgaliwayan ama horay u mari wayaan dadkaas soo maha malin hore marki gabar uu guursaday wiil ay ugu yereen jareer ay adeerkiis magalada ku gubeen xata wax ka qabta lawayay cuqubadaas xagay adaysa aNaga qurbaha ayaa nalagu yasaa waana waxaan geeysanay
@ashawooo
@ashawooo 5 дней назад
Rabiya naga aqabala ducada adiga awooda leha uu gara walaalah reer falsatina rabi ka dula qada dhibtada
@FatumaGambes
@FatumaGambes 5 дней назад
Scwscw
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 5 дней назад
Weliged Israel adunka mesha ay jogan yahud mey shegan jirin. Hadey shirkad ama hayada sidha UN ay uu shaqeyan !!! 😂
@aminahussein9450
@aminahussein9450 5 дней назад
ASC. MUSLIMIINTA ma sameeyeen waxay Vitnam samaysay!!!???
@SafioFeisal-di5vj
@SafioFeisal-di5vj 5 дней назад
F🎉😂
@SSS78781
@SSS78781 5 дней назад
🤣🤣🤣YAHUUDA MILITRY, AHAAN, SIYASAD AHAAN, DHAQAALO, AHAAN, IYO DHANKA SOCIAL MEDIA WAXEY KU JABEEN...
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 5 дней назад
Dhulka markaad adiga leedahay waa sas
@luulali4872
@luulali4872 5 дней назад
Lisuu uuwujuhakum
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 5 дней назад
Media waa dagaal xun
Далее
SADEXDEE XISBII AYA SO BAXAYA IYO HESHIISKA ISBAHAYSIGA
1:41:24
FILO PART 104
32:46
Просмотров 362 тыс.
Русалка
1:00
Просмотров 5 млн
🤣МАЛО КУПИТЬ ЛОШАДЬ
0:18
Просмотров 6 млн
Walking can get boring 😎
0:25
Просмотров 8 млн