Тёмный

Dagaalada Soomaaliya,Sacad iyo Leelkase yaa kadambeeya? 06/28/2024 

Haji Dabcasar Somali TV
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 1,2 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 5   
@abdiazizmohamud-wv5xh
@abdiazizmohamud-wv5xh 4 месяца назад
Haji dabcasarow garu Rabay leedahaye warkaagu waa run oo waa xadiis adeerkaa siyaad bareba saasuu uhadal run badnaa oo u macaanaa munaafaqadaana adinkaa Soomaali baray ee ah "uur iyo af aan isla socon", marka reer xamarku waxay dhahaan "ka xaa xaabi hee" waxan socdana waa dhaxalkaad Soomaali uga tagteen ila meeraysada ah mareexaana waxa ku socda waa wadaadadii siyaad bare dilay inkaarteedii oo laga yaabee in mid ka mid ah culimadaa afkiisa qabteen mareexaan ileen xaqdaray ahayde Rabina uqabtay baryadaa oona ogayn siyaad siduu aayadihii Rabi ugu jeesjeesay oo uu yiri "wathulutha iyo wathulutha iyo wixii dhagaheenu maqleen ee argagaxa ahaa kana qaban waayeen mareexaan odayga dhihina waayeen siyaad yaan nalagu kaa halaagine kajoog waxaan nahay dad kuwii kuugu dhowaa oo kudifaaci lahaaye balse madhicin oo waatan meel walba laydinku findhicilanayo marka mareexaan tay Soomaali kagaleen iyo tay Rabi diintiisa igu gafeen towba yaa Rabi dhihin Rabay leeyihiin saa lagama xigee waana inay garowsadaan dhibka maanta Soomaali haystaa kow inay iyagu ka ahaayeen 21sano oo uu Soomaali kasta mareexaan markuu maqlo wadnuhu istaagi jiray intii carab qoyneed ee qofkasta lahaa hadaladay kuhadaaqi jireen ee ahaa Illaahow mareexaan saas kayeel qaarbaa noqon karay kuwo ducadoodu Rabi aqbalo oo xalaal quudato ah maanta balfiiri intay is haystaan mareexaan waa jareer kenya iyo ogaadeen, dir, cayr, saleebaan, iyo kuwo kale ood adinku ogtihiin jaale, towba yaa Rabi hadaydaan Alle bari u dhigan iyo danbi dhaaf tanu saan isleeyahay waa idinku soconaysaa walaahi waxaan ogaa mareexan xamar jiingad ama guri laamiyeeri ah kadaganaa oo qaxii daarood ku baxay oo madambi bey galeen maya balse tolkood cuqubadii ay gaysteen baa galaafatay oo waatii layiri "ushii munaafaq loo wado mu'min bey ku dhacdaa", waxayna ahayd masiibooyinkii dalka ka dhacay.
@CaashoXaanshi-bi7we
@CaashoXaanshi-bi7we 4 месяца назад
Taas waa runtaa dabcasar
@deeqoali57
@deeqoali57 4 месяца назад
Ilahay unadan xaqa ha tuso. Dhiig iska socda ma fiicna
Далее
Kaftanka Siyaasada 535 oo aad u xiisa badan
44:25
Просмотров 18 тыс.
KULMIYE OO WADANI KA SAARAY SOMALILAND MAANTA GUUL
12:13