Тёмный

Dagaalka ay Huwantu Qorilugud kusoo qaaday iyo sida ay wax u dheceen halkan ka ogow✍️ 

Xaaji Basar
Подписаться 35 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

31 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 149   
@aamohamed5102
@aamohamed5102 17 часов назад
RUNTAA LAGA SHEEGAA WAX KASTA Waa runtaa. Waa lays dhigtay waa run.
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 4 часа назад
Absolutely guul somaliland insha allaah ❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 13 часов назад
Absolutely that’s true 👍
@MabarigAxmed
@MabarigAxmed 17 часов назад
❤❤❤inader guuuul somaliland
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 12 часов назад
Ictisaam Somaliland ha laga saaro.
@AbdikhalaqAbdo
@AbdikhalaqAbdo 18 часов назад
war nio dadkeeni baa doorasho lagu foojiyey ee alle ha ina kala qaboojiyo
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 16 часов назад
Sowtan la diiday doorashada aynu dib u dhigano cadawgaa ina dul fadhiya aynu meel iska saarno
@Degmociise123
@Degmociise123 18 часов назад
Inaga ayay inaga barteen Dagaal laascaanood hore Ayaan u dhagaystay iyagoo ka hadlaya
@cxakiinnouhyousuf390
@cxakiinnouhyousuf390 15 часов назад
Xogta sida lookalahelo ayaa kaladuwan ciidanku sidiiba waa amarsuge ee wax halayaabin human tan waxa ay doonayaan inay doorasha khalkhaliyaan laakiin loojoojin maayo
@yurub5288
@yurub5288 18 часов назад
Waxase yaab Ah iyagoo ragoodii sidii loo galay qarana gacanta ugu jiraan maxay sugayaan tollow isaqu halogu yimado magalooyinka uf wan nacay 😮
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 18 часов назад
Xaaji Basarow waxaan Ku weydiiyey mee ciidankii gaamuray ee la sheegi jiray
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 4 часа назад
Way jogaan lkn iminka waa loo kaadinayaa waayo waxa la odhanayaa gobolbay ladagaalamayaan markaa kaadi badane waa loo go gol badiyaa
@XamdaCumar-m6h
@XamdaCumar-m6h 18 часов назад
Indr nolow somaliland reer sheekh isxaaq waa mashquuleen ee halatooso
@Imanibrahim1983
@Imanibrahim1983 15 часов назад
Hahaha Isaaq waa mashquul weird
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 13 часов назад
@@Imanibrahim1983Isaaq lahaane Guskq Solomodaw iska xeji
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 17 часов назад
Baligii galgal waan lawareegney
@superfun1819
@superfun1819 17 часов назад
Soow inagu malihin 😅😅 habar jeclo ciidaa guubaysa hadaysan fariisan
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 16 часов назад
ADEER RUNTU WAXAY TAHAY HABAR JECLO MEEL HA FADHIISATO WAXBA DAGAAL KA FAAIIDIMAYSO. DOORASHADA HA KU MARMARSOON ADEER ILAAHAY KA BAQA OO DHIIGA ISLAAMKA BAAJIYA MAHADSANID!!!
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 13 часов назад
In aanu adiga madaxa kaa goyno ayaanu xaq uleenahay NADAL YOHOW liidka ahi
@halimadirie5301
@halimadirie5301 18 часов назад
Sidaa waxaa u dagaalama alshabaab iyagaa 10 raabo u dagaalama ama habeenka niskiisa dambay dagaalamaan
@Burcawi24
@Burcawi24 18 часов назад
Meeshan waxan la garanayn ayaa kaso socda Mee ciidanku qaranku lahaa ee xududaha difaaci lahaa????? anagu yaabnaye
@AyaanWaano
@AyaanWaano 16 часов назад
Guuuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland
@ClrisaaqYuusuc
@ClrisaaqYuusuc 11 часов назад
Waa runtA fariid
@mussejama311
@mussejama311 10 часов назад
Inaadeer hadaad arini saad sheegtay tahay, nin xogogaal ahna waa tahaye, maan gurhaheena joogno!! Maalin kasta nin waalan bay dileen baad dhahdaan ,ciidankeena kulligiis ma waalan yahay!!
@ZaynabMoh-s2z
@ZaynabMoh-s2z 18 часов назад
Geesi baatahay wll mcn hore usoco❤❤❤❤❤❤
@mussejama311
@mussejama311 9 часов назад
Hadaadba run sheegayso sheeg Saraakiishii waa nalaga laayay intii hadhayna xabsi bay ku jiraan!! Runta taas weeye!!
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux 18 часов назад
War isaaqaan bilaadh ayaa noogula faaninaayey maalin kasta waxey ku lee yhin waanala soo gaaday iyakundagaal iyo gaadmo ma qaadi karaan miyaa
@KhayreAli-q7m
@KhayreAli-q7m 14 часов назад
Very good
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux 18 часов назад
Xaaji basar sxb wlhi nin aibrad u leh dagaalka ayaa thy sxb dagaalka waa inaad hogaamisaa
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 13 часов назад
Eygan eygu wasay ee dhulaanu aqoon ka hadlaya bal eega! Adeer ma anagoo nool baad leedahay QORILUGUD baa la qabsan karaa? Adeer Geeska Africa oo gubta iyo Qorilugud baa isku mid ah
@art_lto2450
@art_lto2450 15 часов назад
waa Runta zxb wlie sas ayey sameyaan👍
@Cabdikhadarcaydiid55-sr9io
@Cabdikhadarcaydiid55-sr9io 17 часов назад
Kadaaba ilahaya kafurataya warayaa waxa kuuwaramaya waa kadaaba ninka waalani xagee katimida nin kora jooge ahaana ladilaya sakana waxaada soqadena gaade nimana diyara ayaaya afaka ugasoo galeena kedibana wajiba kooda lamariyaya
@RUGTATV
@RUGTATV 17 часов назад
Ina sii Arag baa hagayey oo ku soo dhoweeyey Qorilugud
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 15 часов назад
Asc waar maka maxaday huwanti buuraful ka ahay waxa so dha waa wadani iyo ixtisaam guul Somaliland guul SSB❤
@sainabyussuf8252
@sainabyussuf8252 16 часов назад
Nin walan ku ye oo qof miyirqaba maleedihiin
@KhayreAli-q7m
@KhayreAli-q7m 14 часов назад
Well maad garan ee waa gudaheena
@suldaanaxmed39
@suldaanaxmed39 16 часов назад
WAA HUUWAAN
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 12 часов назад
xaaji basar faqashta huwanta 10 guuto ooaykalabadalaan maba hayaan naga taageeradooda
@ZaynabMoh-s2z
@ZaynabMoh-s2z 18 часов назад
Doorashadu hadhamaato
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 17 часов назад
Doorashada miyey ku lasugayaan markaa huwantu
@amranapdilaahi4228
@amranapdilaahi4228 17 часов назад
Doorashadu ma dhacdaa nabad laan
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 17 часов назад
Majirto doorasho lagula sugayaa
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 17 часов назад
@@amranapdilaahi4228 iyadaa baa laraabaa in laagaa khalkhaliyo markaa ma gacmmahaad laaban mise waxbaad iska celin
@maxamedsamter4185
@maxamedsamter4185 17 часов назад
Yaa fahmi kulmiye usheeg iyagaa dawladii hayste buur unbaykasheekeeyaan Seeraanye iyo riyaalaba yaasoo agmarijiray Mee sheegashadii 2badakornay doqoni ehel uxiniin yawayn
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 18 часов назад
Wadanka dawladii kulmiye ha difaacdo iyadaa waxan dalka soo galisaye markuu nuux taani lahaa haa waxa wada cidankii qaranka
@Girlboss1.
@Girlboss1. 6 часов назад
Oo muxu difaaca hadu far qaado imika la odhanaya doorashada inu baajiyo raba oo muse wakhti kudarsado ummad kursiga ku khafiifay ba inala joogta
@icecreamgiroontheline
@icecreamgiroontheline 16 часов назад
Waa ayisdhigtaan markasta markasta Waana qaadka waxqayilaya meelgadhimayan inay coshada nagahaa yaryari ka agqoslayaan Ciidan markasta waa inuu Racdareeb lahaada korjoog waa inuu lahaada
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 16 часов назад
Ma kaligoodba qayila kan so werarayba wuu qayilaa
@nimcoyusuf9903
@nimcoyusuf9903 13 часов назад
geesi geesi
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 15 часов назад
Habarajco buurihiy baad ku labanayas waraya Adiga weera wana lagu qabasanay harati dagalka lama galoo guuuuuuuul guuuuuuuul jamahirta
@beryalex1798
@beryalex1798 17 часов назад
aniga reer galamudg ayaan ahay dagaalka aad ku jirtaa waa afsomali sxb nimka canaan rabaab afsomlia ma rabaan!!!
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 18 часов назад
Ciidanka qaranka soomaaliland yaa sida isticmali jirey
@yaasir1936
@yaasir1936 17 часов назад
Markaasi ma ciiday ka barteen
@Xiingalool
@Xiingalool 17 часов назад
Geelii sii arag ictisaamtu u geeyey ayaa sababay weerarkaa
@AyaanWaano
@AyaanWaano 16 часов назад
Buuuuuufi huwante faqash xaarmajo ushaqeesa dameeeero xaarmajo
@asxaabi
@asxaabi 14 часов назад
Solo madow waa taqaan godka nimanka dhulbahante, lkn nimanka wadani ayaa lugta inoo qabtay lkn waa la iskaga danbayn waxaas yarkagani sirta ciidanka 2% kama ogaan kartid ee viewers bad rabtaa, lafbaa huwanta lagu wasi doona ee daawo
@MuunaXazan
@MuunaXazan 14 часов назад
Isaaq. Abtiyaashay. Guuulaysta.
@yurub5288
@yurub5288 18 часов назад
Isaqu iyagaa isku maqan waa dad An is ogeyn iygana ukala dhuunta faqashta mida kale odaygan ciidanka qaranka u madaxa waa cad daalay somalilaan ilahay Ayaa jecel lakiin raga mahaystan
@AbdulqadirLyli-cx5ul
@AbdulqadirLyli-cx5ul 13 часов назад
Hungo ,& dhulbahante maxay kala haysta
@ifraaxmaxamed980
@ifraaxmaxamed980 15 часов назад
Garxajis intad eegeyso raga iskacali harder bad mooge kudhaganayd neef
@KhaalidMaxamed-mw4ih
@KhaalidMaxamed-mw4ih 16 часов назад
Maanta maxaa kaa qaldan maaha warkaasi kii media ka saar
@aliismael585
@aliismael585 10 часов назад
Xaaji basaar ma sidaas ay u fududahay in qoraylugud la qabsado mise huwan ayaad noqotay
@NuurXabiib-h8g
@NuurXabiib-h8g 11 часов назад
Waruun tasi
@MaxamedCabdi-x6f
@MaxamedCabdi-x6f 17 часов назад
Waxaan aadkuhadkayso magaran mataageeraha huwan taayaatahay bahdilaad aad badheedhay baadwadaa
@Xukundaous
@Xukundaous 16 часов назад
Kkkkkkķ ismaaweeli adeer illaacanabo iskaguùr baadiɓadan ayad isasàÿ kaca kacà amanada dadkiilàhàba imanaaya
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 16 часов назад
Iniinyo sidaad wax u shegaysa waa Fashil waa Cabsigeliin
@xalmoBare
@xalmoBare 10 часов назад
Hooya inadhilo
@MaxamedCabdi-x6f
@MaxamedCabdi-x6f 17 часов назад
Miyaad alsocitay mise iyagaakuu waramay huwan kalkaal
@TheLedon1
@TheLedon1 16 часов назад
That tactic is called in somali baqa Arar
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 12 часов назад
Ilaaaaahow huwanta jabi oo cidhib jar ilaaahow sharkooda nagaa xijaaab😂😂😂😂😂
@patraanahmed5766
@patraanahmed5766 15 часов назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@HoumedAhmedyoussouf
@HoumedAhmedyoussouf 16 часов назад
Waxa laga yaabaa inaad ka ildheertahay dadban
@cabdicali2869
@cabdicali2869 17 часов назад
Ninkan maalin walba soo weerartagaya wax weerara my waayeen
@AlisaladAhmed
@AlisaladAhmed 17 часов назад
Ragoow kibirka waa lagu kufaaaye taa hala ogaada, ninkii 30 sano dawladnimada sheeganayayey ma saasaa u danbaysay . Rag baa dunida ku nool
@prosl11
@prosl11 15 часов назад
Siyaad barre oo dalwad ahayd 21 sanno sowtii laa cunay waxaan waa wax dhaca
@AlisaladAhmed
@AlisaladAhmed 15 часов назад
@prosl11 . Siyaad barre Somalia oo dhan baa ku kacday, geees ilaa gees, reerkuu ka dhashay baa macal ku kacay . Lkn tan maanta waa haaf qiyaame
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 13 часов назад
Badhaacis
@AbdiAbdifatah-g8x
@AbdiAbdifatah-g8x 17 часов назад
Cabaad weyn hadoo kalay badhyaha iska dhacdaa
@SakariyeSiciid-df9zs
@SakariyeSiciid-df9zs 11 часов назад
Mee ciidankii qaranku & difaacii dalku? Waxaa laga il helay habacsanaanta odayaasha wadanka maamulaya. Waxayna rabaan in aan doorasho wadanka ka dhicin oo Isaaq ka la jabsanaado, waa in meel looga soo wada jeesto oo lays ka celiyo. Waa Gun reerku yaan loo naxariisan mardanbe walahi.
@awgeele
@awgeele 17 часов назад
Salaan sare weriye
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 17 часов назад
Waxani muxuuu kqhadlayaa
@XasanAwcabdi
@XasanAwcabdi 13 часов назад
Adiga garxajis ayaa ku dhaama ee Naga aamus
@MaxamedNuurkaraani54MaxamedNuu
@MaxamedNuurkaraani54MaxamedNuu 17 часов назад
Muuse ayaa qaaday
@maxamedsamter4185
@maxamedsamter4185 17 часов назад
Dawlad xumo dhe ragiidabarkoogayaqaanna loodacaree Falay cidadubtakaayaqaan
@shabcaancabdi5557
@shabcaancabdi5557 17 часов назад
Habarjeclo aya naga celin doonta
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 17 часов назад
Wlle manta cilmibaanka bartay
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 18 часов назад
Xarwey e
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 17 часов назад
War dadka reer miyiga yaan laysku dirin.. nabada halaga shaqeeyo colaad hurintu faa'iido ma laha
@mubaarigilays9027
@mubaarigilays9027 17 часов назад
Neef yahaw midea somalilnd kama sheegan weerarkooda
@IftaaxAhmed
@IftaaxAhmed 17 часов назад
Ilhow naga qabo
@AadanMaxamuud-n9p
@AadanMaxamuud-n9p 17 часов назад
Nin raga Ma faanTamo Dumarka Fantama,e😂
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 18 часов назад
Doorashada huuno dagaal ayeey bilaabeen waa waxaad ka faa iidaan
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 16 часов назад
Kulmie dacad kamaha dagaalka reerbari wax fahma
@cabdimahadcabdilaahi2172
@cabdimahadcabdilaahi2172 18 часов назад
Adigu madtagtid mesha afku xoogle
@superfun1819
@superfun1819 17 часов назад
Insha Allaah xaqdarro iyo edeb darada aad wadaan isaaqow waad kujaabe aakhiro aduun ..... Dhulbahante in idiinso dhaweeyo maheen
@aminafgh2127
@aminafgh2127 17 часов назад
dhulmahate aakhiro iyo illaahaytoona ma yaqaan maalinwalba dhiig muslim ayay faraha kula jiraan ama dhexdooda ha ahaado ama dadkale ha ahaado
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 16 часов назад
100 KII SANABA MARBAAD KIBIRTAANE, WAA GAADHEY!!!!!.WALAAHI LAASCAANOOD IYO BUUHOODLE AYAA LA IDINKA QABSAN!!!!!!.WELI LA IDIIN MA SOO JEESAN!!!!.
@superfun1819
@superfun1819 16 часов назад
Dhulbahante in walaalo idiinka dhiigto maheen LJN waxaa ooganaysan in ku jabaysan Ciida Dhulbahante uhiili ILAHAY
@superfun1819
@superfun1819 16 часов назад
@@mustafahassan2555 sheeko
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 16 часов назад
@superfun1819 INTA ISAAQ DEGABA ADAA LAHAAN JIREY!!!!!.MARKII AAD KIBIRTEY, SIDA HADA OO KALE AYAA MID WALBA LAGAA QAADAY!!!!!.WAANA AAYADO QURAAN AH!!!!!.QOFKII KIBRAA, WUU HELAA CUQUBADEEDA!!!!!!.
@MaariyaCawil
@MaariyaCawil 14 часов назад
Maanta.huwaanti.qacba.laga.yeersiyeey.😂
@mohamudmohamed6875
@mohamudmohamed6875 15 часов назад
😂😂😂😂 adeer galgal yaa ku sugan hada futo xuneey qorilugud waataad ka qaxdeen idinkaana soo qaaday bal na tus idinkoo galgal jooga 😂😂😂😂
@halimadirie5301
@halimadirie5301 18 часов назад
Hogaamin xumaa haysa SSB
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 18 часов назад
SSB ma mushahar baad siisaa kuwii lacagta iyo cashuurtba la siinayay maye nuux baasto mee wixii cidan ahaa miyuu caagleeyay
@halimadirie5301
@halimadirie5301 18 часов назад
​@@XiinfiniinXawaareyeSSB mushaharkeeda maxaa kaa galay sow xabadi idinkama dhexayso
@CabdiWali-u1u
@CabdiWali-u1u 17 часов назад
Us anaa hooyadaa wase
@mubaarigilays9027
@mubaarigilays9027 17 часов назад
Kan naac da ah hooyadood ban qabsan karin qori lugud
@tawxiid.
@tawxiid. 18 часов назад
Ilaahay ha inoo. Ilaaaliyo S.laan
@abdiishmail743
@abdiishmail743 15 часов назад
Beenlow Reer Hagar oo qudha baad ka cabaadaysaa Beenaale Huwan ku hadaaq Duulaan baad soo qaadeen waad ku jabteen 😂
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 18 часов назад
Qorulugud muuse looga cdeenmayo
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 15 часов назад
Waar,ssc muuse ayaa lacagsiiyey ee g36 iyo habarjeclo ayaa loojeed sidoorashada oo caqabadeeyo weeye labadiinaa reer faranta waxa loogufuray waa doorashada oo muusejuudaan arkay inuudhacayo sanaagna bari kagilo waydhacaysaa diyaar unoqda. Dufaacna halagalo doorashadana haladiyaariyo .
@xariirxajiabdi9046
@xariirxajiabdi9046 17 часов назад
Maxaad kataraysaa dagaalka aad sheegayso adiga iyo ina biixi ayaa wadae
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 13 часов назад
Midgaankan jilicsan miyaanu Isaaq ahayn???????
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 12 часов назад
Midgaaanka jilisani waa daaroood tamar yare😂😂😂😂😂
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 12 часов назад
Midganka jilicsani waa daaaroood tamar yare😂😂😂😂😂😂😂😂
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 12 часов назад
@@JamiilaJiimi-xq3pv beri dhaway ayuu Adis ababa tegay isagoo lahaa xanuun cunaha ah baa i haya! Hadana warbaahintii huwanta ayuu addis kula kulmay! Anigu waxan qabaa in uu yahay BASAAS lagu shaqaysto
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 18 часов назад
Huuuno waxay rabaan iney dagaal meel uun kadhaco
@IbraahimCabdisamed
@IbraahimCabdisamed 18 часов назад
Wadani m Magurmay
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 17 часов назад
Adigu magurmathy
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 13 часов назад
Ar waxan UNSUBSCRIBE ku qabta nacalada ah!
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 17 часов назад
Maamulkii MUUSE colaad uun baa laga dhaxley...meel walba waa qiiqaysaa... ilaahow colaada naga qaboiji 🤲🤲
@khalilmohamed7326
@khalilmohamed7326 10 часов назад
Godkaasu waa kii somaliland ku dagaalami jirtay walaahi goojacade anigaa joogay ee cid na kicisa lawaayay 15 guuto ayaanu maraaga ku joognay kolba sadex guuto ayaa gali jiray😂😂😂😂😂
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa 17 часов назад
Dagaalka isaaq iyo dhulbahante waa fidmo hala joojiyo dagaal
@halimamumin3643
@halimamumin3643 14 часов назад
War huwantu waa in la xaaqo, Inteey reer Sheakh isku jeedaan. WADANI mee? Ma markeey huwantu soo qaado ayaa Dowlada la xusuusata? Meeyeen Habarjecladii WADANI taageereye? De WADANI wax ha u qabto Habarjeclo.
@TheLedon1
@TheLedon1 16 часов назад
I need to talk to you
@mohamedosman3596
@mohamedosman3596 18 часов назад
Huwantu waaa Mulateri adigu MARYO Alloolkii 1995 ayaad weli wadataaaaaye Awelow Dagaalka Gala ama Hooosaasadda naga daaya
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 15 часов назад
Beenawas idoro wagsha
Далее
JUJU HAS IT ALL! | Brawl Stars Animation
00:53
Просмотров 6 млн
SHİDAALKA SOOMAALİYA XOGO KU SAABSAN
16:46
Просмотров 52 тыс.
JUJU HAS IT ALL! | Brawl Stars Animation
00:53
Просмотров 6 млн