Тёмный

Dahabka Dayn malagu Qaadankaraa? iyo Ribada Xukunkeeda Sh Xassaan 

Qalaafe Media
Подписаться 101 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 15   
@maliasazzar3862
@maliasazzar3862 Месяц назад
Lacag deyn ah dahab malagu gadan kara sheikhow lacagtina gadal makadibi karta hadba sa qofka kale kuheshisen?
@omhajar69
@omhajar69 3 года назад
Qalaafe Media Sheekha su,aal ma u gudbin kartaan Su.aal zakada dahabkaan weydiin lahaa?
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 года назад
MashaAllah Sheekh Jazakumu Allahu kheyraa
@shcybshcyb8229
@shcybshcyb8229 3 года назад
Jzklh khayran sh Xassaan.
@HassanHassan-qm3vu
@HassanHassan-qm3vu 3 года назад
Anigu jawaabtass ma fahmin
@crashiidsaleban5081
@crashiidsaleban5081 3 года назад
Asc xusen qalaafe Shiikheena xasaan xusen Dhamaantiin waAn idin salaamayaa Bacda salaan waxaan Shiikha ka codsanayaa Inuu noo duubo oo noo turjumo Kitaabka la dhaho كليلة ودمنة Waa kitaab faa iido badan xan baarsan markaa shiikhu Haysu kaayo dhibo ilaahay khayr hasiiyo
@fanaxmedia7335
@fanaxmedia7335 3 года назад
Kitaabkaa muxuu kusaabsanyahay
@aadanshiimoy2435
@aadanshiimoy2435 3 года назад
Mahadsanid walal
@salary1tx
@salary1tx 3 года назад
Sheikh arintan ma aadan fahmin. Meeshan waxaa yaale sale ee wax la is dhafsanayo ma jirto. Ka soo qaad lacag ayan sitaa waxana rabaa inaan dahab iibsado? Maxaad ka leedahay? Tan aadan fahmin waxaa weeye anigu dahab ma sito aan dahab ku bedelanyo. Tan aan la ogolayn waxa weye dahab 24 Cart ah kuma Belen Karo mid 21 carats ah. Dib u soo baar masalada.
@omhajar69
@omhajar69 3 года назад
Lacag hadaad haysato waad iibsan kartaa dahab laakiin waxa la diiday inaad dahabka dayn ku qaadato Cuntada iyo dharka iyo wixii la mid ah baa deyn lagu qaadan karaa والله اعلم
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 3 года назад
Dahabka laftisa asalkisa waa lacag
@mustafaaxayaat4271
@mustafaaxayaat4271 3 года назад
جزاك الله خيرا
Далее
Noocyada Ribada || Sh-Muxamed Xuseen (( Abu-AbdiRauuf))
19:45
I Took An iPhone 16 From A POSTER! 😱📱 #shorts
00:18
Zakada noocyadeeda iyo qaabka loobixinayo Sh Xassaan
8:51
Axkaamta Sakada Sh.Maxamed Cali Jaamac
16:24
MEHERKA IYO DAHABKA// PART TWO : Sheekh Abu Dalxa
7:45
Bixinta Sakada " sh mustafe "
26:05
Просмотров 15 тыс.
Noocyada Ribada Dr.Khadar
20:09
Просмотров 6 тыс.
Xukunka Ribada Sh Maxamed Sh Cumar Dirir
41:37
Просмотров 15 тыс.