Тёмный

Dahabshiil Motors waxaad ka helaysaa gawaadhidii ugu dambaysay oo nooc walba leh 

Hereri Media
Подписаться 287 тыс.
Просмотров 140 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 317   
@lemiismaelalin5584
@lemiismaelalin5584 6 месяцев назад
Masha'allah ilahay nimcada haa idin siyadiyo from Djibouti 🇩🇯
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 6 месяцев назад
Thanks
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 6 месяцев назад
Aaamiiin wllo from hargeisa somaliland
@hassan6692
@hassan6692 6 месяцев назад
Wax soo saar soomaali maaha wll, nin baa badeecadiisii kuusoo iibgeeyay isagoo kuusoo maray wllkaa😂
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 6 месяцев назад
Aamiin wllo from hargaysa
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 6 месяцев назад
Thanks
@FARHANDAHIRR
@FARHANDAHIRR 6 месяцев назад
Ilaahey ha idiin siyaadiyo nimcada reer Somaliland 🎉 dahabshiil customer ayaan aheyn waana iibsan doonaa baabuurta in shaaa allaah
@AhmedNuur-sq6lh
@AhmedNuur-sq6lh 6 месяцев назад
Dahabshiil hormar aan caadi ahayn bay samaysay Maan shaa Allah.
@UAM37
@UAM37 6 месяцев назад
Masha Allah waa wax lagu farxo o ku dayasho mudan wadanka in ad warshado kuso birisane si ey dhalinyarada shaqo abuur ugu noqoto❤
@CiiseMoha
@CiiseMoha 6 месяцев назад
Hareri somalinida ayu jecel yahay m.a😮
@AbdiganiIdris
@AbdiganiIdris 5 месяцев назад
So nin Somali ah maaha hada miyu is nici lahaa kala garo somalia o dal ah iyo somali o qoomiyad ah ama qofka sinjigiisa
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 6 месяцев назад
Mansh Allah good bless republiken of somaliland amiin yaa rabii
@mahdiabdillahidhere
@mahdiabdillahidhere 6 месяцев назад
ilahayow xoolo.i.sii aan umada ka.kaga taro iigu dara amiinta walalayaal
@hanaanmohamed4265
@hanaanmohamed4265 6 месяцев назад
Waaw Somalida waa hantiila yaal aan la ogeyn
@faizaali2889
@faizaali2889 6 месяцев назад
Mansha allah
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 6 месяцев назад
❤❤Maanshaallah Allahu Ma Baarik beautiful somaliland guuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Maan-u1p
@Maan-u1p 6 месяцев назад
Aniga hal xabaan gatay jaa
@asmafarax7311
@asmafarax7311 6 месяцев назад
Alle Jeebka Hanoo Waynaysiiyo Waa Bil Ramadaaneh❤😊
@Warsame_Dahir
@Warsame_Dahir 6 месяцев назад
Amin🤲🏽
@faysalyuusuf1302
@faysalyuusuf1302 6 месяцев назад
Amin
@yuusufcabdilaahi9580
@yuusufcabdilaahi9580 6 месяцев назад
Aamiin
@jeimaani2024
@jeimaani2024 6 месяцев назад
Jeeb waxba mataree waa maal aduun ee janada allah nageeyo❤
@lemiismaelalin5584
@lemiismaelalin5584 6 месяцев назад
Masha'allah ilahay nimcada haa idin siyadiyo from Djibouti 🇩🇯
@AbdiganiIdris
@AbdiganiIdris 5 месяцев назад
Thnx wllo qaali idinkana sido kale
@NOREDIN666
@NOREDIN666 5 месяцев назад
Aammiiin
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 6 месяцев назад
Dahabshil allah ha u barakeeyo xoolihiisa Laakiin maanta Wadanka waxaa looga baahanyahay cunto iyo wershado wax soo saara Baabuurtan company yo ayaa leh waana Qaali dadku ma goownayaaan Laakiin Hadii uu hal wershad maal geliyo dad badan baa ka shaqayn lahaa isna wuu ka faaiidi lahaa
@hibonour9657
@hibonour9657 6 месяцев назад
Absolutely you're right
@xamsexayd2851
@xamsexayd2851 6 месяцев назад
Of course
@istaahilsiyaad6823
@istaahilsiyaad6823 6 месяцев назад
Waa runtaa
@rashiid187
@rashiid187 6 месяцев назад
Wa in uu maal gashada beeraha cunto soo saaro
@iftin2024
@iftin2024 6 месяцев назад
Dahabshiil wuxuu caan ku yahay bixinta sadaqada somaalia iyo somaliland small business kana wuu caawiyo horumarka dalkana wuu ka qayb qaataa that is why he succeed. May allah reward him.
@ENGABDIHAMID
@ENGABDIHAMID 6 месяцев назад
MANZHA ALLHA SOMALILAND DALKODA HA BARAKEEYO FROM DIJIBOUTI DAHABSHIL ALE HABARAKEEYO
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 6 месяцев назад
Aamiin wllo from hargaysa
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej 6 месяцев назад
MASHAALLAH WAYE.. EE MAAHAN MAZHAALLAH. Z IYO S MIYA KALA SARI WEYSEY? AFSOMALI CIYARTA KA DAA
@ibrahimhoussein355
@ibrahimhoussein355 6 месяцев назад
Ader somaliga adi ma iskaleh midakale ma modaa in aad adu dhantid 😂😂​@@AAA-sx5ej
@Eldiablo_69
@Eldiablo_69 6 месяцев назад
Somalia Xanolato
@MA-rf6sg
@MA-rf6sg 6 месяцев назад
maa labo gobol baa daal aaah masakiin ba tihiine
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej 6 месяцев назад
To buy a brand new car is the most economically stupid thing to a person ever does. A brand new car losses 24% of value the moment its driven out of the factory
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 6 месяцев назад
That happens almost everywhere in the world.
@mohameda7659
@mohameda7659 6 месяцев назад
I bought brand new Hyundai 2015 costed me 13000 US overseas even drove 4 ayear now 200.000 KM done its ten years isn't that value for money
@ice-cold4342
@ice-cold4342 6 месяцев назад
These big companies should be invest in factories instead of car dealerships and restaurants
@kediyemedia6353
@kediyemedia6353 6 месяцев назад
Ilaahoow Jeebka ii buur. Aamiin ii soo dhaha Asxaabeey waa Bil Ramadaane.
@UnseenAlien-qb1zy
@UnseenAlien-qb1zy 6 месяцев назад
Aamiin sxb
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 6 месяцев назад
Aamiin walal mid aanad ku fidmoobin
@ie3787
@ie3787 6 месяцев назад
Aamiin sidii khayrku kuugu jiro walal
@yuusufcabdilaahi9580
@yuusufcabdilaahi9580 6 месяцев назад
Aamiin
@SuhaybNasir-s8i
@SuhaybNasir-s8i 6 месяцев назад
Aamin sxp dhammaanten
@Jaabirawiljama
@Jaabirawiljama 6 месяцев назад
soomaaliland way horumartay masha allah ilahow noo sii siyaadi.
@oamaer
@oamaer 6 месяцев назад
Herer is smart and he stay away from bullshits like politics, tribalism... Wa nin culus Masha Allah. Salaan sare from SSC brother.
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 6 месяцев назад
Waa runta brother, hereri, is doing something that is good for all of us,
@dgarb8353
@dgarb8353 6 месяцев назад
Run ayaad sheegtay walee wa nin magac leh o saamaayn wayn leh ha ka faaidayso hibadiisa
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 6 месяцев назад
Dee Waa Weriye He is not Cali Xaraare kind of person.
@yacinsougueh3773
@yacinsougueh3773 6 месяцев назад
I couldn’t agree with anymore . Hereri is a top class journalist that broadcasts something that make sense. The man is free from nonsense and bullshits
@farhiyoyusuf7236
@farhiyoyusuf7236 6 месяцев назад
@@smartmustafemedia8511Dee Adigu C/Xarare wamaxad kula colowday runta & xaqiiqada? Wallee Runtu wey qadhaadhay!
@Daud793
@Daud793 6 месяцев назад
Waxay ku qurux badnaan lahayd iyadoo laamiyada la dhiso si aad ugu quurto lacagtaada laakiin waa horumar fiican Maasha Allaah
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 6 месяцев назад
Baabuurta Intooda ugu badan waa off road haddii ay ka cidayn kaa tahay
@Daud793
@Daud793 6 месяцев назад
@@zubeirwaran-bari8730 waxa aad ka hadlaysid ma garan ee maskaxdaada nadiif ka dhig weli waa yar tahay
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 6 месяцев назад
​@@zubeirwaran-bari8730Qac😂😂😂
@MahdiIsmail-wm5sy
@MahdiIsmail-wm5sy 6 месяцев назад
C/salaan herari ninka kaliyeen daawado muuqaaladiisa
@soobax7544
@soobax7544 6 месяцев назад
Hareeriyow waad mahadsantahay. Dal faqiira ayaan nahay, hadeey dahabashiil umada wax utarayso, gaari 50 kun dollar lasiiyo yeey noo soo dhoofinine, dalka beero wax soo saar leh haka hirgaliso iyo warshadao shaqa abuur dhalinta usameeyso. runtii umada dabaqad hoose kunool in loo keeno gawaari qaaliya xikmada kujirta anigu garan maayo!
@sir__cmc
@sir__cmc 6 месяцев назад
Maaha meeshani Somalia waa somaliland faqri kama jiro.
@guutaale
@guutaale 6 месяцев назад
MaanshaAllah dheh xaasidyoow
@jellebashirmohamed-wc9op
@jellebashirmohamed-wc9op 6 месяцев назад
​@@sir__cmc😂😂😂
@jellebashirmohamed-wc9op
@jellebashirmohamed-wc9op 6 месяцев назад
Exactly
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 6 месяцев назад
​@@sir__cmcbilaa caqli maxaa yaala Burco iyo Hargaysa ee aan BAAHI ahayn intaad sidaa ufakaraysid nolol xaq uma lihid.
@Burco.
@Burco. 6 месяцев назад
SOMALILAND DALKAY GA AAN KALA IRDHOWNAY 😢❤ ONE DAY I WILL COME GOING BACK AND ENJOY THIS LUXURY CARS 🚘
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 6 месяцев назад
Masha allllllah ilaaahow hargaysa barakeeeeeeee aamiiin❤
@mahdiabdillahidhere
@mahdiabdillahidhere 6 месяцев назад
dahabshiil ilahay ha.barakeeyo balse wax soosaar.sida beeraha,.cuntada, kaluunka, milixda,.sibidhka, kaabyaasha.wax soo saar haka qaybtaan
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 6 месяцев назад
Abdisalaam here dalkii buu na jeclaysiiyay
@sabuubchannel-xj5dn
@sabuubchannel-xj5dn 5 месяцев назад
Miyaad necbayd markii hore
@ismahaanjama7502
@ismahaanjama7502 6 месяцев назад
wow ma sha allah hargesa is another level guul somaliland ❤
@Abdulkga
@Abdulkga 6 месяцев назад
Qofka xaasidka ah ee wanaagga iyo horumarka walaalkii dhibsanaya, waa qof xanuusanaya oo aan weligii guulaysanayn . Illahay ha u barakeeyo maal gashigan, qaar kale u dhiiradana oo ku daydana Illahay ha noo keeno. Aamin ayaanu leenahay!
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 6 месяцев назад
Dadkiinii gaajo ayay dad isla qabad siinayaan dahab shiileey adin kuna gaari 100,000 ah ayaad u keenaysaan waxa kale sameeya oo bulshada lagu kabi karo Warshado yaryar oo gabdhaha hargaysa u shaqo tagi karaan sameeya😊
@tfarahan27
@tfarahan27 6 месяцев назад
Well done mashallah! I almost thought it was in America car dealership
@jacobadam4127
@jacobadam4127 6 месяцев назад
The people can't afford brand new cars that even more expensive than their worth in Europe
@AbdiganiIdris
@AbdiganiIdris 5 месяцев назад
Qofki shaqaysta wu goyn karaa dahabshiil gaadhi intaad kaso qaadato sida caalamka aya bishiba waxa la bixiya ana mid kaso qaatay bishiina 3 boqol ban bixiya kuwaan ma ahan se
@jacobadam4127
@jacobadam4127 5 месяцев назад
This is a cheap car brand and they are charging people in Somaliland more than what they charge in Europe. When you buy this car in Europe you get a warranty for 5years or more that will cover big costs but not in Somaliland a lot of business are exploiting Somaliland and it's sad to see people like dhabshill taking advantage instead of contributing towards the infrastructure of the country especially seeing that dhabshill has is today where it is because of the same people who it's exploiting
@MohamedAGeedi
@MohamedAGeedi 6 месяцев назад
Very informative Mr Awil Salah
@bukhaari12
@bukhaari12 6 месяцев назад
Masha Allah Jaarbaan nahay walina maan galin lkn 30 min ee barnamijku socday ayaan ku dalxiisay❤
@sheekocusub2259
@sheekocusub2259 6 месяцев назад
ku sali rasuulka scw❤❤❤❤
@AbdirashidQaayibo
@AbdirashidQaayibo 6 месяцев назад
Hadi an rabo inan kenya 🇰🇪 Ama Zambia 🇿🇲 La tago ma I shegi kartan wadada u fudud e seevin ah o gaarigu iigu Iman karo
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 6 месяцев назад
Masha allllah reer somaliland nooooooooooooooooolaaaaaaaaaaada aaamiin❤
@GOOLEMEDIA
@GOOLEMEDIA 6 месяцев назад
Baaburta badankoodu dhulkii lahaa ee loogu talo galay ma jogaan. waxad arkaysaa gaadhiga quruxda badan oo taayiradu kolba banjarayaan
@charkoshanghai
@charkoshanghai 6 месяцев назад
Ninkan wa good salesman, waxyabo badan ayu balad qadaya very confident weeye.😂
@Amir_rahmani_23
@Amir_rahmani_23 5 месяцев назад
Abdisalam hereri anoo ilma yaraan idaacadda VOA da ka dhagaysan jiray ❤
@abtiali941
@abtiali941 6 месяцев назад
Abdisalam hareeri waxa uu mudanyhy taagero intaan kabadan waxad aad uwanagsanan lehed in lagaarsiiyo ilaa iyo dhowr malyan .Dahabshil group iyo Somali land horay ayey usocdan Alle hala garab galo wixii wanaag ah
@abdikarimomer5501
@abdikarimomer5501 6 месяцев назад
Walhi haduu lacagta banka wajaale ku beeri lahaaa isna wuu ka faaidi lahaaa dadkana shaqo abuu bau u noqon lahayd dalkana food security buu gadhi lahaa
@سبحانالله-ق7م4ع
@سبحانالله-ق7م4ع 6 месяцев назад
Mansha allah guulayso weriye aan jeclahay❤ oo kahufan qabyaalad iyo nacayb
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 месяцев назад
ما شاء الله تبارك الله Hadaad duunyo Leedahay daa'inkaa Ku garab Galay Qof dedaalay aad tahay Dedaalkeena DAHABSHIIL Siduu noogu diran Yahay Hadii Laysu wada diro Deegaanka Loo rabbo Waxba nagama daateen Dahabshiil dedaal badan Buu ku baxshaa danaa guud Waakan deyray dooxyada Dawyada waakaa dhigay Ma duqii La doortaa? Maaha dawladii Sare Doorashooyin kuma Jiro Dar ILLAAHAY mooyee Waxba kaama damacsana Dahabshiil dukaankii Dabakaayadiisii darajee ILLAAHAY Dakhligii kasoo baxay Dunidoo dhan gaadhsii Ninku dawlad weeyaan Marna daaci weeyaan Haduu door inoo Yahay Laga galo dabayLaha Waa inaan difaacnaa ALLOW daacad weeyaan Danyartuu wax siiyaa Dadka qaba duruufaha Iska daawan maayee Miduu dollar siiyiyo Miduu dayn U baadhiyo Miduu daarad siiyoba KuLi wuu debarayaa Duca qabe Allow daa Dambigiisa wada dhaaf Duunyadiisa sii badi Wuxuu dooro ugu deeq Isha doqontu yey dilin Waxaan dunida dheernahay Dadka kaga horaynaa Shirkadeenan DAHABSHIIL Dahabshiil dawayntiyo Marba doojin teeniyo Internet ku deeqiyoh Adeeg kuu diyaariyoh SOMTEL baaba maantana Wax kastaa diyaaree Ku dareer dadkaygoow. Alle ha barakeeyo Dahabshiil.
@Suldaan_Sayid
@Suldaan_Sayid 6 месяцев назад
Clsalaan hereri nin isi soo saaray iga dheh 🎉 bal hada fiiri video gaa yar oo kaliya inta shirkadood uu xayaysiiska ugu sameeyay dahabshiil motors + horn petroleum + telesome + faras taxi + paysii + Dahab plud mashllah wakaas horumarka lagu sheegayaa
@horijoogmedia
@horijoogmedia 6 месяцев назад
Masha allaa somaliland wax walba hadii dhulkaga ka halayso waa alle mahadii iyo horumarka iyo nabada dalka taala
@engab001
@engab001 6 месяцев назад
Heer Sare. Waa loo baahnaa. Thanks dahabshiil
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 6 месяцев назад
Mansha allaaah ilaahy nimcad hino siyadiyo iyo nabada Alhamdulilaah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@engjamal1240
@engjamal1240 6 месяцев назад
Aad buu u jaban yahy 😎😂. Wa imisa dhoor iyo labaatan. 🤦🏾
@mohammedafiifsheikh1994
@mohammedafiifsheikh1994 6 месяцев назад
The manager seems have a lot of knowledge congratulations
@abdirahmanmoalimyusuf3045
@abdirahmanmoalimyusuf3045 5 месяцев назад
Wareesi Kale iyo Beesha C/Salaan Hareeri Somalida Kale Aaway.??? WAX KA BARO BEESHA C/SALAAN HAREERI👈
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 6 месяцев назад
Dahabsholl warshado iyo beero ha bilaabeen si dadka shaqa u helaan iyaguna u faaidaan
@khadarmohamed6846
@khadarmohamed6846 6 месяцев назад
5 qimahooda ay dahabshiil kusoo ibsatay xaqiiqdii warshado yaryar OO wax Soo saar OO umadana Dan u kuwa danyarta ayaa UGA faaido badan any way hore u socda , kaliyata dadka wax haysta uunbaa gaadhiga gadan Kara dabaqada sare
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 6 месяцев назад
Asc Cabdi Salaan Hereri waa barmamish ficaan o wanagsan waad ku mahadsantay sida nola wadagtey jasaka Alahu kheer Ramadan Mubarak waa horumar wanagsan 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@sucdisafi3692
@sucdisafi3692 6 месяцев назад
Masha alah dahabshiil wadankii hormar fiican ee ku wada ❤
@Maxamedabdirixman-1234
@Maxamedabdirixman-1234 5 месяцев назад
Masha allah❤
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 6 месяцев назад
Asc waxay ahat inaa qiima noo sheegtan si an ugu tashano qiima summer kan soo gurilaa hadu alle idmo wan jaclaan lahaa qiima inaan maqlo
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 6 месяцев назад
masha allah ilaahay ha barakeeyo shirkadaha somaliland horumar somaliland
@abdirahmanarale6770
@abdirahmanarale6770 Месяц назад
Yes, I agree, Abdisalan Herari is an exceptional journalist who possess wide knowledge about Somalia’s current affairs. He decided to avoid ugly Somali politics and tribalism which is very common in Somali media outlets both in Somalia and abroad. I congratulate him the choice he has taken in this regard. What a wonderful journalist. I immensely salute him
@mubarikcisman9525
@mubarikcisman9525 6 месяцев назад
Waaa shirkad tagty lama tiigsan karayo forward dahabshiil motors
@SPharaoh
@SPharaoh 5 месяцев назад
Gawaadhida dunida ugu fudud in la xado. Halka furaha lagu maroojiyo ayaa magnet ama bir lab ama bir qabato la saaraa ilaa 40 seconds oo hore laga kaxeystaa. RU-vid ka eega.
@SuldaanMaxamedfoodcade
@SuldaanMaxamedfoodcade 6 месяцев назад
Maansha Allah tabaarakaah waa hormar shirkada dahabshiil iyo somaliland gaadhay hanbalyo
@NimoMogeh
@NimoMogeh 5 месяцев назад
Maansha ALLAH runtaa aad iyo aad ayaan uga helay maamule sidaad uga jawaabeyso su,aal kasta oo lagu weydiiyo sharaxaad waafiga ee aad ka bixineyso ganacsigun sidiisaba kama soo haro soo dhaweynta iyo aftahanimada wll guuleyso
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 5 месяцев назад
Dhammaan gawaadhida aan macdaarkan ku arkayaa waa LHD (Left Hand Drive). Miyayna jirin gawaadhi midig ah?
@CIRCLEDOWN10
@CIRCLEDOWN10 5 месяцев назад
Allah soomaaliyeey ka fogaada gaadiyaasha kala ah Hyundai ama Kia iyagoo islamarkaana xumaandoona oo dib iyo rafaad kuu keenidoona mustaqbalka. Magacaygu waa Guled, waxaan daganahay dalka maraykanka waliba ka soo baxay jamacada makaanignimada gaadhiyaasha.
@moabbi1686
@moabbi1686 5 месяцев назад
Why dont they build power plant? Water treatment plant? Salt processing plant? An idiot will always go backward rather than move forward
@AbdiazizGesei
@AbdiazizGesei 4 месяца назад
Gaariga Shiineyska magaciis ma Dongfeng M50 warior waana ka duwanyahay.
@ashasaid6336
@ashasaid6336 6 месяцев назад
Mansha Allah ❤successful keep up dhahabshil Well-done
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo 5 месяцев назад
Lk su aashu waa hadaan arlada somaliyeed wadooyin jirin. Qofku waa inuu cabdi bile gataa
@mahadhassan3009
@mahadhassan3009 6 месяцев назад
Ilaahay dahabshiil haw barakeeyo dalka gurmad baaxad leh ayuu ku sameeyee maansha allaah
@musj21
@musj21 6 месяцев назад
MASHA ALLAH SHAQSIYAN WARSHADAHA DALKA MALGALIN UU BAHAN SII KU WAA CUNTADA SIBIDHKA IYO RECYCLING WAXA AFKA QALAD LUGU YIDHAHDO
@Axmedelan
@Axmedelan 4 месяца назад
Mansha Allah waa shirkad dadaalaysa oo soomaali usahashay wax badan oo faaiido ah ilahay habarakeeyee Salaan sare cabdisalaan harari
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 6 месяцев назад
Waa dhibato markaad afkaaga aad kukaalsooneyen
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 6 месяцев назад
Alle hanasiiyo lacag aanu ku iibsano.
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL 6 месяцев назад
WAAR ANIGU WAXAAN WATAA TOYOTA BELTA(2006) ALXAMDULILLAH KUWANNA WAAN ISKA GAADHI HADII KHAYR IIGU JIRO, DAHABSHIIL ALLAHA UBARAKEEYO
@hoodo9260
@hoodo9260 6 месяцев назад
Wow masha Allah tagney oo talaabsanay❤
@direemedia
@direemedia 6 месяцев назад
Kenya joga maicawini kara gariga
@SMAM192
@SMAM192 5 месяцев назад
Hadii aan gadhi laso dagayo import ahaan imisa ayay somaliland ku cashurta ya garanya fadlan?
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 6 месяцев назад
Ma la kiiraysan Kara ila 3 bilood babuurta
@farhankamil3655
@farhankamil3655 6 месяцев назад
Suaasha muhiimka ahi waxa weeyi habka loo iibsanayo gawaadhida ???
@nasteexoqalanjo4891
@nasteexoqalanjo4891 5 месяцев назад
Warshad Bariiska Farsamaysaan Ka Jeclaa . Dad Gaajoonaya Oo dharagtu Ku Yartahay Miyaa Kuwan Gadanaya , Hargeisaay Aabahaa Was 😢 Nin Habeenku U Dumay Habeena U Galay Hargrisi maxay U Haysaa😢😢
@mohamedmohamoudhassan1914
@mohamedmohamoudhassan1914 3 месяца назад
Qof iyo calafkii weyan illahay qof walba waxa u haysto ha u barakeeyo.
@AliHassan-wt6jn
@AliHassan-wt6jn 5 месяцев назад
Allah hain siyadhiyo from garisa
@feyrussiad9549
@feyrussiad9549 2 месяца назад
qiimaha baaburta raaxada sida hyundai iyo toyota waa imisa
@caduurmedia
@caduurmedia 6 месяцев назад
beeraha aya ka muhiimsan waxaaso dhan raashinka dibada laka keeno dhan wa laga raysan laga hadii dadku wax bertaan
@Aj-fx1ws
@Aj-fx1ws 5 месяцев назад
Waa Muuqaal Cajiib Ah Oo Aan Lgau Caajiseyn
@MobarikaJosef
@MobarikaJosef 6 месяцев назад
Dahabshiil ma yaqaan miyaa hal abuur cusub inuu keeno inta uu copy ku jiro mxaa udiiday inuu biyo xidheeno dhisto oo beer maal gasho oo xoolo maal gashado
@AxmedTamaam
@AxmedTamaam 6 месяцев назад
Masha Allah
@halimamussa-dl7td
@halimamussa-dl7td 6 месяцев назад
Masha Allah
@hassanmahamoud1673
@hassanmahamoud1673 6 месяцев назад
Maashaa Allaah haw barakeeyo dahabshiil. lkn ninkaan iibsan karin gaadhi masiinayaaa?
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 6 месяцев назад
Inshlh tollow xlmn iibsan doonaq Hhhhhhhh i will buy
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 6 месяцев назад
SOMALILANDERs why uga shaqan wa yan
@KajjLajj
@KajjLajj 6 месяцев назад
USA maimi adigu jogA iigu danbeysay maanta jamhurida barakysan dhex mushhaxaysA SAHANKA MARS INAAD KA QAYBGASHID KUU HADHAY
@DaudOmar-g4x
@DaudOmar-g4x 6 месяцев назад
Lkin Dahabshiil ma aha in ay xawaaladaha keliya gobolada inteeda kalena geyso waa in ay geysaa baabuurta sida hargeysa
@fardusali5547
@fardusali5547 6 месяцев назад
Waa laa keenay inshallhu
@ahmediman4866
@ahmediman4866 6 месяцев назад
Asc please shaqaalaha Safely Shoes , Safety Gloves iyo Masks siiya iyo Uniform Shirkada magac eed a iyo shaqaalaha magac isu ka muuqdo . Please remember Employee & Customer safeties come first . To keep everybody healthy you’ve to provide most of the items mentioned above to run a successful business . Thanks !
@QalbiSaafiya
@QalbiSaafiya 6 месяцев назад
Masha allah
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 6 месяцев назад
dahabshiil waad ku mahadsantihiin gaariyaashii lagu ciidilahaa laguna dabaaldadilahaa ictiraafka Somaliland iyo 18 may. way u dhacatay reer Somaliland .maashaa allaah.
@mohamudmohamedahmed4962
@mohamudmohamedahmed4962 6 месяцев назад
maxaa aari lagataa Hargeysa jidba majiree
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 6 месяцев назад
Baaburta wa la iibsan laha laakin Xaysiiskooda yar iyo suuq-geynta, cidi war badan kama hayso babuurtan.
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 6 месяцев назад
🥰❤🖐: quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoraalkayga aqrineyso ❤❤😮
@FardowsoAhmedMadey
@FardowsoAhmedMadey 4 месяца назад
بيطب.اجمد.محمد.رينو
@korodhsoaqoon
@korodhsoaqoon 6 месяцев назад
Masha Allah.
Далее
Дикий Бармалей разозлил всех!
01:00
Sheekooyinkii ugu layaabka badnaa Iyo Ugaaska Angola
20:29
Lacagta Gawaadhida Truck ga iyo Canada?
36:46
Просмотров 80 тыс.
Дикий Бармалей разозлил всех!
01:00