Тёмный

DAILY ROUTINE | PASTA & HILIB ARI 

Maryam & Mohamed
Подписаться 93 тыс.
Просмотров 86 тыс.
50% 1

CODSI: INTA RIIX to SUBSCRIBE CHANNEL KEENA CUSUB / @maryamandmohamedshorts
--------------------------------------------------------------------------------------------
Follow us:
TikTok: Nolosha.Farxadeeda
IG: Nolosha Farxadeeda
FB: Nolosha Farxadeeda / noloshafarxadeeda
-------------------------------------------------------------------------------------------
ASC, ku soo dhawaaw Nolosha Farxadeeda. Channel kaan waxaa daadihiyo Mohamed iyo Maryam. Waxeeynu nadhahay lamaano ku nool wadanka Mareykanka kana soo jeedo Somalia :)
Nolosha Farxadeeda wuxuu ka hadlaa sida loo dhiso guri dhameeystiran, waxa kale oo aan ka hadalnaa waxbarasho, aroos, jaceel, wada noolaasho, Talo bixin, iyo arimo kale oo taabanaayo bulshadeena Somaliyeed meel walbo oo eey joogaan.
Insha Allah waxaan rajeeyneynaa in aad ka faaiideysi doontid.
Hadii aad heeyso talo fadlan nala wadaag, comment ga noogu soo qor ama inoogu soo dir emial kaan Noloshafarxadeeda@gmail.com
Hadana --------SUBSCRIBE
DAILY ROUTINE | PASTA & HILIB ARI
AFTERNOON ROUTINE Mohamed Maryam
Hi guys, welcome to Nolosha Farxadeeda. We, Mohamed and Maryam, make family videos where we talk about some struggles that our Somalia community goes through day-to-day life. We also touch subjects such as education, living in harmony with your spouse, save money, etc
If you have any question or suggestions, please let us know in the comment section :)
#NoloshaFarxadeeda
#NoloshaFarxadeedaShorts

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 281   
@dicapriolyonjr3192
@dicapriolyonjr3192 2 года назад
الا بذكر الله تطمئن القلوب
@huda6211
@huda6211 2 года назад
Abaayo ilaahay hakaa shaafiyo neefta naqas xumadaaday lee waaaye ilaahay hakuu yasiro
@deeqawarsame6082
@deeqawarsame6082 2 года назад
So calming and enjoyable almost meditation thanks the beautiful vlogs family
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Thank you!
@simanmaxamed8054
@simanmaxamed8054 2 года назад
Maashaa Allah sas kuwada video wasugi la sanaa
@farhiakitchen
@farhiakitchen 2 года назад
Abaayo masha Allah Allah ku barakeeyo laakiin oilka iska yareeya
@Kheirjecel
@Kheirjecel 2 года назад
MashaAllah wiilka ehelkaada u eg yahay gabadha aabeheed u ektahay.
@umimohamed2323
@umimohamed2323 Год назад
Bless you and your beautiful family
@nazalabdi816
@nazalabdi816 2 года назад
M.a vlog yadiina aad ayey u qurux badan yihiin allaha idin xifdiyo family aan ku daydo family oo kale allaha isiiyo 🥰🥰💯💯 From Mogadishu Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maimunahmedgulled2833
@maimunahmedgulled2833 2 года назад
mnsha allh marka 1aad marka xigta anga ma aminsani qof aan gaabr dhalin unu qof jira yahay waayo naxariisti o dhan ba ka maqan ilahay guri bila gabr ah nama dhigo
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Amin ya rabi, saas waye
@xikmadoTube
@xikmadoTube 2 года назад
MashaAllaah. Good job.👍👌
@maryamahaaji7966
@maryamahaaji7966 2 года назад
Mashaallah
@hamaabdi4411
@hamaabdi4411 2 года назад
Arinta gabdhaha waa run lacagaha ugu badan gabdho ayaa soo dira
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 Год назад
Ma sha Allah ❤
@qaalimaxamuud7007
@qaalimaxamuud7007 2 года назад
wallhi hadii dad lagu dayanayo kuwaana mudan in lagu daydo m.a 👸🏻🤴🏼❤️😭🙏
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Mahadsanid Qaali ❤️
@anisohassan3605
@anisohassan3605 2 года назад
Masha Allah family qurux badan
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Thanks 😊
@quruxsaninagobaaf1284
@quruxsaninagobaaf1284 2 года назад
asxaapey iso duceeya ilaahay dartiis iigu so duceeya awlaad alaha isiiyo😭😭😭
@ciisemaxamuud5722
@ciisemaxamuud5722 2 года назад
Ayey watching 👀 from Mogadisho somali
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Год назад
MaashaALaah
@somalidhalada1960
@somalidhalada1960 2 года назад
mashaa allah famil qiima badan allaha idin xifdiyo idinka iyo ubadkiinaba aamin yaa allah
@annaahmed2564
@annaahmed2564 2 года назад
Beautiful weddings masha Allah guurkii qeyr qabo alee haka dhigo xabiibtii thanks for sharing .
@Hodan-xb8qk
@Hodan-xb8qk 2 года назад
Bismillah mashallah good job👌👌💕💕💕
@salwaxasan2594
@salwaxasan2594 2 года назад
Xaqiiqo waaye tas gabar la,an waa gablan aniga hoyadey 5gabdhod iyo 2wiil ay dhashay gabdhaha ayaana mar walbo biil iska daaye dahabka anay u geyan u atartami jiray balse hada hooyo wey geriyotay ilaahey janatul fardows guri hauga dhiso dhaman hoyoyinka musliminta aaamiin aamiin
@wardawife2529
@wardawife2529 2 года назад
Warda wajeclhy wlhi wayo qof name keyga wato hadiyad ayee igu leedahay warda yar I love her very much ❣ nolosha farxadeed anii iyo warda yar alle hana kulmiyo
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Aww 🥰 Amiin ya allah ❤️❤️
@farahkhayre7838
@farahkhayre7838 2 года назад
Mashalaah waankahelay horeusoco🌹❤️❤️🙏🇬🇧
@dheemanaxmed8820
@dheemanaxmed8820 2 года назад
Mncha allh tabarik Waxad nosoo galisaa adoo samaynya fatiirad
@rodaadam3498
@rodaadam3498 2 года назад
Maasha allah allahuma baarik
@makkadagan876
@makkadagan876 2 года назад
Mashaallh ilahay haidin barakeyo haidin xafido family Qurux badan Aya tihin Runti noshina ilahay hani barakeyo anigo ahay Makkah Haji Abdullahi wan ka helay noloshina Masha Allah 🥰 wani salamay 🥰.
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 года назад
Maasha allah 😍 ♥
@faaizomohamedhassan8686
@faaizomohamedhassan8686 2 года назад
www m.a beutifull family 👪❤❤🥰 aad ayan idin tagera love you guys from Somalia 🇸🇴
@Mariamm34
@Mariamm34 2 года назад
Maryan kulahaa waa gablan wlahay cabaar ba qoslayey😂abayo gablan waxa la yiraah qofka aan ilmo dhan haysan inaa ifahanta rajaynaya. Lkn wax ay somali utaqan ma garanayo ninka aan gabar dhalin o wiilal hysta🥰
@naimosulaiman8881
@naimosulaiman8881 2 года назад
Mohamed and Maryama aniga oo an fiirsanin muuqalka aad so galisaan ayaanba like-ta saara, i mean 👍 ayaan ka bilaaba because very interesting couple masha Allah
@naimosulaiman8881
@naimosulaiman8881 2 года назад
Qoyska Allaha idin barakeeyo, Sheydaanka furiinka ayaantan zaaid waaye is ilaaliya, Ilahey ha na wada ilaaliyee.
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Mahadsanid abaayo. Erayga furiin markaan maqlo waa jareeyaa walhi. Allaha sheydanka naga qabto
@naimosulaiman8881
@naimosulaiman8881 2 года назад
@@MaryamAndMohamed Aamin xabibti farxad kuwaara insha Allah
@iqlas8093
@iqlas8093 2 года назад
gabar laan wa dib yaa rabi gebda laan hanadigin & its true when it come's to care taking of parents girls are the best
@Edebsan444
@Edebsan444 2 года назад
Mashaaalh hadda le ogaaday inaad channel ledihiin farxad ku nolaada wan idin taageera
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 2 года назад
M.a allh wa muqalki ugu quruxda badna araga inta ikeney
@starlastella
@starlastella 2 года назад
😍😍 masha allah 🥰
@starlastella
@starlastella 2 года назад
😍😍 shugran 🥰
@rayaancabdaraxman8520
@rayaancabdaraxman8520 2 года назад
Marwalba vedio giina isoo dhaco aad baan ugu farxaaa family qurux bdn Alle ha nii xafido❤ Baladweyn baan idinka soo salaamay
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
MashAllah salaam Rayaan ❤️☺️
@afrah5198
@afrah5198 2 года назад
I am from Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Djibouti 💖💖💖
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 года назад
Manshallah 😍 family qurux badan ❤
@fadumoali8301
@fadumoali8301 2 года назад
Masha Allah
@zaro3938
@zaro3938 2 года назад
I just love the way your cooking and enjoying it mashallah ❤❤❤❤from 🇨🇦🇨🇦
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
I cook with passion 😋😋😋
@kooskamil4736
@kooskamil4736 2 года назад
@kooskamil4736
@kooskamil4736 2 года назад
@fartunyusuf5610
@fartunyusuf5610 2 года назад
ManshAllah
@bintanwar1770
@bintanwar1770 2 года назад
Famliy 💋💋💋💋❤❤❤ i love you guys allah idin dhowro oo muraadkiina idin sahlo maryam iska kaa jaclhy walashey mcn 🥺
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Love you too sweetie, Mahadsanid
@fardowsamahamud272
@fardowsamahamud272 2 года назад
Mashallah 🥰 warda wiilkayga in ay isku fac ama isku da,yihiin ayan filayaa goomay dhalatay abayo
@hibonuro3167
@hibonuro3167 2 года назад
Masha Allah aniga muqdisho aanku noo lahay iyadana inaa ku noolaado cimrigeega jeclhy kuleelaha aa ka helaaa
@simannuura4194
@simannuura4194 2 года назад
Mashallah Allah idin xifdiyo adiga iyo familykada
@aaminoosman6987
@aaminoosman6987 2 года назад
Aww diracyada wey qurux bdnyihiin dhmn 💙
@saharamaalim3856
@saharamaalim3856 2 года назад
Pasta ii hilib ari waalan😁🔥ciwanka shld be this
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Walhi waan ku fakiray haha 😂
@anababdirizakali6431
@anababdirizakali6431 2 года назад
Masha allah tabarakalah ❤️❤️❤️
@truelife6820
@truelife6820 2 года назад
Diracyada aman ilestaa masha allh qrx wlh
@samiirahussein3439
@samiirahussein3439 2 года назад
Hargaisa 🥰👍
@ND-vo3lg
@ND-vo3lg 2 года назад
mashaAllaah TabaarakaLaah boys qurux badan. maalmahan social Media iyo Somali xaaladiisa ma fiicna. wixii wanaag iyo barwaaqo idin siiyay cidna ha tusina RU-vid na ha soo gelinina. dadka in badan ayaan haysanin. ilaahay ku mahadiya PRIVACY IS THE KEY. waa iga talo. ❤
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
💯abaayo. Waa talo wanaagsan ❤️❤️❤️
@umumuminchannel7460
@umumuminchannel7460 2 года назад
Abayo babyda dhar luwaheda u qarinayo u xar ya laga ilesaniney waa iga talo qali allha ha idn barakeyo
@asmaismail835
@asmaismail835 2 года назад
mashallah ala tabarakallah you are an easy-going mum I like the way u enjoying
@anisatamaam6701
@anisatamaam6701 2 года назад
Haah waa sababta gabdhaha korintooda janada loogu helo wey naxariis badanyihiin wiiilasha uma dhawo gabdhehena alaha xafido
@leylaaliisgoowe7242
@leylaaliisgoowe7242 2 года назад
Asc setahey walaashey haa run waaye in aay gabadhaha ay aok yahin waalidinta iyo walalaha in ka badan wilasha subxaan Allah gabdhaha naxaris badan ayaa kujirto mashaa Allah alxmdulilah
@fartunshino3460
@fartunshino3460 2 года назад
masha allaah family qurx badan alle ha idin barakeyo
@abdiazizali7345
@abdiazizali7345 2 года назад
America
@hamdiabdirizak2321
@hamdiabdirizak2321 2 года назад
Great family Love u wlhia maryan and her fam🥰from garowe somalia soon will be USA colifornia as a registered nurse Hope to meet you there🥰
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
InshAllah, that would be really nice 😊
@somalia2730
@somalia2730 2 года назад
MAsha Allaha hooyo wanaagsan sidaas lugu garataa Allaha idin xafidiyo
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Mahadsanid walakey ❤️
@Hayatshali
@Hayatshali 2 года назад
Waa run amba majecli winter time ka waa boring lkn summer ka fun and a lot activity ayad helaysa
@maxamedgure3304
@maxamedgure3304 2 года назад
Oow that's so nice Ilaahy hydin xifdiyo
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 года назад
Mashaa Allah walashay I do enjoy Yr videos, its calm & nice Thank you for sharing wllo May Allah bless you and your beautiful family, Aamiin Aamiin yaa Allah❤️❤️
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Amin ya rab, thank you 🤲🏼🥰
@naimajama2214
@naimajama2214 2 года назад
Masha allaah my beautiful family Alloow idin xafid
@rodomaxamed8898
@rodomaxamed8898 2 года назад
Maxamed xaas wanaagsn baad qabtaa ilaahow wllky1🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Mahadsanid abaayo. 🥰🥰🥰
@princesszamuabdullprincess506
@princesszamuabdullprincess506 2 года назад
Masha Allah my beautiful family ilahy ha edhiin xifdio love you ❤️🔥 keep going nolosha farxadeeda
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Mahadsanid princess
@xafsoxubi7965
@xafsoxubi7965 2 года назад
Mashaa alah
@fosiyomaxamedali9286
@fosiyomaxamedali9286 2 года назад
Masha allhaa
@zarazaaraah4186
@zarazaaraah4186 2 года назад
Horaa loyiri dumarka gagaba karti iyo caqli udaa mashallah maryan qrx 🥰
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Hahaha MashAllah, thank you abaayo ❤️
@sacdiamohmud1527
@sacdiamohmud1527 2 года назад
Please soomaliyey familkan 100k oo subscribers aa halmar gaarsino One love my family from puntland Somalia
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Insha Allah mar dhow ❤️❤️❤️
@fadumoali8301
@fadumoali8301 2 года назад
Cuntoyinka easy and quick noo soo badi sida quraacdi tortilla aad ukunta kuduubtay
@ayasin11
@ayasin11 2 года назад
I noticed you used sesame oil to fry the eggs. Does the sesame oil overpower the taste?
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 2 года назад
Maasha Allah my role model family from Turkey 👋
@alimohamuudilmi2069
@alimohamuudilmi2069 2 года назад
Hore u socoda
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 года назад
Maryam good luck on your low carb journey some really good channels low carb yum (she has great five ingredient easy recipes and a popular book of the same name), Ketoserts (for desserts and breads) and heavenly fan (amazing low carb Chinese recipes she's vegan though so customise the recipes for your liking).
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
I’ll check them out inshaAllah. Thanks for sharing, appreciate you 🙏🏼❤️
@Q_haboosh
@Q_haboosh 2 года назад
First one I can wait this video all the time ❤️❤️❤️
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
❤️❤️❤️
@abdullaahi4571
@abdullaahi4571 2 года назад
Gaari boqorad ah ayaa tahay allah iisahlo adoo kale sister 🤲🤲🤲🙏
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Illahay haku siyo, Mahadsanid walalkey 😊
@amranabdi6468
@amranabdi6468 2 года назад
Of cours sister gabar la anted mugdi wye intaan haysan illahay hasiiyo
@ayanadam9073
@ayanadam9073 2 года назад
Masha Allah qoyska quruxda badan ilaahey ha idin xifdiyo
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
amiin ya allah. Allah ku xafido adigana
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 2 года назад
1:40 haaa waa run arinkaasi maryameey 14:24 waxaan ku noolahay gobolkii cagaarnaa ee sanaag somalia
@yacquubjama4272
@yacquubjama4272 2 года назад
Walhi warun arinka lacagaha aniga rerkena odhan waxaa bisha edaday abahy ladhalatay allh cimriga ha ubarakeyo
@akariimsalma224
@akariimsalma224 2 года назад
Wcs Masha Allah Happy family 😍 Love you guys
@bushraali2943
@bushraali2943 2 года назад
abaayo maryam waxa ii sheegta mada edit gareeya videoga mise xaajiga
@cadeyiquursh4764
@cadeyiquursh4764 2 года назад
Say m.a abyo adi io caruurta io xajigda rbi hni xfdo frm mogdisho ka so slma
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Amin ya rab, salaam Cadey ❤️🙏🏼
@ashao6383
@ashao6383 2 года назад
Maashaa alah
@abdirahmanomer9720
@abdirahmanomer9720 2 года назад
Wow mashaallah I'm proud of you guys 😊😘
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Thank you my brother
@ismadreamtube7237
@ismadreamtube7237 2 года назад
1= I like the way maryam cuntada u karinayso best cooker m.a 2= Role model baa ii tihiin aniga m.a 3= Taageerihiina ayan ahay 3= farxadiina marka kowad ilaahey ha idin ziyaadiyo sida aniga idinku soo duceeyey oo kale iigu soo duceeya 4= ilaahey dartiisa ayan idinku jeclahay 🥰 Guuleysta ❤️ Mudane Maxamed Iyo Marwo Maryam ❤️ (✷‿✷)
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
MashAllah, Mahadsanid wll
@deeqacali_23
@deeqacali_23 2 года назад
Masha allah family aad ujeclahay ala idinbarakeyo muqaladina aadd ujeclaha qurux 🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️
@kaamiloodowa5561
@kaamiloodowa5561 2 года назад
Maasha Allah ♥️♥️♥️♥️
@boqoradasallxad8591
@boqoradasallxad8591 2 года назад
Mash Allah reer wanagsan
@sharafabdiwali2676
@sharafabdiwali2676 2 года назад
So enjoyable 😉 cuite & calm
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Glad you enjoyed it!
@fadnanoor5121
@fadnanoor5121 2 года назад
Mashacala
@umuhanii
@umuhanii 2 года назад
Mashaallah baby girl look like her mum
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
💖💖💖
@nacimaasma
@nacimaasma 2 года назад
Masha'allah my favourite couples one love from Kenya Nairobi
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
❤️❤️❤️
@hodannour5893
@hodannour5893 2 года назад
Abyoy waxn kugu jeclhy mataqanaa shipta qoraalada hoosta kusoo qoreysid youtupeleyda kle waaka duwan tahy waligey comment makusoo galin🥰🥺❤️
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Mahadsanid Hodan 🥰☺️
@zarayou8560
@zarayou8560 2 года назад
Maasha Alah
@fartunamin5413
@fartunamin5413 2 года назад
Mash allah warda quruxley waa jeceladey marki fidiyow dubesid surwal siksan leh u gili gawartey
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Haye abayo Insha Allah ❤️❤️❤️
@hamdimahat7337
@hamdimahat7337 2 года назад
Mansha allah🤟
@somaliboy2270
@somaliboy2270 2 года назад
Masha.allah walashe maryan daily routine kaada cimaamadiisa lama heesan karo adi iyo caruurtaada iyo maxamed many thanks 💔 sida waqtigiina quruxda bdn noola qadataan Illah ha idiin xafido il xun iidama aragto
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Somali boy nagadaa ciyaarta hee HAHAHA thanks walal qaali
@sahramohamud1150
@sahramohamud1150 2 года назад
Maram mashaa allh you're so hardworking lkn vedio cod noo saar wa iga codsi thanks
@hamdagarbo5839
@hamdagarbo5839 2 года назад
Masha Allah Tabaraka Allah. Can you share with us huuno your cooking schedule? Do you cook daily the family meals? Allah ha idin barakeyo
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 2 года назад
Yes I can
Далее
DAILY ROUTINE | BARIIS & MALAAY
23:00
Просмотров 34 тыс.
DAILY ROUTINE | ESH CALAA CHICKEN WINGS
20:01
Просмотров 25 тыс.
Bro's Using 3 Weapons
00:36
Просмотров 4 млн
Harley Quinn is amazing.  #cosplay #joker#Harriet Quinn
00:11
Qaarka danbe ayaan ka DHINTAY | C-section
58:47
Просмотров 21 тыс.
DAILY ROUTINE | SOMALI MOM | Naz Ahmed
11:48
Просмотров 18 тыс.
RAMADAN ROUTINE DAY 4 AFUR WANAAGSAN
13:32
Просмотров 60 тыс.
MAALINTA 2aad |RAMADAN DAILY WITH MOHAMED AND MARYAM
14:53