Тёмный

Dal cajiib ah oo aan waxbadan laga ogeyn | Xog ku saabsan Papua New Guinea 

Tanaad
Подписаться 262 тыс.
Просмотров 44 тыс.
50% 1

Waa muuqaal ku saabsan xogaha ugu muhiimsan ee dalka Papua New Guinea.
Hadii aadan wali channel-ka Subscribe saarin nagu soo biir si aan iskula socono mahadsanid.
Muuqaalka Like iyo Share u sameey.
Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 123   
@zakariyeaqbalidiris3248
@zakariyeaqbalidiris3248 Год назад
the teacher of Geography keep going pro✨️✨️✨️🌎🌎🌎
@ugbaadmohamad189
@ugbaadmohamad189 Год назад
Aad iyo aad aya umahad santahy ilahey haku barakeeyo aqoontada macalin
@cabdixakiim1527
@cabdixakiim1527 Год назад
Ustaad 2019 ilaa hada waanku tagera keep going weligey muqalkaga ma idhafin likena waa sara
@mjmomentzpxlkhyt
@mjmomentzpxlkhyt Год назад
Ani xitaa wll
@muminhussein7604
@muminhussein7604 Год назад
Papua new guinea waxan umaleeni jirey wadan Africa ku yaalo Thanks Tanaad
@thvlov4879
@thvlov4879 Год назад
Sidoo kale😳
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Год назад
Waxoo xuduud la leyahay Indonesia.
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Год назад
Asc wll kheyr alle haku siiyo horey na usoco macalin hanaga tagin hana naga fogan nabad galyo
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 Год назад
Waligay Ma Maqal Wadankaan Cajiib TANAAD wadama Badan Baan Kaa Bartay Runtii waxaa tahay Ninka Kaliya Ee Muuqaldiisu Tayo Sare Ku fadhiyaan 🔥✊❤️🥰
@AhmedHussein-zj8sb
@AhmedHussein-zj8sb Год назад
M.a waqtigaaga Allah hakuu barakeeyo
@Dhaxalgal2023
@Dhaxalgal2023 Год назад
Masha allah dadaalka aad wadid waa mid aan lasoo koobi Karin guulayso
@liibaancali3612
@liibaancali3612 Год назад
Macalin guuleeyso
@yussufabdi1469
@yussufabdi1469 Год назад
Macalin Shukran, U deserve it more than shukran aqii
@suldaanzinzibaar5869
@suldaanzinzibaar5869 Год назад
Lph next jarmalka in sha allah cizzi iyo sharaf ku sxb qali🙏🙏
@cabdilecabdileck2310
@cabdilecabdileck2310 Год назад
The golden ✨️ voice tanaad
@aragwaafi5886
@aragwaafi5886 Год назад
I got here more about geography thanks man
@yahyemoalim0705
@yahyemoalim0705 Год назад
Thanks father of Geography Tanaad 🦁🔥🙏
@Kaali_juicyboy
@Kaali_juicyboy Год назад
Englishka si fcn ubaro sxb ama afsomali iskaga hadal
@xandaluabdirashidjr6019
@xandaluabdirashidjr6019 Год назад
@@Kaali_juicyboy h
@abdallaomar1097
@abdallaomar1097 Год назад
Masha allah waa warbixin fiican oo isku dabaridan ee kaliya music background ka yeedhaya kadaa i.n
@muhamedsamater3863
@muhamedsamater3863 Год назад
Thanks bro guulayso
@MotivationRight1
@MotivationRight1 Год назад
Father of geography 🦁🦁🦁
@FarhandhagacadeFarhaan
@FarhandhagacadeFarhaan Год назад
Mahadsanid macalinka wayn ee dhulka
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Hadal Afkaga ka soo baxa waxaa ugu qeyr badan saliga nabiga ﷺ
@nasriali6733
@nasriali6733 Год назад
❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
@nasriali6733
@nasriali6733 Год назад
❤❤❤الله اكبر ❤❤❤
@nasriali6733
@nasriali6733 Год назад
❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
@hayrufcdeh2845
@hayrufcdeh2845 Год назад
M.a keep going bro TanaaD 💪 🙏 💯 🙌
@aniisaidiris2533
@aniisaidiris2533 Год назад
Wll waxad ka soo hadashaa dalka Morocco qaybta gooni ugoosadka please
@a.rizakadan5560
@a.rizakadan5560 Год назад
mahadsanid Ustaad.
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 Год назад
Shukran bro noo soo badi taariikhda wadamada tan dhaw io tii horeba
@saidsms8488
@saidsms8488 Год назад
Geogrphi xitaa buugta kama akhristo ustaadka ayaa ii fududeyey inaan waqti kooban dunida u baran karo mahadsanid ustaad
@qoqodiyoqayraan1360
@qoqodiyoqayraan1360 Год назад
Igu xus qofkii ugu horeeyay
@Cr71251
@Cr71251 Год назад
Super kasoo hadal dalka Kyrgyzstan ❤ 🇰🇬
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Год назад
Teacher of geography tanaad horey usoco ustaad 🥰✊️
@qaryaanpaul4825
@qaryaanpaul4825 Год назад
Somali geography ga kaa yaqaan ba maan arag zxpky Taand legendary geographic 👨
@Clkariin_1234
@Clkariin_1234 Год назад
Waanku wataa nio Tanaad keep going
@abdirahmanyasinwarsame3473
@abdirahmanyasinwarsame3473 Год назад
Macalin mahadsanid saad wax noogu soogudbiso lkn su aasha iswaydiinaya waxa waye dalkan cajiibka macdanta soo saara hadana dadkiisa daliiginta faqriga ka hooseeyan
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Год назад
Thank you Tanaad
@asadbaashemuuse9498
@asadbaashemuuse9498 Год назад
Tanaad forever. Allah ha idin garab galo
@cabdicasiisdaahir
@cabdicasiisdaahir Год назад
Keep going my teacher
@hadillaium
@hadillaium Год назад
My geography teacher😊
@shoodheshoodhe7903
@shoodheshoodhe7903 Год назад
The vidoe information and your gold voice and the music all are matching
@kinghared9960
@kinghared9960 Год назад
So laabay macalinki👏👏🙏🙏
@nalayhassan364
@nalayhassan364 Год назад
Macalimuu mahadsanid macalimuu ka soo hadal cimilo iyo cimolo goreed
@ibnumohom3tt689
@ibnumohom3tt689 Год назад
porto rica kasoo same saxib ❤
@traderessacademy1679
@traderessacademy1679 Год назад
Geography teacher
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
@Tanaad Sxp kasoo hadal Dalka kyrgyzstan 🇰🇬 ♥ plz
@yaasiryahye8242
@yaasiryahye8242 Год назад
Norway ustaad🥰
@rashiidkhadar4928
@rashiidkhadar4928 Год назад
Ilaahow anoon safrin oon adduunkankan dalxiis ku marin ha idilin.
@kurana289
@kurana289 Год назад
Mashaalah guuleyso sxb tanaad 😍✊
@AhmedNourHussein
@AhmedNourHussein Год назад
Father of geography
@abdirahmanabdullahi3077
@abdirahmanabdullahi3077 Год назад
Horay u soco sxb
@royalfarah524
@royalfarah524 Год назад
Waad mahadsan tahay nabadoon
@mahomedhassan1723
@mahomedhassan1723 Год назад
Horay usoco wll tanad
@abdiazizahmedgurey6737
@abdiazizahmedgurey6737 Год назад
Tanaad best channel🥰🥰🥰
@halimomohamudmohamed4495
@halimomohamudmohamed4495 Год назад
Mahadaanid Ustad
@gaaniapdilaahi1556
@gaaniapdilaahi1556 Год назад
😍aad ayuu Uwacan yahay Banaamujkaga Soo wad
@bashiirbooto7625
@bashiirbooto7625 Год назад
Dal kale Soo dhig
@ibrahimabdiwahid5804
@ibrahimabdiwahid5804 Год назад
Tanaad hore usoco
@Ashqargamer49
@Ashqargamer49 Год назад
Father of geographic
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 Год назад
Ustaad Tanaad
@khaalidcabdiraxmaan4972
@khaalidcabdiraxmaan4972 Год назад
Papua new Guain 🇵🇬
@apdijabarcsiis9745
@apdijabarcsiis9745 Год назад
Tanaad teacher geography waxaad ku xejisaa mongolia
@kingsharma7064
@kingsharma7064 Год назад
Thanks 😊 🫂 sxp Lkn USA 🇺🇸 kaso Hadal pro
@elustadelma3sarawi21
@elustadelma3sarawi21 Год назад
Mhadzanid Macalin
@abdiazhraf360
@abdiazhraf360 Год назад
wllo waxad kasoo hadashaa kangbashi ama ghost city ee dalka china ♥️🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@KB-short_01
@KB-short_01 Год назад
Inoo soo badi sxb dalxiiskan
@Teetanopro20
@Teetanopro20 Год назад
Keymaha Amazon Vedio nooga so samey wll key
@EngAA-yp1fi
@EngAA-yp1fi Год назад
South Sudan iyo Sudan
@haafidambition3022
@haafidambition3022 Год назад
Best tanaad
@umulkhayrmaxamuud6218
@umulkhayrmaxamuud6218 Год назад
Asc wll ku saliya nabigeena muxamad
@mohacadaawe904
@mohacadaawe904 Год назад
Asc wll videogaan waxaad Soo dhigtey 2 isbooc ka hor ka gudub Hal suaal ayaan jawaabteeda rabaa Wadamada caalamka waa ka hadashaa lkn somalia in badan ka ma hadashid in yar ma ahanee tan kale cudsi waaye in badan ka hadal somalia waayo dhalinta maanta tariikhda somalia wax ka ma oga waayihii barwaaqada⏲️⏲️⏲️⏲️
@sultanfilims2686
@sultanfilims2686 Год назад
Asc wll adigoo raali ah meel aan kala soo xariiro ii sheeek
@axmedhurre8135
@axmedhurre8135 Год назад
Waa.cawaan.ururay
@cadnaancabdulahi1672
@cadnaancabdulahi1672 Год назад
Waad ku mhadsan thy maclumadka aan caadiga ahayn eed noo soo gudbiso tanaad nin wax bartay
@amirismaacil2592
@amirismaacil2592 Год назад
Dalka somali soo sameee
@a.rizakadan5560
@a.rizakadan5560 Год назад
❤❤❤Tanaad Channel❤️❤️❤️
@mohamedaden5209
@mohamedaden5209 Год назад
Sxb noo soo badi marnaamijyada si maalin leh ah
@maxamaddaahir8868
@maxamaddaahir8868 Год назад
Masha allah wall wax badan wan kafaiday lkn magacaga iyo muqaga ma aqaan soory
@cabdikhaliifjimale7551
@cabdikhaliifjimale7551 Год назад
Dhibmalah
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Год назад
سبحان الله
@abdikuusmaxamed1770
@abdikuusmaxamed1770 Год назад
Waan xasuustaa macalinoow waa dalka ugu luuqadaha badan caalamka 832 luuqadood hadaan qaldanen.
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Год назад
Bowe matagtay waliga hadase xge jogta australia malaga aadi kara
@faaraxmaxamed6857
@faaraxmaxamed6857 Год назад
Mar hore ayad ka hadashay
@dahirgedi7018
@dahirgedi7018 4 месяца назад
Dofaar maa dhahday
@abdilahiahmed5278
@abdilahiahmed5278 10 месяцев назад
Papua 🇵🇬
@apdirahman1433
@apdirahman1433 Год назад
Golden voice 🗣️🦻
@ahmedabdimu
@ahmedabdimu Год назад
Asc legend
@abuujazim5931
@abuujazim5931 Год назад
Germany kahadal sxp
@Ibrahim-oz6bx
@Ibrahim-oz6bx Год назад
Kyrgyzstan ka soo samee
@geediali437
@geediali437 Год назад
Dadkaa lagu qashaa oo lagu cunaa baabu giniga cusub
@hayrufcdeh2845
@hayrufcdeh2845 Год назад
The best youtub'r TanaaD💯♥️♥️♥️🫂🫂🫂🫂😢😢😢
@FaadumoWarsame-v3
@FaadumoWarsame-v3 Год назад
Germany 🇩🇪 ka soo haddal
@abdidahir9365
@abdidahir9365 Год назад
Sxb 1 warbixin baa BIL lamaq naaneysa
@yaasir5920
@yaasir5920 Год назад
Father of geo 😊
@xamseiid7650
@xamseiid7650 Год назад
🇦🇫🇦🇫🇦🇫afganistan
@general7mohammed598
@general7mohammed598 Год назад
Wllo ka soo waran ogadenia ee ethopia hada haysato ka soo waran
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 Год назад
Somali galbeed dheh taas waa taqaan maxaa lagaaga waramaa
@abdullahmed3867
@abdullahmed3867 Год назад
Wn ku slmy nin culus
@Allsportshighlights1600
@Allsportshighlights1600 Год назад
Waa la ogyahay ee waa loogu talo galey In ey sidaan ku jiraan
@FaadumoWarsame-v3
@FaadumoWarsame-v3 Год назад
GERMANY 🇩🇪
@xasanabdirisak2951
@xasanabdirisak2951 Год назад
Pls soomaalilan teacher
@maxamedkhaliif5323
@maxamedkhaliif5323 Год назад
United Kingdom kasoo hadal tanad
@alphapi4282
@alphapi4282 Год назад
Zxp kribati kusoo xiji
@liibaanxuusen5572
@liibaanxuusen5572 Год назад
paraguay 🇵🇾 kaso diyaari bro
@liibaancali3612
@liibaancali3612 Год назад
Horay aa looga hadlay ee yuutoobka ku qor Paraguay 🇵🇾 tanaad
@abdullahisaed10
@abdullahisaed10 Год назад
👏👍🥰
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 Год назад
Wale dad aduunkan wey Ku nool yihiin🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂
@M.OZIL4
@M.OZIL4 Год назад
Dadka jooga waa kuwo uu gaadhsato
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 Год назад
casharka kan ku xige suudaan 🇸🇩🇸🇩
@ayuubahmed9584
@ayuubahmed9584 Год назад
Saxip maraykanka kaso samey
Далее
Safarkaygii Dalka Gambia 🇬🇲 My Trip to Gambia
27:23