Тёмный

Dalka bilowga u noqon doonna dhamaadka aduunka! Dalka Suuriya 

Waaberi Media
Подписаться 570 тыс.
Просмотров 108 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 196   
@Xaali941
@Xaali941 4 месяца назад
Adunka ma so Marin qof ka wangzan nabi Mahamett allhu musli cala saydina Mahamett 😢
@AmiinShamsadiin
@AmiinShamsadiin 4 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej 4 месяца назад
Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ANNIA-r5h
@ANNIA-r5h 4 месяца назад
Scw scw
@axmedduqoow1714
@axmedduqoow1714 4 месяца назад
Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله)
@asmaabashir8125
@asmaabashir8125 4 месяца назад
Dalalka muslimiinta wa loo tashaday wallahi ilaahay galada sharkooga hana dhaafiye
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 4 месяца назад
ALLAHU AKBAR☝️🥺💯❤️
@Y-ADIL
@Y-ADIL 4 месяца назад
Hogaamiye kasta ee ka doorbida inta uu kursigiisa waayi lahaa in dalkiisa burburo aaagane Sharaf iyo karaamo dunida korkeeeda kuma arkaayo! Aakhirane tii Rabbi ayaa sugee inshaAllah.
@maxamed9633
@maxamed9633 2 месяца назад
Allahu akbar rabiyow muslimiinta ugargaar
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko 4 месяца назад
Yaa tukaday salaadii cishaa 'i 😢😔🥹😭
@nuuxfarahdirie8817
@nuuxfarahdirie8817 4 месяца назад
Insha allah islaamku waa guulaysanaya
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 4 месяца назад
Rabi haugargaaro islamka kunool bariga dhexe ❤❤❤😢😢😢
@Maahir397
@Maahir397 4 месяца назад
Congratulations 500k walal waaberi media❤❤
@kabtanassad9763
@kabtanassad9763 4 месяца назад
Kusaliya nabiiga salalahu caley wasalam❤
@sugowyare6211
@sugowyare6211 4 месяца назад
Scw scw scw
@mohamudawmuse3242
@mohamudawmuse3242 4 месяца назад
Meeshaa alaah Ilaaheey hakuu barakeeyo aqoontaada.aamiin aamiin aamiin. Waayo markasta waxbaad noo faa'iidaysaa. faa'iidaysaa
@Sooyalka
@Sooyalka 4 месяца назад
Mahad sanid, dhinaca kale soo daawo xogaha pogaygan si aad u ogaato wax qaabadkii culumadii islamka
@AbiibCawale
@AbiibCawale 4 месяца назад
صلي على النبي ❤❤❤❤❤
@Kingston12370
@Kingston12370 4 месяца назад
Sudan 🇸🇩 Ka so waran
@fiidowmrk
@fiidowmrk 4 месяца назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@BishaarAhmed-q4k
@BishaarAhmed-q4k 4 месяца назад
Wan ku wada,jecelnahy wll ❤❤
@abdikariinahmed2496
@abdikariinahmed2496 4 месяца назад
✍️NAQO QOF SOO SAR LEH OO WARBIXINO SODHIG SI AAD SHACAB FCN U HESHO 2 MOUNT AGO AYAA UDANBEYSAY VEDIOW AD SO DHIGTO. SAAS SHAQADA DACAD KAMA AHANE. MARKA DACAD USO NAQATO SHAQADA MARKAS SUP KUSARA
@abdiwahababdilahi1462
@abdiwahababdilahi1462 4 месяца назад
Waxd rabto soo dhig Aniga wd iga heshay subska and also allaha kuparakeeyoh wll
@xanfaresh2024
@xanfaresh2024 4 месяца назад
Alle ha u garagaro Syria 💔💔💔💔
@MuhammadAlii23
@MuhammadAlii23 4 месяца назад
Abdèrahma waaberi half million coming soon I.a
@safasalleban
@safasalleban 4 месяца назад
Allahu akbara🎉
@tgrlucky6328
@tgrlucky6328 4 месяца назад
Congratulations for 500K teacher abdirahman 🎉🎉
@Khadar-h8b
@Khadar-h8b 4 месяца назад
Ilaahow dagaalka dadka galaya iga mid dhig yaa rabi 🥱😭
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 4 месяца назад
Sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@cumarabdisalam7714
@cumarabdisalam7714 4 месяца назад
Hambalyo mazul 🎉 dhawaan 500k insha Allah 🎉
@CadnaanAbdiQani
@CadnaanAbdiQani 4 месяца назад
Islamku waqti hore. Adunka. GumaystaY lakin waxpa laga Qorin. Halyeyadi. Islamka. Tariikhdoda❤❤
@Sooyalka
@Sooyalka 4 месяца назад
Mahad sanid, dhinaca kale soo daawo xogaha pogaygan si aad u ogaato wax qaabadkii culumadii islamka
@KingXamaadaOfficial
@KingXamaadaOfficial 4 месяца назад
Diinta islaamku sinaan iyo wanaag bay leedahay ee maleh in ay baniaadamka gumaystaan ee islaamku xadaarad buu lahaa wll
@ZamzamHassan-re5jc
@ZamzamHassan-re5jc 4 месяца назад
Soo badi insha Allah wada mada siina falanqey dalka iràn iyo iraaq Allahay haku barakeeyo
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 4 месяца назад
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
@FaaisoSiciid-g9c
@FaaisoSiciid-g9c 4 месяца назад
Qofki ugu horeyay waberi media 👋😍
@sahramuuse4678
@sahramuuse4678 4 месяца назад
Ilaahayow adiga musliminta uu maqan
@Sooyalka
@Sooyalka 4 месяца назад
Mahad sanid, dhinaca kale soo daawo xogaha pogaygan si aad u ogaato wax qaabadkii culumadii islamka
@MaxamedCabdulahimayow
@MaxamedCabdulahimayow 4 месяца назад
Abdirahman omar wan ku salaamay setahay
@basrajees4673
@basrajees4673 4 месяца назад
Magaceeyga waa abdirahmaan cumar halkaanina waa waabari media ❤🥰
@sagalsaidali148
@sagalsaidali148 4 месяца назад
Asc wall cabdi risaaq anowe Moda badan ayan ku xirdnaha janalkaga aboowe waxad nosoo gudbisaa saxaraha sacudiga coska kasobaxay iyo wabiyaha laga shegaayo abowe bilaaw iyo ilaa dhamad fadlan
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 4 месяца назад
kusoo dhawada dawadayal muqaalkena manta😂
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf 4 месяца назад
سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم
@Usaame999
@Usaame999 4 месяца назад
500k insha allah goor dhaw 🎉
@Cidaxafada
@Cidaxafada 4 месяца назад
Inshallah muslimintu way guulaysamayaan
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 4 месяца назад
Caleyhi salaatu wasalaam❤😊
@MukhtarIsmacil-b1y
@MukhtarIsmacil-b1y 4 месяца назад
War like gareeya very valuable contents
@hamzeclraxmaan9775
@hamzeclraxmaan9775 4 месяца назад
WalaahI daaH Aan Lahaan jirnay ayay ku qornayd made in syria 😢😢😢😢
@lunibark9978
@lunibark9978 4 месяца назад
😢😢wa run alaab wag Sameer kireen hooyaday ii sheegtay
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 4 месяца назад
insha'Allah wuudhaman waqtigan xun waxana bilaabmi doona waqtigii wacnaa
@Gulled6
@Gulled6 4 месяца назад
Wll Waqtiga Ma Xumaado Qoraalka Ka fiirso
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 4 месяца назад
@@Gulled6 yaa Allah illahow ii danbi dhAaf thanks 👍 bro
@ghst4487
@ghst4487 3 месяца назад
​@@Gulled6maxaad ulajeedaa?
@Zakaria_maxamed
@Zakaria_maxamed 3 месяца назад
Ilaahay baa wayn, ku sali nabigo horay usoco oo maalintaada nuuri❤❤❤
@mmoooooi
@mmoooooi 4 месяца назад
mahadsanid wll
@muxyadincali5330
@muxyadincali5330 4 месяца назад
mahadsanid waxaan ka ogaday tarikh fiican, xaqiiqda ayad no shegtay, shekan midijiray dagaalka suriya dhayal kuma istagi doono.
@safaassoweh6066
@safaassoweh6066 4 месяца назад
Mashalah keep going bro
@Sooyalka
@Sooyalka 4 месяца назад
Mahad sanid, dhinaca kale soo daawo xogaha pogaygan si aad u ogaato wax qaabadkii culumadii islamka
@DjMüllar
@DjMüllar 4 месяца назад
Iinsha Allah
@MaxamedbedarxasanMaxamedbedarx
@MaxamedbedarxasanMaxamedbedarx 4 месяца назад
Chanalka keliya aa marwalba xiiseeyo keep going sxp
@xasanmaxamadcarte7728
@xasanmaxamadcarte7728 2 месяца назад
Magaceygu Waa Abdi rahman cumer Halkanina Wa wabare midea Kusoo dhawada Daawada yaal muqaalkena maanta
@hashimtahir6393
@hashimtahir6393 4 месяца назад
THANKS my brother 😊😊❤❤❤❤❤
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 4 месяца назад
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
@MohaBlack-qg4uq
@MohaBlack-qg4uq 4 месяца назад
Hamblayo 500k 🎉
@laaska0014
@laaska0014 4 месяца назад
Suuriya waxaa burburiyey reergalbeedka iran oo ushaqeeya yahuuda
@othmanhaji1043
@othmanhaji1043 4 месяца назад
Scw
@IlyasAbdickadirHussein-h2w
@IlyasAbdickadirHussein-h2w 3 месяца назад
golden voice❤
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 4 месяца назад
Guleyso ustaad
@FosiyoAynab-ek7zs
@FosiyoAynab-ek7zs 4 месяца назад
Asc wll Maansha Allah hambayo
@IsxaaqCumar-sk7xn
@IsxaaqCumar-sk7xn 4 месяца назад
Asc usaad waan kusaalaamay isticmaalka ereyga inta" ayna noqon" waxaa igala Haroon 'inta aan laga dhigin'
@zamiraltamohamoud8889
@zamiraltamohamoud8889 4 месяца назад
Hambalyo 500k waxan sugbaaba waa 1m
@NajmaabdullahiOmar
@NajmaabdullahiOmar 3 месяца назад
salalahu caleyhi wasalam❤
@Mujaahid11
@Mujaahid11 4 месяца назад
eyga bashar alle jahannamo hka wwaraabiyo
@Gytyÿyyyy
@Gytyÿyyyy 4 месяца назад
Amiin Waa shiico baqtiga😡
@FaaraxGaab10
@FaaraxGaab10 4 месяца назад
Qabka lokala hesto wadanka Suria kusodar
@salmanaxmed3057
@salmanaxmed3057 4 месяца назад
Macalin we need products
@SaciidDawlad
@SaciidDawlad 4 месяца назад
إنا لله وإنا إليه راجعون
@mubarakumar1048
@mubarakumar1048 3 месяца назад
Scw❤
@ameennikke
@ameennikke 4 месяца назад
Half Million 🎉🎉
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 4 месяца назад
Thanks wll😊❤😊
@Asiahaji1
@Asiahaji1 3 месяца назад
Sallhucallayhi wasallam
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 4 месяца назад
500k🎉❤
@ahmedfarah4309
@ahmedfarah4309 4 месяца назад
C/raHmaN UmaR 😊
@FarxiyoCabdi-uw2es
@FarxiyoCabdi-uw2es 4 месяца назад
Wadaad mooryaanta iran iyo mujrimka bashaar al asal ilaahey naarta haku fogeeyo aya burburiyey
@somalilandigabadan7588
@somalilandigabadan7588 4 месяца назад
Kaligii talis nacdalbaa kutaala waaaka dalki dhama dumeye suriya
@ANNIA-r5h
@ANNIA-r5h 4 месяца назад
Alla carab necbiya allow shartooda ku celi
@CaasMri
@CaasMri 3 месяца назад
Walal kasoo hadal siyaasadda africa
@saddamadanabdi4022
@saddamadanabdi4022 3 месяца назад
Waa sida Muuse Somaliland ku waddo haddaan, Alle naga badbaadin.
@ismogabe5913
@ismogabe5913 4 месяца назад
Cajiib😢
@MuxuboCismaan-h6u
@MuxuboCismaan-h6u 4 месяца назад
Yemen
@aliabdi9848
@aliabdi9848 4 месяца назад
Baraamijyadada aad ayaan u jeclahay mid ima dhaafo❤🎉
@gallangurxan5800
@gallangurxan5800 3 месяца назад
1958 ilaa 2011 in ay maamuleen nin iyo wiilkii waa nasiib daro😢
@Apthirahman--ahmet1
@Apthirahman--ahmet1 4 месяца назад
Abdirahman waabri reply le scp❤
@user-farsamo
@user-farsamo 4 месяца назад
Wallhi sxb muqaaladaada waan kaheley nio sidee osameysaa mala wadaak to anig waxaan kugo xiranahay 2 sano inoo faaidey sxb
@Zakaria_maxamed
@Zakaria_maxamed 3 месяца назад
Wllka sidee ukulmisaa tariikhda wadamada?
@Ibadam
@Ibadam 4 месяца назад
🙏
@AbdurahmanAli-s7k
@AbdurahmanAli-s7k 4 месяца назад
❤❤❤Bro kaso shekey iraq
@muxyadiinaxmed1842
@muxyadiinaxmed1842 4 месяца назад
First 😂🤝🤝
@Slimshady-o9h
@Slimshady-o9h 3 месяца назад
አሜሪካ እንገናኛለን
@yayaqanciye195
@yayaqanciye195 4 месяца назад
Walakalafurfury sida somalia loofurfury😢
@cabdidhere
@cabdidhere 4 месяца назад
Hanpalyo 500k 500M ayaad uqalanta keep going
@craxmanyasin
@craxmanyasin 4 месяца назад
5:07 5:13 5:23
@MUUSE967
@MUUSE967 4 месяца назад
Ustad Afghanistan iyo ciraaq kusoo xeji
@Xirsiev
@Xirsiev 4 месяца назад
8:31 Ereyo isa saaran!!
@IBRAHIMfjizow-r4l
@IBRAHIMfjizow-r4l 4 месяца назад
# free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤inchallah 🙏
@axmeddaahir9459
@axmeddaahir9459 4 месяца назад
Waxa so dhan waxa ugu wacna wa kalitalisnimo jaahilnimo dheertahay hadu xilka ayar uga dagilhaa dhibaatadaasi ba kumay dhacden dalkaas qaniga ah Lkin madxda madaxa adag e moodaya inay iyagu iskaleyihin dadka iyo dalkaba U fiirsi Kan nacaska Syria, qadafi, ali saalixi Yemen, siyadki somalia wa isku wada mid 😭💔🙏🏻
@khadiijoxuseen5497
@khadiijoxuseen5497 4 месяца назад
500k hmblyo 🎉❤
@MahadInhoAntonio
@MahadInhoAntonio 4 месяца назад
500K Half million coming soon 🎉
@jaaluud5395
@jaaluud5395 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 4 месяца назад
siraya iyo suriya soo laba dal soo kala ma aha shaki ayaaba iga laye
@AbdiFatah-bu4hg
@AbdiFatah-bu4hg 4 месяца назад
May inaga ka somali ahan uunba laba magac ukala yaqaan sida wadamo badan oo kale sida France faransiiska magaca saxda ahi waa Syria oo somali ahaan dhawaaq ahaan noqonaysa siiriya😊
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 4 месяца назад
@@AbdiFatah-bu4hg mhdsnd zxb
@caashaxuseen1223
@caashaxuseen1223 4 месяца назад
Maya English ahaan waxaa looga dhawaaqaa Syria Arabic ahaana iyo magaca saxda ahi waa suuriyaa❤
@AbdiFatah-bu4hg
@AbdiFatah-bu4hg 4 месяца назад
@@caashaxuseen1223 suuriya waa dhawaaqa carabiga siiriya waa English somali ahaan keeba ugu yeerna labadaba sow maaha qofka sibuu ugu wacaa marka labaduba wa sax
@CabdimaaligIsmail-rb3sx
@CabdimaaligIsmail-rb3sx 4 месяца назад
11 mint 600 qof ayaa iga horeer
@xasanrabiic4548
@xasanrabiic4548 2 месяца назад
Subxanalah
@ayanlecabdulaahiyuusuf
@ayanlecabdulaahiyuusuf 3 месяца назад
Oky😊
@caaishaclaahi9827
@caaishaclaahi9827 3 месяца назад
Sudan kaso waran allha usahle
@AbdimalikMaxamed-pt6yw
@AbdimalikMaxamed-pt6yw 4 месяца назад
Gumeysiga dhibaatooyinka keeno dhibaatoyinkan mareykan turkey waa iney farha kale baxaan Suriya
@ghst4487
@ghst4487 3 месяца назад
Carab maxaa kaagalay adiga
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 4 месяца назад
Waa runtaa wase labaabi yey reer galbeed baa loogu daw galey
@MahamedOmer-n9j
@MahamedOmer-n9j Месяц назад
Somalia ayaa sidaa kusocota
@AmzicMahad
@AmzicMahad 4 месяца назад
COMMENTIGII UGU HOREYAY PLS RPLY
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL 4 месяца назад
Waxa sidaas yaley waa shicada iyo rushka😊
Далее
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Просмотров 226 тыс.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21