Тёмный

DALMAR YARE NEW SONG TAASH GOBOLADA SOMALILAND LIVE SHOW HARGEISA 

Hawraar Music Production
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 417 тыс.
50% 1

DALMAR YARE TAASH
EREYADA C.RAXMAAN ODEY
LAXANKA MAXAMED CIRO
MUSIC MAWLIID XASAN
Copyright@Hawraar Music

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 926   
@culusow4795
@culusow4795 5 лет назад
Reer woqooyiga waa dadka somali ugu gabdho qurux badan inta igu raacsan like isaara
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 5 лет назад
Haa ana kugu raacay
@jiyaafromsanaag3865
@jiyaafromsanaag3865 5 лет назад
Kugu racay is ❤❤❤💚💚💚💖💖💖💙🖤💜🖤
@king_zaki.1955
@king_zaki.1955 5 лет назад
Mahubta indr 😂
@madaxwenahabeshahawiye3550
@madaxwenahabeshahawiye3550 3 года назад
Benta waye sxb an ka diday
@amuunmohamed8364
@amuunmohamed8364 5 лет назад
Barbara tarikh fog iyo tilmnta jacayl udaaa😍😘🇮🇹one love somalilnder 😍
@maizazaet2480
@maizazaet2480 5 лет назад
Berbera taarikh fog iyo tilmanta jacayl u daa ❤️ like sara inta reer berbera 😍
@ahmedyazin179
@ahmedyazin179 5 лет назад
Asalkiii waykan muna
@Abuluqmaan496
@Abuluqmaan496 5 лет назад
Tilmamta jaceyl udaa
@sultan_guleid1489
@sultan_guleid1489 4 года назад
❤️
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 года назад
❤❤
@queenahlaam7769
@queenahlaam7769 4 года назад
Wad naga haysa inadeer
@caddaaniismail8962
@caddaaniismail8962 5 лет назад
Hargeisa tixda maansa iyo tisqaadka faaneed u daa tirarkii dulqaadkiyo taalada BAli gubadle dhawr Gobolka maroodi jeex gobolka HAWD ❤❤❤❤❤❤ Dalmarow Daa in ha ku dhawro
@dhashiijigjiga5097
@dhashiijigjiga5097 4 года назад
Hargiesa baligubadle iyo hawd xaruuntii reer abtigay ARAB❤❤❤💪💪💪
@mohamedismail8560
@mohamedismail8560 4 года назад
@dhashii jigjiga apti soo dhwoow geed labkii sheekh isaxaaq baa ku dhalee❤🙏❤👈
@dhashiijigjiga5097
@dhashiijigjiga5097 4 года назад
@@mohamedismail8560 waa dhawahay abti mcn❤❤
@cawlmedia6406
@cawlmedia6406 5 лет назад
Laaska tayadii u daa Waa gobolka qudha ee aan xitaa gobolkayga togdheer ka jecelahy Laascaanood❤❤❤❤❤
@guledkhadarabdi9568
@guledkhadarabdi9568 5 лет назад
Rer togdheer wan idin jeclnhy hore usocda boqortyO👑👈👏🤙🤘👌
@mahadomar3089
@mahadomar3089 5 лет назад
Cawl caynanshe welcome sxb qalbi furan Dashii Darwiishte gobanimada kaso horeysa🙌
@suldanesse469
@suldanesse469 5 лет назад
Togdheer
@naimanani6250
@naimanani6250 4 года назад
Gobalka raga ♥️
@anfacabdirasaaq3844
@anfacabdirasaaq3844 3 года назад
Boqortoooyada togdheeer anaba wan idin jecelnahay hadaanu nahay reer sool alleh haydin barakeeyo guulaysta
@sihamaxmed7204
@sihamaxmed7204 5 лет назад
Wowwwo borama 😘😍tacliin u daaa magaaladyda erayadasi way iga gadan yihin cabdiraxman oday erayada ku fara yaraysatay walee fanaanka iska jeclahay dalmar welcome
@being_abdirahman
@being_abdirahman 5 лет назад
Allaylehe💕 Dunida ummad loo tagana Markay tahay soo dhawayn Bulshada geyigaasi taal Taashkii gobannimo u daa -Proudness😎
@ZakariaSunni
@ZakariaSunni 5 лет назад
UstaadkaYga Allaylehe waa wax lagu faano 🙏
@mahadofficial2439
@mahadofficial2439 5 лет назад
Hoygii fanka hargeysa one love ❤️from muqdisho
@hipoooayaan4821
@hipoooayaan4821 5 лет назад
Wale hablaha hargysi wa nasab Wliba xargo iyo qurx isku darsaday❤🤗☄🤙
@miskiyusuf9811
@miskiyusuf9811 5 лет назад
鈔3
@nimcoahmed7821
@nimcoahmed7821 5 лет назад
Waa runta sxp
@daalacoofficial6369
@daalacoofficial6369 5 лет назад
Intii Togdheer ka soo jeedaay maad like ta igu qabataan wll 👍🏼
@furqaanahmedsalim3137
@furqaanahmedsalim3137 5 лет назад
Kama so.jeedo lkn kugu tagay sababtana dadkygi iyo dalkygii un 🤗
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 5 лет назад
Xitaaa Fanaankii Nooyimaada Heestu Nagu Amani Lahaa Anagaa Samayna Yacni Hoyga Fanka Iyo Hargaisa dhexdeeda ❤️🍀👏🏻👏🏻👏🏻
@famaily5884
@famaily5884 5 лет назад
Kkkk lakin waxaa la dhahay nin is amaanay waa ri is nuugtay waxiin waxaa waaye qasab nagu amaan kkkkk
@ubahmohamed7736
@ubahmohamed7736 5 лет назад
😂😂😂
@farduusapdirahman2925
@farduusapdirahman2925 5 лет назад
@@famaily5884 🤣🤣🤣
@suhaybismaaciil3092
@suhaybismaaciil3092 5 лет назад
King Hutha Hhhhh wa runta wlhi hhhh
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 5 лет назад
sirkku poi Miskiin Runta Makuu Sheega Cid Abwaana Oo Ereyada Isugu Hagaajisaba Waan Lahayn 😂😂😂👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@Ismo3211
@Ismo3211 5 лет назад
Tiirarkii dulqaadka iyo Taariikhda Baligubadle eeg Hadii samo lagu Tartamo Oodweyne Tag Oo bal aad 1❤️ Rer Somaliland 🇮🇹
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 5 лет назад
❤rer odeweyne❤awowyashy 😍
@munadalac1700
@munadalac1700 5 лет назад
Tacliin boorama udaaa masha Allah I love Reer owdal Samaroon Saciid Caruurteyda cidoooda😘😘👈👈👈 I am From Hiiraan region👌
@sharuzadamoud7890
@sharuzadamoud7890 5 лет назад
Dumashi qali
@نعمةعلي-ب1ذ
@نعمةعلي-ب1ذ 5 лет назад
Masha allah salan Naga gudon dumashi qaliah 😘😘😘
@muzcabnuur1324
@muzcabnuur1324 5 лет назад
Razan Osman Abdullahi Thankz wllo reer Hiraan aniguna waa adin jecel nahay❤❤
@munadalac1700
@munadalac1700 5 лет назад
@@sharuzadamoud7890 mid lamida dumaashi😘👈👈
@munadalac1700
@munadalac1700 5 лет назад
@@نعمةعلي-ب1ذ sidokale dumashi😘😘
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 5 лет назад
Taclin #BORAME Udaa♥️💋 Allaw mxn jeclahay Reer Borame insha alh mar wan ku gam'i dona Borame baradi wanaga From#GAROWE❤
@aaminazahra7902
@aaminazahra7902 5 лет назад
Wan ku so dhawaynaynaa bro
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 5 лет назад
Lasoco Waa Dhulkii Soomaliland Eee 😍❤️❤️👏🏻👏🏻
@hosni977
@hosni977 5 лет назад
Welcome to borame Somaliland
@abdikarimmibrahim591
@abdikarimmibrahim591 5 лет назад
Hãnį Đe Låsť Qüeň we love you too baayo
@dhagayare
@dhagayare 5 лет назад
Maadsnthy wll Adigana waanu kusoo dhawaynyna
@ilhamabdikani3293
@ilhamabdikani3293 5 лет назад
Boramana taclin u daaa indeerow tnks🙏 like re boroma is cadeeya❤🌸
@djamalalidjama8134
@djamalalidjama8134 5 лет назад
Hoygii ilbaxnimada iyo soo dhaweyntii iyo fanka iyo sugaanta somaliyed hargeisa iyo Dalmar yare hore usocda Dalkygii iyo Dadkygii somliland 💚💬❤
@shadiasharaf2065
@shadiasharaf2065 5 лет назад
Masha allh hoygi murtida hoygi fanka hoygi quruxda hoygi stylka hoygi aqoonta hoygi maskaxda somalida allh hano siyaadsho isha cadawgana allh hanaga duwo
@caydaruusahmed1771
@caydaruusahmed1771 5 лет назад
Amiin amiin My sister
@nimcn77
@nimcn77 5 лет назад
*Tiirarka dulqaadka iyo taalada* *baligubadle* 😍🥰 *One Luv somaliland people* 🌏❤
@abbeoffical9321
@abbeoffical9321 5 лет назад
ina khader ❤️❤️
@ninamawlid2058
@ninamawlid2058 5 лет назад
Hargeysa tixda maanso iyo tisqaadka faneed udaa praud to be a somalilander 💚💭♥️
@xidigtaawdal6463
@xidigtaawdal6463 5 лет назад
Aqoon boorama udaa😍😍tnx seeeedi
@king_zaki.1955
@king_zaki.1955 5 лет назад
Inanku ma sedigiin baa indr
@nadiadhowrzan2640
@nadiadhowrzan2640 5 лет назад
Woof Halky xuduntayduu taaalo Tirarki dulqadkiyo Taalada Baligubdle mizz U gobolkygii Form Germany 🇩🇪hargiza caday halkan ku zo barbaray ❤
@horiyoningeeyahaguursado2387
@horiyoningeeyahaguursado2387 5 лет назад
Walaleheen somalilan waa isku filan yihiino tolow maa xooriyadooda lasiiyo Horta yaa igu raacsan inay uqalmaa inay goaan ?
@abrihimmohmed9090
@abrihimmohmed9090 5 лет назад
Anigaa kugu raacsan
@abrihimmohmed9090
@abrihimmohmed9090 5 лет назад
Catowga laga fiican iyo hamiga beenta ah
@abrihimmohmed9090
@abrihimmohmed9090 5 лет назад
Waar idinku halkay ku danbeyn Amisontan aad martida u tihiin ilaa goormaad ka baxaysaan oo maalinkasta hooyoda suuqa lagu jiidhaayo. Meel kale daayoo Muqdisho baad marti ku tihiin markaasaad dal kasta isku dirteen ood is haysataan
@hibakduniyo2773
@hibakduniyo2773 5 лет назад
Wanna nagama maqna sister imikaba
@adalealale5192
@adalealale5192 5 лет назад
IMIKABA SOMALIA WAX ISKAGA MA KAAYO JIRAAN QARANIMADA SOMALILAND WAA MUQADIS FQSHTU HAYSKA NIIC LEEYAAN ILEEN SOMALILAND MA AHA QURAARAD KU JABAYSA NIICDOODA E@@@
@safasagal3986
@safasagal3986 5 лет назад
Talada bali gubadle dhawr abtiyaashay alaw daa saaxil my home👏👏👏👏
@mohamedismail8560
@mohamedismail8560 4 года назад
Apti ❤😘
@dalmardaacad8237
@dalmardaacad8237 5 лет назад
Taalada baligubadle dhawr reer baligubadle waan idinsalaamay
@papasprincess648
@papasprincess648 5 лет назад
Siday hablahasi u labinsan yhn masha allah meel kaliya somalida sida u loga labisan karo ma jrto hargeisa hadhwanag❤
@taaxoduale4744
@taaxoduale4744 5 лет назад
Gabiley Turuq Maal u Daa waad idin salaamay reer Gabiley ❤
@queenmuunacabdi3482
@queenmuunacabdi3482 5 лет назад
Waan kaaqadnay wll
@obsiiyeofficial2093
@obsiiyeofficial2093 5 лет назад
Waan kaa qaadnay awowe
@hamsesmart8010
@hamsesmart8010 5 лет назад
Wad kaa qadnay
@miiiyomaaglodhul7704
@miiiyomaaglodhul7704 5 лет назад
Wan kaa qadnay
@ibtizanhaldhaa6602
@ibtizanhaldhaa6602 5 лет назад
Wa aka qadnay prother❤
@kimkiz5207
@kimkiz5207 5 лет назад
Tiirarki dulqaadkiyo taaalada baligubadle bal dhawr my two gobol hargeisa iyo baligubadle 🌺🌺🌺♥️♥️🦚🕊😇🇭🇺🇭🇺🦋
@nimanabdi7032
@nimanabdi7032 5 лет назад
Baradiii halyeeyga
@suldaanismaciil7113
@suldaanismaciil7113 5 лет назад
Arab
@nimcn77
@nimcn77 5 лет назад
Hargesia & baligubadle❤❤
@abbeoffical9321
@abbeoffical9321 5 лет назад
Nadia Nadio hawda
@xaliimo5422
@xaliimo5422 5 лет назад
Hargeysa burco baligubadle Arab wuu dagan yahay yaa qurux
@suldanhedoon8164
@suldanhedoon8164 5 лет назад
Borama tacliin uda ❤️ wixi rer borama ah like 😂🤟
@danielbryanbriebelleloveyo3587
burco 1love
@hassanahmed898
@hassanahmed898 4 года назад
Meshaas nacastaa ku badan ana waan ka soo jeedaa Borama hadana waan ka xanaqaa waa dad jilicsan lkn dumarbaan leenahay kaliya, dumarkeeniina wiilasha isaaqbaa ka dhargay aheey ah
@AsD-xy8vc
@AsD-xy8vc 5 лет назад
*TIIRAR-KII DULQAADKA IYO TALADA BALIGUBADLE DHAWR* My Gobol- kayga Hawd Allaw dhawr
@asmaladan4535
@asmaladan4535 5 лет назад
Hargeisa tixda maansiyo Tisqaadka faneed u daa😘😘😘😘😘 Somaliland allow dhawr😍😍😍
@najmaahmed8763
@najmaahmed8763 5 лет назад
togdheer hantida somlind u daa my gobolkaygi
@ikraamqueen3055
@ikraamqueen3055 5 лет назад
Togdheer
@nimaodiamond5179
@nimaodiamond5179 5 лет назад
Togdheer burco somaliland allow Togdheer hantida dhaqasho udaa
@thequeen-kn4bq
@thequeen-kn4bq 5 лет назад
Togdheer❤
@zuhaybcarab5768
@zuhaybcarab5768 5 лет назад
Wow Togdheer reer togdheer waan salmaya aan kamid ahy waa dad wax lagu AamiN karo😀
@xamdaxuseen6925
@xamdaxuseen6925 5 лет назад
fyg
@mountkenya6748
@mountkenya6748 5 лет назад
Tiirarkii dulqaadkiyo taaladii baligubadle dhawr... waan idin salaamay reer hawd
@mohamedismail8560
@mohamedismail8560 4 года назад
Waa laga qaday pro ✋
@abdirashiidmohamedosman1842
@abdirashiidmohamedosman1842 5 лет назад
War duriyadii rer xaji isxaaqow salaan diran ban idn wadaa e iga gudoma Inad gobtihiin cidna ma xaqiree kartee From wiil qadad weyn ah Salnta iga qada hadeh🤣🤣
@ShabbacOfficial
@ShabbacOfficial 5 лет назад
Wan kaa qaadnay zxb thnkx wiil somaliyeed
@cawil__tiiko__officail7922
@cawil__tiiko__officail7922 5 лет назад
Hhhh wanu ka qadnay pro
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 лет назад
Wnu ka QaadnaY prO wiiL zomaLietow😂❤
@faadumobintucumar7029
@faadumobintucumar7029 5 лет назад
Dadku alle iga barey xaqiq xudunti gobka alle yaxfidik sidad uso dhawayseen dalmar yre iyo cidkazta oo idin timaada wle somali idin gaadhi mayso hore usocda my people and my countr💚💭❤
@suhaybgafaneh5687
@suhaybgafaneh5687 5 лет назад
Tacliin Borama u daa ❤❤
@zakarieabdalle7158
@zakarieabdalle7158 5 лет назад
Tacliin #Borame udaa💕💕👈 Halki lagu soo tarmiyo Tariikhda bal #zaylac eeg👀👈 GOBOLKAYGA AWDAL LAND💙 Horaa loo idhi Seedi waa beer😂
@nimcoqalinle9745
@nimcoqalinle9745 5 лет назад
Allah inoo daayo awdal land
@koofiali2835
@koofiali2835 5 лет назад
Alle ha noo daayo Awdal, Somaliland
@najaadbintudrsiciid3116
@najaadbintudrsiciid3116 5 лет назад
My goblkygii awadal 💞💓💕
@saamiyaxasan4649
@saamiyaxasan4649 5 лет назад
😘😘😘😘😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤ awdal love you 😘😘😘😘😘😘😘😘
@haphziinamohamed71
@haphziinamohamed71 5 лет назад
Taaazi waa xaqiiiq hoyga TacliinTa geyiga zomaliyed borama😍😍😍😍
@saadaali441
@saadaali441 5 лет назад
Duriyada inta ah farta taga like isaraa somaliland allow dhowr ❤❤
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 5 лет назад
Woow fanaanintii oo dhan baa isagu timi❤❤❤ wof caleeg sanaag dalxiis u daa gobolkeygi❤❤💋✌💚👀❤
@maxamedyusuf9513
@maxamedyusuf9513 5 лет назад
Zam hassan Farah gobolkena💋💋
@amiiritainasead4341
@amiiritainasead4341 5 лет назад
🌺🌺🌹🌹💋♥️sanaagtydii
@jiyaafromsanaag3865
@jiyaafromsanaag3865 5 лет назад
Sanaaag ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💛💛💛💛💋💋💋💋💋
@maloindho2056
@maloindho2056 5 лет назад
intii sanaag ka soo jeeda liketa ku cawiya gobolka dalxiiska sanaag
@osamamohamed8328
@osamamohamed8328 5 лет назад
hoygii fanka Hergeysa somaliland one love dhamantiin ❤️❤️❤️dalmar yare iyo hablaha hergeysa
@asmaladan4535
@asmaladan4535 5 лет назад
Cabdiraxman oday abwaan so baxy bu noqday mashalh Dalmar yre thanks 😍
@abdihassan894
@abdihassan894 5 лет назад
Masha Allah oo ma isga alifay heesta
@asmaladan4535
@asmaladan4535 5 лет назад
@@abdihassan894 haa
@kingfio3799
@kingfio3799 5 лет назад
Wax lagu faano tacliinbaa ugu fiican oo aduun kukala horeeyaa BORAMA😘😍💯💯
@suldaanismaciil7113
@suldaanismaciil7113 5 лет назад
Kkkk wxas wa laga tage lacag iyo hanti ba socota hda BURCO
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 лет назад
Boorama jamhuriyada somaliland anagaa kujecel wl Mcn From berbera
@user-sm8zf2jp1s
@user-sm8zf2jp1s 5 лет назад
Hargeisa tixda maanso iyo, Tisqaadka faneed u daa!🌸💗💗 Hoygii fanka hargeysaaaay Home sweet Home❤
@obsiiyeofficial2093
@obsiiyeofficial2093 5 лет назад
Gabiley turuq maal u daa❤❤❤ nacalaa shaydaan ku yaale reer gabiley like ii saara
@hoodocarab2246
@hoodocarab2246 5 лет назад
Hablo qurux iyo la bis qurux leh hargeisa u daaa ❤️ hablaha hargeisa ♥️
@maxdar11
@maxdar11 5 лет назад
WAX KUDHIBA ALLE KUMA TUSO WLL SUBSCRIBE II SAAR
@abdifatahxaaji3073
@abdifatahxaaji3073 5 лет назад
Allh gacmaha kuma gooyo like subscribe ii samee
@khaledosman1383
@khaledosman1383 5 лет назад
Hooyoo ku go adna like da aad dadka ku habaarayso
@samiradiamondabdilahi9956
@samiradiamondabdilahi9956 5 лет назад
Khdrasilimo kuuxiisy
@hanaessa835
@hanaessa835 5 лет назад
tirarki dulqadkiyo talada baligubadle dhaw❤❤❤❤❤reer Abtigay like idinka raba🥰🥰😍😍😘😘
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 3 года назад
Proud to be Abtiyo qali Hana Essa
@tupeecofficial2306
@tupeecofficial2306 5 лет назад
wataaz duriyadii mazhalah izku farxa waligiin illahyna nabada haydiin siyaadsho lkn hablo qurux iyo qAb leh ayaa hargaysa joog m.a
@yaasmiincqaadir728
@yaasmiincqaadir728 5 лет назад
Heesta dhaman gobolada somaliland allow noo daaa nimcooyinkaas oo dhan 🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤
@queenfatuusha3893
@queenfatuusha3893 5 лет назад
Sanaagna daxiiz tag iyo udaa tamashliyo qurux www we love dhaman gayiga Somaliland ❤❤❤
@jiyaafromsanaag3865
@jiyaafromsanaag3865 5 лет назад
Sanaag idin jecelahay❤❤❤❤❤🍎🍎
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 5 лет назад
Intii fanaan somaliland booqatay ee hees u qaaday heestii ugu midhaha iyo laxanka fiicnayd dalmar u qaaday 👌👌👌👌
@kadraali9480
@kadraali9480 5 лет назад
Taalada baligubadle dhawr❤ Duriyadi allow idin barakeeee
@shaficixusen1833
@shaficixusen1833 5 лет назад
Dunida umad lootagana markay tahay soodhawayn bulshada gaygaasi Taal taashkii gobanimo udaa
@zaamrashiid8445
@zaamrashiid8445 5 лет назад
My baliguble hayga ❤❤❤❤
@nimcn77
@nimcn77 5 лет назад
Ma gopolkyga *Baligubadle* 🥰
@abbeoffical9321
@abbeoffical9321 5 лет назад
Katrina Ali ❤️❤️❤️
@mohamedismail8560
@mohamedismail8560 4 года назад
Baligubadle ❤💪👈
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 5 лет назад
Taleex io laska bari gamaan tayadii u daa 🔥🔥🔥🔥💓💓💓💓
@hamdaab8345
@hamdaab8345 5 лет назад
Hargeisa, baligubadle❤️❤️🙌🏾
@abbeoffical9321
@abbeoffical9321 5 лет назад
hamda Ab ❤️❤️
@ubahdahirabdullahi7431
@ubahdahirabdullahi7431 5 лет назад
Tiirarkii dulqaadka iyo taaalada baligubadle bal eeeg hargiesa hoygii fanka labadaydii gobol ❤❤ jecliyaaa quruxda hablahayaga
@hodabila4931
@hodabila4931 5 лет назад
BOORAMA❤❤❤
@foosiyaabdi8594
@foosiyaabdi8594 5 лет назад
gabiley turuq maal udaa⌛️🎶♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ my love gabiley♠️🌹🖤💜💛💚💙❤️💓💔💕
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 5 лет назад
Salaxley awey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭♥️ Halki boqorki samtalintu ka yiiiimd Lek isara inta argte Iley na ilawey
@shaaficiawilabdilaahi8847
@shaaficiawilabdilaahi8847 5 лет назад
Warda Korontooo inader waa sidaas
@hawamohamudmohamud6652
@hawamohamudmohamud6652 5 лет назад
Waa hargeisa dee hargeisa lasidataa
@hamsemohamed4396
@hamsemohamed4396 5 лет назад
Salaxlay xagay ku taal waligay ma maqale !!!!!!
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 лет назад
Sallexley xaggee haysatay boowe Hargeysaa u gobol ah iyadiin waa la sheegay. Gebilay waa gobol oo dadkiisii baaa ka dhigtya taasaa dhaafisay.
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 5 лет назад
Hamse Mohamed hdanad garaney shiiib ka dhey 👆👆👆
@maamemadrid5288
@maamemadrid5288 5 лет назад
Ani waxaan ahay somali galbeed Ogaden gaar ahaan ilaahay cilmigii dadkaa isaaqa waan jeclahy inay heer gaadhaan iyagaa u ahaysta xaga maan weelada dhamaan umada somaliyeed ilbaxnimada aduunka hargaisa ❤️😘😘😘 love you guys
@ayuubindhacade8177
@ayuubindhacade8177 5 лет назад
Maame Madrid .ilove uyo zomLilan
@abdihakiinmohamed5357
@abdihakiinmohamed5357 5 лет назад
Anakuna sidoo kale bro alle ha idin dhawro walaalahayo aamiin
@munaayomohamed3034
@munaayomohamed3034 5 лет назад
Tiirarkii dulqaadka iyo Taalada Balidgubadle❤️
@mamutsamta495
@mamutsamta495 5 лет назад
Viva hawd
@abbeoffical9321
@abbeoffical9321 5 лет назад
munaayo mohamed ❤️❤️
@hibakduniyo2773
@hibakduniyo2773 5 лет назад
Hawd❤❤❤
@nanitohismail3238
@nanitohismail3238 5 лет назад
Hawd 😍
@munaayomohamed3034
@munaayomohamed3034 5 лет назад
Gobolka Hawd❤️
@aminadhere8875
@aminadhere8875 5 лет назад
gob gob dhasha thihin reer somaliland sad isoo dhaawsan dalmar yar cadi mahan horooy isocde wax xun ma aragtan from puntland
@drsaidsalebaan8694
@drsaidsalebaan8694 5 лет назад
somalind waa rajanyaah inana dalxiis ku tago indha alllh specail hargaysaha and boorme insha alllh insha alllh I from mogdizho indha allh dhulkaygii somalind viva
@hanuush6787
@hanuush6787 5 лет назад
Waan kugu zoo dhawaynayna hoyga xoriyada hargeisa hadhwanaag city iyo borama hoyga tacliinta😍
@mohamedabdisamadhassan5496
@mohamedabdisamadhassan5496 5 лет назад
Halkii lagu soo tarmiyo😍 Tariikhda bal ZAYLAC eeg😍😍
@koofiali2835
@koofiali2835 5 лет назад
Bal eeg hablaha reer hargeisa siday u ilbaxsanyihiin eega xataa dharkooga eega
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 5 лет назад
@Koofi Ali,waad qaldan tahay ee gabadha somaliland ha kala saarin dhammantood meesha way wada joogan aad iyo aad bay uu wada qurux badan,waliba bal firi sida ay uu labisan yihin ee uu asturan yahiin iyo cadarka ama unsiga udkoon ee ka soo wada uraya.
@abdillahijama7871
@abdillahijama7871 5 лет назад
Subxaana llh cowrada olabaneeyo ilbaxnimo mahan ee waa diin yari
@sahrawarsame4174
@sahrawarsame4174 5 лет назад
Hablahan Diin yari u da
@ubahhashi1264
@ubahhashi1264 5 лет назад
Cabdullaahi Jaamac o ma balbaladhkina asturan hada nasa la dhacaya inamada
@kylamarsham1436
@kylamarsham1436 4 года назад
@@sahrawarsame4174 waad iga qoslisay cid diidi kartaa ma jirto fr.hargeisa
@princesszakia474
@princesszakia474 5 лет назад
mazha Allah dalmar yare waligiiba somaliland wuu amaani jiray gudoon wacan reer somaliland 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹
@sirdoon1
@sirdoon1 5 лет назад
shalmadaha hargeysa dubai ayaa laga keenay kkkkk inta quruxda aragtey like saara
@hanuush6787
@hanuush6787 5 лет назад
Haa somalilnd odhan waa way yaaan Dubai iyo jabuuti
@sirdoon1
@sirdoon1 5 лет назад
@@hanuush6787 lkn adi shalmaadadu lagama keenin dibada sow maaha
@hanuush6787
@hanuush6787 5 лет назад
@@sirdoon1 sxp Africa anigu maba joojo
@sirdoon1
@sirdoon1 5 лет назад
@@hanuush6787 hee hadaa ma shaari shaari ayaad tahy kuwa dubai fadhiya sxb
@hanuush6787
@hanuush6787 5 лет назад
@@sirdoon1 haa qaybtaada shaari shaarida qaybteeda 2aad Ayaan haystaa hhhhhhh ee kawaran zoo shaqo fican maaha
@hoodoali4116
@hoodoali4116 5 лет назад
Taleex iyo laaska barri gamaan tayadii udaa❤
@husseinismail6654
@husseinismail6654 5 лет назад
gammaan miyaa....... dhammaan ban modaye
@hoodoali4116
@hoodoali4116 5 лет назад
@@husseinismail6654 anba waan moodayay lkn gamaan ayuu leeyahay si wacan udhagayso
@xir-qodchannel4091
@xir-qodchannel4091 5 лет назад
Damaan wye fardo cml
@xir-qodchannel4091
@xir-qodchannel4091 5 лет назад
Gamaan kawadaa
@guledkhadarabdi9568
@guledkhadarabdi9568 5 лет назад
Koley ani dhaman tayadii udaa ufahmay reer sool love💋❤
@hamdakaahin1557
@hamdakaahin1557 5 лет назад
Taalada baligubadle aad hadii samo lagu tartamo gobolki halganka hawd💖💖💖💖💖
@ednamouze6935
@ednamouze6935 5 лет назад
Gabiley Turuq maal udaa👋🏻💋
@hamdakaahin1557
@hamdakaahin1557 5 лет назад
Saed abdilahi waa beero falato
@sahalfarah5762
@sahalfarah5762 5 лет назад
Ilka dhaadheer qodaal udaa iyo xafajo
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 лет назад
@saed abdilahi turuq maalka waa ninka aan fadhiisan ee shaqaysta ee waxbeerta waxsoo saarka Leh maadaama gabiiLay tahay goboLka waxsoosaarka 😘
@email5777
@email5777 5 лет назад
Wwwwww taclin boorma uudaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ I love you sedigya dalmar yare Boorma tacalinudaaaaaaaaa
@eng-fahadabdirisaq8143
@eng-fahadabdirisaq8143 5 лет назад
Jamhuriyada Somaliland 💚💭❤ Thanks alfanan dalmar yare.
@cayunouchabdi8963
@cayunouchabdi8963 5 лет назад
Dalmar yare wanu ka hayna wle fanan an hargaisa aadin fankisa waxba ka dhimaN ❤🗨💚
@Qadafi_mandela
@Qadafi_mandela 4 года назад
cayunouch Abdi dalmar hargeysa wuu dagan yahay 😃
@djsentinas38
@djsentinas38 5 лет назад
Halkii lagu soo tarmiyo tariikhda bal *SAYLAC* EEG ❤️❤️🙏 Seedi waa beer🙌🏾🙌🏾
@sanisha7590
@sanisha7590 5 лет назад
Dunida ummad loo tagana Markay tahay soo dhawayn Bulshada gayigaasi taal Taashkii gobonimo u daa 👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻
@mohamedhukun8212
@mohamedhukun8212 5 лет назад
The Zena 😊🔥
@sanisha7590
@sanisha7590 5 лет назад
My brother Mohamed🙋🏼‍♀️
@hamzegalool102
@hamzegalool102 5 лет назад
Princess zena Gobanimo udaa
@maryamiita6834
@maryamiita6834 5 лет назад
Hooyadii tacliinda♥️ Borama cadeey ♥️ Ilove you my dhulkaygiii💋
@somalitiktokgirls6287
@somalitiktokgirls6287 5 лет назад
Berbera tarikh foog iyo tilmanta jacel uu daa viva berbera and somaliland
@Camaax
@Camaax 5 лет назад
Tiirarki durfaadka iyo taararka baligubadle dhawr *hawd* salan sare *dalmar* *yare* 👋
@saharaaskar2591
@saharaaskar2591 4 года назад
Duuniida uumad lotagana markaytahay sodhawayn bulshada gayisga taall tashkigobonimo uuudaa reer somaliland idiinku haysta 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🥰🥰🥰😍😍😍
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 5 лет назад
Lasoco Heesta Dalmar Qaadayo Hargaysa Ayaa Lagu Sameeye 👏🏻👏🏻👏🏻🥰👏🏻👏🏻
@ugbaadcali6499
@ugbaadcali6499 5 лет назад
Hoyga murti ciyaar kulamay bixin
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 5 лет назад
King Hutha adoweyan hooka faan ax alow noda 😍😍🥰🥰🥰😍
@bisharobashir6535
@bisharobashir6535 5 лет назад
Muusan uu sameyn shula oo dhan buu uu sameeyay
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 5 лет назад
Bisharo Bashir 😂 Maxaaa Ku Helay Huuno Bal Qoraalka Iska Hagaaji Sorry 😂 Xagad Afsoomaliga Ugu Rafatay
@bisharobashir6535
@bisharobashir6535 5 лет назад
@@bintiahxmedsaleban9682 mxaan ka wady dadka oo dhan buu uu sameeyay
@zubeybaladan6010
@zubeybaladan6010 5 лет назад
tacliin borama udaa Wlee waa run tnkz Delmar🤩🤩🤩🤩
@faysaismacil9071
@faysaismacil9071 2 года назад
Sanaagna dalxiis udaa waa run thanks wllky
@queenargsan1454
@queenargsan1454 5 лет назад
Shukran seedi boorama tacliin udaaa
@samawadestudio4060
@samawadestudio4060 3 года назад
Hargeisa howga fanka aad baan idiin jeclahay Somaliland anagaa idin jecel marwalba from muqdisho
@shamiscdey9549
@shamiscdey9549 5 лет назад
Mash Allah dalmar nin jira💯❤ tacliin borama udaaa ben maha💥🌹❤❤❤💋💋
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 5 лет назад
boraaaama sharf iyo tacliiin magaaladii tacliiinta iyo reermagaaalnimada
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 лет назад
Dunida ummad Loo Tagana markaY Thy zoo DHawaYn BuLzhada GayiGazi Taal Taazhki GoponiMo U Daa💚💬❤👏👏👏👏👏👏👑
@hodanitachannel3585
@hodanitachannel3585 5 лет назад
Bulshada gayigaasi taal taashkii gobonimo udaa I am so proud to be somalilander my city hargaisa ✊❤️❤️❤️
@nimcomukhtaar3936
@nimcomukhtaar3936 5 лет назад
Borama taclin udaah my gobolkygi
@khadaralidahir7964
@khadaralidahir7964 5 лет назад
Tagero buuxo idin ahayn rer borama from burco
@muzcabnuur1324
@muzcabnuur1324 5 лет назад
Khadar ali Dahir 👍
@nimcomukhtaar3936
@nimcomukhtaar3936 5 лет назад
@@khadaralidahir7964 me too
@shukriya6334
@shukriya6334 5 лет назад
Wn ku salaamy nimco Queen 👑
@laalanura2635
@laalanura2635 5 лет назад
Wale waykaa muuqataa dalmaroow inaad gabadh rer awdala xaaskuu tahay thanks dumaashi viva hablaha ree awdal
@queennihaal7433
@queennihaal7433 5 лет назад
Wan ooyae walee duriyad bilash loma dhihin rer zomalilanad ala gobsana dadkas ax umac rer zomaliland nafta idin jecel wlhi😍😍😍😍😍dalmar nin ween
@munahussein4643
@munahussein4643 5 лет назад
Thanks wllo
@idminaxmed8680
@idminaxmed8680 5 лет назад
Mash allh rer soomalind idin jecliyaa soo dhawan Tina jeclahye gobtii baaatihin rer Abtigay allow ano tagin ha idilin xeezo baan uqabaa agtiina viva rer abtiyashay
@abdihakiinmohamed5357
@abdihakiinmohamed5357 5 лет назад
Waanu ku soo dhawaynaynaa abti qaali alle ha ku sharfo
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 5 лет назад
Waa Hees aad u macaan, C odayna malaa fanaan uun baad u taqaanaane waa Abwaan, Mullaxan iyo fanaanba. Boqortooyo
@ayuubindhacade8177
@ayuubindhacade8177 5 лет назад
Shacraawi Channel
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 лет назад
Abwnka GopoLka RaGow
@Waayeel23
@Waayeel23 5 лет назад
Heestan Waa Xaqiiq Jirta , Waayo sida Dalmar loo soo dhaweeyay ayaaba Makhraati ka ah Go forward wll Dalmar Gobanimo Dhamaan Reer Somaliland 💚◻️♥️
@maanjama
@maanjama 5 лет назад
Wllhi soodhaweyn cidi naguma gaadho
@mustapheumar8308
@mustapheumar8308 5 лет назад
ShwgaN dalmar yare wax ku kulmay fananiinta hargeiza Waa layaabay keep going Sulka ha iga ilobin wlzhy \wallky
@khadarbashir5619
@khadarbashir5619 5 лет назад
Borama tacliin udaa wan idin salamay dadkaygii 🖐🖐🖐
@makeupbynaju6956
@makeupbynaju6956 5 лет назад
Abayo ama walalkey so boqo RU-vid channel keyga Insha allah subscribe I sar 👏👏👏
@kaabaargsan9767
@kaabaargsan9767 5 лет назад
Wad igaa haysaa qli hore uu soco inshalah
@suhuurqurux4541
@suhuurqurux4541 5 лет назад
Kuusaaray naju hore usoco
@yacoyaco7281
@yacoyaco7281 5 лет назад
2ciwan leeyahyba kaaga saray
@zuhaybcarab5768
@zuhaybcarab5768 5 лет назад
Haye wlhshy adigana nooga balan qaad inaad nasoo dhawaynaysid
@badridualle
@badridualle 5 лет назад
Makeupby Naju waad iga haysaw ana iisaar 😂😂👍
@crisaaqsomali8357
@crisaaqsomali8357 5 лет назад
Haddi samo lagu tartamo Oodwayne tag oo bal aad Nacala shaydaan ku yaal #Daadmadheedh ka so jeeda.
@sabaaxinamohamed6888
@sabaaxinamohamed6888 5 лет назад
My abtiyaashay❤
@crisaaqsomali8357
@crisaaqsomali8357 5 лет назад
@@sabaaxinamohamed6888 Ifka raaxo ku noolw abti.
@tuseawtoosiye3292
@tuseawtoosiye3292 5 лет назад
Gobolki lipaxyada daadmadhedh
@caynitv7319
@caynitv7319 5 лет назад
Oodweyn 😍☺️
@xamdaqal3214
@xamdaqal3214 5 лет назад
Woow dadkii layga beeray from togdheer
@cawohatlia7850
@cawohatlia7850 5 лет назад
Gobolka gobalada Borama caday taclin udah Borama wan kaa hayna dalmar taas
@khaalidheelo4109
@khaalidheelo4109 5 лет назад
Borama baradii cilmiga ❤️👌👌
@nuuranuuri9350
@nuuranuuri9350 5 лет назад
intaa boorama jecel lika iisaara
Далее
БЕЛКА РОЖАЕТ? #cat
00:21
Просмотров 817 тыс.
Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)
7:08
Просмотров 6 млн
SOODHAWEEYNTII DALMAR YARE IYO BORAMA CITY 2019
3:01
Просмотров 104 тыс.
Dalmar Yare | Dhunkasho | Live Show Hargeisa 2019
5:26
Hees Cusub (Xornimo Sumadlaa) Xidigaha Geeska
7:49