Тёмный

DALXIISKII UGU SHIDNAA BADA AYAA KUWADA DHACNAY DHAMAANTEEN😂😂..? 

Подписаться
Просмотров 173 тыс.
% 27 898

#king #ceyda

Опубликовано:

 

6 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 778   
@Aziiza_A
@Aziiza_A 4 дня назад
11:24 xishoodku waa qayb ka mid ah iimanka😂 inta iga gadan❤❤❤
@Kokobulle18799
@Kokobulle18799 4 дня назад
Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤
@caishahaji8839
@caishahaji8839 4 дня назад
Scw❤❤❤
@HilowleMuuse
@HilowleMuuse 4 дня назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-4nBOZY2Nx04.htmlsi=h_hBSnjQHogrFZOB booqo waat kahelidoontaa dhiirigili hormarka
@NaaidasaciidMohammed
@NaaidasaciidMohammed 4 дня назад
Scw
@MuscabDaahir-qi9kz
@MuscabDaahir-qi9kz 4 дня назад
Marwalbo navigation kusali aanadhehee waligeena marag adoo navigation kusalee scw
@user-oj3vi2xe9w
@user-oj3vi2xe9w 4 дня назад
Tan wee waa lanrabtaa😅
@Qabqabfuns
@Qabqabfuns 4 дня назад
Waxaan dalxiis wuu dhaafay m,a what a team 💥🌊☔🏝️🏖️🏞️ kings and queens 🥰❤️
@SahroAxmad-qu8ir
@SahroAxmad-qu8ir 4 дня назад
Queens intee usocotaa 1queenlee waaye
@Qabqabfuns
@Qabqabfuns 4 дня назад
@@SahroAxmad-qu8ir adana io fariido dalxiiska way ku wehelinyaan👍
@HilowleMuuse
@HilowleMuuse 4 дня назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-4nBOZY2Nx04.htmlsi=h_hBSnjQHogrFZOB booqo waat kahelidoontaa dhiirigili hormarka
@user-hd9pd5ku6r
@user-hd9pd5ku6r 4 дня назад
Cayde saqejen weye heestu saaartey 😂
@SahroAxmad-qu8ir
@SahroAxmad-qu8ir 3 дня назад
@@Qabqabfuns Haa saamaaka wadaa laakiin kaamirada gadaa shewda jogaan
@Sahra__________75
@Sahra__________75 4 дня назад
Cayda wuxuu ka mid yahy family amiira falaaraha raaca saana rabnaa ciyalka ceymir saan rabaa saar dalxiiska😊😂😂😂😂
@Sarasiman123
@Sarasiman123 4 дня назад
Wa sidaas
@ItsBariyayy
@ItsBariyayy 4 дня назад
Pls and Pls siduu wax qurux badan nagu soo dhigaayo wa aragtan 1M an ku tuurno king Cayda ❤
@DeeqowAbuukar-ld8pz
@DeeqowAbuukar-ld8pz 4 дня назад
Dunidan ma soo marin Ruux kasha Raf badan kana run badan Nabi muxamed Scw ❤❤😢
@xabiibomuqtaar7953
@xabiibomuqtaar7953 4 дня назад
Scwscw❤❤❤
@AmiiraFans
@AmiiraFans 4 дня назад
❤❤❤
@AmiiraFans
@AmiiraFans 4 дня назад
Scw Scw Scw❤
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 4 дня назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻❤️
@shukriArbe
@shukriArbe 4 дня назад
Scw
@Kaydeeeey
@Kaydeeeey 4 дня назад
Ku saliya nabigeena maxmed (scw)❤
@HannanHassan-vf3em
@HannanHassan-vf3em 4 дня назад
Scw scw 💯😊
@queenruun9709
@queenruun9709 4 дня назад
Markaa tihiin dad waxba iska hagraneynin oo daacadnimo ku saaxibo waa sidaano kle muqaalkasto oo asxabtaan dalxiska aday aad fiirsato waa waxkle forever wanagiina
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 3 дня назад
waxooda sxbtinimo iyo is faham way dhaafeen wllhi youtubers kii kale wakhtiba uma helo yacni cid kale ba ma xasuusanaysid
@asadhagioo27
@asadhagioo27 4 дня назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ﷺ❤😢
@CABDI__MAALIK.MAXAMED
@CABDI__MAALIK.MAXAMED 4 дня назад
Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤😊
@XaliimoAxmed-xk9ld
@XaliimoAxmed-xk9ld 4 дня назад
Scw scw scw
@user-oj3vi2xe9w
@user-oj3vi2xe9w 4 дня назад
Scw
@AbdifataxHasanmadker
@AbdifataxHasanmadker 4 дня назад
Scw Scw Scw Scw
@AxmedcrixmaanaliAxmedcri-by7zt
Scwscw❤❤❤
@user-oh9sb6sv3x
@user-oh9sb6sv3x 4 дня назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@Samrosimin
@Samrosimin 4 дня назад
Ala manoli amiiro iyo adno qosol koda igu daran😂😂m.a kan dalxis wuu dhafay ceydow😮😊
@IkrammuseIkran
@IkrammuseIkran 4 дня назад
Ku seli xabiibkeena muhamed scw❤
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 4 дня назад
Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢
@AsmaDhaaki-oe3lv
@AsmaDhaaki-oe3lv 4 дня назад
Ceyda iyo seediyashii waa salaamaynaa.😅❤
@user-nq5ng7lu4v
@user-nq5ng7lu4v 4 дня назад
Waa ka qad nay ❤
@MIRAAABDUL
@MIRAAABDUL 4 дня назад
Maxamed Culees waye amuu Hoos galay Ma nooli😂😂
@HalimoSacdiyo-gf6ok
@HalimoSacdiyo-gf6ok 4 дня назад
😂😂😂 maxamed away oos omuu galay culees waayee ar amiiraa😂😂
@nuuramaxamud4414
@nuuramaxamud4414 4 дня назад
Waa yarankii hooyadeed way u naxaysaa
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 3 дня назад
​@@HalimoSacdiyo-gf6okAmiira mid maaha xataa iyadoo yaraankoda raadinaysa o naxsan bay hadana kaa qoslinaysaa culees waaye amuu hoos galay kulahaa funny 😂😂😂😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 4 дня назад
Adna iyo Amiira calooshay ihuriyeen 😢 siiba Amiira Abuukar maxamed aaway bay dhahday 😢xanaan bay isoo xasuusiyeen markay ceyda iyo cadnaan bada galeen wllhi xanuun waye wllha iyo asxaabtada qalbigaa kaa danqanaayo ani saa fulay u ahay lee 😂😂bada ma galo wlladay intay ku maqan yihiina wal wal baa ii daaran 😢
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 4 дня назад
Cayda 1milion coming soon xaflada adunka ❤❤
@duniyaindho2896
@duniyaindho2896 4 дня назад
Omg kan dalxiis wuu dhaafay team walba waa nawaaloosaan❤😂
@user-nq5ng7lu4v
@user-nq5ng7lu4v 4 дня назад
Walahi waa runta poqrtoyo❤❤
@Hamdi445-xy2dv
@Hamdi445-xy2dv 4 дня назад
Maxamed culed wye amu hos galy kulaha amiiro funny wye😂😂
@user-wl1ir7kd7k
@user-wl1ir7kd7k 4 дня назад
Allah qosol badana caydow ninja buuran oo idiin wada igu qosol badan😂😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 4 дня назад
alla hal sano dalxiis kale iyo qosol iyo qaraaxo iyo kaftan loo baahan maayo 6da channel video yada aad soo galisaan lee lagu cel ceshan doonaa saanay bay 2 bari noogu dhiman yihiin waa dharag nay 😂❤❤❤❤
@user-oe4ej8sv3e
@user-oe4ej8sv3e 4 дня назад
Soma ahan dalcxiis waa ka dhargen anaga video qurux badan waa heysanaa❤😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 4 дня назад
@@user-oe4ej8sv3e aad iyo aad waliba ❤ channelka ceyda aad waa yasbee
@user-Asma254
@user-Asma254 4 дня назад
Somahn wn dharagne ❤
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 4 дня назад
Aahay vedio qurux bdn waa haynaa😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 3 дня назад
​@@user-oe4ej8sv3eaad iyo aad ❤❤❤
@abdihakim6257
@abdihakim6257 4 дня назад
19:30 Film 🎥 camal in aan daawanayo umaleenayi wooow dalxis qurux badan ❤❤❤ Ceyda amira true Love ❤
@Sarasiman123
@Sarasiman123 4 дня назад
Kalay iska arag waye ❤
@Sarasiman123
@Sarasiman123 4 дня назад
Kalay iska arag waye ❤
@ConfusedChefHat-vf7qs
@ConfusedChefHat-vf7qs 4 дня назад
Maxamed culed waye amu hos galy kulaha amiiro fanny waye😂😂😂😂
@user-vi4eg7bo6w
@user-vi4eg7bo6w 4 дня назад
😂😂😂😂
@Ayuush5
@Ayuush5 4 дня назад
Wraa cayndow inaa anoo paadiye joogo oo khad la'aanta aduunka ihayso aa ku daawado mxay ku dhacde,,,, fans leee iga ahaa waxaas❤❤😂😂😂
@Aishastylqueen
@Aishastylqueen 4 дня назад
Alla amiiro naxariistii oo qofa waaye❤😢
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 4 дня назад
alla kani dalxiis wuu dhaafay yaaqi ❤❤❤❤ teda kale dadkii dhahaayay wllheed iyo ceyda maxay u wadatay horta ceyda bas maahe waa team walbah maxa jira hadii la wato asxaab iyo wllhaa bal hada fiiri quruxda iyo farxada ka muuqata dadkaan kuli wllo hooyo iyo Aabo wada dhaleen baad moodaa ❤ horta Amiira family keeda hore ba waan u ogaa waa dad xadaariyiin eh ilbax eh saa markaad u aragto ba horaa kaga fahmaa dabeecadooda waliba Adna Amiira iyo Abuukar ❤ Abuukar maalintii uu yimid ayaabu dadka dhan la saaxiibay sidoo kale asxaabta ceyda iyo macalumo waa sidexdaa aan soo sheegay cml cimraan iyo saalax iyo faanaye na way kusoo xigaan lkn fariida miskiin waaye markaa baashaal wacan ❤❤
@nimcosaciid5380
@nimcosaciid5380 4 дня назад
Waaa dad xumaan raaadis ah miirantayna ama amiiradeeena inta jecel kabadan💋🥷
@user-ju9iq8xn9h
@user-ju9iq8xn9h 4 дня назад
Sax❤❤❤
@mumtaas420
@mumtaas420 4 дня назад
wlhi family goba dad kafican majiraan waa nasab i0 gob fmly amiira qurux❤
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 4 дня назад
Milyan Qurux Amirada styleka...qosol qurux badan, walaalo qurux badan, asxaab qurux badan dalxiis qurux badan...raxayso Habibti intaas baa ciil ugo filan nacabka. ❤
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 4 дня назад
Dadkaas maxa Naga galay waa xumaan raadis team walba hadaa anahy yuotube anaga nooshidan way✌️😂😂😂
@Abdullahi-mohomed
@Abdullahi-mohomed 4 дня назад
Team Samia One like😊
@Queen----maryyyy
@Queen----maryyyy 4 дня назад
🎉
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 4 дня назад
Saamiyo hambalyo 200 k 7 days waaw maashaa allh❤
@user-en6oo9sw3p
@user-en6oo9sw3p 4 дня назад
Amira ika qoslise 😂asa uculus ime hoos kle kulaha😂
@abadansheikh
@abadansheikh 4 дня назад
Waaw daxiska ugu shidna abid andawado waxkale kin Ceyda wana washey wlhi m.a ❤❤❤❤❤
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
12:55 duhurnimo buu isoo gadhay vediogan Waxkale weye dalxiiska manta inaba cadi mahan mr faanaye vedioguu kujiro waa beercasad ❤🎉😂
@cabdimuniirmaxbuub8759
@cabdimuniirmaxbuub8759 4 дня назад
Iyaga supx utahy
@caynicudoon9767
@caynicudoon9767 4 дня назад
Mr 1M caadi u raxaysaten sidaas ka rabaa video qurux badan nosoo badi lee🤴🫶
@queenayush1463
@queenayush1463 4 дня назад
Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo wll mcn😢❤isoboqo plz
@bahjaAhmed-ri8jx
@bahjaAhmed-ri8jx 4 дня назад
Waxaan dalxiis waa dhaftay wllhi nacalaa shiydaan kuyaal Cadi eey u raxeysten runte❤❤
@sacidoshiq6409
@sacidoshiq6409 4 дня назад
Cayda wallkey adban ku tagera waxa tahay wiil yar o wanagsan gul warta ayanku rajeyna ina ader❤ sida ad ubashashena wan la dhacay guleysta dhaman tinaba
@MissStyleAmiira
@MissStyleAmiira 4 дня назад
amiira naxaristi o qof ah side wilasha ugu fakareso m.a❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 3 дня назад
alla ani waaba ogaa naxariisteeda Adno intay siday u dheceen ku qoslaysay 😂 iyadu way wal washay maxamed Abuukar iyo ceyda ayay u wacday waxa ka darnayd markii maxamed Cimraan doonta ku waday alla markaas calooshay i hurisay Amiiro 😢
@mustapheahmedhirad113
@mustapheahmedhirad113 4 дня назад
Amira Walalkeed Sookan La Socda 7+7 Baa Tiktok Nagu Wareeriyay😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 3 дня назад
waxaas lama dhagaysto beentooda
@Eva_1046
@Eva_1046 2 дня назад
Mxaa dhahaayeen Abaa😂
@user-yo7hy4hk8u
@user-yo7hy4hk8u 4 дня назад
Team walba one like ❤😊
@maryamshire259
@maryamshire259 4 дня назад
17:00 omg waxana dalxis laha dhaha 😅😅
@user-lz2ze9sl4c
@user-lz2ze9sl4c 4 дня назад
NO EX NO NEXT FOR KING CEYDA IS THE BEST
@user-wz6gn3tl2f
@user-wz6gn3tl2f 2 дня назад
😂😂😂😂😂
@xaliimosacdiya2560
@xaliimosacdiya2560 4 дня назад
Inta video sugaysay is muujiya one like👍😂
@HaniAhmet-hj7ji
@HaniAhmet-hj7ji 4 дня назад
AniGa KamiDa NiyaDaN Kala DalxiisaY❤😅
@user-oj3vi2xe9w
@user-oj3vi2xe9w 4 дня назад
Anixataa😢
@user-oj3vi2xe9w
@user-oj3vi2xe9w 4 дня назад
Leeg raadisaa tehee hh
@INAIBRAHIM-t6r
@INAIBRAHIM-t6r 4 дня назад
MARKAN HESTA MAQLAY ASAD AYAAN XASUUSTAY🎉😅
@DeeqoAli-x9m
@DeeqoAli-x9m 4 дня назад
Kan dalxiis wuu dhaaf magac ha loo bixiyo❤🎉🎉
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 4 дня назад
Muuqalka cayda qurux wllhi xeebta jecliyaa 100%100 m.a❤❤❤❤❤❤
@ismahaanabdul3914
@ismahaanabdul3914 4 дня назад
Dalxiiski ugu quruxda badna aan youtub ka dawado
@user-wn8el6tw3c
@user-wn8el6tw3c 4 дня назад
Alla amira dhib badanaa mohmed away culees wye amuu hoos gly😅😅😅
@Nuurtoabshir-ul1ny
@Nuurtoabshir-ul1ny 4 дня назад
Ala waa fuure wllhi markii biyaha ku dhecen see uqoslen adno iyo amiiro😂😂
@ShaaficiShiikhdon-g4i
@ShaaficiShiikhdon-g4i 4 дня назад
🎉cayda 1milyal kudhawdahy congratulations 🎉🎉 my brother ✌️ Somali kasosalaamaa zxb sare ✌️✅
@ajwaabdulqaadirajwa1648
@ajwaabdulqaadirajwa1648 4 дня назад
Amira funny wye wlhi kulaa abukar mahamed aawi Culeys wye amu hos gali 😂😂😂😂😂😂😂😂
@FarxiyoMacalin-gh9hs
@FarxiyoMacalin-gh9hs 4 дня назад
Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@Sabriinxamsecabdiqan
@Sabriinxamsecabdiqan 4 дня назад
Team walbah dalxiis iyo bashal damashaad wacan ii raaxaysta raaxaysta❤❤❤❤
@user-vt4jv2gu4fNajaxfarxaan
@user-vt4jv2gu4fNajaxfarxaan 4 дня назад
Ayy team walbah kan dalxiis wuudhaafayy walee❤
@CaishaCali-u5e
@CaishaCali-u5e 4 дня назад
Qosolka idily amiira iyo adna😂😂😂😂😂😂
@adontiialle2748
@adontiialle2748 4 дня назад
Ceyda please prank amiira ku sameya idinko dhahaya sadaxdiina mid kamida badda ku weynay maclimo ama saalax please hada😂comntigyga argto weyh
@Eva_1046
@Eva_1046 4 дня назад
Waxaan wee arkee hee luuqa igu sheeg ama anaa kaa gaarsiinaayo tir qoraalka😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 3 дня назад
alla miskiin waaye maxa waxaas u dhehe 😢😢😢😢
@adontiialle2748
@adontiialle2748 3 дня назад
@@Eva_1046 😂😂😂😂
@user-ku8fq2xd8m
@user-ku8fq2xd8m 4 дня назад
Ayyy waxaan dalxiis wuu dhaafay😍🫶🏼
@naimadahir519
@naimadahir519 4 дня назад
T. Walba io walalaha waa na washeeen😮😮
@faizosuleymaan8686
@faizosuleymaan8686 4 дня назад
Wllkey ceyda heestaan ciyaal suuqnimo wye iskadaa😢😢
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 3 дня назад
haa wllhi Asad baan ku nacay aniguba ceeb waaye
@Amo__mohamed
@Amo__mohamed 4 дня назад
Alla markey dateen wadnaH nay nay😢😭😂💔
@LuunayyyAli
@LuunayyyAli 4 дня назад
Wwwyyyy dalxiis wuu dhafy team walboos m.a❤🎉🎉🎉🎉
@Ubah14
@Ubah14 4 дня назад
Mashallah walalaha iyo cayda waba isu ekaadeen😂😂
@user-db1rm1fo4d
@user-db1rm1fo4d 4 дня назад
Walahi team walba aad ayn idin jecelhy
@Naxariis-badan
@Naxariis-badan 4 дня назад
Ayy waxan Dalxiis wu dhafay😂❤🎉
@cabdinasir8631
@cabdinasir8631 4 дня назад
First comment Team Amiira qurux iyo king cayda one like👍❤❤❤❤❤ ❤
@CabdiraxmaanSharafow
@CabdiraxmaanSharafow 4 дня назад
Team king cayda one like please❤
@NasrinMohamed-dz3vx
@NasrinMohamed-dz3vx 4 дня назад
Team ceyda ❤one like ❤
@NassroHuseen
@NassroHuseen 4 дня назад
Ayyy wllhi kan dalxiis wuu dhaafey my team walpa ❤️😊
@Xafsoyhassan
@Xafsoyhassan 4 дня назад
Kusali nabigena scw ❤❤
@SaabiriinXassan
@SaabiriinXassan 4 дня назад
Bada nabigeena muxamed csw wuunacbaa waligiis ma aadin😢😢
@user-nr8sy5os5b
@user-nr8sy5os5b 4 дня назад
Ala kan dalxiis waa dhaafey dad is fahansan markey is helaan waa noocan
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 4 дня назад
Way dalxiis qurux badan iga dheh 😂😂
@dhemaninaqasimali76
@dhemaninaqasimali76 4 дня назад
First like first viewer and first comment wcs king ceyda aaahey😂
@FaysalHajiAbdi
@FaysalHajiAbdi 4 дня назад
Hacararine ku saliya xabiibkeeni Muhammad scw scw
@LubnaIbrahim-cs4nt
@LubnaIbrahim-cs4nt 4 дня назад
Mansha allh waxan dalxiis wadhafay keep going wllky cayda
@HodanMaxamadHodanMaxamad
@HodanMaxamadHodanMaxamad 4 дня назад
mansha allah ❤wa dalxiis quruxbadan
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 дня назад
سُبْحَانَ اللَّهِ وَبِحَمْدِهِ عَدَدَ خَلْقِهِ، وَرِضَا نَفْسِهِ، وَزِنَةَ عَرْشِهِ وَمِدَادَ كَلِمَاتِهِ🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@bahjaahmet5964
@bahjaahmet5964 4 дня назад
Waxaan dalxiis waa dhaafey omg ❤❤❤😂😂😂
@musicmixer-jf6vi
@musicmixer-jf6vi 4 дня назад
Kusali nabigena Mohamed salalahu caliyhi wasalam 😊😊😊😊😊
@karamacadde4
@karamacadde4 4 дня назад
Coming soon king ceyda 1m I.n ❤❤❤
@Ramos-4z
@Ramos-4z 4 дня назад
King ceyda is not eazzy
@farhiahussein5544
@farhiahussein5544 4 дня назад
Caadi ma ahan activityka manta👍
@AbdiwakiilAhmedbarre
@AbdiwakiilAhmedbarre 4 дня назад
Maanta wax labaashaalaysaa dumaashidaa 0:51
@CabdinajiibYare
@CabdinajiibYare 4 дня назад
xariifka bada kabaha lagale muxuu ahaa #ceydow😂😂😂
@Sarasiman123
@Sarasiman123 4 дня назад
Waxay ka ilaa niseysa in u hoos u dago
@xamda185
@xamda185 4 дня назад
Ya Allah!! Amira waa iga qosolsisey. Maxamed away waa colosyee!!
@KafeeyoAhmettmohamett
@KafeeyoAhmettmohamett 4 дня назад
dal xiiswanaagasn maash Allah ceyda❤❤❤❤❤❤❤
@faadumomacalim4073
@faadumomacalim4073 4 дня назад
Ayyyy dalxiis kanaa laga dhahaa kabax 😂😂😂
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
Fanaye kulaha wakudul socona waxa igusoo dhacay 11ka atoore io maska markuu mastaraboon bacsanayo bada dhexdeeda😂😂
@AmiinHassen-rb1vt
@AmiinHassen-rb1vt 4 дня назад
Caydaruus wlhi dar ilahay ban ku jeclhy pls replay isoo gal ❤❤❤🎉
@Fairygurl23
@Fairygurl23 4 дня назад
Dalxiiis ugu shidnaa abid🔥☄️
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 4 дня назад
Only Team walba one like ❤😢🎉
@khadraladan5121
@khadraladan5121 4 дня назад
Mnsha allh dalxiis wacan wllky king cayda sooo babi meesha asxaapta cayda intuu dalxiiska ku jiro ku cimaamada 1m plz
@ItsBariyayy
@ItsBariyayy 4 дня назад
Best activity weye maanta👌
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 4 дня назад
Wawrey waxan dalxis way dafen ceydow ❤❤😂bashal wcn ❤❤❤😂
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 4 дня назад
Walalkey king ceyda 1M coming soon 🎉❤
@user-os7dn9fi5r
@user-os7dn9fi5r 4 дня назад
Masha llaah 😂😂❤❤ king ceyda 😂 waxan sugilaayahay 🎉🎉 1m .kamusuun🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SaabiriinYahya
@SaabiriinYahya 4 дня назад
Clydach wuxuu ka mid yahy family amiira falaaraha raaca saana rabnaa ciyalka ceymir saan rabaa saar dalziiska m a allah❤❤❤
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 4 дня назад
War asxaabey cayda sxbtiis amiira kadaba geeya oo 1m garsiya wax yara u dhimana
@ubahsopral133
@ubahsopral133 4 дня назад
Waaaaaaaaw ciyaal xamar is not easy wlhi reer gobol sorry 😢 bad laan inaa tihiin badeena ilahey hanoo xafido 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 is muuji rer mogdisho 😊😊😊😊😊😊
@user-nv1bs1wr6s
@user-nv1bs1wr6s 4 дня назад
Naa ree gopol bad mlhn ma maqshay teeda kle mxaa iska galay team kaan io bad🤌🤤
@user-ku2dw4it4c
@user-ku2dw4it4c 4 дня назад
​@@user-nv1bs1wr6susheeg bl😂
@SleepyLemur-ph7tt
@SleepyLemur-ph7tt 4 дня назад
Ciyaalka bada kudadey sana rawa Ani Sasa rawa cimran is the best😂😂 📷 ciimraan 😂😂
@SalmoOmar-vo4wq
@SalmoOmar-vo4wq 4 дня назад
Halista😮😮😮 la sheega team kan
@maryamabilaal8351
@maryamabilaal8351 4 дня назад
Vlogii ugu shidan Channelka ceyda