Тёмный

DARBI SAAR HADAA BUJISID QAADO LACAKTA CIYAARTI UGU ADKEED / QOSOLKA ADUUNKA..😂 

Amira Qurux
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 174 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 575   
@Ritaaj1
@Ritaaj1 2 дня назад
Axmed amiira abaa kusoo celi plz wllhi legend waa😮😮
@Aamusan-q6u
@Aamusan-q6u 2 дня назад
Mohaan iyo jeestole caawo qosolke iga dhameyen wlh ilina iga imaatay sa u qoslayy😂😂😂
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 2 дня назад
Jestole boq marku dhahayo qosol udhintay😂😂
@Abdalla-p5f
@Abdalla-p5f 2 дня назад
@@Aamusan-q6u ilintaada maxaa naga galy 😐
@Aamusan-q6u
@Aamusan-q6u 2 дня назад
@@Abdalla-p5f raga dumarka u guuxa lama hdlin ee caga dhigo
@Aamusan-q6u
@Aamusan-q6u 2 дня назад
@@Gosha-rercarale 😂😂😂 mohana
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 2 дня назад
@@Aamusan-q6u attttttttttt hayelin😂
@SumayoaxmadaliMama
@SumayoaxmadaliMama 2 дня назад
Amiiro iyo cayda intii xalay wayey oo uxiisay one like 👍👍
@Abdalla-p5f
@Abdalla-p5f 2 дня назад
@@SumayoaxmadaliMama Adi miyaa dhashay markaad u xiistay
@SumayoaxmadaliMama
@SumayoaxmadaliMama 2 дня назад
​@@Abdalla-p5fmay lkn waa taageero baan u ahay amiiro qurx iyo saaxiib keed cayda ❤❤
@Amiiradeena
@Amiiradeena 2 дня назад
Amiiradeena io amiirkeena xly wan idin xisny wlhi youtube dhn caajis please cawada cayda so dhaqso ku dheh best couple 2024 Malaysia caymir 4ever ❤
@MasbalMasbal
@MasbalMasbal 2 дня назад
Anuu ilaa dada wadihaweyn wan sugaayy😢
@AndnoBadel
@AndnoBadel 2 дня назад
Amiiro Mohan iyo jeystoole ku soo dar parti 2😂❤
@peacenharmony2034
@peacenharmony2034 День назад
Waa laba funny ah jeestole marki ugu dambeysay 10 jeer ku ceshtay😂😂
@nasteexoahmedmahamed5803
@nasteexoahmedmahamed5803 2 дня назад
Jestoole iyo Mohan funny waaye 😂 ahmed iyo iqbal waka qeyliyey 😂part2
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 2 дня назад
Cawa qosol igu ma harin walhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 plz Amiiro gemkan part2 soo samey 😅
@Abdalla-p5f
@Abdalla-p5f 2 дня назад
@@umalmohamed1666 qosol kuguma harin miyaa orod dakhtar aad dee anaga dhaqtar manihine 🤣🤣
@Mailahart124
@Mailahart124 2 дня назад
Amiiiradeena xalay waan ku xiisnay adiyo ceyda ee barnaamijyadii aad ku mashquulsanaydeen noola soo dhokhsada i.a❤❤horumar wacan ku rajaynaya walshay qli🎉❤❤❤
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 2 дня назад
❤❤❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 дня назад
milicsiga indhaha Quruxdaa maankayga deeqde mixibada kalgacalkaaga naftu kaa maqsuudee meeday meeday miira meeday meeshii ma joogtee xalay maadam aad naga maqnayd waan kuu xiisnay Amiira ❤❤❤
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 2 дня назад
Oh my heees😩😂
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 2 дня назад
❤❤❤🫶🫶💐
@OzmaanKing-x2j
@OzmaanKing-x2j 2 дня назад
M a rux ku jecel le san ku amani karo ❤❤❤
@SiidCumar-e4i
@SiidCumar-e4i 2 дня назад
W​a kaa hela Amiro😅
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 2 дня назад
Afkaaga caano lagu qabey ma la dhihi jirino😂😂😂Amira Qalanjo Indha u roon xalay zaaid u tabay Wallahi ❤
@mulki926
@mulki926 2 дня назад
amiiro par2 soo sameey gamekan qatar waaye wlh❤😂
@Faatma-mxamed
@Faatma-mxamed 2 дня назад
Inta sugi l.a best couple 2024 like😂❤️
@munamaanka8020
@munamaanka8020 2 дня назад
Best outfit couple waaye😂
@MILYAAN_DHAAN
@MILYAAN_DHAAN 2 дня назад
Haa wlha waa dhararooyaa mugooo ani😢
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad 2 дня назад
Ani 😢❤
@FartuunMohamed-q3i
@FartuunMohamed-q3i 2 дня назад
Wa adno iyo saxaf maxa ka dhararee😂
@faadumocabdicasiis738
@faadumocabdicasiis738 2 дня назад
Wlhy video hada so dhig tay saga modaaye😢😂💕
@KhalidYare-f3l
@KhalidYare-f3l 2 дня назад
Amiiro qurux abaayo hormar wacan keep going
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 2 дня назад
❤❤
@Hannad4
@Hannad4 2 дня назад
xalay cayda iyo amira wax maysa so dhigin cawa lawada so dhigaya😂
@anfacamaal9742
@anfacamaal9742 2 дня назад
Ha lkn barnamijki prt 2 ka sugyne😢
@Hannad4
@Hannad4 2 дня назад
@@anfacamaal9742 waa soo socda edit ba kusocda
@SihaamOsman-f1i
@SihaamOsman-f1i 2 дня назад
Amiirooyyy part 2 kaa sugoyna pop the palool so dhaqso aqwam🎉😧😭❤
@user-ir3fe3wj1j
@user-ir3fe3wj1j 2 дня назад
Qof talent leh aya la tabaa❤Amiradeena xaley youtube abaar❤
@Abdiwahab-j3y
@Abdiwahab-j3y 2 дня назад
Camara maku waa ceyda iyo cabdi fatax inta igu raacsan🎉❤❤
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 2 дня назад
❤❤❤❤
@Amiiradeena
@Amiiradeena 2 дня назад
Me
@ZeyowMohaaa
@ZeyowMohaaa 2 дня назад
Amiiro part two abayo mcn wahanrajeyna codsigey inad ii tehgilisid. Iyo Ahmed iyo iqbal kusodar 😊😊
@MunaAbdullahi34
@MunaAbdullahi34 2 дня назад
Amiro qeyb kle noso samey inta igu racsan❤
@HanaBare-q9c
@HanaBare-q9c 2 дня назад
Amira qurux qalbi wanaag hore usoco ❤😊
@NajmoCabdi-kw8hy
@NajmoCabdi-kw8hy 2 дня назад
Amiiradena xalay wankuxiisnay runti adi io king ceydaba ❤❤❤❤barnamijquruxbadan anosogalisay part two xppti team gagab keen hormarwacan my queen guleyso❤❤❤
@faadumomohamed-kx5bb
@faadumomohamed-kx5bb 2 дня назад
Wlhi jestoole iyo mohan qosolka iga dhameyen😂😂 prt2 soo samee amiira ahmed na haka so rebin legend waye ❤❤🎉
@CudunShaafici
@CudunShaafici 2 дня назад
Team caymir ismujiya xalay xge noga maqnedeen amiiray
@NajmoFaysal
@NajmoFaysal 2 дня назад
Axmad is not easy omg wuu shidanyahay😂😂😢❤
@QuruxsanInaadeen
@QuruxsanInaadeen 2 дня назад
Team amira io sundus one like 😢cwa anauhoreye liktaa an ubatoo byyy 🎉
@Abdalla-p5f
@Abdalla-p5f 2 дня назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@QuruxsanInaadeen
@QuruxsanInaadeen 2 дня назад
@@Abdalla-p5f yakubalamiyey 😂
@OzmaanKing-x2j
@OzmaanKing-x2j 2 дня назад
​@@QuruxsanInaadeenadaa balamaiyay😂😂😂
@MILYAAN_DHAAN
@MILYAAN_DHAAN 2 дня назад
Hoos anaga leh kor aad mohan waa iga qosliyey😂😂😂😂😂😂😂
@salmaansalka5798
@salmaansalka5798 2 дня назад
Amiiradena love you macney game kasugeyna gabdhaha part two talent girl ✊
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 2 дня назад
Gabdho aa ceeb wye hala badalo game ka
@queenruun9709
@queenruun9709 2 дня назад
Wax walan dheh gbdho io gamekaanaa 😂
@salmaansalka5798
@salmaansalka5798 2 дня назад
@@queenruun9709 makana doqoney fuded badnidaa
@salmaansalka5798
@salmaansalka5798 2 дня назад
@@khadiijaabdqadir kan maka hadliyi Ani 😂
@Cumeer_big_faan
@Cumeer_big_faan 2 дня назад
Number ONE Somalia youtubers girls// AMIIRO QURUX ❤😊🧕
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 2 дня назад
❤❤❤❤🎉🎉
@user-ir3fe3wj1j
@user-ir3fe3wj1j 2 дня назад
The Queen of Hearts❤❤❤❤❤
@Amiiradeena
@Amiiradeena 2 дня назад
Amiiradeena part 2 cayda jeestooole Mohan saalax jj macalimow noo keen Please 🙏
@mulki926
@mulki926 2 дня назад
amiiroy xale intee ku maqneed yaqei saa kuu sugayey waa daley❤😂
@Abdalla-p5f
@Abdalla-p5f 2 дня назад
Amiiro hoyada miyaa 😂😂😂😂😂😂😂
@mulki926
@mulki926 2 дня назад
@@Abdalla-p5f oo maxaa kaa galay adi mideeda kle yaa kula halay horta
@aishamohamed6206
@aishamohamed6206 2 дня назад
@@Abdalla-p5f😂😂😂
@Abdalla-p5f
@Abdalla-p5f 2 дня назад
@@mulki926 orad hooyadaa waye naaska ka nuug 🤣🤣
@saabiriinabdullahi8129
@saabiriinabdullahi8129 5 часов назад
Amira arnaamijkan soo celi funny waye😂😂
@queenruun9709
@queenruun9709 2 дня назад
Amiira we need more challenges oo wilashaan waaba funny😂 Tankle next mesha lcgta ku dhajisay box 📦 yar yar ku dhaji lcg ama wax lcgtaas laqiimo eh ku rid
@رئيزه
@رئيزه 2 дня назад
Amiira plz intoda kuso celi wilashn waba funny wlhi barnmijkn wanka heley plz prt 2😂
@AnzalmaxamedZiyaad
@AnzalmaxamedZiyaad 2 дня назад
Alla amiradeyda cawa camerada asami yare ma u dhiibtay😂 waxay noloshan isku kariska ah🙈😂 xly neh aqwan waa tuu xiisanya runti meshan l.aaantaa.nuur dhan malehan🥺🫶
@OzmaanKing-x2j
@OzmaanKing-x2j 2 дня назад
😂😂😂ar wa iga qoslisay asim wu waynaday wu hyn kara camerada isagana dubayo😂😂😂
@XamdasiciidXamdasiciid45-ed6fy
Asxaabeyy iso duceeya in ilaahay muraadkaygoo macsi lahayn ilaahay ii sahlo
@RahmaFarah-c5n
@RahmaFarah-c5n День назад
Muraatkago macsi lahen Alle hakusahlo qalbi❤❤
@FkdkdOrkkf
@FkdkdOrkkf 2 дня назад
AMIIRA IYO CEYDA❤👩‍❤️‍👨
@RaxmocaliAbdilahi
@RaxmocaliAbdilahi День назад
Part two Soo samey wllhi funny waaye🎉😂😂😂
@KhadijaGedi-n2f
@KhadijaGedi-n2f 2 дня назад
Mohan funny when wllhi😅😅😅 qosolku igadamey😅😅😅
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 2 дня назад
Yaristena cawada maxa nokentay walhi wan furay jestole igu daran boq kullah😂😂😂
@Nawaalitaqurux12
@Nawaalitaqurux12 2 дня назад
Cawa saan uqoslayey lee Mohan io jeestole funyy😂😂😂😂😂
@MILYAAN_DHAAN
@MILYAAN_DHAAN 2 дня назад
Amiroy pop the bln sugayny lkn waa iska cadi🥹
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 2 дня назад
TEAM Amiira isn't Easy yaqay boqoradeena Xalay kuu Xiisnay yaqay ❤❤🎉🎉
@AMAALClxamiid-zl5ie
@AMAALClxamiid-zl5ie 2 дня назад
I liked wllhie Amiira part 2 nosoo samee aqwaan😁♥️
@SILENT______GIRL143
@SILENT______GIRL143 2 дня назад
Mooha iyo jestoole qosolkee iga dhameeyeen wllhi
@farryolad9676
@farryolad9676 2 дня назад
Amira plz part 2 wlaiba intoodan un kuso celin cidna haka bdelin waliba Mohan iyo jeesteelo 😂
@MuniiraAadan
@MuniiraAadan 2 дня назад
Alla waa fuhrey hadda qosol udhinto jeestoole iyo moohan lo qabsana😂😂😂
@bahjamahamad3006
@bahjamahamad3006 2 дня назад
Moha caawa wuu iga qosliyy😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 дня назад
Amiira dadka dhahaayo part2 oo gabdho ah warkooda ha maqlin waayo ceeb waaye
@queenruun9709
@queenruun9709 2 дня назад
Waa niman ciyaal suuqnimey ka wadaan😂
@ardoismail5500
@ardoismail5500 2 дня назад
Walhi qosol iguma hadhin manta mohan iyo jeystoole waa funny 😂😂😂
@XawaMoha
@XawaMoha 2 дня назад
Amiira saan cml wajiyo kala duwan io challenges saan cml ushidan nokeen dad gooni haisku xirin
@NimcaCabdi-p2x
@NimcaCabdi-p2x 2 дня назад
haa aqwan❤
@FarhiyoEpole
@FarhiyoEpole 2 дня назад
Amiiradeyna wa ku salamay ❤ Queen 👸
@XayaatAxmed-nq5cj
@XayaatAxmed-nq5cj 2 дня назад
Amiroy routineki gabdhaha noso sameey adi iyo fatma iyo zuzu iyo hafsa pls abyo 😩❤
@HaniAhmed-v9u
@HaniAhmed-v9u 2 дня назад
Amiray abyo mcn barnamishyahan baryahan wan guraxesana wilishan galaduban no keen m.a wllhi barnamishjal qurxon wye mcnbdnteydi cashaqa love you codowgaga unolow
@NasrooCabaa
@NasrooCabaa 2 дня назад
Ala cawa calosha ifurtay jestole iyo moha amira prat2 haka sotagin lawadan😂😂😂😂
@fardoosotifow
@fardoosotifow 2 дня назад
Axmed is not easy moohaan qosol iga dhameeye amiiro Axmed io dad kle dhaadher keen😂
@FardowsaMaxamed-jg5po
@FardowsaMaxamed-jg5po 2 дня назад
Team amiira Only like❤️💋
@bahjaAhmed-ri8jx
@bahjaAhmed-ri8jx 2 дня назад
Ala amiiro plss Barta labaad❤😢
@AhmedMohamed-bu7zg
@AhmedMohamed-bu7zg 2 дня назад
Inta og ina camera man ka yahey nin legend ah inta wax fahmeysa 🔐😁♥️
@Fathiyahmedsheik
@Fathiyahmedsheik 2 дня назад
C fatax😂😂
@NaciimaSiyaad
@NaciimaSiyaad 2 дня назад
Mohan iyo. Jeestole caawa wadnahay i cadeyeen manoolih plz part 2😂😂😂😂
@FatmaHoussein-t9h
@FatmaHoussein-t9h 2 дня назад
Keep going amiradena cashaqa❤🥰
@bahjaahmet5964
@bahjaahmet5964 2 дня назад
Amiira wiilashan la samee oo ies balaariya dadka badan baa la jecl yahay😂😂
@FarxiyoAhmedIslow
@FarxiyoAhmedIslow 2 дня назад
Ala dhintay hadaa qosol udhinto moha iyo jeestoole haloo qabsada part 2 amiro please 🙏
@NadifoDahir-d4u
@NadifoDahir-d4u 2 дня назад
Amiiro abaayo part 2 soosa Mey xabibitii❤❤❤❤
@AyaanNajiib-j7x
@AyaanNajiib-j7x 2 дня назад
Mohan Waa Garac Cadiya Ninka Part two keen Nayahee Bal Oo ha ka iman 😂😂
@smsunga14
@smsunga14 2 дня назад
Mohaan hasooreebin bart2 plz shactiro miiranwaye😂
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 2 дня назад
AMIRA- Strength, Leadership & Nobility. Wa magac awood badan leh, o leh taariikh iyo asal qani ah. Wa magac qurux badan o ku haboon gabadh AdAdag o kalsooni leh.❤❤❤ So Milyan Qurux lives up to her name AMIRA because she meets all the expectations associated with this name.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sabrinamaadey
@Sabrinamaadey 2 дня назад
Boqoradeena aan jeclaaaaaaa❤❤❤❤love you 😍 amira deeena
@Fatuush_dimple
@Fatuush_dimple 2 дня назад
Ayyy aqwaaney caawa talent aan caadi aheyn baad soo bandhigtay m.a keep going xppti noo soo badi video yadana lasoo dhaqso yaaah😂😂❤
@XawoAbdi-n5c
@XawoAbdi-n5c 2 дня назад
Amiiro mohan iyo jeystoole ku soo dar parti 2 plz plz plz😂😂😂😂😂😂
@Amiishmohamoud1122
@Amiishmohamoud1122 2 дня назад
Wiilashan dib usoo celi Amiirooy 😂😂
@leylomaxamed1429
@leylomaxamed1429 2 дня назад
Ahmed wn wtaa jestole iyo moha qosol bay igu dileen wllhi😂😂😂😂😅😅😅
@safiamuhamed4935
@safiamuhamed4935 2 дня назад
Amiiro barnamijka saan caml soo samee waliba wiilasha qurxon
@SurprisedBabyKittens-vz6dq
@SurprisedBabyKittens-vz6dq 2 дня назад
Ahmed iyo iqbal kusoo dar barta 2😅😅😅
@bahjamahamad3006
@bahjamahamad3006 2 дня назад
Amiira xalay kaliya waan kuuxiisnay❤❤
@حواءحسين-ف8ف
@حواءحسين-ف8ف 2 дня назад
Amiro losey wuu biri raba inta oo bixin gifti macsalameys ugey oo ku farxo hada nahay team Amiro ada naga ah masul
@AyaanXuseen-l4s
@AyaanXuseen-l4s 2 дня назад
Part two amiira waa malab gamekan ceyda macalimo saalah iyo deeqow kso dhig
@sumayosusu1546
@sumayosusu1546 2 дня назад
Amiiro part 2 plz funny qaye 😂😂😂😂
@Jamiil1234
@Jamiil1234 2 дня назад
Aamiira waa khatar mar danbe ha ku noqon wayo si yar ayuu jabi kara
@KowsarAbdi-o6h
@KowsarAbdi-o6h 2 дня назад
Game qosol miran waye wlhi😂
@RahimaMohamed-c7s
@RahimaMohamed-c7s 2 дня назад
Amirayyy gamekan waa funny wallahi 😂part kale soo saame abayo qali
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 2 дня назад
Milyan Qurux the Shining Star of Somali Social Media laanta RU-vid abaar❤❤❤ xaaley zaaid ku tabay Wallahi, I always enjoy watching ur channel...
@Asma-Abdiqadir
@Asma-Abdiqadir 2 дня назад
Caw qusulka iga dhamyen 😂😂😂
@MiskiinAlleinadhegaweyne
@MiskiinAlleinadhegaweyne 2 дня назад
Maba daawane
@Abdalla-p5f
@Abdalla-p5f 2 дня назад
Qosolka biyo miyaa😂😂😂😂😂😂
@MILYAAN_DHAAN
@MILYAAN_DHAAN 2 дня назад
@@Abdalla-p5fnegtive meel kasta uurkaa kajirn thy
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 2 дня назад
asada gabdho kaw noga siiye challenges nucan noso badi entertainment waye lkn wiilasha lugaha wax u gali dhaawac so gaari kare lacagta ne macquul kadhig
@ZumaYa-k9x
@ZumaYa-k9x 2 дня назад
Next axmed iyo aqbal iyo zein cumeer mahrez😂😂
@KowsarAbdi-o6h
@KowsarAbdi-o6h 2 дня назад
Amiira qurux horey u soco walshy waxad hysa wadadii ad ku gari laheyd 2m team amiira inta sanadka ka dhiman 1.5m an garsiino hala babiyo inshaAllah
@SILENT______GIRL143
@SILENT______GIRL143 2 дня назад
Amiira wiiiashaaan fanny waaye wllhi markasta waa iska rabi laahay ani 😂😂😂😂
@edilahmed5385
@edilahmed5385 2 дня назад
Mohan iyo jeestoole way iga oysiyeen they're so funny 😂
@faadumomacalim4073
@faadumomacalim4073 2 дня назад
Ala mohan i jeestole ferhay iga kriyeen wlhi😂😂😂
@MunishEdabsan
@MunishEdabsan 2 дня назад
Part2 soo samee abayo❤
@Hdiamond118
@Hdiamond118 2 дня назад
Mohan yare waa funny wlhiy iyo jeestole😂😂
@Amiiradeena
@Amiiradeena 2 дня назад
Inta rabta in lo keeno part 2 cayda jeestole mohn saalax jj macalimow please 🙏 amiiradeena no keen
@Fatuush11
@Fatuush11 2 дня назад
Mohan iyo jeesteelo laba nin lugo dhaadher la dheelaya we qiyaamen wiilasha wx leeg ha lo geeno 😂😂😂
@AyaanSalaad-pu3oc
@AyaanSalaad-pu3oc 2 дня назад
Amiira parti2 Soo samee wiilashana Soo badi😂❤❤
@SaynabAbdi-o7i
@SaynabAbdi-o7i 2 дня назад
Round two aa rabnaa Amiiro😂😂❤
@Sacdiyocali.hassan
@Sacdiyocali.hassan 2 дня назад
😂😂😂qosol igu harin wlhi part2 soo samee amiiro
@anfacamaal9742
@anfacamaal9742 2 дня назад
Amiiro maxaa noo qalbi jabinee😢😢😢 barnaamijki part2 kaa sugaaye wlhi saasa u egaaye ilaa xalya maqned mxa waye wXa so dhigte pali😢😢😢
@Abdalla-p5f
@Abdalla-p5f 2 дня назад
Somalidan wax baa ka qaldan xalay markaad sugesay hoyada miyaa maxa waqtiga isaga qasaarin madadaalo xun 😢😢
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 2 дня назад
Abayo wuu adag yahy sug mikintena wey dashy i.a haben danbo way noso gale dulqad samey😢
@MILYAAN_DHAAN
@MILYAAN_DHAAN 2 дня назад
@@Abdalla-p5fadiga mxaa comnti xun waqtigaga iskaga qade intee meel kugu arkay isma ogaa islaan laayey yaaaaab😳
@Abdalla-p5f
@Abdalla-p5f 2 дня назад
@@MILYAAN_DHAAN cid kulahadashay malehe orad hooyadaa Amiira aad 🤣🤣
@AxlaamHasan
@AxlaamHasan 2 дня назад
Hubqaadkaaga quruxdaa ideqay💋😫🫶 Hayal samida🖤🫶 Dumaarkaad kudhaftey👸💃 Inaad tahey haween boqoradooda 👑🧕❤ Aniga huboo kuu saxiixey✍️🫂✏️😘 KUN DHAAN AMIRADEENA 🫶🖤💋
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 2 дня назад
Miiradeena poqoradeena keep going 💋👸❤️
@ahlamolhayeh4351
@ahlamolhayeh4351 2 дня назад
Best couple 2024 inoso dagdagiya 😂
@Zaak2710
@Zaak2710 2 дня назад
W😂😂
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 2 дня назад
Amazing Amazing Amazing amiiro qurux iyo asxabta aad baad umahadsanahiin ❤❤
@maidaabdinor7597
@maidaabdinor7597 2 дня назад
😂😂😂alla kuwan wadna xanun ame naguridan😭😭amiro part 2so samy
Далее
KU HORMAR LACAGTA QOFAA COME BACK SAMEESAY
27:29
Просмотров 228 тыс.
SUNDUS DARTEED OO GABDHAHA CUTADA UGU KACEEN 🥹
16:16
WALAASHAA KOKO SOO SAAR
16:56
Просмотров 1,6 млн
WA SOO LAABTAY KL IYO HOTEL CUSOB
11:44
Просмотров 101 тыс.
AMIIRA  WALAALKAA GABAR UQALANTA UDOOR
15:54
Просмотров 132 тыс.