Тёмный

Dardaaran ku saabsan dadka muslimiinta Sh Xuseen Cali 

Baraarug Media
Подписаться 267 тыс.
Просмотров 136 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

13 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 144   
@cabdirizakhassan6204
@cabdirizakhassan6204 4 года назад
Sh xuseen cali jabuuti Aad iyo aadbaan ku jecalahy walhi ilahay waxn ka baryayaa waa habeen jimce janada inuu ilahay inaguwada kulmiyo Aamin Amiin yaa rabi iyo intii muslimaanta ahba ❤
@حمدي-ب5ث
@حمدي-ب5ث 5 лет назад
Wlhy allha kaligi khaliqaban kudhartaye ana kulajecel shiikh xuseen oilhay dartii ujecel Allhyow cimriga iyo cafimadkaba kudheere shiikh xuseen cali wlhy ilhayba og sidan ufarxo markan arko muxadiro cusub oou soduubay qalbigaygu wukudagaa Ilhay haka jasisiyo intad nabartay alle walaladayow danbigena iyo danbigawalidkenba hadhaafo allhyow somali dhibatada kasaar ❤😓
@abduqaniabduqani8781
@abduqaniabduqani8781 5 лет назад
Aamin
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 5 лет назад
Aamin ilow dhibka nagasaar
@suldansharci3726
@suldansharci3726 4 года назад
Aamiin alle haku jeclaado walaalo
@جامعس
@جامعس 4 года назад
امون عومر ءامين ءامين ءامين يا ذو الجلال والاكرام ،،،،
@faisamohamed5331
@faisamohamed5331 5 лет назад
Mashaa Allah Allah noo barakeeyo Sheekh wlhi Allah dartiis ayaan ku jeclahay qalbigeyga ad ayuu ugu raaxeestaa muxaadirooyinkaaga. Jazaakumulaahu Kheyr Sheekh
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 5 лет назад
Mnsha Allah sh. Xusen cali alle ha xafido
@guledyaliguled8399
@guledyaliguled8399 5 лет назад
Sh Xusen Cali Ilahay Dartis Ban Ujeclahy Cimrigiyo Caqligiyo Caafimadkaba Rabi Haku Barakeeyo Culimada Islamka Ale Hano Xafido
@ahmedibrahim9149
@ahmedibrahim9149 5 лет назад
Mansha Allah jasakallah khayr sheekh xuseen cali allaha kubarakeeyo aakharo iyo aduunba qalbigaad faraxgalisaaye oo kalaama alle ugu raaxaysaaye illaahay dartiibaan kuujeclahay sheekhunaa
@sahrodacad7917
@sahrodacad7917 5 лет назад
Walaahi ilaahay dar tiis baan ujeclahay qalbigayguu taabtaa hadalkiisu ilaahay culumada oo dhan hanoo xifdiyo isagoo kalena ilaahay ha noobadiyo 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚
@djmaamis3167
@djmaamis3167 5 лет назад
Maanshallah Shiikh Xusseen Cali Allah habarakeeyo Waa jecelahay Waa shiikha markaa aan dhagaysto a an ogaado Inaan waxba iidiyaar ahayn Dunidaba waan nacaa markaa dhagaysto
@abdifatahcheick5198
@abdifatahcheick5198 4 года назад
Rabi misanka iyo xasanadka ha ugu daro amen
@buuniaar1915
@buuniaar1915 5 лет назад
Ilaahay baa iga sarreeya e' ma jiro qof iiga jacayl badan Sheekhan -malahayga- kolka aan dareemo in iimaankaygu naaqusay baan soo tiigsadaa, Eebbe ha dhowro oo cimrigiisa ha raajiyo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti. Aamiin. *** سئل عطاء السليمي: لم كل هذا الحزن؟ فقال : ويحك ، الموت في عنقي ، والقبر بيتي ، وفي القيامة موقفي ، وعلى جسر جهنم طريقي لا أدري ما يُصنَع بي . الله اكبر .
@aliabdiomar631
@aliabdiomar631 4 года назад
ani qofkaajecelaa jiro misdhahayo❤❤
@musafirim8897
@musafirim8897 5 лет назад
Alah ku barakee, Wax fiican baad noo sheegtay ee Allah ha nagu sugu xaqa. Jazaka Allah kheyra=jazaa.
@claahixasan3
@claahixasan3 5 лет назад
wlhi alah dartiiban kuu jeclahy magaca sheekh xuseen cali mrkaan maqlo aadbn ufarxaa alah haku dhowrk if iyo aakhiroba
@ahmedhassanmahamed625
@ahmedhassanmahamed625 5 лет назад
masha Allah wlh shiikha alle dartiisbaan ujeclahay idinkuna markaati iiga noqda walaalayaal janatul firdowsa alle hanagu kulmiyo dhamaanteen
@mukhtarbaadil
@mukhtarbaadil 5 лет назад
Sh.xuseen cali💎
@eaglelineconnexions
@eaglelineconnexions 5 лет назад
Sheekhunaa Xuseen, Jazakallahu bil-Jannah
@Wadani52
@Wadani52 5 лет назад
mash alaah sh xusssen cali jabuutib ilaahey haxifdiyo aaamiin
@BashirTVRadio
@BashirTVRadio 5 лет назад
Sheekh Allah dartii ayaan u jecelnahay! ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ubahabdi8725
@ubahabdi8725 5 лет назад
Mashaa Allaah waa Shekhxusen
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 5 лет назад
Sheikh Xusen cali jazaakalaah
@ahmedromanio
@ahmedromanio 5 лет назад
Mansha Allah sheik Hussein ilah haku barakeyo cilmiga
@amiinyare375
@amiinyare375 5 лет назад
Mnsha Allah sh.Xusein Cali jabuti Wlhi waan jeclahay anba
@ayubjr2030
@ayubjr2030 5 лет назад
Masha allh barakallh
@ummumusab7526
@ummumusab7526 5 лет назад
Masha ALLAH tabarakallah walahi illahey darti ayaan ku jeclahay ❤
@nuradinsiciid9696
@nuradinsiciid9696 5 лет назад
shekh Allah haku xafido wad nuuriysay harvysa
@nasraismaail3060
@nasraismaail3060 5 лет назад
Maasha allah jzkl kheir sheikh cali Sheekhan si gooniya bay maxaadaradiisu qalbiyada dadka wanaagsan utaabataa illhay miizaankaaga xasanaadka hakuusaaro anagana allaha nagu anfoco allahuma aamiin
@xabiiburaxmaan5994
@xabiiburaxmaan5994 5 лет назад
Wcs wrxm sh xuseen cali jabuuti ilaahey ha ku ilaaliyo Aduun iyo Aakhiraba
@goljanogsm
@goljanogsm 5 лет назад
Sh xuseen ALLAAH dartii ayaan kuu jeclay
@guledyaliguled8399
@guledyaliguled8399 5 лет назад
Culima U Dacwa Wa Tabliiq Wa Culimo Aaan Aad U Jeclahy Ilahayna Khayr Badan Ku Galaday Ilahay Waxn Ka Baryayna inu Xaqa Nawaafajiyo
@تسنيم-ي7ظ
@تسنيم-ي7ظ 5 лет назад
Asc Sheekh Masha Allah jasaa kalah
@guledyaliguled8399
@guledyaliguled8399 5 лет назад
Aziza Ibrahim Jazklahu Khyr Wllo
@amiinnasir6446
@amiinnasir6446 5 лет назад
Yaa allah suaalaha qabriga na waafaji kuwa qiyaamahana noo fudaydi oo nagu guulee janatul firdaws
@aishaali8539
@aishaali8539 5 лет назад
Aamiin aamiin yaa rabbi
@Layla6793
@Layla6793 5 лет назад
Amiin ya Rahman
@maymounemaymoune9005
@maymounemaymoune9005 4 года назад
Khadar geyo
@sahracnaasir8283
@sahracnaasir8283 4 года назад
Aamiin yaa allah
@nasrocise5107
@nasrocise5107 4 года назад
Amiin Nasir aaaamiin yaa allah
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 5 лет назад
Alaahu Akbar, alaahu Akbar, alaahu Akbar,jazakalaah khayr Akhi Kariim
@faisalomar2750
@faisalomar2750 5 лет назад
Jazaaakalllaahu khair yaa sheikh
@abdisalanmuhammadxersi7035
@abdisalanmuhammadxersi7035 5 лет назад
Masha Allah sheikh ilahay haku xafido
@yussufdayibsheikh5173
@yussufdayibsheikh5173 5 лет назад
manshaAllah Sheikhuna Hussein Ali Jibouti
@Maria.jimale
@Maria.jimale 5 лет назад
Jazakallah sh xussen ❤❤❤
@boramaproduction
@boramaproduction 5 лет назад
Masha alah ilahay cimriga hakuu barakeeyo sheekh xuseen cali ilahay dartii baan kuu jeclahay ilahay janada ha inagu kulmiyo
@aliabdiosman631
@aliabdiosman631 5 лет назад
j
@libanhaji2176
@libanhaji2176 5 лет назад
Sheikh Allah aya hideeyay illahna haku sugo arinkan anakana qeyrka Allah na wafajiyo
@issaabdullahi6524
@issaabdullahi6524 5 лет назад
Qalbigeyda ayuuu tabti wacdigan Wlhii, ajir alha kasiya Shiekh Hussein tapliq
@umiluuluchannel5812
@umiluuluchannel5812 5 лет назад
Masha allah
@digaaledecoration1833
@digaaledecoration1833 5 лет назад
Masha allah .allaha kaa jasaai siiyo wacdigaa aad wado sh.
@aminaadan167
@aminaadan167 5 лет назад
Masha allaa alleh haku xafidi❤
@axmedsaliid9547
@axmedsaliid9547 5 лет назад
Maasha allaah sheekha Alle ha barakeeyo
@cabdinuurismaaciil886
@cabdinuurismaaciil886 3 года назад
Masha allh sheq ajir iyo xasanad allaha haka siyo
@muhudinmahamud6563
@muhudinmahamud6563 5 лет назад
Masha Allah
@issaabdullahi6524
@issaabdullahi6524 5 лет назад
Wa shikha an dunida ujeclh alee darti, ayadoo ilahey ihanuni waxan dihii karaa mr Shiekh Hussein jabuuti sabab wein ayuu kulyah hanunteyda wayo wacdigisa markan dageysta wan ilimeya runtii
@saidsheikh488
@saidsheikh488 5 лет назад
Sh xesin Cali illahay janada hakaa waraabay
@maxamedismail3742
@maxamedismail3742 2 года назад
الله يحفضك يا شيخي
@zakariamohamed6771
@zakariamohamed6771 5 лет назад
Qofki Allah u gargaaro waa saan Allah ina seeyo cobaado suuban
@abdifatahcheick5198
@abdifatahcheick5198 4 года назад
Allahu akbar sheikh hozen Ali marka dhageysto qalbi I ooyo aakhirona wax aan aheyna iguma soo dhacdo 😢
@xasanxasan4607
@xasanxasan4607 5 лет назад
Aamiiin miisaanka xasanaadka Allah hakuugu daro Alladartiibaan kuu jecelahay
@isqabojiqaboji4899
@isqabojiqaboji4899 5 лет назад
Masha allha
@munayuusuf3635
@munayuusuf3635 5 лет назад
Mansha allah alleh hakaaa jisaa isiiyo sh xuseen Ali
@xareedofficial3980
@xareedofficial3980 5 лет назад
Alaha ku xafido sheekh
@aminazad3753
@aminazad3753 5 лет назад
Mansha Allah Sh xuseen
@aminabdalla4193
@aminabdalla4193 5 лет назад
masha allah ilahey haku xafido aduun iyo aaqiro waxad ka hadasha xaq dhaman teena naku wajib ah wana nii wada jeclahy culuu madeen gaar ahaan sheq xusen cali jabuuti wlhi ilahey dartiisa ayan kuu jeclahay wlhi
@hassenmo8126
@hassenmo8126 5 лет назад
Mashaa allah sheekh jazaakalah
@bashiirdaahir4805
@bashiirdaahir4805 5 лет назад
Hassen Mo w35
@jimcaleyare5135
@jimcaleyare5135 5 лет назад
Sheikh xuseen ali ka soo badiya walalayaal sheikh maxamed na ilahay khaye ha siiyo
@saadaqxuseencumar3122
@saadaqxuseencumar3122 5 лет назад
Maashàa alaah
@leylosiciid6703
@leylosiciid6703 5 лет назад
asc walaalayaal kulgeen waan jecelnahay culimada soomaaliyeed oo dhan cimrigoodana alaha barakeeyo aamiin culumada soomaaliyeed waxaan ka.codsanayaa in ay uyeeraan kuwa dadki dhameeyay wacdiga ugu wayn kuwaas ayaa ubaahan inta loogu tago meelaha ay ku dhuumanayaan ilaahey hasoo nanuuniyo hadaan loo qorina ilaahey umada hadhaafiyo aamiin
@ابنمسعودبنايدن
@ابنمسعودبنايدن 5 лет назад
Asc,ww,bakalahi.fiic
@ابنمسعودبنايدن
@ابنمسعودبنايدن 5 лет назад
الحمد.لله.على.نعمت.الاسلام
@bahcharobleh6039
@bahcharobleh6039 5 лет назад
Mashaalah un bon sheick houssein Ali
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 5 лет назад
Rabigay WAA allah ☝️
@nasriinabdirahmam2962
@nasriinabdirahmam2962 5 лет назад
jasaaka Allah sheekh
@siciidoabdi6028
@siciidoabdi6028 5 лет назад
Mansha allh ana Kula mida
@mohamedabdullahi1512
@mohamedabdullahi1512 5 лет назад
Jazaakallaah allaha ha inagu anfaco Rabbina ha inagu ilaaliy diinta kuwii aakhiro jannada galana allaha ha innaga yeelo danbigeena iyo kii waaliddiinteena Allaha ha dhaafo. Aammiin yaa rabbi
@moha17
@moha17 3 года назад
M.a♥️
@bilyohassan5959
@bilyohassan5959 4 года назад
Macha Allah
@ayaanali9696
@ayaanali9696 5 лет назад
Jazaakallaahu kheyr sheikh allaha kaa abaal mariyo anagana allaha nagu anfaco kuwii kuwaano qaato allaha naga dhigo
@salebanmohamud3115
@salebanmohamud3115 5 лет назад
Mansh allaah
@Layla6793
@Layla6793 5 лет назад
Rabiyoow naga yeel kuwaad mar walba raali ka tahay Amiin ya Allah
@abdullahimuthow4703
@abdullahimuthow4703 5 лет назад
Manshaallah sheikh HUSSEIN JAZAKALAH
@ahmedomarey6893
@ahmedomarey6893 5 лет назад
MashaAllah wlhi anigana Allah dartiis ayan kujecle sh xussein ali ilahow kulankena
@aichamoussa4510
@aichamoussa4510 5 лет назад
Amiiin amiiin yaa rabi
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 5 лет назад
Xafidahulah sheekh
@lulabdi3208
@lulabdi3208 5 лет назад
Masha allah Shea ilahey dartis ayaan ku jecelahay jisakalahu qeyer
@abdirahmanabdilahi3952
@abdirahmanabdilahi3952 5 лет назад
Maanshallaah jasaakalaah
@aichamoussa4510
@aichamoussa4510 5 лет назад
Barakallahu fiik sheekh xuseen cali Allah dartii ayaan kujeclhy Allah haykatuso aduun iyo aakhiro janatul tarduusa
@ابنمسعودبنايدن
@ابنمسعودبنايدن 5 лет назад
مشاءلله
@abrzhidjamac1365
@abrzhidjamac1365 5 лет назад
Scw amiiin amiiin
@cabdalehaashi3355
@cabdalehaashi3355 5 лет назад
maansha allaah
@siciidcalijaamac2113
@siciidcalijaamac2113 5 лет назад
masha allllaah xuseen cali
@hoodoali6436
@hoodoali6436 5 лет назад
Walahi aniga shekhasi qalbigayga ayu tabta inbadan
@Khaled_Yusuf
@Khaled_Yusuf 5 лет назад
waa runta walhi anigaba sidoo kle
@Khaled_Yusuf
@Khaled_Yusuf 5 лет назад
ilhy ha xifdiye
@risktaker9119
@risktaker9119 5 лет назад
Hoodo Ali wlhi ani xitaa
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 5 лет назад
Allah walal inagu hanuuniyo waanadiisa. 4 bil Allah dartii ubax walaashay adoo mahadsan
@xasancabdi7863
@xasancabdi7863 5 лет назад
Masha allaa h
@mohamedtapliq7287
@mohamedtapliq7287 5 лет назад
ManshaAllah .
@mohamedmuseguled3817
@mohamedmuseguled3817 5 лет назад
Mashalah
@mawlidmacalin3670
@mawlidmacalin3670 5 лет назад
Masha allah allaha kubarakeeyo sheikh hussen ali
@nagiib4188
@nagiib4188 5 лет назад
Msha allh sheekh alle hakuna dhawro
@nasrocise5107
@nasrocise5107 4 года назад
Walhi qalbigayga wuu gilgishay markaan dhagaystay wacdiga shiiq xuseen allaha ka rali noqdo ani oo dhan waan isbadalay allaha iisiyaadiyo insha allah 🤲
@marimaar3323
@marimaar3323 5 лет назад
Walaal
@nimoahmed5666
@nimoahmed5666 5 лет назад
Manshaallah jazakallah
@lafgareen6500
@lafgareen6500 5 лет назад
Allhu, ,Agbar,,,,Shekh,,Xusen, Cali,,,,jabuti,,,,Aad,,,Ban,,,,Muxadiriyinkisa,,,,Ujeclahay,,,,Qalbiga,,,,Tabtaaa,,,,ilahaw,,,No,,,Xifdi,,,,culumada,,,,Sh,,jabutu,,,,Sh,,,Mustafa,,,sh,,,,Dirir,,,,mashalah,,,cimri,,,dher,,,,Cafimad,,,Cibado,,,San kuwaaaaara
@ahmedhassanali7412
@ahmedhassanali7412 5 лет назад
Ikaahee waa kriim haduu doono waana cafin masha allah
@nimcanbashe
@nimcanbashe 5 лет назад
Mansha allh iLahayow no dambi dhaaf
@wardaali822
@wardaali822 5 лет назад
😥😥
@raxmaabdi173
@raxmaabdi173 5 лет назад
Mansha allah tabarakalah shekh illahayi haka abal mariyo anagana allah nagu anfaco
@boolwacad9935
@boolwacad9935 5 лет назад
Shiikhan allah dartii aan ujeclahay yaa iguraacsan
@aminaawes1331
@aminaawes1331 4 года назад
اه
@abdisalaxxasan408
@abdisalaxxasan408 5 лет назад
Shiiqa ilah darti ayn u jeclahay
@muslimah.peaceloving.5947
@muslimah.peaceloving.5947 5 лет назад
Walaalyal sheekha soo dhaweenayo i magaciisa I sheega fadlan? Waan iloowssanhay.
@mukhtarbaadil
@mukhtarbaadil 5 лет назад
Sh.maxamed aadan.
@muslimah.peaceloving.5947
@muslimah.peaceloving.5947 5 лет назад
@@mukhtarbaadil Sax walaal Adan uun baa ka xasuustay waa sheekh wacdigkiisa jacelayhay Allaha noo xafido culumada dhamaan. Jazakllahu khayran walaalkeey.
@sheikhmbappe1072
@sheikhmbappe1072 5 лет назад
sh hussein wuxuu kamid yahay culumada aan dunida ugujclhy ilaahay hainooxafido shekheena
@siciidsamaale7644
@siciidsamaale7644 3 года назад
Sheekh xuseen Cali Sidaad noosoo gaafhsiisay Alle Janooyinkiisa ha kuu gaashsiiyo Allow dhibta intaa Leeg Naga Bad Baadi Nagayeel kuwii Carzhigaaga hadhsada
@CutelanzeMzf
@CutelanzeMzf 5 лет назад
Allow cimri deer kusi diinta watnakutaqthe allow kubarakee
@xamseabdallah1195
@xamseabdallah1195 5 лет назад
allaw xaqa na waafaji cadaabkaaga naga kor yeel اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنا
@alimohamed-hx7pd
@alimohamed-hx7pd 5 лет назад
Masha Allah
@alimohamed-hx7pd
@alimohamed-hx7pd 5 лет назад
Allah
@Layla6793
@Layla6793 5 лет назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@axmedcali8762
@axmedcali8762 4 года назад
Sheekh xuseen cali wuxuu kamid yahay culimadda qalbiga la hadasha siduu sheegey sheekh maxamed aadan alle culimadda haynoo dhowro waxay sidaan dhaxalkii ambiyadda labadoodanna alle dartii baan u jecelahay.
@salmanjamaa9512
@salmanjamaa9512 5 лет назад
Illahay cimrigaga hadhereyo
@Layla6793
@Layla6793 5 лет назад
Wcs
@cikarimali9752
@cikarimali9752 5 лет назад
jesakalahaa ilahayow shiikha dambegii dhaaf
@nastexomawlid6631
@nastexomawlid6631 5 лет назад
Wlhi qalbiguu la hadlaaa illhy dartii kuu jeclhy
@muhsinawwa
@muhsinawwa 5 лет назад
Sheik Hassan Djibouti waa sheik aan u jeclahay sheikhiita dhamaan kalligiis ayaa mar walbo dageestaaa!!
@ابنمسعودبنايدن
@ابنمسعودبنايدن 5 лет назад
Sw
@maxamedcabdi2470
@maxamedcabdi2470 5 лет назад
Allah noo danbi dhaaaf
@maryanhirsi8509
@maryanhirsi8509 3 года назад
433t
@cabdifataaxomer6151
@cabdifataaxomer6151 Год назад
Alhuu akbar shee kh
Далее
HANUUNKA ALLE WAA NUUR || ► Sh. Xuseyn Cali Jabuuti
53:12
Sh Xuseen Cali. Dacwadii Asxaabta Rasuulka SCW.
1:24:53
Просмотров 573 тыс.