Тёмный

DARDARANKA CARUURTEYDA 

mama soomaali
Подписаться 96 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

5 июл 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 52   
@caashacumar2325
@caashacumar2325 5 лет назад
Asc abaayo canab waxaad tahay hooyo wanaagsan ayaa tahay alaha kuxifdiyo cimridheerna hakusiiyo insha allaahu
@saharaabdille4892
@saharaabdille4892 5 лет назад
Mashallah mama gesiyad a dunyado was laba malmod
@fisoabdullahi9140
@fisoabdullahi9140 3 года назад
Canal viva
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 5 лет назад
Masha Allah habo caruurta Rabi hakuu xifdiyo waa dardaaran qiima badan caruurtada keliya maadan siin dhalinyarada Soomaliyeed oo dhan dardaaran anfacaya baad noo reebtay
@hawocadaar3025
@hawocadaar3025 5 лет назад
Masha allaha walaalo canab qaali rabi hakuu aqbalo waxkasta oo khayra ood rabto ubadkaagana Kuwaku camal fala dar daarankaaga allaha kaaga dhigo dhamaan teena ubadka allaha noodhawro qaali hooyo wacan baatahay Masha allaah
@shankaroonrahma2918
@shankaroonrahma2918 4 года назад
Mansha allah feeling cray😢❤️⚖️❣️❤️
@rajoiyonololchanel2472
@rajoiyonololchanel2472 5 лет назад
alle hooyaday mcn haydayo waa hooyo naxariis badan qaali ijecel anigana jeclahay la,aanted waxba ma ahi yaarabi hooyaday iidaa iina saamax inaad igu sinto hooyaday sidaan lajeclahy inaan gaarsiyo nolasheda aamin iidhaha walalahy qaliga ah hooyaday mcn cimri dheer caafimaad inuu siiyo baan alle uga baryaa hoyaday qali iyo hooyo kasta muslim ah
@hamdinuur3663
@hamdinuur3663 5 лет назад
Habo macanto wax fican bad sa mesay illah cafimad iyo cimri hakusiyo habo
@safiyanuura2954
@safiyanuura2954 3 года назад
😭😭😭😭habo waxad tiri hooyo saalaxow hadan dhinto ha ooyin 😭😭anagaba ooyiney habo illahay swt dhamaan hayno naxariisto malintaan dhimano . Ilmaha illahay swt hayno xiftiyo. Allahuma amiin Allahuma amiin Allahuma amiin Allahuma amiin Allahuma amiin.😭😭😭😭😭❤️🌹🌹🌹🌹❣️illahay habo cimri dheer , cibaado suuban iyo caafimad ku dhamayso nolosha. Habo cafi iyo musamax.
@ramaasabdi7748
@ramaasabdi7748 5 лет назад
Masha allaah habo hooyo fiicanbaatahay cimri dheer allaah ha ku siiyo
@aminaabdi892
@aminaabdi892 3 года назад
Manshllh 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏
@bahjosalal3676
@bahjosalal3676 5 лет назад
Ax ax axeeey hooyo mcn walhy waa oyeey waligay maa araag mamo kaa caqli badan illahay nagama ka qaado waa ku jeclnahay hooyo somaliyed ayaa tahay
@haweeyamahamed2138
@haweeyamahamed2138 5 лет назад
Mansha allah Habo dardaaranku family kaga qudha mad siin ee Anana Wan lawadaagney beer kad ihurisay iso duceeya ku dheh caruurtaada markasta
@daudganstagamerii5521
@daudganstagamerii5521 5 лет назад
Waaw hooyo qaaliya tolow nolosheydu seynoqon lahayd hadeey hooyo mc nooshahay aloow kuu naxariiso hooyo xiis u walee janatul firdows alokugee
@rajoiyonololchanel2472
@rajoiyonololchanel2472 5 лет назад
habo alle idima kala qariyo adiga ubadkaaga hooyo qaali ah baatahy caloosha i xanuntay hadalkaaga allow cimri dheer kusii
@fadumosamra4127
@fadumosamra4127 4 года назад
qaali wan ku salaamay
@nimaladan2174
@nimaladan2174 5 лет назад
Masha Allaaah, Canabey, illaahay hakugu simo Caruurtad aad sidaa u jeceshay oo Aduunka ku nicmaystay oo qof walba meeshad la rabtay iyo waxad la rabtay gaadhay.next time ha iloobin inaad kula dardaranto,inaay kuusoo duceeyan.
@fatuuxmustafehassanhassan3540
@fatuuxmustafehassanhassan3540 5 лет назад
Maanshalah dardaaran qaaliya ilahay ha isku kiin daayo hooyo fcn 👍👌
@sahracabdi9105
@sahracabdi9105 5 лет назад
Ax ax calosh ihurtay habo cemridher alaha ku siiyo waa dardaarnan qali ah waxaa tahay hooyo wanaag san
@anabise5112
@anabise5112 4 года назад
Allah cimri dheer iyo cibaado san haku siiyo caruurtaadana Allah hakuu barakeeyo kulligood insha Allah xaqiiqdi video cajiib ah waayay 😍😍😍😘😘
@anhaaracasiis9422
@anhaaracasiis9422 5 лет назад
Mnsha allaah habaryar qof wanaagsan baatahay love you
@dekomohamed7116
@dekomohamed7116 5 лет назад
Mama Allah ku xifdiyo
@leilaabdullahi2026
@leilaabdullahi2026 5 лет назад
Masha Allah. waa dardaaran Wngsn. Allaha isku kiin daayo Cimiri dheer Caafimaad Wngsn Cibaado Suuban 😍
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 5 лет назад
maanshaa allaah mamo soomaali illaahay ha idin barakeeyo
@hodansaciid8706
@hodansaciid8706 5 лет назад
Masha’Allah habo Ilahay caruurta ha ku xafido hooyo wanagsan baa tahay ❤️
@ahmedl8198
@ahmedl8198 5 лет назад
Thnks yuo mama dardaarankaaga ankana Wana anfacayaa sidaan beri ilmaheena uladar darano
@sahracabdi9105
@sahracabdi9105 5 лет назад
Adookale alaha inobadiyo
@xamdixisclahi5588
@xamdixisclahi5588 5 лет назад
Habo caloosha i hurtay alla waxan kaga baryaya inuu kuugu simo baby sadia oo hooyo ah aad na aragto ilmahaga sugta ah ilmaheeda insha allah
@caashasiciidcabdi9716
@caashasiciidcabdi9716 5 лет назад
Ax ax ax ax wlhi caloosha ayaad na xanuujisay maamo caruurtada qudha lamad dardarmin ee anagaa odhan ayaad nalaa dardarantay ilaahay cimri dheer iyo cafimaad ayaan kaga baryeey
@sacdiyobashir3418
@sacdiyobashir3418 5 лет назад
Sido kale illinta waan ceshan waayay Ilaahay canab ha xifdiyo wa hooyo ficn iyo hooyooyinka muslimka ah aamiin yaribi
@dekomohamed7116
@dekomohamed7116 5 лет назад
Wlhi waa ooyaay
@lolbob1906
@lolbob1906 5 лет назад
Adna ha istaqfaafulin.
@deeqocanada6943
@deeqocanada6943 5 лет назад
Masha Allah habo macn I love you so much
@lolbob1906
@lolbob1906 5 лет назад
Ma jirantahey waxey tahey dardaaranka nagadaa hana damqine . Abaayo waxaan rajeynaa 200 sano inuu kugu ofsado. Ducada afartan qof waala aqbalaa ducadooda soo qora. Cimri ilaah ubarakeeyo. Nin aawey somali maryooley
@ahmedl8198
@ahmedl8198 5 лет назад
Canabeey caloosha ixanuujisay iloveyou familyka
@luuladan7989
@luuladan7989 5 лет назад
Ihay ha xifdiyo carurtada iyo kuwaga iyo kuwa muslimnta
@rajoiyonololchanel2472
@rajoiyonololchanel2472 5 лет назад
😭😭😭😭😭😭😭😭hayga oohin habo
@barliinnurmohamed7225
@barliinnurmohamed7225 5 лет назад
Mansha Allah mama
@saafiali3547
@saafiali3547 5 лет назад
wlhi ilmeyay aniga hoyadey 5 hir markan ahaa ayay dhimatay ilaah ha u naxariisto
@fatuuxmustafehassanhassan3540
@fatuuxmustafehassanhassan3540 5 лет назад
saafi Ali ilahay hoyo ha unaxariisto abyo 😭😭
@saafiali3547
@saafiali3547 5 лет назад
@@fatuuxmustafehassanhassan3540 aamiin abaayo mcnto hooyo iyo dhaman hooyoyinka musliminta ilaah ha u naxaristo
@kaalaydheelnesoomalikids7987
@kaalaydheelnesoomalikids7987 3 года назад
Kkkkk
@marsuqsiman3038
@marsuqsiman3038 5 лет назад
Abayo macanto wan oye calosha ayaa i xanunjisey abyo ma xanuunsantahay maxaa dardaranka
@farahahmedjama6907
@farahahmedjama6907 4 года назад
Waan ooyay hooyo oaantu waa dhib Allah hakuu daayo in badan
@khadra65
@khadra65 5 лет назад
Canabee waxaadtahay
@lulahmed9046
@lulahmed9046 5 лет назад
sax
@skaaf7951
@skaaf7951 5 лет назад
MAMO illaahay kama dhex bixiyo carurtada koley kuli nafsu DAQALTU mood
@elmisaad1861
@elmisaad1861 5 лет назад
Asc
@elmisaad1861
@elmisaad1861 5 лет назад
Mashallah
@bosteyohassan9426
@bosteyohassan9426 5 лет назад
Axmad wuu gulestay waayo anin hooyadey we dhimata alaah ha unaxariisto
@bosteyohassan9426
@bosteyohassan9426 5 лет назад
dardankii wan firsan waayay ohin baka wareegay dhitii idin gaadhay sori canab waxan moday iney hada dhiman rabto qof kii walidka marka ugu horys uu xusaa waxaa xakhiikho ah in uu yahay lidarka caruurta
@maxamedismaaciil5117
@maxamedismaaciil5117 5 лет назад
Ilaahay dhoowaan mama qaato caruurtaata well insane always wlhi waxaa that hooyo aat u macaan deebiigaat ha dhaafo
Далее
July 6, 2024
25:51
Просмотров 38 тыс.
Yeroo Jaalalaa
19:39
Просмотров 730
May 18, 2024 AAMINA BEERTAADII WATAA  WALALO
11:22
Просмотров 4,6 тыс.