Тёмный

Dawladda Itoobiya oo Dekedda Berbera u soo wareejinaysa Shidaalka ay Jabuuti kala laga degi jirtay 

MM Somali TV
Подписаться 528 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 115   
@munirkh
@munirkh 29 дней назад
Guul iyo Gobanimo JAMHUURIYADA BARAKEYSAN EE Somaliland ❤️❤️❤️
@SamiiraXuseen-c3y
@SamiiraXuseen-c3y 28 дней назад
Gusha ad gadhay maxay tahay bilash ayay kula so dagan alabta muwadinkina malin walba cashur ayaa lagu dalacayaa
@munirkh
@munirkh 28 дней назад
@@SamiiraXuseen-c3ysamiiraay qaali wadan dhan oo dad kale sheeganayaan baan difaacayaaye sacabka ii garaac inshalah markuu aqoonsi buuxa helo ayeynu xisaabine 😊
@AhmedIbrahim-ut3wm
@AhmedIbrahim-ut3wm 28 дней назад
SOMALILAND ❤
@Inahaashi
@Inahaashi 28 дней назад
Viva Somalilad and Ethiopia 🎉
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 28 дней назад
Mashalah tabarakalah soomaliland ha noolato madaxwayne muuse Biixi ilahay ha xafido dhaman soomaliland ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d 28 дней назад
Somaliland ❤Ethiopia ❤
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 28 дней назад
BERBERA WAA GOOB AAD U MUHIIM AH OO ILAAHEY QIIMO BADAN SIIYEY BERBERA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 28 дней назад
Guul somaliland guul somaliland guul somaliland guul somaliland
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 28 дней назад
Masha allah caynka weeye
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq 29 дней назад
Ethiopia waa dawladii ka danbaysay guushii SNM Somaliland ku qabsatay 27 may ilaa 31 may 1988kii marki mamulkii faqashta somalia shicib an hubaysnayn ay duqeyen 13 may balse maxa ka danbeyay halagoodii.markasta waa garaabkeena Allah horomarka ha uu siyadiyo.
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan 29 дней назад
Caqligagu intuu le,eg yahay ayaad ku hadashay Ethiopia iyada maanta gubanaysa oo addis aya ka nool waa wadan madax ka noola anigu reer Somaliland kuuma caynayo ee ilaahay haku caafiyo adigoo gabar soomaliyeed baa waxaso naxliya kaa buuxa xasuuqa aad sheegayso kii aad laascaamood ka gaysteen meel ku sheeg wixii idinka raacayna waa la ogaa waxba iskama celin kartaan hadane afka idin dheer Somaliya intaad iska daysaan car anaga nasoo dhafa bal
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 29 дней назад
Dhibtii shacabka soo gaadhay aad baa ay balaadhnayd. Nabsigiina waa kuwaa ila hadda quudanaya. Qofka muslimka ahna god labbo jeer laguma wada qaniino. Soomaaliland, Itoobiya iyo Soomaaliya waa 3 dowladood oo siman. Cidda ay tahay in ay tashadaan waa Soomaaliya oo maanta farogellin ba'an lagu hayo. Soomaaliya waanu kala dhamaanay. Qofka muslimkaa god labbo jeer laguma wada qaniino. Soomaalinimada aad leedihiin waan idiin haynaa idinku kusoo heshiiya horta.
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq 28 дней назад
@@drmohamoudhassan Ani waligayba dhul an leyahay qasab laygama qadiin qasabna layguma xukumin. Adiga hadal kuma yaalo oog caynabo soo cesho kaftanku haku furmee. Sanagna Marka la joogo 4: galabnimo Marka la gadho dhangad laguguma sexiyeen . lascanod waa muran.
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan 28 дней назад
@@khadramahamed-qn2dq Dagaal hadii la dhaho isaaq dagaal siduu ku yhy waad ogtahay oo lagama sheekayano afka kaliya maanta ku soo aruurteen ee intaa wax ka badan wax kuma dhihi karee cimri dheer iyo caafimad ban ku rajaynaya wlashay
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 28 дней назад
Ninkasi run ayey yuushegy Ethiopia waa garabka slnd markasaba​@@drmohamoudhassan
@NuuvOdowaa
@NuuvOdowaa 28 дней назад
Ethopia and somaliland good job
@horijoogmedia
@horijoogmedia 28 дней назад
Masha allaa guul wayn oo soo hoyatay somaliland waya
@shaaficiaadam1184
@shaaficiaadam1184 28 дней назад
SOOMAALILAND GUUL 😊😊
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 29 дней назад
Welcome ayaan leenahay🎉
@horijoogmedia
@horijoogmedia 28 дней назад
Guul somaliland ❤
@AmranXaaji-g5w
@AmranXaaji-g5w 28 дней назад
Horumarka Somaliland Allah hayno barakeeyo
@estiphanosget3602
@estiphanosget3602 25 дней назад
and Ethiopia
@hindahuseen8571
@hindahuseen8571 28 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@AadanAadan-r9e
@AadanAadan-r9e 28 дней назад
Manshaa alaah guuliyo gobanimo
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 28 дней назад
Guuuul Soomaaliland guuuul ❤️
@aliabdillahi6904
@aliabdillahi6904 28 дней назад
Mashaalah waa arin aad loogu farxo in walaalaheen Somaliland helaan daaqad dhaqaale oo wanaagsan lakin waa khald in tidhaahdaan hoos u dhac ayaa ku yimid Djibouti waayo maaha sax kaliya dhismo iyo balaadhin ayaa ka socota portka horizon, inshallah port labaad oo shidaalka laga soo dajiyo dhawaan ayaynu furi doonaa kaa soo noqon doona mid ka mid ah kuwa ugu weyn africa. Waxa muhiim ah in aad iska hubisiin waxaad qoreysaan
@MayisaAbdi
@MayisaAbdi 29 дней назад
Guuuuuuuuuul somalilnd ✊
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 28 дней назад
Guuuuuul Somaliland 💪 💪 💪 💪 cadoga Somaliland ha jaabo mida soke iyo mid fogba
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 28 дней назад
guul qaranka soomaaliland
@AbdikadirOmer
@AbdikadirOmer 29 дней назад
Absolutely that's Great news to Republic of Somaliland especially Berbera port this step shows the development of Berbera port and also leads where Berbera port is going to become National port for the soon time insha allah ❤❤❤
@horijoogmedia
@horijoogmedia 28 дней назад
Abaalka Ethiopia ma gudi Karno maalin ka ay Nagu adag tahay waa dadka garabkayga istaaga SNM illaa iyo hada oo 2024 ah abaal ethopia ma gudi karno thank you for your supporting always
@Qooyskena
@Qooyskena 28 дней назад
Balayo abaalkada guday dabadhilif Ethiopia orodo canjerada lacun
@alxadiischannel
@alxadiischannel 28 дней назад
Guuul iyo Gobanimo Somaliland. Iyadoo aan La, ictiraafin ayay Hawada Kala Baxday Somaliland Qoobadii Yareyd ee Djabuti
@estiphanosget3602
@estiphanosget3602 25 дней назад
Loads of Laugh from Eth
@xarafmaal1242
@xarafmaal1242 29 дней назад
Ka qariya wadani 😂😂😂😂
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 29 дней назад
IS KA HADLE 🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 29 дней назад
xarafmaal1242@ Ina Cumar Geella ayaa xalayba Cirro la soo hadlay! Cirro wuxuu yidhi: Xasan baan lacag ka sugayaa ilaa berri 🤣🤣🤣
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 28 дней назад
@@Aw88-c1r Astaqfurulaah ilaahay ka baqa BEEN TA DA YA RABI AKHIRO DADA U BAQ WAXAD KU HADA SHO WAY DAY.
@xarafmaal1242
@xarafmaal1242 28 дней назад
@@Aw88-c1r somaliland ayaynu ka badbaadinynaaa huwanta isa soo bahysaty 😂😂
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 28 дней назад
@@ayaanibrahim8735 Inaabti Ayaaneey!!! cid walba way ogtahay in xisbiga waddani laga maalgeliyo Somalia. Inuu diiddan yahay in Somaliland la aqoonsado. Inuu rabo in Somaliland mar kale la gumeeyo. Qofkaan waxaa ogayni waa hacoo, iska hurda.
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 28 дней назад
Ethiopia waa mesha kaliya ee quudinkartaa waa dekada Barbara oo kaliya waana mesha ugu dhaw badacas utagi Karo dalka Ethiopia slnd iyo Ethiopia faaido badan ayey kahelayaan Wlee
@Qooyskena
@Qooyskena 28 дней назад
Horta sicir bararka ni saran mel mariya itopian haka fakirin Oromo yahow somaliga bartay
@ahmedkarieh8102
@ahmedkarieh8102 27 дней назад
Berbera bad cas maleh ee wa gacan ka cadmed ee juqrafika iska sax
@Shoodhee
@Shoodhee 29 дней назад
Guul iyo gobanimo
@suhaybsaleban5120
@suhaybsaleban5120 29 дней назад
Wow that is graet development to Somaliland ❤
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 28 дней назад
CIILANTU WAXAA WEY KA XANAAQDA
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 29 дней назад
Guul somaliland guul itopiya ❤❤❤
@canbaro-p4r
@canbaro-p4r 28 дней назад
Jamhuuriyada barakaysan somaliland marsada barbara aduunka ubaahan
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 28 дней назад
Waar odaygii Ismaaciil Cumar geele ka Qariya video Caawa seexan maayo odaygu 😂😂
@Qorane-y7r
@Qorane-y7r 28 дней назад
Codowga
@fahdabdi6678
@fahdabdi6678 28 дней назад
Kii Ismail waabu is daldali
@KhadarHassan-qv1ye
@KhadarHassan-qv1ye 28 дней назад
Dekad bilaash ayey rabtaa ethopia,jabuuti lacag bay bixin jirtay sow maaha,halkan waxaa lagu yidhi bad bilaash ku haynaaye kaalay.anagana aqoonsi noogu badal.
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 29 дней назад
Tareen waliba hala dhiso si shidal badn u gaadho suuqyada itopiya alabta iyo shidalka qaada
@RimaAmir-e2w
@RimaAmir-e2w 27 дней назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@سعيدحسن-ب8م
@سعيدحسن-ب8م 29 дней назад
Faqqsh u sheegga warkaas Si ay u xaaraan oo camboolo wu xaraan faqash
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan 28 дней назад
@@سعيدحسن-ب8م allaha ku caafiyo
@AboubakarAli-i6e
@AboubakarAli-i6e 29 дней назад
Hasidin
@abdimalikmohamud257
@abdimalikmohamud257 28 дней назад
Naftina amina😅😅
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 29 дней назад
ARINKA WAA IN MARKA HORE INA CUMAR GEELE LA QANCIYO LOO SHEEGO RUNTA IYO CIDA XAQ LEH. 18 KA HORE WAA MARKII REERKA CAGDHEER INTAY GUUR IGU SOO GABADEEN ISLA TODOBA BIXIIBA SOMALIA IYO DOWLADII HEBAL SHARIIF IGA GATAY
@ahlumuxamad8691
@ahlumuxamad8691 29 дней назад
🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤭🤭🤭🤭
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu 28 дней назад
Waar shidalkubsrmu nagusii qaliyooba midakale markab matagiksro jabouti
@ahashi7828
@ahashi7828 28 дней назад
Ethiopia 🇪🇹 haday doonayso Somaaliland inay deris fiican la noqotay Dhex ha u noqoto Mucaaridka iyo Muxaafidba Viva Somaaliland united free Ciidamada Somaaliland ee lagu haysto laascaanood free Xildhibaanada aanu dooranay Down Ehlunaar Muuse biixi Nuux Taani.
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq 28 дней назад
@@ahashi7828 Ethiopia waa dawlad aragtii dheer waayo muxafiid iyo mucarad inay ka midaysan yihiin Somaliland waay ogyihiin.kolba kii imadana inuu ku yimid dareen shicib iyo tageero waay la socdaan
@truthinyourface7345
@truthinyourface7345 28 дней назад
Aamu laxyay
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 29 дней назад
18 SANO NABAR LAYGU DHUFTO MOOYE WAX NAXARIISCAH KAMA HELIN TAAN LA JOOGO IYO KUWII I DHACAY MIDNA🙄
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 28 дней назад
War dadkii aan kadhashay caqligoogi mee? War maxaa ina duleeyay oo maangaab inagawada dhigay?😢
@MohamedAhmed-t8h2p
@MohamedAhmed-t8h2p 28 дней назад
😂😂😂😂 kud Ka guur oo qanjo uguur ..sanadkan warkiina oromo dhaafi laayahay
@cawoahmed7254
@cawoahmed7254 28 дней назад
Waad ma sayri kartaa sida naagaha😅😅😅
@MohamedAhmed-t8h2p
@MohamedAhmed-t8h2p 28 дней назад
@@cawoahmed7254 oromo miyad thy waad kululaataye
@SamiiraXuseen-c3y
@SamiiraXuseen-c3y 28 дней назад
Maxay ku dhacday itobiya in ay cashur laan kala so dagto alabta barbara muwadinkina malin kaste lagu dalaco cashuur wa yab wale😢
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 29 дней назад
Ismacil geele macamishi lacag uunbu ka qaadaya wax adeega ma siinayo waa tuug xoolaha dadkisa cunaya
@abdimalikmohamud257
@abdimalikmohamud257 28 дней назад
Ethiopia ku walaten😅
@faisaljama4208
@faisaljama4208 28 дней назад
Kanu ma warkii beesha Sacad Muusaa, Waa warkii marfashyada qaadka ee Sacad Muuse, 😂😂😂😂😂
@faisaljama4208
@faisaljama4208 28 дней назад
Ma sheekadii Marfashka Sacad Muuse ayaad maanta war inooga dhigaysaa 😂😂😂
@w410921
@w410921 29 дней назад
Wadani ayaa Jabuuti dib ugu celin haday guulaystaan. Hala feejignaado, guushu waa dhawdahay e Wadani no Vote
@AbdirahmanDaacad-of6hl
@AbdirahmanDaacad-of6hl 29 дней назад
Wllo wadini iyo kulmiye iyo ucid kiisobaxaba waa somaliland wuna ku khasban yhy inu qaranka u shaqeeyo illahay nabada ha inoosiyadiyo insha Allah.
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 29 дней назад
Beenta iska daa iyo isku dirka wll magaranayo sabab aad sidaa ugu fakarto
@faisaljama4208
@faisaljama4208 28 дней назад
Kkkkkkkk Ethiopia waxa shidaalka u qaada Tareenka, Berbera maxa looga qaadayaa 😂😂😂
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 28 дней назад
Tuunbooyinka mara dhulka hoostiisa
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 28 дней назад
War beent jooji, Dakada Berbera ee Somalia ee Gobolka waqooyi Galbeed ee Soomaaliya ee baxay Somaliland ma aha, mid bedeli karta Dakada Djibouti. Dalka Soomaaliya iyo maamulka Abiy Ahmed,uu heshiis is afgarad oo la saxiixday maamula Hargeysa ee la baxay Somaliland,oo Dowlada Sooy u argtay faragelin qaawan ee qaranimada Soomaaliya, sidaasi daraadeed,waxa dhabta ah, wax weeye in Soomaaliya ay mas’uul ka tahay, Badda iyo Hawda Soomaaliya, cid aysan fasax siin ma imaan karaan, Dakadaha Soomaaliya.
@AntoineD.9483
@AntoineD.9483 28 дней назад
Beenalee warka waxbaa kama jiran .
@OneLoveOneLife84
@OneLoveOneLife84 28 дней назад
Miyaaad naxdey 😂😂😂
@israaadenyuusuf
@israaadenyuusuf 28 дней назад
Shidaalkaas deegaanka Somalida ayaa iska leh itoobiya wax ma wada laha ee jaadka dhulkina ha usoo wareejisato
@Qorane-y7r
@Qorane-y7r 28 дней назад
Codowga somalidu waa itoobiya
@ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l
@ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l 28 дней назад
Beenti aduunka iyo qosolki aduunka
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 28 дней назад
Waa Sababtii ina cumar geele u soo fund-gareeyay heesihii cayda qaranka. Calool Geele iyo cadawga gudaha ee wadaniba anfariir baa Ku dhacay. DEKEDA BERBERA EE ADUUNKII KA MUDHAY IYO AQOONSIGAA CADAWGII TUMAATI RABAANIYA KU NOQDAY
@Ahmed-u2y7k
@Ahmed-u2y7k 28 дней назад
hadiiba afku kaa baratay cadawga gudaha imikaba dhulbahanta waa joogaa ee wax iskaceli
@Qooyskena
@Qooyskena 28 дней назад
Waxad moodaa mmtv in ey ledahay itopia sida ey warkoda u wad wadan futaleef xun
@abraQolkisa
@abraQolkisa 28 дней назад
Mantana ma beentii ayaa Shidaal isku rogtay, Marna musoo haldqadin Barbara is qorqorkan,birina waxaynu sugaynaa dafiday ayey kalasodagaysa Barbara, barbari waxa loga daba fadhisanayaa M dalxoreye Xasan Sheekhaal Maxamed, No Judan
@ahmedkarieh8102
@ahmedkarieh8102 27 дней назад
Wa qorshe ee Itopia wali ku doneyso Berbera ee wax hoos u dac ku imid male ileen xabashi run male waaba yahudi
@estiphanosget3602
@estiphanosget3602 25 дней назад
Nothing other than access to port and benefiting mutually!
@mahdisco7049
@mahdisco7049 28 дней назад
Beenta😂😂😂
@AxmedDaahir-u9t
@AxmedDaahir-u9t 28 дней назад
Guul somaliland ❤❤
Далее
WARKA SUBAX EE KNN 25 10 2024
10:18
Просмотров 916
DEGDEG YAAQBARIWAYNE (4884)
26:26
Просмотров 3,5 тыс.